Leben in Deutschland | 281 - 300/300 | Qaliiji

  Рет қаралды 2,045

Qaliiji

Qaliiji

Жыл бұрын

Shahaadada Leben in Deutschland waxay kaa caawinaayaan markaa rabto inaa xareesato Sharciga dagnanshaha ama Sharciga ween ee wadanka. Waa cadeen inaa sameesay Integration.
APP- ka hoose waxoo kaa cawinaayaa ina kubarato suaalaha.
apps.apple.com/de/app/leben-i...
Ha illawin Subscribe ka bilashka ah.
#Soomalidagermalka. #Somalisindeutschland.
kzfaq.info/love/NYI…
Nagala soco Facebook:
/ qaliijicade
Instagtam:
instagram.com/

Пікірлер: 13
@Zydon86
@Zydon86 Жыл бұрын
Mahadsanid in badan Ustaad Xayaklh
@khadramedel1548
@khadramedel1548 Жыл бұрын
Viele Danke 🙏
@abdurazakfh
@abdurazakfh Жыл бұрын
Danke bru
@umucali1851
@umucali1851 Жыл бұрын
Ab 10 Februar habe ich Prüfung von leben in Deutschland deshalb ich bedanke dich für deine Erklärung Bruder 🙏ich war schon B1 Prüfung gemacht Aber leider nicht Antwort bekommen Insha allah ich hoffe dass Schafen isoo duceeya aboowe dhamtiin inta qoraalkayga aqriso xitaa iiso duceeya muraadkayga inuu allah ii sahlo insha allah
@Qaliiji
@Qaliiji Жыл бұрын
Insha allah dhamaan waaku guuleesaneesaa.
@ibrahimabdi5202
@ibrahimabdi5202 Жыл бұрын
Danke schön
@nimcomohamed3560
@nimcomohamed3560 Жыл бұрын
Asc Qaliiji aad baan kusalamay waxatay wiil aad ufican mansha Allah waxaan kafaa iday waxbadan su aalaha gadhiga ama lisanka khayr alle hakusiyo aduun iyo akhiroba wll mcne ma awooda inaad noso geliso qaabka itixaan loogu qado kamyutarka malin dhowayd ayaan so maroo waxa idhibay oo aan garan wayay qaabka turukin logu samaynayo ninkii meshana wa icawin wayay hada 21.2 .2023 ayaan balan kuleyahay marka abowe bitte bitte intaa ka horaysa fidyow sogeli dadbadan oo somaliya way kafa iidii insha alaah aad baad umahad santahay wllk
@nuurahaashi3159
@nuurahaashi3159 Жыл бұрын
Mashllh wll waad mahdsanhty
@Zydon86
@Zydon86 11 ай бұрын
ASC Ustaad, Si gaara kuugu mahad celinayaaa sababtoo waxaan ka faa iidaystay Taxanaha casharada Leben Deutschland, maanta ayaan Prüfung kii maray 100%98 in aan baasay ayaan ku rajo waynahay. Mahadsanid in badan. Waan jeclay in aan liiisankana kaa kaa faa iidaysan doono dhawaan wali aanuu waadax ahayn sida Leben Deutschland ka Mar labaad mahadsanid in badan
@mumtazofficial6799
@mumtazofficial6799 Жыл бұрын
B
@Zydon86
@Zydon86 Жыл бұрын
291. Warum muss man in Deutschland bei der Steuererklärung aufschreiben, ob man zu einer Kirche gehört oder nicht? Weil … Su aasha waa sidaa ustaad Mahadsanid in badan
@ayanlecabdallemedia8649
@ayanlecabdallemedia8649 Жыл бұрын
Waxa ka maqan wll Su’aasha 291 oo aad ka booday mahadsanid
Leben in Deutschland | 121 - 140/300 | Qaliiji
29:01
Qaliiji
Рет қаралды 1,8 М.
Leben in Deutschland | 241 - 260/300 | Qaliiji
24:32
Qaliiji
Рет қаралды 991
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 1,6 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 4,5 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 189 МЛН
Einbürgerungstest Baden-Württemberg 10 landesbezogene Fragen
4:19
German with Ticha & Mike
Рет қаралды 10 М.
Austrian German vs. German German
17:49
Easy German
Рет қаралды 506 М.
Deutsch für Anfänger A1 - 2
1:16:07
Ratito
Рет қаралды 27 М.
Einbürgerungstest | Test Leben in Deutschland | Fragen 1-300 | mit Lösung | with subtitles مترجم
2:53:03
Deutschprüfungen - German Tests and Grammar
Рет қаралды 368 М.
Sida loo soo qaado qaxootiga Jarmalka
19:17
AFGOOYAANI
Рет қаралды 1,9 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45