LAYLKASE & HABARGIDIR, XASAN MUNAFAQ MUSE JUUDAN & ISMACIL URURSAMALE & DAGAAL DAAROOD ISMAACIIL,

  Рет қаралды 19,886

Abdifatah Boodhari

Abdifatah Boodhari

Ай бұрын

Пікірлер: 83
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 Ай бұрын
RABI TALO KU FILAN inshaaaaalh❤❤❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Ай бұрын
Shar wadayaasha allaha ummadda ka qabto. Somali waa dad ehel ah ee shaydaamo caddow ah baa isku diriya.
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Ай бұрын
Ogow jabhadahi dalkena laga asasay iney ahayen ku cadowgu ku adegto usc,snm,spm wejigoda runta wakas iney dalki cadow gacanta u geliyan
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Ай бұрын
Hubki nisa oo dhan mahad salad ba losi dhibay oo waxu gestay guricel casilki la casilay waxu ahaa mahada hubki la gostay in la yirahado darood ba lo diyaarsaday marka meesha dowlad ma jirto wa qabiil iska difaaca darood
@ashafarah6052
@ashafarah6052 Ай бұрын
Daaroodku waa qoon jabay intaas dad aan rabin isku dhajiyaan jecel. Muqdisho oo Guri Mooriyaan ah ayey ka hari la,yihiin. Qaran majiree guryihiina jooga.
@CabdiraxmaanAwnuur-hx2dk
@CabdiraxmaanAwnuur-hx2dk Ай бұрын
Anaga ciise hadannahay Odaygaa un ba nagaga jira ee darood &somaali ba madaxay nosaaranyihin
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Waan ogbahay brother... Ethiopia oo duulaan ah ayaa djabouti iyo somaliya labada duulaan kusoo ah....
@sabah2356
@sabah2356 Ай бұрын
Allah SWT ha kala qaboojiyo aameen
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh allxmduliilh
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 Ай бұрын
Waala ogyahay. In Asante iyo juudaan kadanbeeyaan
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 Ай бұрын
Ilaahay ha soo qabto three evil mans
@bby6
@bby6 Ай бұрын
War D5 goormad wax fahamtan dowlad qaran majirto wa mooryan hal reer dowlad qaran ma noqon karto brother
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
“Keeshali WXY”😂 that is another level Soomaali linguistic intellect! WADA DAGAALKA!
@glatglat6252
@glatglat6252 Ай бұрын
❤❤❤
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Ай бұрын
Darood waa huurdaah
@Amiir2107
@Amiir2107 Ай бұрын
Jabuti dhan hal Gentall oo Xutiga ku filan.
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip Ай бұрын
Kkkkkkk maku dirnaa
@awalehdouksieh8940
@awalehdouksieh8940 Ай бұрын
Bro 😎 anagu Ismael Omar Guelleh doofar waan kaso horjedna. Habarta uu gaboo aya kadabeysa. Insha’Allah waan kaa guleyseyneyna munafikita. Shaabka Djibouti 🇩🇯 ee Issa waxba nima qabaan. Bro 😎 Somalia 🇸🇴 haa Nolato ✌️✌️✌️
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 Ай бұрын
@@MohammadMohamed-qt4ip Idinka Soomaali Cid idinka nabad galaysaa ma jirto miyaa Ciise madoobana maxaa idiin geeyay Nimankaa nabad galiyaa Qarankiinii halkaad gayseen is waydiiya xasad kana iska daaya duf ku baxee
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Ай бұрын
Odeygaan. Geele. Cabsan. Yahay. Insha. Allah. Geeleha. Jabuuti. Isagay. Kulabaneysa. Shartooda. Iyo. Balaayadiisa. Iyo. Ibtaladiisa. Wuna. Ku. Tirtirmidoona.
@asliahmed4844
@asliahmed4844 Ай бұрын
Ismaaciil horor haday soomaali fahmi wayday war ma yaalo Nin gardaran ma guulaysto Guusha Allaha na,siiyo xaqana Allaha na tuso dhamaanteen ❤
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Ай бұрын
Spm,usc,snm waxey ahayen jabhado la shaqesto cadowga somaliyed hadad somalinimo kasugesen iska ilowa
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Ай бұрын
Insha. Allah. Allah. Xaqiisa. Ayaa. Ka. Adag. Dhamaan. Baadil. Aduunka. Dhamaantiis
@awalehdouksieh8940
@awalehdouksieh8940 Ай бұрын
Anagu Issa Djibouti 🇩🇯 hadan nahey Darrod waan jecelahay walahi. Insha’Allah waha nala dhimanaya Ethiopia 🇪🇹 dagalka nagu wada gobolka Sitti Anfar nagu xubeynaya waa Ismael Omar Guelleh doofar. Insha’Allah waan kaa guleysaneyna Insha’Allah. Somalia 🇸🇴 haa Nolato.✌️✌️✌️
@QaliSharif
@QaliSharif Ай бұрын
Walahay was heshay in badana na vodka radinayey o hore intan u dhegsystat buu iga lumay thank you
@Asas-of4wq
@Asas-of4wq Ай бұрын
Alaa sheeka xumiyaa
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Ай бұрын
Insha Allah. Waxii. Dulmi. Ku. Socda. Weyjabayaan. Puntland. Wey. Ka. Adagtahay. Waxaaso. Dhan
@Hanaa_MuslimaYemen
@Hanaa_MuslimaYemen Ай бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~:-◖-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛▪︎;,‘:.`|;,‘:.`|;,‘:.`|;,‘:.`|;,‘:.~:~¡~¡¡~;I.i.i.i.i.i.i.I.|-◖:`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`\&-•}&-•}&-•}&-😢🎉😢😢😢😢%%&&&\|√|_√|-√_√|_√_√|√|√|_\|√\|√|°\°||\°\√|√|`•_`•~^•~|π^|~^~•~
@farhiya9112
@farhiya9112 Ай бұрын
Where are you
@calishaakir1
@calishaakir1 Ай бұрын
DIR MAAHA EE WAA H.G IYO DIR WADA SOCDA. MAALINBA REER AYAA LOO QAYBIYEY INAY MAREEXAAN WEERARAAN.!!!!
@AbdiAden-pf2gu
@AbdiAden-pf2gu Ай бұрын
Esfiilato xanuun
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Guul darbi darood leelkase wey cibadeysdan dhar baxo kul ba ku dhacday hawiya dabacayun sacad isaaq dabacayun oo hogaminayan Xasan gorgurde ismail caloley muuse juudan
@burhanhassan4832
@burhanhassan4832 Ай бұрын
Wlhi wa musiibo, marka shacab ka Somalia hada way u jeedan mesha qurucka u ka socdo. Ee is daba qabta oo isku duubnaada wadan kinana cadowga ka celiya. Muse juudan, Abu xafaaya cumar geele iyo xasan.munaafaq in ay baabi iyaan ayey kutashteen Somalia ee hurdada kakaca qabiil ka is dhaaf walaa layaa fadlan.
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Ciidanka macawisley hadaa maqasho waa USC oo soo noolatay.... Hassan culusow wuxuu hubeenayay hawiye...mahad kawaanle markuu rabo inuu moqdisho hub kasoo raro wuxuu isticmaala magac hubka lagu gurto oo ah macawisley hawiye iyo hubeentooda...
@calishaakir1
@calishaakir1 Ай бұрын
HUBKII MAHAD SALAAD HUBKII UU SOO QAATAY AYAA LAGU WEERAREY MAREEXAAN IYO LAYL KASE.!!!!
@xaajiibraahim7170
@xaajiibraahim7170 Ай бұрын
#HAYEEEGA,BENAALE BACBACLE,KKKKKKKKKK
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz Ай бұрын
Dadku raadraac bay leeyihiin dadka qabuuraha faqday miyaa kuwa nool udaahaayo ,waxani asalkoodii bay ku noqdeen ee D5 isdifaaca dhulkiina xirta,wala sure wala jini xaaqa.
@aminaqali7767
@aminaqali7767 Ай бұрын
Ismaciil cumar, xasan sheekh iyo musa bixi wa xeeshiis. Waxey ku xeeshiiyan si somali u burburiin laxayeen, itoobiya ayey u shakeeyan. Xa la gabto sedexda moriyaan
@ahmeddirshe3141
@ahmeddirshe3141 Ай бұрын
Xasan duli dawladiisi waala ogyahay indadka somaliyed Aydagaal sokeeye galiyo Ayuukutalagalay waxase cajiiba dadka soomaaliyed oo Arkaa wax uyahay oqorshihisa Aqbalaya Ayaa layableh in Ineymalan cadawga dalkenii hogaaminaya. Waadmaqashan ismacil dayus warma Murad nin leyahay Ayaa wilasha somaliya leysugu xasuqayaa oo lamaqlayaa
@aminaqali7767
@aminaqali7767 Ай бұрын
waxan u sheegaya somalida ine burburkoga lugu xeeshiyey. Sidas waxana ku xeeshiyey wa mamasan u ismaciil cumar xorkacayo (ciise baarii ayu ka yaxay waxa ismaciil sameyn), issaq ey xokaminayaan khadra xeyd iyo musa bixi, canfar oo raabta dhul soomaliyeed, qeyb ka mida xawiyaxa u xasan sheekh madax u ka yaxay, itoobiya, mareykan, faransis, emiratka iyo yuxuda. Soomaliyey xurtada ka toosa. Meesha burburga somalida laga diyariyo wa dalka jabuuti. Faransis iyo mareykan waxa jabuuti ey u joogan wa burburka soomalida iyo garab istaga itoobiya iyo canfar. Ciisaxa jabuuti wey soomali jacel yixiin lakin ismacill cumar aya dhabarka ka toogtey. Isagu wuxuna u shakeeya issaq (somaliland), faransis, canfar iyo itoobiya. Sabaabtuna waxa weeyin ine khadra xeyd, canfar, faransis iyo itoobiya ey ka xayan ismaciil cumar siiro ad badan, sida daradeed uga bakayo, uguna shakeynayo sida ey raaban. Nidamka 4,5 isaga aya keeney, isaga aya somaliland mal iyo huba siya, isaga aya sameyey al shabab, isaga aya farmajo u shirgoley si xasan sheekh u so labto, isaga aya dalka jabuuti cissaxa u didey nolol iyo malba, si u ilalsado kursigisa. wuxuna isla markana awod buxda siyey issaq, canfar iyo carab isago ku dhiringalin ciisa nicib iyo somali nicib si ey uga difacan qabilkisa ciise oo nicib ismaciil cumar, kuna tilmama daba dhilif u shakeeya faransis iyo itoobiya. Soomliyey toosa. Isga ceesha isaaqa somalididka ah, ismaciil cumar iyo jufadisa, canfar, itoobiya, mareykan iyo ciida u shakeyn, emiratka iyo ciida u shakeyn, iyo faransis
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 Ай бұрын
3sadaxda mujrem kalegood maaha xataa culemo kushaagee baa raacsan iyo seyaasegoodee D5waad huredaan hurdada kakaca wallaa tane mahadho bay noqondoontaa goor maan shaagay en mudug laga belaabayo
@Computer-knowledge-education
@Computer-knowledge-education Ай бұрын
Guul boqorka darood
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Dagaalka waa kii horey logu baaqey oo hawiye iyo Isaaq waxay aamin san yihiin darood in loga adkaadey dagaalkii 1991kii raxaween maba jirto bey qorteen 2badaa reer Sidaas na ay dowlad da kudhisan tahey lkn darood ka wuu ogyahey iney laf an gagan kudhegan yihiin irirsamale oo runta uma shego oo wuba ka xishoodan siyasiyiinta darood iney qabiil wax kudhistan wey iskala wen yihiin halka irirsamale na uu kuba fano Anaga oo R.R.A ah na darood ka baan sugeynaa oo aan rabnaa inu dowlad nimo dib uladhisano Socon weydey boqortooyadii raxaween hadan dib uholgelino darood ku waa balaayo loobahan yahey aa ma ogolo oo wuu nala dagaal lami aa maxaa tala ah darood dow goaan gara oo dhiiqad lugaha lasogala si aan laami ugu bedelno dhiiqada irirsamale somali ku dulhayo laami aan ubedelno aa nabada imaan meyso ilaa Hargeysa iyo mogdisho ay xabadu dib kuga dhacdo moyee
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 Ай бұрын
Xassan dhiiqo oo Ayax ah oo bad iyo beriba xaraashey hadana Qabuurihii ka baxsan Wayeen iyo kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa
@Asas-of4wq
@Asas-of4wq Ай бұрын
Sheekadada inad ciyaal ushekaynayso ayaa lamodaa warnaga xishood bilaa caqli
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 Ай бұрын
VIVA ABDIFATAH BODHARI IS NOT EASY ❤❤❤❤❤
@maxameddaaud
@maxameddaaud Ай бұрын
Ninkan badda ma kuu dhibayo asmaa iska leh xassan sheekh maxamuud daalo dhaho anaga ka soomali aan nane asc shakhsi waaye. Annagana shacab aane baddeena marnaba ma dhiibi karo🇸🇴
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 Ай бұрын
Odeyga af daloola ayaa xasan dhiiqo hadaan ka tuuraaya
@calishaakir1
@calishaakir1 Ай бұрын
SHACABKA URUR SAMAALE IYO MADAXDOODU WAA ISKU MOWQIF EE ISKA DHICIYA CADOWGA XUN EE CADEYSTAY.!!!!
@bashirfarah7507
@bashirfarah7507 Ай бұрын
Our Laylkase brothers united with Marexan brothers and get rid of hassan sheikh terrorist and unite with Getho state.
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 Ай бұрын
Aniga 1 January baan sii ogaaday in muuse juudan iyo mooryaan xasan xaraash qaran baqti u sajuude heshish beenaadka bada zeylac isla ogaayeen
@AbdiAden-pf2gu
@AbdiAden-pf2gu Ай бұрын
Esfiilato
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 Ай бұрын
Waxuu yidhhi alakoodkii cadaaba geeri baa iikaday muusee horary xasanbaa ii kaday. .ilaahay ku dil. Dal xaraashe .miskiin muuse juudaan wuxuu islee yahay ssc baaadd wax ka. Qaadaysaa .
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
Qabyaalad somali indhahaan ayaay u yeeshay inkaarqabe waxan aad umadan wadadhalatay ku buufineysid jooji
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO Ай бұрын
Bal hadda EEGAY hadalkaa DHAMEYS WEEYE aan dhibic DHINNAYN DHABANAANIS ❤DHOOCILAHA HABROOS HARTIGA u dhukoon. D5 PLEASE 🙏 THESE NO NOTHING TO WAIT OUT OF THIS BUT WORSE CASE SCANERIO
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
DRSHDA MEDIA WIIL SOOMALIYEED OO XAALAD NAXDINLE 😢 KU JIRA BUU LIBAAN SOO DHIGAY. WAAR GUDBIYA VIDEOGAAS. KHAIR ALAHA IDIN SIIYO
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
Qabyaalad iyo isudir ayad xoolo ku radisaa war dadkan wa wada dhasheene kashaqee walaaleentooda
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 Ай бұрын
Mahad kawanle salad iyo Hassan sheikh aya Iskudirey walalaha Dired iyo Marexan.Both are my family.Pls stop..Piece..
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Mahad damer iyo xasan moryan iyo ismacil dofar bah kah danbeyah dagaladah ilahay cansar kah ku hayah ilahay kugu fidih in shah Allah ilahay dunidah kugu cadab
@user-zh4be6si8r
@user-zh4be6si8r Ай бұрын
Xasan munaafaq wuxuu jooga dal dad yaan cidi kaadamayn wax laxukumo yaan loo iman
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
CABDIFATAAXOW WALAALOW U GURMADA WIIL SOOMALIYEED OO BUKA OO XAALKIISU XUNYAHAY😢. DRSHDA MEDIA IYUU LIIBAN SOO DHIGAY VIDÉO AAD KA ARKI KARTAAN XAALADA NAXDINTA BADAN EE UU WIILKAAS SOMAALIYEED KU JIRO. WALAALOW SHEERGAREEYA OO GAARSIIYA XAALADIISA UMADA SOOMALIEED.
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Ай бұрын
MUDUG WAXA ISKA LEH REER BICIIDYAHAN LEELKASE WAA LANGAB WAXBO KUMA LAHO MUDUG
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 Ай бұрын
Maxaad Reer Bicidyahan isaga dhigaysaa, adigoo Habar-gidir ah? HABKA ISKU-DIRKU WAA KAA FASHILAN YAHAY!!
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b Ай бұрын
Hadalkaaga Waxaa iiga muuqday Maxabiistii Goojacade laga qobtay oo kuligood Googarado qoba oo dhulka beeraha lagufalayo. Warbal fiidiyowyada hanaga ilaawinina in aad nooduubtaan. Maxabiis wada Googarado qobta🤣😂🤣😂🤣
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 Ай бұрын
Adiga dhexdhexaad ma ka tahay arintan mise waxaagu waa kutiri ku teen.
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Ай бұрын
Xasan MUNAAFAQ meshu ku danbeyo hala arko
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Ай бұрын
MUUSE JUUDAAN IYO ISMAACIIL WAA KALA TAGEEN. HESHIISKII MUUSE IYO ABII AYEY KU KALA TAGEEN. MIDDA KALE LEELKASTE BARYAHAN WARFIICAN KAMA SOO YEERAYNIN. WIIL YAR EE HILIBKIISA JARJAREEN IYI GABAR KA HORREYSAY OO AY DILEEN.
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Somaliyey ma xasan abgalow kacalacaleysan ma dameerka.iska burisan qabiilna.abgaal bukayah o fulaya hg uma hilinayane
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 Ай бұрын
Xasan munaafaq dagaalka iyuu madax ku noqday iyo qabyaalada I war haloo gurmado maraxaan Daneyoow gurmad dhulbahantoow gurmad erer waa tashtay war hooy dagaalku waa dun dhaaryahay taas hala ogaado
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Ай бұрын
Dhiiga Somaliyed in uu Daraja kuraadsado Cadowga Somaliyeed oo shacabkii Djibouti Kuwi beshisa Cise 40ka sano ayuu soo waday,khawarijta Canfarta 8sano inkabadan dhulkii Somaliyed Dirdhawabo in uu kutaliyo in Canfarta loo dhiibo Haraar Hawaas Dhinaca Moyale illa jinka xadka kenya DDS/Somaliya HSMunafaq waa midka kulayay wilisha Gesiya Cidamadi qaranka,Gmudug iyo bella wada dego waa kooxdan kuwi Galkacayo Dhusamareeyb Cadado.3da mamul isdileysay sameysay In Galkacayo shacabki.labada mamul dhiig meeyr uu dhex maro, Xukumadii.hore ayaa dib u heshisin Cidama isku dhaf ah Galkacayo mamulada oo.wada shaqeya kasameysay si lamid Hiiran iyo jowhar Markii.belihi uu HSM Mahat Gawanle Yussuf Indhacade uu sida xooga ooga haystay berahoodi Degedi Dhulweynihii wabiga Shabelle waa kuwi lawada mideyay,Cidamadii.14 Oct loo.sameysay wada xoreyeen shabelle Hoose oo ahayd halkii Khawarijta ina Gelle dhiigyacab muse judan HSMunafaq dhola cadeya isago uurkisa buuxa xabal qodatada waxkasta waa eey so malegeyn balse kgiyanada Guul laguma gaaro,Lascanood iyo.SSC ayaa tusale kugu filaan.
@amnoali8348
@amnoali8348 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂daarood stop terrorist 😂😂😂😂😂😂😂😂
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Nafyay xaalwa hanoqon nasiibkana how cadhoon haduu calafka ceshaday somaliland waytagtee ogow haa haa waytagtee ogow nafyay calafkeedulumee xasuus kucasuumanee cidlada wehel moodaysa haa ha cidlada wehel moodaysaa waxaan kugu idhiye hacaban ilmada cesho baan ku idhii haa haa limada cesho ban ku idhii😭😭😭😭😭😭haa haa😂😂😂😂😂😂 wax miyay ku gaadheen wali muusaa qac idinka siiyay sidiisi walee wa geesi muuse cabad waytii huwanta ka cabaadiyay huwan calankeedu wuudhacay dhulaawe
@HalimaMohamed-th2yv
@HalimaMohamed-th2yv Ай бұрын
Habartaa u sheeg munaafuqnimadaada
@user-ri1dy6lg5e
@user-ri1dy6lg5e Ай бұрын
buulaacad been ku caan baxay beeni raadmaale
@amnoali8348
@amnoali8348 Ай бұрын
daarood stop drama and crying 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdiwahidabdallah9939
@abdiwahidabdallah9939 Ай бұрын
Beenaale ayaa tahay 10 ayaan ku dheysanaye
@awalehdouksieh8940
@awalehdouksieh8940 Ай бұрын
Anagu Issa Djibouti 🇩🇯 hadan nahey Darrod waan jecelahay walahi. Insha’Allah waha nala dhimanaya Ethiopia 🇪🇹 dagalka nagu wada gobolka Sitti Anfar nagu xubeynaya waa Ismael Omar Guelleh doofar. Insha’Allah waan kaa guleysaneyna Insha’Allah. Somalia 🇸🇴 haa Nolato.✌️✌️✌️
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 Ай бұрын
Waxuu yidhhi alakoodkii cadaaba geeri baa iikaday muusee horary xasanbaa ii kaday. .ilaahay ku dil. Dal xaraashe .miskiin muuse juudaan wuxuu islee yahay ssc baaadd wax ka. Qaadaysaa .
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 29 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 97 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 28 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,1 МЛН
XASSAN SHEEKH JAWAAB KUSOCOTA IYO  TAARIIKH RUNA
26:01
JUBA TV
Рет қаралды 44 М.
Принципы...
0:23
Это точно смешно
Рет қаралды 2,4 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
0:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН