Life For the Night in Jigjiga ( Nolosha Habeenki ee Jigjiga

  Рет қаралды 8,015

DEEQSI MAN

DEEQSI MAN

Жыл бұрын

Пікірлер: 32
@Abdirisak2023
@Abdirisak2023 Жыл бұрын
Runtii, aad baan u faraxaa, marka arku qof dhalinyar ah oo waliba DDS ah oo isku dayaya, inoo wax uun dhaqaajiyo, dhanka social media,! Tallo: Marka aad rabtid inaad magalada wax kasoo doobtid, wax qurux badan oo aad aad u edit garyasay inaad soo gudbisid taasi waa sumacada Isha magaladeedna wakhti gali da'daalkaaga, Deeqsi man, Photography and KZfaqr Guulayso bro,
@moopera978
@moopera978 Жыл бұрын
My brother keep going
@Mohamed_Barkadle
@Mohamed_Barkadle 6 ай бұрын
Masha allah waa muuqaal diyaarsan✅
@ZIRAAJVLOGS
@ZIRAAJVLOGS Жыл бұрын
Keep going zxp deeqsi🎉
@juweyriya8176
@juweyriya8176 7 ай бұрын
waa maxay magaca makhaayadda, qurux badanaa mashaaAllah
@AmiirAhmed1
@AmiirAhmed1 Жыл бұрын
Wow 😮
@SaidAli-bl8du
@SaidAli-bl8du 5 ай бұрын
Hi how are u how come u don't have a car my fired at moment I am in u.s.a when I come to jajuka I well bring my car whic me then I derve u in city keep working in the utob I really like u are sweet u tuber excellent person
@maahirpoi3170
@maahirpoi3170 9 ай бұрын
Jigjiga jano wan uso socda i.a
@abdulahialta9919
@abdulahialta9919 Жыл бұрын
Hormar wacan sxb
@xamsasharif
@xamsasharif Жыл бұрын
Ma.allH❤
@adanechemekonene7694
@adanechemekonene7694 6 ай бұрын
❤❤❤🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🙏 🙏 🙏
@hodanabdi559
@hodanabdi559 Жыл бұрын
Wlhi jigjiga wan u xiisay 😢🥹🩸 meeshan ku dhashay xuduntaydu taalo 🥰
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml Жыл бұрын
Waan idiinka mahad celinayaa muuqaalada una soo badida video ka dad aniga camal oo jigjiga maqal mooyee muuqaal ku arag
@Hhhh-ds4lu
@Hhhh-ds4lu Жыл бұрын
Mashaa allah hbo horay usoco jijiga xaafadeenii sooduub 8
@user-oy9tt8zk3c
@user-oy9tt8zk3c Жыл бұрын
Masha allah pro deeqsi maan so padi muqalada❤
@mohamud4466
@mohamud4466 11 ай бұрын
Jj waan ku salamay deqsi my friend
@HaadoMusee-ej4jz
@HaadoMusee-ej4jz Жыл бұрын
Waaw
@hodanabdi559
@hodanabdi559 Жыл бұрын
Xafadayadii. Jibriga 😊
@Prince-Abdi
@Prince-Abdi Жыл бұрын
Keep Going Sxb Deeqsi 🎉🎉🎉
@Hamze-Ladane
@Hamze-Ladane 6 ай бұрын
Jijiga my city
@-Zaki-binu_xaji
@-Zaki-binu_xaji 9 ай бұрын
Plaza supermarket flog plz 😢
@MarwoCiise-yr8fc
@MarwoCiise-yr8fc Жыл бұрын
Keep going bro❤
@maahirmohamud4008
@maahirmohamud4008 Жыл бұрын
keep goin my leged🥰
@user-dw8sh3is3t
@user-dw8sh3is3t Жыл бұрын
Woow deeqsi man muqalada aad usoo badi pls
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 Жыл бұрын
Muuqaal cajiipa
@ayanleadenmussie6145
@ayanleadenmussie6145 11 ай бұрын
Sxb waad la dhacay muuqaalkaas quruxda badan leh ee saxiibow maad ka soo duubtid clip dharkaas iyo fooq dheere agagaarkiisa. Sida Ampassador Internet cafe
@user-np9lf3wg2n
@user-np9lf3wg2n Жыл бұрын
Deeq siman ❤❤❤❤😊😊
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Sxb gobool Somalia galbed. Jigjiga calaanka keedaa sar I believe in aad thy nin dir oog jeceel gumeeysiga Kondom British Ethiopian
@abdirahmanarab8210
@abdirahmanarab8210 Жыл бұрын
Maqaayada aad ka casheyseen magaceed walal aad ayan ugu baahAnahy wali jigjiga Kuma arag Maqaayad nocaaas ah inkastoo an magalada ku cusubahay
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 Жыл бұрын
Team cawale
@daacadmedia2406
@daacadmedia2406 Жыл бұрын
Deeqsi baa tahay saaxiib.Ninkaasi sharaab uuna waligii cabin baad siisay.😂😂😂
@HaadoMusee-ej4jz
@HaadoMusee-ej4jz Жыл бұрын
Sayaka nuuso dob
STREET FOOD IN ADIS ABABA CUNTADA WADOOYINKA ADIS ABABA
17:00
DEEQSI MAN
Рет қаралды 22 М.
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,8 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 31 МЛН
WIIL AMA GABAR MIDKEE DHALI RABTAA WAQTIGAN _ JAWAABTA WAAN KU FARXAY RUNTII
16:50
WAA SIDEE QURUXDA MAGALADA JIGJIGA 🇪🇹
11:08
Cazka
Рет қаралды 9 М.
Quruxda magaalada Jigjiga & buurta Karamardha | 🇪🇹
11:11
Dhakhtarrr
Рет қаралды 94 М.
5 $ Hotel 🏨 Hargeisa ma Aaminaysid Hotelka ugu Raqiisan
12:45
SIDA LOGA CASARIYEEYO JIGJIGA 2024
12:25
SamaTalis
Рет қаралды 1,4 М.
Умный УЧИТЕЛЬ против УЧЕНИКОВ 😱 #shorts
0:59
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 2,2 МЛН
Громов помог бедному зеку #лучшеекино #лучшиесериалы
1:00
скулбоя наконец пустили погулять
0:44
Holy Baam
Рет қаралды 1,8 МЛН
НАШЛИ КУЧУ ЗОЛОТА
0:35
MakkClips
Рет қаралды 6 МЛН