LAFTAGAREEN OO KA HADLAY QABRIGA PROFF JAWAARI

  Рет қаралды 14,933

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

3 күн бұрын

Пікірлер: 36
@user-oe1dn1gk6b
@user-oe1dn1gk6b 2 күн бұрын
Allah naxariistii jano ha ku casuumo professor Jawari oo ahaa runtii qof qiimo wayn kuleh siyaada soomalida sidoo kalana marjic xaga shurucda iyo dastuurka dalkabaa kuna hawlanana siduu dalku dagailaha dadkuna isku cafilahaye loona midoobilaha rutii motulu caalimi waa ka mowtu caalam ilahay samir iyo iman saadiqa dhamaanteen ha inga wada siiyo. dhaxalkisa yayna daayicine aan xafidno dhalinyada khasatan qabyadana aan iloowno dalkeena dhisano.
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 2 күн бұрын
Allaahyarxamu JanadaFerdowsa Allaah ha siiyyo ProfJawari.
@user-is9bo8gf3x
@user-is9bo8gf3x 2 күн бұрын
Ilahey ha u naxaristo, halyey qaran buu ahaa. Somali ayaaba qofkooda manfaca leh aan daneynin ilaa laga waayo. Ilahey janadisa haka waraabiyo.
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 2 күн бұрын
Allah ha u naxariito.prof Mohamed osman Jawari. Rer Buur Hakabo
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 2 күн бұрын
Ina lillah waina iley rajicuun 😢janada Allah ha kA warabiyo. Rer kisa samir iyo imaan illa ha ka siyo. Lakiin waaxan jeeclan laaha Ina labaaro intaa la asiin. (Fi sheey DASTUUR )😢
@Inccoonnuu1
@Inccoonnuu1 2 күн бұрын
Allaha u naxariisto qabrigiisana waasac allaha ooga dhigo caruurtiisa iyo eheladiisana Samir iyo iimaan allaha ka siiyo iyo Ummada Soomaaliyeed oo dhan ayuu ka dhintay Samir iyo iimaan allaha ka siiyo Janatulfardowsa Allaha ka waraabiyo,,
@baramabaro4590
@baramabaro4590 2 күн бұрын
Illaahey ha unaxariisto
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw 2 күн бұрын
Ameen, yaa rabi lkn xagee lagu aasayaa uqaada baydhabo hadiikale bari ayeey qufayaan
@maarmaar6136
@maarmaar6136 2 күн бұрын
Alle u naxaristo aqoonyahinkii somaliyeed qamuuskii somaliyeed Dastuurkii somaliyeed dictionary somaliyeed alle u naxaristo Yaa rabi
@rafiq5722
@rafiq5722 2 күн бұрын
Ilahey ha u naxariisto kuwa kuraadta ugu fadhiya dantooda ha ogaadeen inay maalin ay dhimanaayan
@fayecooking
@fayecooking 2 күн бұрын
Waad ka soo daahdeyn tacsida lkn wixii ahaataba ilahey ha u naxariisto Aamiin 😢
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 күн бұрын
ALLAH RAXMA YAA RAXIIM
@faraxmaxamed1041
@faraxmaxamed1041 2 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭♥️
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 күн бұрын
Inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin
@user-ce1qo8yl5h
@user-ce1qo8yl5h 2 күн бұрын
Waa geeri weyn waana dhagaraha taagan 😂😂😂😂😂😂😂 balse alaah sw Janadiisa ha ufuro Ayaan lenahay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@kaltunadan9045
@kaltunadan9045 2 күн бұрын
Xasan iyo yeele ilaah.cadaata ilaah haku fogeyo
@sahalade4245
@sahalade4245 2 күн бұрын
Allaah ha unaxariisto
@cabdisalanmaxamed3437
@cabdisalanmaxamed3437 2 күн бұрын
Por jawari Allah qabriga ha u nuuro Dhaman somali iyo qarabadi samir iyo iman haka siiyo
@RRAREEWING1
@RRAREEWING1 2 күн бұрын
Ilaahay iing naxariis
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 2 күн бұрын
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN LAAKIIN QABRIGA HADAY. KALASOO BAXAYAANE
@user-zs8do2tr8z
@user-zs8do2tr8z 2 күн бұрын
Allaha unaxaristo
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 күн бұрын
Amiin
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb Күн бұрын
Aamiin
@D-izzy00
@D-izzy00 2 күн бұрын
HALKAAS BAA UWADA SOCOTAAN OO UWADA SOCONAA. ILAAHAY UGABAQA XILKA AAD DADKA UHAYSAAN. TUUGADA, KALAQAYBINTA IYO KALA QUQUBKA UMADA SOMALIYEED KADAAYA. ILAAHAY KA CABSADA. ITAQILAAH. HADIIKALE HABAAAR BAA IDINKA SOO DABA TUURAYNAA, HADII AAD DAACAD NIMO UMADA UGU ADEEGINA.
@user-ng4jz5pj9r
@user-ng4jz5pj9r 2 күн бұрын
Allaha unaxriisto
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 2 күн бұрын
Maxa Logu aasey mugadisho waa nasib darro
@baramabaro4590
@baramabaro4590 2 күн бұрын
Nin culus ayaa kabaxay qowmiyada digil iyo mirifle
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Күн бұрын
Miyaa la diley tolow‼️
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 күн бұрын
xayawaaniin war maxad ubaadhiwaaydeen
@abdulkadiradedhussein-cg4vn
@abdulkadiradedhussein-cg4vn 2 күн бұрын
Waa dhintay allaah u naxariisto Dhib ayuu geystay allaah kacafiyo qabrigiisa Baydhabo ayuu ku ammaan qabaa waa cabsi in lasoo faago qaar badan ayaa lasoo qufay😂
@daareyayale7013
@daareyayale7013 8 сағат бұрын
Adaa kixiga taliye shub is ilaali
@daareyayale7013
@daareyayale7013 8 сағат бұрын
Beentii Dhiig xaaran hadaa la cadaynaa
@aliabucar4771
@aliabucar4771 2 күн бұрын
سبحان الله Laftagareen xishood ma jiro miyaa marxuumka Asagoo nool ayaad Baydhabo u diiday , meeydkiisa inaad karsatid miyaad rabtay
@salebanomar76
@salebanomar76 2 күн бұрын
😂😂😂 VILA FAMILY CALI GAAF VILA ALSHABAB ROOBOW CALI DHEERE KARATAY WAJIIS BASHIR SALAD XISBU SHEYDAN 😂😂 1991DII AYAA LOO NOQONAA BEEN DAGAL SOKEYE SOMALIA 🇸🇴 😂😂
@abbasaddow8180
@abbasaddow8180 2 күн бұрын
Ciilane ku dhimo ciilkaaga. Doqon daciifa ayaa ciishooda. Muqdisho iyo dadka ku nool ka dhamaada. Dowladda federalka, Calanka iyo caasimadda oo xmar wada yaalla ayaa ciil kaahayaa. Shaqa yeelo hanagu mashquulinee
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 2 күн бұрын
​@@abbasaddow8180Xamar adigaay wax kula tahaye dadka Soomaaliyeed Nairobi oo dal kale ah ayaay ka door bideen in aay naftooda iyo maalkooda ku aaminaan. Waa magaaladaa aay maanta dadka Soomaaliyeed xitaa dadka kaga dhinto kala cararayaan.
WAY KARKARAYSAA 1 July 2024
19:01
SHANTA TV
Рет қаралды 1,1 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 423 М.
The joker's house has been invaded by a pseudo-human#joker #shorts
00:39
Untitled Joker
Рет қаралды 14 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 12 МЛН
SHEEGA DEE (3936)
40:08
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
"Waar" Deeg Deeg Ah".
33:01
somalia media News
Рет қаралды 1,7 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 423 М.