Laki H. Wacays & Xaaji Abuukar----Heesti Gaf Jaceel

  Рет қаралды 643,956

Goobe Video Production

Goobe Video Production

6 жыл бұрын

Ereyada iyo Laxanka Siidoow Abu-Sharib, Music by Qaasin Karaama iyo codadki Laki H. Wacays iyo Xaaji Abukar.

Пікірлер: 122
@somalidhalad6918
@somalidhalad6918 6 жыл бұрын
Laki deyda Aqwaan fankii Banaadiriga Banaanka aad keentay walee Sidaas aa lagu kasaaa Ciyaal Baandheere ❤❤ gooni u adaaaqa Tahayee waaw
@cizmaanmohamed7262
@cizmaanmohamed7262 6 жыл бұрын
laki heesaheeda waxaa ugu badan xamariga balse waxaan Ku leeyahy heesaha kale waad Ku nuuree .ha u badin .bishaaro xaaji wacays ..jecliyaa .sheenadaada ...ii noolow in badan ..xaaaax
@sahalibra5288
@sahalibra5288 6 жыл бұрын
Heesta markii hore jacayl baan mooday waaba daadsi intii markii hore mooday I soo xusa
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 6 жыл бұрын
I love laki haaji Waa gabar aad iyo aad u qiimo badan heeseheeda mid ba mid ka kale ay qaado ka sii macaan oo taabanaya qiimaha macaan ay heesta leedahay laki Abaayo heesahaaga aad Ayaan u jeclahay kuuna taageeraa shaqsi ahaantaada mashallah allah inoo kaa daayo Abaayo cadowgaaga kuma arko alaah kaa qabto aamiin ii dhaha hadaad jeceshihiin laki haaji
@FahadOsman
@FahadOsman 4 жыл бұрын
😍😍2020
@tamilaabdul3090
@tamilaabdul3090 6 жыл бұрын
I love this song, both of them are my favorite singers, may Allah Jala-Jalal Wahidul Jabar forgive them and forgive me, Ameen.
@simancadeey2899
@simancadeey2899 5 жыл бұрын
Tamila Abdul ameen
@ahmedadowadam3288
@ahmedadowadam3288 4 жыл бұрын
Wa fanaanada kaliya an heesaheeda ladhacay really long life ina wacays
@ahmedshooble2970
@ahmedshooble2970 6 жыл бұрын
Waa iga gadan tahay heesta xaaji nin culus waxaa ku saaray 10000 like🤙🏽
@gabardhorsan6394
@gabardhorsan6394 6 жыл бұрын
Alla dirica madow quruxbadanaa laki inta kasoo iibsatay uur aan leyahay waanaba kuwalacay plz isoo sheek meesha kasoo gatay
@xamariboy380
@xamariboy380 6 жыл бұрын
Yasmin Hassan suuqa bakaaraha aa lagu gadaa
@asmaaasmaa-kg6yt
@asmaaasmaa-kg6yt 6 жыл бұрын
Hhhhhh suuuuuqa butland imaw
@faatimaabdow8329
@faatimaabdow8329 6 жыл бұрын
Yasmin Hassan ila arag caadi ma ahan diraca madow
@foziaali5527
@foziaali5527 6 жыл бұрын
Yasmin Hassan yasmiin taban xaba lagukeen istaji baal hanaga soturin ilmahee 🤣🤣🤣🤣🤣
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 4 жыл бұрын
Tabaal waaye aniga igadoqade wali imado celinin.kkkkkkk.astaqfirullah.
@shairmungani7833
@shairmungani7833 6 жыл бұрын
Heestaan aad baan ka helay 🎤💯🎹 iinti aniga oo kale xasuus gashey like aan ii diin ka suga my brothers 🙏
@hassanmohamoud5976
@hassanmohamoud5976 6 жыл бұрын
Wow hees aanka helay my fanaanad laki xaji wacays allow idin xafid 😍😍😍😍😍
@faatimaabdow8329
@faatimaabdow8329 6 жыл бұрын
Naag nool laki diraca caadi ma ahan nice song congratulations
@hibaib9110
@hibaib9110 2 жыл бұрын
Yes this is 👸😩❤️❤️❤️
@ayaanc.rashiid8767
@ayaanc.rashiid8767 5 жыл бұрын
Laki jilitanka kugu jeclahay boqrod fananita boqorada jilitanka guul xabiibti horay usoco
@naleya6550
@naleya6550 6 жыл бұрын
Laki maa shaa Allaha noockasta may maxaati banaadir waaa yar tahey fanaanada sameyn karta bilada sidaasa ayaad ku qaadey fifa laki 👍💕
@xamariboy380
@xamariboy380 6 жыл бұрын
Gooni daakhaa tahaayee gacalkaagii hagubtee haigu soo gab gabinee gadaal iiga sikee🌹🍹👌😍👆♣
@user-iw4tr5kb8f
@user-iw4tr5kb8f 6 жыл бұрын
Xamari Bo 👍
@hoodomohamed9350
@hoodomohamed9350 2 жыл бұрын
🥺😭🥰🥰
@zeinuofficial837
@zeinuofficial837 6 жыл бұрын
Lakiyey la anta abaar jiro jog mcnt
@najmocaseyrofficial7913
@najmocaseyrofficial7913 6 жыл бұрын
sanadkan naagta uku heysato fanka waa laki nolow abaay
@fosshassan7742
@fosshassan7742 6 жыл бұрын
Laki wanba kuhestaa wlhi inta ku hesto like isaar
@alibule1239
@alibule1239 6 жыл бұрын
foss hassan call
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 6 жыл бұрын
Naag nool laki 👏👏👏👑👈
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 6 жыл бұрын
Laki nag nol nolow❤🖐
@saidaidarus488
@saidaidarus488 6 жыл бұрын
Shakul Yare
@TheYoBrothersSubscribeplease
@TheYoBrothersSubscribeplease 5 жыл бұрын
Waxasaka hees ah my lakiyaangu guleyso👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌💕💕💕💕💋💋💋👍👍👍👍👍👍
@yartashidan8764
@yartashidan8764 6 жыл бұрын
masha allllah esh cala hees way iga dhax baxday hesta
@samiiromaxamed3867
@samiiromaxamed3867 6 жыл бұрын
guruf hadiis galeey laheen gaajo ma gooye gasharkiis waa lagamaa maxaaas kalaaa...
@kingb646
@kingb646 6 жыл бұрын
Samiiro maxamed maxaaas galaa dheh idin alle in soomaaligu uu kuu fududaado 😂😂😂😂
@aminablockstar4274
@aminablockstar4274 6 жыл бұрын
heesden macaaaaaaaan waye walahi wa hees dadis ah xanuun waye
@hamdaali601
@hamdaali601 6 жыл бұрын
Laki xaji wacays zooo cooo buuufi 😂😂😂buuufi
@zaamqueen9253
@zaamqueen9253 6 жыл бұрын
Laki love u ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mulkihappy
@mulkihappy 6 жыл бұрын
laki dayda wan ku taagersanahay my abayo horay usoco sis.
@yasminsaid1207
@yasminsaid1207 6 жыл бұрын
Goomaarkan lakiy beelo waaye my sister
@ifkanolashawaahooyomacanci3597
@ifkanolashawaahooyomacanci3597 4 жыл бұрын
guruf hadis galey lahen gaajo ma gooyee wa run
@bigmzino
@bigmzino 3 жыл бұрын
Ah aha ha eb
@xamdaxumarchanneloffecial747
@xamdaxumarchanneloffecial747 6 жыл бұрын
Waaaaaaaw masha Allah my lovely queen laki xaji ha igo soo gariirineee gadal iiga sika saxiiix sis
@allowriyadeydaiirumeey870
@allowriyadeydaiirumeey870 6 жыл бұрын
Laki inbaay diraca madowga ma isiisidoo walacan ahay intey ilmaha ninkeyga so dhicin😭😭😭😭
@ifraaxdagan3572
@ifraaxdagan3572 6 жыл бұрын
laki hore usoco abaayo
@mashuurmad1398
@mashuurmad1398 5 жыл бұрын
Asc
@muhabahuseyn6998
@muhabahuseyn6998 6 жыл бұрын
Hhhhhh laki geela adaa raratee gabayga iladhaaf viva nolow Lki xaji
@samiyalovemn1076
@samiyalovemn1076 6 жыл бұрын
nin sana Logala Ama waliska dhafa 😂😂😂😂
@allowriyadeydaiirumeey870
@allowriyadeydaiirumeey870 6 жыл бұрын
Laki xaaji wxy ku macantahy heesaha xamariga wlhi hadey talo ika yeeleyso iska dhaaf heesaha caadiga e ku waan camal soo badso inbaaaay
@tamilaabdul3090
@tamilaabdul3090 6 жыл бұрын
Xaaji bro I like how you dressed, u look amazing, may Allah forgive u, me and everybody who watchs this video, Ameen yaa Rabe.
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 6 жыл бұрын
Geesi libaax geedka fuulo guuxiisa garwaaye ee garaaqsanaaw guudle waa igadan tahay Saaxib Garaan gar waaye aduunka intii aad gadmeysid aa gabar gayaan guurkaaga loosoo gelbiyaa. Goof minaad aheen waa kuu gaardihaa from jubbaland 5 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⏮⏪◀️⏹⏺⏸⏩⏭🎶🎵🎶🎵🎶🎵 baayo waakabaxsatey sidii caadiga ahayd la, aantaada liifad maleh
@mulkihappy
@mulkihappy 5 жыл бұрын
love you abayo laki xaaji waceys😚😚😚😚👌👌
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 6 жыл бұрын
Caadimaha nice song 😗😗😘😘😘😍😍😍
@alimursal7413
@alimursal7413 6 жыл бұрын
Salmaan muumin
@itsmebalqiis8960
@itsmebalqiis8960 6 жыл бұрын
A S C LAAKII CADEEY GOORMA NOO KEENE MUSASAL KALE KII HORE WAA KULA DHAMEESTAY THANK YOU SISTET
@itsmebalqiis8960
@itsmebalqiis8960 6 жыл бұрын
Sister
@godisgodis1137
@godisgodis1137 6 жыл бұрын
hees iyo nus IgA dheh
@AyanAli-jg1nj
@AyanAli-jg1nj 6 жыл бұрын
Laki mash Allah walaal mcn
@sjfdsokra5981
@sjfdsokra5981 6 жыл бұрын
Laki.xaaji Ad bankusalamay Quruxay Tagera yashada ku jecel banahay
@soomaliahanolato7291
@soomaliahanolato7291 6 жыл бұрын
Hee tan xaqiiqa waye wlhi
@soomaliahanolato7291
@soomaliahanolato7291 6 жыл бұрын
Laki runteey wax ka ogtahay
@monasuja6232
@monasuja6232 6 жыл бұрын
Heesta waa igadan tahay caleeek 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞🤘🤘🤘🤘🤘🤘🤘🤘
@ikraanilyes4682
@ikraanilyes4682 6 жыл бұрын
I love queen laki xaaji
@mouhikaran4605
@mouhikaran4605 2 жыл бұрын
❤❤❤❤🤩🤩🤩💙💙💙
@hamdanura1530
@hamdanura1530 6 жыл бұрын
Waw
@malmo4235
@malmo4235 6 жыл бұрын
Laki Cad Nool Waa Rageedi
@updiphataxanshax6277
@updiphataxanshax6277 6 жыл бұрын
actress laki mshllah
@habooncadeey91
@habooncadeey91 6 жыл бұрын
Waa la is lahelay labadan diraca usheeg gabadhan hasogadto plz huno
@cabdimajiidabokorxussen5783
@cabdimajiidabokorxussen5783 6 жыл бұрын
kugu haysta lky xaji Amazing
@abdallahiali6274
@abdallahiali6274 6 жыл бұрын
www ish calaa hees
@ahmedbeereey3768
@ahmedbeereey3768 6 жыл бұрын
shiiq abuukr maxaas galaa
@ikraanilyes4682
@ikraanilyes4682 6 жыл бұрын
wwww cadi maha
@munacabdi8787
@munacabdi8787 5 жыл бұрын
Garta alleey taqaan gogolaa dhigahaa runta waxay goysaa go aankood ku go,aa
@fahiimamohamed8552
@fahiimamohamed8552 6 жыл бұрын
laki ishcalaa hees
@farhiyamaxed2036
@farhiyamaxed2036 6 жыл бұрын
way iga gadanthy
@yartashidan8764
@yartashidan8764 6 жыл бұрын
inta iga danbesa like igu qabo
@fartunhaji4652
@fartunhaji4652 4 жыл бұрын
🙏🙏
@user-yg4zg7nx1e
@user-yg4zg7nx1e 6 жыл бұрын
wwwwwww qurux ley
@abdikadirahmed6770
@abdikadirahmed6770 6 жыл бұрын
ar kan maxaa meesha keenay, waa la jajabsaday wallaahi, ciyaar ma yaqaanno, qaab ciyaareed maleh,cod xitaa maleh, inuu aktar kale siiyo ay aheed, boqoradda akshanka ee Laki Xaaji waceys,nin tiirin kara ayaa la rabaa, kan waa ku daadatay
@abdullahihassan1957
@abdullahihassan1957 6 жыл бұрын
Abwaan siidow aad aan kuu salama from marka cadey
@AhmedMohammed-vm9rb
@AhmedMohammed-vm9rb 3 жыл бұрын
Abwaan siidow marka caddey
@farhiyamaxed2036
@farhiyamaxed2036 6 жыл бұрын
hesta wan ka hely
@BMC-mq2jw
@BMC-mq2jw 6 жыл бұрын
Maasha allaah laki Haaji waceys waa fanaanad aad u cod macaan aan taageero Lkn xamariga kuma fiicno runtii
@maeshhaji1300
@maeshhaji1300 6 жыл бұрын
Waaaaw
@shawkixaax1
@shawkixaax1 6 жыл бұрын
dherir badanaa heesta yaab
@fosiyoabdi3298
@fosiyoabdi3298 6 жыл бұрын
actionkeda ayaaba kahelaa laki inaba caadi ma ahan
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 6 жыл бұрын
waaw laki isku dirac baa nahay jalaha
@shuushuu601
@shuushuu601 6 жыл бұрын
Wwwwwwwww belo waye lkn garta ilaahbaa leh gogolaa dhiganaa intaslee kafahmy
@user-so8gv5hq8e
@user-so8gv5hq8e 6 жыл бұрын
ish cala hees iyo bar laki nollow
@nawaliman1968
@nawaliman1968 6 жыл бұрын
I love ❤️ laki she's strong lady be proud to who you are my queen laki
@AmalAxmedwaankusalmy
@AmalAxmedwaankusalmy 6 жыл бұрын
hhhhh waa hees walaan
@ayaanlemaaneyste9395
@ayaanlemaaneyste9395 6 жыл бұрын
wax kalle wayy
@farhiyamaxed2036
@farhiyamaxed2036 6 жыл бұрын
wale guxisa gar waye garwaqsanaow
@awxasanyaasiin9943
@awxasanyaasiin9943 6 жыл бұрын
awxasanyaasiin
@samiyalovemn1076
@samiyalovemn1076 6 жыл бұрын
guni udaqa tahy gaclkagi hagubte ka bax
@amm5613
@amm5613 6 жыл бұрын
laki waa fanaanad wale
@zamzamhassan2594
@zamzamhassan2594 6 жыл бұрын
Wow laki noooooolow
@filsanbashir1365
@filsanbashir1365 6 жыл бұрын
Wwww nic
@macowcade9985
@macowcade9985 6 жыл бұрын
👌👌👌👌👌👌
@qalanjadaburco5410
@qalanjadaburco5410 6 жыл бұрын
Hooognay hhhh
@habibaali9801
@habibaali9801 6 жыл бұрын
👌👌👌👏👏👏👏👏🌼🌼🌼
@razaanabdullahi6906
@razaanabdullahi6906 6 жыл бұрын
💕
@sagalfarah1000
@sagalfarah1000 6 жыл бұрын
Cajiib heestan wa shidantahay laki la an ted abar waye abitigeey goobe dabecad wahaysaa sa laki xaji ba ka so agtooste abti farxad ku nolada bal cadawgina cagta hoos viv maiza maacaney gabadha yarta
@amoonaosmaan2174
@amoonaosmaan2174 6 жыл бұрын
Geelka adigaa raratee Iga guurtayee gadaalee an lehee Ha guhaadinee galad laawe ayaa tahaye goobtaa igu dhaaftaa gabalkii iigu dhacay ha igu soo gariirinee gadaal iigu siko
@raaxoxussein1355
@raaxoxussein1355 6 жыл бұрын
Cadi ma tihi laki
@xamdiqalif9716
@xamdiqalif9716 6 жыл бұрын
Sax
@baroonitalove308
@baroonitalove308 6 жыл бұрын
Really Laki Xaji ❤️👌🏻
@hamdaali601
@hamdaali601 6 жыл бұрын
So bene grazie tante cose 😂😂😂😂😂
@marirabeautyo6383
@marirabeautyo6383 6 жыл бұрын
laki iinoo low wan Ku tageeraa
@farxiylalol8777
@farxiylalol8777 5 жыл бұрын
Kkkkk
@farhiyamaxed2036
@farhiyamaxed2036 6 жыл бұрын
ishcala
@aminahassan6386
@aminahassan6386 6 жыл бұрын
Riwaayadii boo soo data hees marbnee
@nasrashacni430
@nasrashacni430 6 жыл бұрын
Ibrahim shakul yare you tube wad dhex fadhida uune miyad dhex sexata 😂😂😂😂😂
@maryanruuncadey4436
@maryanruuncadey4436 6 жыл бұрын
wallahi isha ayaa katurtey Ana hurtaa saas ula yaawey
@maryanruuncadey4436
@maryanruuncadey4436 6 жыл бұрын
wallahi isha ayaa katurtey Ana hurtaa saas ula yaawey
@hamdaali601
@hamdaali601 6 жыл бұрын
Laki xaji wacays zooo cooo buuufi 😂😂😂buuufi
@aweesjeylaaniali3213
@aweesjeylaaniali3213 6 жыл бұрын
Hamda Ali saanan rabaa aniga geeysi iska dheh
Shaxshaxleey heesti Labo Wajiile
9:32
Goobe Video Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
LAKI HAJI WACEYS HEESO MIX AH HEESO  MACAAN JACEYL & NIIKO SHIDAN
18:44
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 45 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,5 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 12 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,7 МЛН
Laki H. Wacays & Fu'aad Cade----Jiijo I Jeelaani
5:07
Goobe Video Production
Рет қаралды 261 М.
hestii qalad ha i arkin abu sharib iyo janaan
11:49
ABWAAN SIIDOW ABU SHARIB
Рет қаралды 6 М.
Laki Haji Heesti Luf Luf Cuntooy
4:50
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 224 М.
Laki H. Wacays---Heesti Boondheere Libaax
6:27
Goobe Video Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
XUSEN SHIRE & LAKI  HAJI WACAYS   XUBI SOO LUG GOAY  2016 HD
8:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 794 М.
LAKI HAJI WACAYS & ALTESO DARINTEYDA WAAN KAA DUUBTAY 2016 HD
8:29
Abukar Mahdi
Рет қаралды 687 М.
HEESO XAMARI XUL GG1 1
51:59
shiino1000
Рет қаралды 63 М.
няня привела в дом чужого
0:59
RusRoflTime
Рет қаралды 1,5 МЛН
БОЛЬШАЯ КАЗАХСКАЯ СЕМЬЯ 😂😂 #фильм
0:55
Chicken NUGGET Policeman Choose The Right Item To Help Max Who Has A Hurt Leg 👍️
0:20
Max Design Pro - Creative Animation Channel
Рет қаралды 2,9 МЛН
Chicken NUGGET Policeman Choose The Right Item To Help Max Who Has A Hurt Leg 👍️
0:20
Max Design Pro - Creative Animation Channel
Рет қаралды 2,9 МЛН
Кто сможет полить огород ?
0:30
ЛогикЛаб
Рет қаралды 1,2 МЛН