No video

Laxanka Beerdilaacshe - Boqorada Codka Aun

  Рет қаралды 56,245

Khabiir Qaraam

Khabiir Qaraam

Күн бұрын

Qaraam : Beerdilaacshe
Laxanka : Boqorada Codka Aun
Erayada : Sulub Cumar Aun
Luuqda : Xaliimo Khaliif Aun
Kabanka : Saalax Qaasim

Пікірлер: 53
@Shirreabdurrahmanhassan
@Shirreabdurrahmanhassan Жыл бұрын
Abwaan sulub cumar jacaylkii helay hees walba oo uu leeyahay waad ka dhex dareemaysaa inuu ku cabirayo jacaylkii , waa gabadhii uu calfan waayey ee uu jacaylka daran u qaaday ee iyada darteed uu u golongoley isla fiiri halkan " Aniyo hilbahaygii kala hoyane , Laba isu hilowdaa hayga hadhee , hamooy beene sawtan lay helayee " Waar dumarka si daran haw jeclaanina yeydaan sida abwaankaas AHN la dhuubane ooydaan la dhimane
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 Жыл бұрын
Ismaaciil Cagaf Cagaf Ku daar qays Cilmi Dhodhaari wey intaan laguma soo koobi karo ruunti hakuye jaceyl dumar xuma
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 Жыл бұрын
Waa halkii maxamed mooge Doqonoow jaceyloow Dumarkaba ma layside ma raguun naa laguu diray oo laguu gu dawgalay
@abdikaremjoker671
@abdikaremjoker671 Жыл бұрын
@@ismaaciilarbache5244sarbeeb ayey ahyd heestaasi mahamed mooge
@nurabdiqadirahmed8294
@nurabdiqadirahmed8294 Жыл бұрын
Khabiir . Legendary collection’ and one of the best somali late melody. Beerdilaacshe
@ishardek
@ishardek Жыл бұрын
intabadan saqda dhexe markaad adiga iyo laxankan iyo codkani isku kaliyeysataan waxad niyada ka arkaysaa sawiro farshaxanle oo dhanwalba ka qurxoon misana micnayaal kala duwan bixinaya nafis baan ku dareemaa mararka qaarkood ruuxiyana fanka naftaydu waaba ka heshaa ❤❤❤❤
@user-iv4cc4yu9q
@user-iv4cc4yu9q 11 ай бұрын
Ciyaar ciyaar looma oran boqorada codka xaliimo khalif magool naxariistee Eebe hakusiiyo amiiin
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 Жыл бұрын
Kabanka saalax qaasim markasta oo uu beerdillaacshe garaacayo waa isku mid waana beerdillaacshe labaad
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail Жыл бұрын
Maamo xaliimo khaliif cumar magool way ku awood sheegatay laxankan. Wooow.
@sharmaabdi1344
@sharmaabdi1344 10 ай бұрын
tubeex ayaa ku awood sheegtay laxanka beerdilaacshe
@xamdasuudi6138
@xamdasuudi6138 Жыл бұрын
Mahadin maayo maalintaan ku arkoo mahadhay reebtay Murugadadii Magool markasta aan dhegaysto jacaylkaygii guul daraysta baan soo xasustaa 😢
@ahmedmuse248
@ahmedmuse248 Жыл бұрын
@raagecali6702
@raagecali6702 Жыл бұрын
waa fadhidaa heestu legend 👍
@user-nf2ci9bb9e
@user-nf2ci9bb9e Жыл бұрын
Fanka waa meesha qudha ee qabyaalad ku dhaamin kuwa ky dhaqmaana soo gaadhsii ilaahaw nooga qabo kuwii odhan jiray wa legend reer hebel ah
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Жыл бұрын
waayo waayo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
Halkii aad qoontay Way i qiiqdaayoo Qofkii aan arrko Waan ka qariyaaye AHUN Abwaan Sulub Cumar wuxuu ku jiraa abwaanada jacaylku halgaaday AHUN heesihiisa waxay dhaymo iyo bogsiimo u yihiin qofkii xaalad jacayl soo maray.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 Жыл бұрын
Legendry is back khabir Qaram wan ku salamay Zhpkei 🫡👋😍
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Waan kaa qaaday sxb👋👍
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail Жыл бұрын
Xaydaroow meel aanan kugu arag maleh, fanka nin sidaa u jecel ma arag. Khabiirkuna imika waa update, khabiir salaam.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 Жыл бұрын
@@saadiq.mohamedismail aad aya umahad santahy fanka wan jeclahay in banan igu filan wan ka aqan lkn Zhpkei Qabir kharam aya ikaka qataraan
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail Жыл бұрын
​@@abdirahmanhaydar9481 @khabiirka mudo laba sano ah waan ku xidhanahay xataa maalinbuu taleefankiisa iisooq oray imika wuu iga baxee lkn waa nin aan aad ugu ixtiraano fanka alle ha daayee.
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Allow kuu Naxariiso magool codkeedu macaan badnayaa
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Caadi maahan ❤❤ super harmonic
@mceeri7238
@mceeri7238 11 ай бұрын
Halkii Aad I Qoontay Way I Qiiqdaayoo Qofkii An Arko Waan Ka Qariyaa Ya Salaam
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 11 ай бұрын
maamo xaliimo waa aw ayawood sheegatay. Uma malaynayo in ay jirto cid magool kula tartamaysa boqorada qaraaamka, halka boqorka qaraamkuna tubeec yahay. Sababtoo ah labadooduba way karbaasheen qaraamka, cod aanay inoogu raaxayni maba jiro.
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 4 ай бұрын
Ax Boqorodii codka. Qaaraami weliba Beerdilaacshe ah. Ax ax.
@nuurhubane
@nuurhubane 6 ай бұрын
Laxanka sidaas iskaga daba dhacaayo layaabay m.a lkn magool baa usii awood sheegatay 😂❤
@abdikaremjoker671
@abdikaremjoker671 Жыл бұрын
😢😢 Inta jecelka aaminay ee ku lugoy ma ila soctaan😢 😢 5:16
@warsameahmed1899
@warsameahmed1899 9 ай бұрын
Buyuuda naftayda ibeerqaadyo Balwada oohinta adaay badayee Woof caleek maamo magool AHN
@mustafexirsi
@mustafexirsi 10 ай бұрын
Jigjiga ayaan maanta heestan ku dhegaysanayaa. Saaxiibkay oo Muqdisho jooga "Nuux" ayaa ii soo diray. 12.Oct.2023 Mahadin maayo maalintaan ku arkoo, Mahadhay reebtay murugadaadiiye.
@sandhereabdullahi5088
@sandhereabdullahi5088 Жыл бұрын
Legenoow "PLAY LIST" Maad noo sameeysid? Fanaan walba si aan heesihiisa hal qaanad uga helno. Waakaga mahad celinaaya dadaalkaaga sxb
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Sxb mar horaan u sameeyay play list ka bogasho wacan👍
@sandhereabdullahi5088
@sandhereabdullahi5088 Жыл бұрын
​@@khabiirqaraam7935 anaa habsan ah marka
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 Жыл бұрын
​@@khabiirqaraam7935................
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 Жыл бұрын
Sxb maad heleeysa iyaado dhameystiran Heesta beerdilaacshe Hada okale ee u Qaaday Xuseen Cali kaahin waayo waxaan dhageystaay iyadoo qabyaa ah
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 Жыл бұрын
Xuseen Cali kaahin
@maxamedabdinour-dt1zf
@maxamedabdinour-dt1zf 10 ай бұрын
luuqda heelada Beerdilaacshe waxa iska leh Cabdilaahi Qarshe fadlan qolyihiina Lyrics iyo Details ka sameeyaa waxaad taqaanaan ka sheekeeya ama dadka hibada u leh wax waydiiya
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 10 ай бұрын
Yaa Ku Yiri Marka Cabdulaahi Qarshe Ma Lahan Marka😂 Fadlan Dadkiinaan Commentiga Khaldan Iska Soo Qoraya Wax Iska Hubiya.😅
@maxamedabdinour-dt1zf
@maxamedabdinour-dt1zf 9 ай бұрын
@@khabiirqaraam7935 adigaa wax ku soo qoray
@maxamedabdinour-dt1zf
@maxamedabdinour-dt1zf 9 ай бұрын
@@khabiirqaraam7935 dib u fiirso waxaad ku qortay
@user-fr7xv8nq7w
@user-fr7xv8nq7w 7 ай бұрын
😂
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Ай бұрын
​@@khabiirqaraam7935😂😂😂
@m.mshoble8415
@m.mshoble8415 Жыл бұрын
❤😢😢 Magool
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
Eesh qiyaasak 🤔
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 8 ай бұрын
AUN xalimo khaliif
@maaful
@maaful Жыл бұрын
Sulub Cumar soomaali dhaxal buu uga tegey balse isagu silic buu ku noolaa.
@jamaldahir3163
@jamaldahir3163 7 ай бұрын
Buyuudo mxaa LGA wadaa
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 4 ай бұрын
Way awood sheegatay boqoraddii codka Soomaaliyeed maama Xaliimo Khaliif Magool. Eeboow xariir jannaad u gogol.
@Somalia5
@Somalia5 8 ай бұрын
👌👌👌🤍🇸🇴🩵🎤💃🏻🫶
Laxanka Qoomamo - Xaliimo Khaliif Magool Aun
11:38
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 33 М.
Laxanka Jawhara Luula - Maxamed Yuusuf Iyo Magool Aun labadaba
8:42
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 36 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,3 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 19 МЛН
Qaraami Fanaanada Amina Farax iyo heestii Beerdilaacshe
9:28
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 326 М.
Heestii Wax Saar |Codadkii Maxamed Yuusuf iyo Hibo Nuura |
11:56
Cadaala Lyrics
Рет қаралды 3,6 М.
Saynab Cali xaaji (Baxsan) heestii Eebow mahadaa.
6:44
Hirarka fikirka
Рет қаралды 5 М.
Beerdillaacshe Qaraam| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
11:18
Balwo Lyrics
Рет қаралды 52 М.
Magool Raaxeeye
12:05
Hoodaale Channel
Рет қаралды 25 М.
Heeso macaan. Amina Faarax Wabar
1:00:10
Dahir Abdirisak
Рет қаралды 44 М.
Laxanka Beerdilaacshe - Cigaal & Magool Aun
10:47
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 12 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН