No video

Lacageey | Faysal Cumar Mushteeg | Faysal cumar mushteeg dhugmaal | faysal cumar mushteeg lacage

  Рет қаралды 60,452

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

HEESTA : LACAGEEY 💵💶💷💴💰💸
ERAYADA: Macalin Faysal Cumar Mushteeg
LUUQDA: Ustaad Faysal cumar Mushteeg
LYRICS : DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
Lacageey lacageey
Ragga kala labeeyaay
Haween lahashadoodaay
Liitaha gargaaraay
Laqanna hoos-u-celiyaay
Intaan anigu loofaray
Een hore u lumiyaan
Ladhkeedii habeennadan
Habloow lediba waayee
***********************
Lacageey lacageey
Lallab iyo dhibaatooy
Liishaanka iyo dooddaay
Haddana lagama maarmaay
Liibaanta joogtaay
Intaan anigu loofaray
Een hore u lumiyaan
Ladhkeedii habeennadan
Habloow lediba waayee
************************
Lacageey lacageey
Lallab iyo dhibaatooy
Hubka la isku laayaay
Liishaanka iyo dooddaay
Sharaftana luddeedaay
Liitaha gargaaraay
Laqanna hoos-u-celiyaay
Haween lahashadoodaay
Haddana lagama maarmaay
Liibaanta joogtaay
Intaan anigu loofaray
Een hore u lumiyaan
Ladhkeedii habeennadan
Habloow lediba waayee
#dhugmaal_lyrics #mushteeg #faysal_cumar_mushteeg

Пікірлер: 17
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Lacageey!! Lacageey!! Lallab iyo dhibaatooy Hubka laysku laayaay Liisaanka iyo doodaay Sharaftida luddeedaay Ragga kala labeeyaay Liitaha gargaaraay!! Laqanna hoos u celiyaay😓 Haween lahashadoodaay Hadana lagama maarmaay🤦‍♂️ Waa xaqiiqada maanta taagan aduun waxaan joognaa ay lacagi ka arrimiso hadaanad hayn aad tahay wax liito oo bilaa sharaf ah!! Dumarkina ay u lahanayaan sidi ubad ay dhaleen!! labada walaalaha ah midka hantida lihi uu waynyahay haduu rabo da' ahaan hayaraado!!! "Ninka ragga ah waqtigu ma saacido" Faysal cumar mushteeg❤Ilahow kuu naxariiso 🤲
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 21 күн бұрын
Alle Ha U Naxariisto Faysal Omar Mushteeq Allahuma Amiin 🤲🤲
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Жыл бұрын
Lacagey dhibaatoy faysal cumar mushteeg alle ya raxma
@user-zx8wg6cj4t
@user-zx8wg6cj4t 6 ай бұрын
dear my uncle alle hawnaxariisto aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@abdikadersalad9737
@abdikadersalad9737 11 ай бұрын
Ilahay ha unaxariisto qabrigana ha unuuro amin
@user-zo3jw8xo1w
@user-zo3jw8xo1w Ай бұрын
Liitaha gargaaraaaay
@mustaferays73
@mustaferays73 9 ай бұрын
Alle haw naxariisto faysal cumar mushteeg
@AbdimaalikKirix-jj1sr
@AbdimaalikKirix-jj1sr Жыл бұрын
Allaw u naxariso ❤
@user-hh3us4je4t
@user-hh3us4je4t 11 ай бұрын
Intaa anigu loofaray Een hore u lumiyaan 😢 ishhh
@user-zx8wg6cj4t
@user-zx8wg6cj4t Жыл бұрын
dear my uncle " alle hawnaxariisto aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AbdimaalikKirix-jj1sr
@AbdimaalikKirix-jj1sr 2 ай бұрын
2022 /2/12 xasuus
@somalimusicport
@somalimusicport Жыл бұрын
gacantii xudaydi (Ahun )dhamantoodba
@gureymohamed679
@gureymohamed679 10 ай бұрын
"Haween la hashadooday Liitaa gargaaray"
@Bunna_4K
@Bunna_4K 4 ай бұрын
Way hooyo lacagey 😢😂
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
alahayow u naxariiso.
@user-vk8ti5op1u
@user-vk8ti5op1u 6 ай бұрын
25,2,2024
@engrcasanyo120
@engrcasanyo120 8 ай бұрын
Galab khamiis 28/12/2023 End New year 2024 Ba so boqday 🎉🎉
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 973 М.
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 10 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН
AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI
11:14
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 96 М.
JACEYL IGAMA GUURO DARARAMLE & BOQORKII CUUDKA (AXSAN QARAAMI)
10:49
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 201 М.
Xasan Aadan Samatar 🔥 lugban faraas ?
9:06
toosane officail
Рет қаралды 38 М.
Waraysi Xiiso badan Faysal Cumar Mushteeg|| Qaybta 2aad || Balwo
33:01
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 79 М.
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 13 М.
Ustaad Faysal Cumar Mushteeg Heestii Heedhe Gabadh Yahay Heedhe Lyrics
5:46
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН