No video

🔴Live | How we met | Our Story ❤️ | Sidaan isu baranay.

  Рет қаралды 194,700

AJ & Fadna

AJ & Fadna

6 жыл бұрын

Follow me on Instagram: Fadna_1
Snapchat: Fadna11
Contact: Fadouma193@gmail.com

Пікірлер: 897
@KhadarwaleeD5
@KhadarwaleeD5 6 жыл бұрын
Hhhhh Wlhi fadumo you have the same character of my wife, ur funny, I miss my wife she live in Minneapolis I live in Nairobi omg I feel jealous with u guys mashaAllah Sidaaa u faraxsantihiiin xaaskeyga sooxasuuuste mashaAllah congratulations
@bishaarabilan3103
@bishaarabilan3103 5 жыл бұрын
Aaad baan kugu bahnhy. Man bubg game xaawimaad ba rabaa
@zakiwadani250
@zakiwadani250 6 жыл бұрын
Qurax + Caqli.... I would love to marry a girl like this InshaAllah
@sucadmohamed6143
@sucadmohamed6143 5 жыл бұрын
What
@siradm
@siradm 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkk daacad ban u qoslay wallahi gabadhan waa qof daacad ah numberka muu i weydiiyo bey tiri waxan kaloo u bogay sida ay wiilka kale qiyaanada uga dhowrtay sida ay wiilkan Soomaali nimada iyo caqliga ugu xulatay sida ay xishooneysay iyadoo waliba carigan aan joogno kolley hooyadeed baa wanaag san igu salaan gabadhan walaashay ah ilaahayna ha idin barakeeyo
@shukrimohamed7581
@shukrimohamed7581 5 жыл бұрын
Ma sha Allah beautiful couples and honest
@drs.suldishhazzo6541
@drs.suldishhazzo6541 5 жыл бұрын
Ameen ❤️
@kimah9855
@kimah9855 6 жыл бұрын
Alaah! Aniga ayaa garanayo waa hesti TID" OH siamini kama tuko wote kama tuko wote mimi na wewe. Watan sijui🙌
@mohamedwarsame3162
@mohamedwarsame3162 6 жыл бұрын
Soomaaliyay idinka ayaa isku faani Kara ee cid kale waxba Haku falina.
@yusufmohamed5463
@yusufmohamed5463 6 жыл бұрын
Aaway gabdhihii waal waalnaa ee nimanka cadaanka iyo madowga daba ordi jiray 😁😀 aaway markay labadaan somalida arkaan maxay dareemaan hhhhhhhh
@sumayoadani5030
@sumayoadani5030 6 жыл бұрын
Yusuf Mohamed wlhi wa runta illhy wilashena un san hanoga wada dhigo
@mohamedabdiali
@mohamedabdiali 6 жыл бұрын
mansha allah famil qurux badan wan idin salamay lkin suaal ayaan rabaa gabdha in aan waydiho oo ah wiilki hore eed ku tiri ha i soo wicin mu ku xumeyaya mise adiga ayaa xumeyay suaal 2aad gabdh kaa yar haday jiro aan sidan filim sheeko dhabo aan dubnee kaftan.com
@jakuesolivera9412
@jakuesolivera9412 6 жыл бұрын
Yusuf Mohamed kkkkkkk adimaa midaada jamekaan ka raacde
@ansareeMali
@ansareeMali 6 жыл бұрын
The principal of the story is he showed he wanted to get to know her, she gave him an opportunity and Allaah's qadar happened. Great story.
@magacahadankenay801
@magacahadankenay801 6 жыл бұрын
Mashaa Alah Qoyskii wanaaagsanaa #ilaahay ha Iskukiin daayo Fuudumo fany waaye nolow bayo
@SalmaANM
@SalmaANM 6 жыл бұрын
This was funny 😂 Fadna you are a great story teller Ma Sha Allah
@Sharkschannel1
@Sharkschannel1 6 жыл бұрын
The best and funniest couple i know. Masha Allah wada jira.
@nuuraabdilahi9594
@nuuraabdilahi9594 6 жыл бұрын
Masha allah qoyekan wan tageraa: hablaha somalidana waxan leyahay reerihina haku wareginee gayankina doonta si dadku isku dhex galo
@aliwarsame2317
@aliwarsame2317 4 жыл бұрын
Asc looking mashallah you guys look twins like brothers and sisters
@ahmedosokobar7155
@ahmedosokobar7155 6 жыл бұрын
Aj&Fadna are indeed an example to follow masha alh❤
@spicygirl110
@spicygirl110 6 жыл бұрын
nin danbe oo jidka iga soo daba gala kuma adkaynayo
@iamcaynanshe1831
@iamcaynanshe1831 6 жыл бұрын
spicy girl hhhhhhh Jidka kanba kugusugaya
@wacdiiyowaano3760
@wacdiiyowaano3760 5 жыл бұрын
Hhh
@blessed2023_
@blessed2023_ 5 жыл бұрын
spicy girl, who cares?! 😜
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Ninka uu Ilaheey kuu qoro kumaba adkeeyni kartid kan aan laguuqorina waad kuadkeeyneeysaa
@mahadsate2025
@mahadsate2025 5 жыл бұрын
spicy girl jidka aad marto iisheeg hhhhh
@GARGARKADEGDEGACAFIMADKA
@GARGARKADEGDEGACAFIMADKA 6 жыл бұрын
Si cajiib ah aya isku barateen Jaceyl aragtida koowad ah ayu ila yahy ❤
@hamdasugulle2998
@hamdasugulle2998 5 жыл бұрын
mashallaah
@sumeyaali4020
@sumeyaali4020 6 жыл бұрын
Wow i watch more than 12 time walahi it is a beautyful family ❤❤ love you so much 😍😍
@abdirashidyeedhay9122
@abdirashidyeedhay9122 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh walaahi Faduma qosolkay igadhamaysay waa Daacad Allah's idin dhawro
@Babygirl_S
@Babygirl_S 6 жыл бұрын
Y'all so cute 😂😍. I love her; she be giving us the real tea. "Mimi na wewe" throw some swahili in there..🇰🇪
@simankeynaan5579
@simankeynaan5579 6 жыл бұрын
Maashaa Allah waan ka helay bilowgii jaceeylkiina iyo guushii jaceeylkiina Alla ha idin barakeeyo kheeyr ayaan idiin rajeeynaayaa
@saabkaahmed5681
@saabkaahmed5681 4 жыл бұрын
Shekadada cml igu dhacday qof an san u didaye ogaday qof wngsn inu yhy igu qadaty laba sano inan aqablo kadib wngisa markan arky wan aqbalay hadana masha allah gurkena wax yar ka dhiman qofka wngsn lama helo wa ina baratabqofka kadib xugmisa
@hamsesulaiman1779
@hamsesulaiman1779 6 жыл бұрын
beautiful couple 😍 wad shidantihin Masha Allah, Allah Haydin xafido
@zuhuraedriz1326
@zuhuraedriz1326 6 жыл бұрын
Dat was funny...Guurgurasho ku so galay😂😂😂😂😂 u met him at funny moments Luv u sweetie💋
@zakiboy4914
@zakiboy4914 6 жыл бұрын
Muqaalkan aad bow ii so jitay malah waxan daawaday 5 jeer mash allh allh isku kiin barakeeyo
@abdirashidabdillahi1143
@abdirashidabdillahi1143 6 жыл бұрын
Mansha allah beautiful family marka lambarka siinayaay iyo text ay I qortay Waa kaa lambarka kkkk made my day walahi mansha allah
@Maan_214
@Maan_214 6 жыл бұрын
Masha Allah qoys qurux badan rabi ha isku kiin barakeeyo wlshay iyo walaalkay.it was amazing wlhi
@kimah9855
@kimah9855 6 жыл бұрын
MashaAllah Congrats to you guys❤❤
@mubzali7759
@mubzali7759 6 жыл бұрын
That's a cute story. Your kids are going to love this story when they are older. May Allah give your marriage many more years and many more blessings.
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Amiin Amiin Jazakhallah khayir for your kind words. 🤗❤️
@aamirah6767
@aamirah6767 5 жыл бұрын
Mashaa Allah. May Allah bless your family ..cute story Walaal, lol it made me laugh 😂😂😂
@hanamahamoud7590
@hanamahamoud7590 4 жыл бұрын
Mzha Allah Allah iskun barakeyo
@fadxiyajaamacinansooludhal394
@fadxiyajaamacinansooludhal394 6 жыл бұрын
Mansha allllah allah yabaarik wllyaaal aad baaan ugu xiisaa sheekadiiina AJ & fadna love uuu
@moadam7003
@moadam7003 6 жыл бұрын
oh what a lovely story: seeing her at the bust stop and leaving your guy friends to start new life with her! Mashalah barakalahu lakuma wa jamaca baynakumaa fii khayr inshalah guringiina ilahay ha idin barakeeyo waa galab ramadan
@fatoumaosman7271
@fatoumaosman7271 6 жыл бұрын
mashaalllah fatima and jamal you look gorgeous couple allaha isku kiin daayo khayr badan ayaan idin rajeynaya one love from Djibouti
@abdallahassan6342
@abdallahassan6342 6 жыл бұрын
7:48 number ka muu iweeydiyo kulahaa wlhi wan qoslay 😂😂👏
@Withlovezahra
@Withlovezahra 6 жыл бұрын
Allah bless you both you guys are just beautiful!!!
@realone1339
@realone1339 5 жыл бұрын
❤️ my familia 🤲🏾 May Allah bless you guysss in both worldss my bro and sis 🥰
@AJFADNA
@AJFADNA 5 жыл бұрын
Amiin 🤲🏽🤲🏽 Love you sis 😘❤️❤️
@ibrahimg8206
@ibrahimg8206 4 жыл бұрын
@@AJFADNA you guys have different dialect of somali language AJ are you from Kenya
@malak4651
@malak4651 6 жыл бұрын
Idinka si fudud aya isku bara ten aniga ninkeyga fecbok ayan isku bara ney meqa sana ben u shegey uul tum mesha aan jogo ayan u shegey meshas ayuu imid asago waji keyga aqon ayu iso radi yey misna guri keyga dadka so wey diyey oo imadey qisa deyna runti wa sida filimanta oo kale wan la yabey aniga wax walbo been iyo ciyar ayan u qawey asna run ayuu ii qabey hada alx sedex ciyal ayan u haya
@aishaguure9942
@aishaguure9942 6 жыл бұрын
Wooow mashallah
@safiajama7459
@safiajama7459 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkk
@axmedfarax5615
@axmedfarax5615 5 жыл бұрын
maariya maxamed
@axmedfarax5615
@axmedfarax5615 5 жыл бұрын
maariya maxamed
@waawwatasongbksimpleyutheb9340
@waawwatasongbksimpleyutheb9340 5 жыл бұрын
Mash allah abayo wax walba wa calaf xajigada ayad calafkis ahayd
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 6 жыл бұрын
I’m new to you’re Chanell guys but I adored you guys this’s beautiful family loved it keep up this beautiful relationship mashaallah..!!
@nasrinali1918
@nasrinali1918 6 жыл бұрын
Masha allah iskuwaara alaa jecliyaa inta isjecel 😙😙😙
@maandeeqindho2137
@maandeeqindho2137 6 жыл бұрын
Masha-Allah tabaarakallah walalayaal. Runti Faadumo way iga qoslisey hhhh mahadsanid abaayo
@sahrakhalif8016
@sahrakhalif8016 5 жыл бұрын
Lovely couple Maasha Allah. You both seem funny and kind be blessed Insha Allah.
@zahraabdd6365
@zahraabdd6365 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh waa iga qosliseen walahi... ismacneeska calafkaa ka weeyn.. allaah guurkina ha barakeeyo!!! Rageedi koleey wuuku soo xareeyAy 🤪🤪🤪🤪
@farhiam1133
@farhiam1133 6 жыл бұрын
Maasha Allaah! Reer isku quruxbadan😍 Allaha idin xafido.
@nuuraali2523
@nuuraali2523 6 жыл бұрын
Asc famli quruxbadan jamal fadna mansha allah tabarakallah 🌷 🌷 🌺 dadkii shekadi hore kaqayb qatay ayaan ahay lkn mantay dhamas tirantahay inba naga ilowden marki hore good lucky 😍hore usocda
@shireal-cantara676
@shireal-cantara676 5 жыл бұрын
Fadna Sissy Inankii Hore Kamaad Xishoon...😂🙈
@wacyigalinchannel2918
@wacyigalinchannel2918 6 жыл бұрын
funny walahi fadumo samidey nambarka sad ku dhibtan ku qosley allah idin barakeeyo famil qurux badan
@Ismahankhalif
@Ismahankhalif 5 жыл бұрын
kkkkk Maashaa Allaah Fadna abaayo fariidad ayaa tahay, Jamaal kaama fakan, oo ilmahaaguu dhabarkiisa ku jireen. Maashaa Allaah Allaha isku kiin barakeeyo.
@josephgram9739
@josephgram9739 6 жыл бұрын
Aj i see u knw sawahili macalin ba kutahay kenya miya timii mise ur good uhees fadumo ♥️
@anuushzain9497
@anuushzain9497 6 жыл бұрын
I love this couple Alle ha isku kiin daayo ❤️
@ramlamohamed3457
@ramlamohamed3457 2 жыл бұрын
mashaAllah 🥰❤️ love your dynamic, ilahay ha idin barakeeyo
@munaahmed2175
@munaahmed2175 6 жыл бұрын
Mansha allaah beautiful couple ❤️
@Abdifatah.vlogs7
@Abdifatah.vlogs7 6 жыл бұрын
My fav family waan idin jeclhy noolaad sxbyaal❤️❤️❤️👑
@sumayoadani5030
@sumayoadani5030 6 жыл бұрын
Cabdifitaax Seef wlhi they are beautiful fmly I really love
@Ahmed-ITPro
@Ahmed-ITPro 6 жыл бұрын
Maansha Allah, you guys are funny and soooo original :-)
@zackomarr
@zackomarr 6 жыл бұрын
Mazha allha walhy qisda nolshina waa marana waa qosol marana waa tusaale fiican walhy
@abshiraabdi5926
@abshiraabdi5926 6 жыл бұрын
Si amini kama tuko wote .... aiya aiya iii.... Wooow ume nikumbusha mbali bro.... Keep going guyz
@xilkazxeylacadde6608
@xilkazxeylacadde6608 5 жыл бұрын
Iga walee wiil dambe oo wadada igaso raaca wnku heystaa ileyn qeyrka ku jiree masha allah allow idin xafid
@warsanalichannel9543
@warsanalichannel9543 5 жыл бұрын
Subcribe isaar waan ku saaray subcribe adna mahadsanid
@yosufnur6003
@yosufnur6003 4 жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 жыл бұрын
Mashaa Allah AJ and Fadna You made for each other walalayal 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@kowsarfarah4862
@kowsarfarah4862 6 жыл бұрын
Omg Amazing l love this family ♥️😭
@makavelithedon829
@makavelithedon829 5 жыл бұрын
Masha Allah Tabrakallah Beautiful couples May Allah preserve both of you AMEN
@m.a6797
@m.a6797 5 жыл бұрын
1:55-2:08 He’s smooooth 👌🏽😂😂🔥🔥🔥
@somalihome3438
@somalihome3438 6 жыл бұрын
The guy is from garrisa kenya hhhhhh i know fr sure mbka he knows swahili anywey am frm nairobi-garrisa kenya ndddd am ur new fannnnn
@warsanalichannel9543
@warsanalichannel9543 5 жыл бұрын
Subcribe isaar waan ku saaray subcribe adna mahadsanid
@nuurahassan1093
@nuurahassan1093 6 жыл бұрын
Mash Allah illhay ha idinka xafido 😍😍😍😍
@drs.suldishhazzo6541
@drs.suldishhazzo6541 5 жыл бұрын
Her smile is killng me Masha Allah May Allah bless you all ❤️❤️❤️❤️❤️
@apdishakuor7558
@apdishakuor7558 6 жыл бұрын
Jacaylkayga oo kale omg amazing ❤❤❤
@hayatiali1432
@hayatiali1432 6 жыл бұрын
Masha Allah illahay ha idin xifdiyo
@yaskajasmin1484
@yaskajasmin1484 6 жыл бұрын
Asc guys I love u soooo much,😍😍😙 aaaad ayan idin tagera so wlhi go on! ☺ But I have so question and I would like iin aad iga jaawabtan plc and plc😢😢😢😢 So suashaydu waaxa weyan Fadumo mad uu ogolan odaygaga iin u kula gursado And u bro maad gursan laahed in gabadh kale
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 5 жыл бұрын
Walaley ilaahey dartiis ayaan kuujeclahay abaayo xijaabka arturka qaado Allaha kuxafido
@bintuaisha7675
@bintuaisha7675 6 жыл бұрын
😂😂😂😂 funny family MashaAllah Allaha ha idiin barakeeyo ishina ha idiinka hayo😘
@hodanroble5860
@hodanroble5860 6 жыл бұрын
Mashallah you guys are good e.g for Somali couples ❤️
@sagaliiinaina2629
@sagaliiinaina2629 6 жыл бұрын
Masha allah beautiful family isku waara walalayal insh allah ❤💚💙💖❣💝💜💛👌👌👌
@deeqaluulaaaden3870
@deeqaluulaaaden3870 5 жыл бұрын
great history Masha’Allaah baad tihiin 👏👏❤️
@amatallahm8620
@amatallahm8620 6 жыл бұрын
Omg Wlhy Faaduma waa iga qoflisay
@beigelover95
@beigelover95 6 жыл бұрын
the girl looks beautiful mashaAllah
@beigelover95
@beigelover95 6 жыл бұрын
Frosty lol hes cute too bless him
@dekasdaughter9752
@dekasdaughter9752 6 жыл бұрын
Iqra Qaali I
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 4 жыл бұрын
Jamaal is yara gaijin baa ku jidha lkn faduma wey isaso daadisay iyadoo waliba qajileysa Manshallh Geesiyd baaye iyo boowe farxad ku Noolaada Nolol quruxbadan 🤲⚘❤
@nimcohariiza1776
@nimcohariiza1776 6 жыл бұрын
Msha Allah Allaha idin xifdiyo
@shamsoqueen488
@shamsoqueen488 6 жыл бұрын
Naagaha ismicneeys ayaa waxwalbo dhafiyo ayago rabo😀 fadna funny allaah idin barakeeyo abaayo❤️
@khadraa.7400
@khadraa.7400 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk this is so funny abaayo. I liked sida aad runta uga hadlee. you are lovely couple. Stay happy ilah ha idin dhowro
@najahjama324
@najahjama324 6 ай бұрын
You guys are jokes.. masha allah may allah always protect your little family.
@mawliidmohamed4789
@mawliidmohamed4789 6 жыл бұрын
Nice Family !! but Fadna please let and Give him time to speak in order to explain us " you r asking and Answering at same time by yr self " thanks just comment
@farhanabintihakiimafarhana1460
@farhanabintihakiimafarhana1460 6 жыл бұрын
alle haidin xifdiyo abayo bowe alle dartisa ayan idin jeclahy thank you
@mobillionblack
@mobillionblack 5 жыл бұрын
Masha-allah... may Allah continue to bless your marriage......
@koleynoolikulantee6785
@koleynoolikulantee6785 6 жыл бұрын
*Hhh masha allah allaha isku kiin daayo baskii shalay buu ahaa maantana baabuurka baad isla fadhidaan* *Lkn markasta Maxaan ula kulmi la ahay live ka*
@nadadhouh3015
@nadadhouh3015 4 жыл бұрын
Maasha allah One year ka bacdi aan daawanayaa Aj&fadna allah haydin barakeeyo Farxad waarta abidkiin😍😍
@fardusyussuf3700
@fardusyussuf3700 5 жыл бұрын
Mansha alla fadumo iyo familkeda ilahay hays kukin dayow farxadna ku wara qurxey 😘😘
@qumanosmaan4001
@qumanosmaan4001 6 жыл бұрын
Lamaane badan ayaan arkay Oo Somalia ah Eng ayey ku hadlaan Lkn mansha Allah maadaama aaad ku hadleesaan luuqadiina hooyo
@simranqurux595
@simranqurux595 4 жыл бұрын
Masha allah fatima queen aya tahay qurux masha allah rabi wuu ku dhameye alow idinxafid ninkaga iyo oowladiynaba farxad kuwara family
@marwoabiibcige3992
@marwoabiibcige3992 6 жыл бұрын
Maansha allh fadna iyo jamal adban idintagera ii nolada intey noli jirto from somalia
@maimunahmed6198
@maimunahmed6198 4 жыл бұрын
Mashaalah best video an niga jeclahay kamadalo firsigisa I love how fadna is honest Allah hanixifdiyo family qurux badan
@zakiyajama51
@zakiyajama51 5 жыл бұрын
Aj and fadna wllhi waan idinka helaa hore u socda wll
@malyunali8839
@malyunali8839 6 жыл бұрын
Mnsh allah beautiful lkn how many children do we have gys
@yasminmohamed-cb2uk
@yasminmohamed-cb2uk 5 жыл бұрын
They have two kids
@yasiinkaafi3487
@yasiinkaafi3487 6 жыл бұрын
Masha Allah waa video igu horeyey aan idinka dawado waan ka heley idinkuna so biirey
@nimofarah8680
@nimofarah8680 6 жыл бұрын
❤️❤️❤️ love you fatuma noolow habibti daacad ayaa tahay
@ayanabdirahman1887
@ayanabdirahman1887 6 жыл бұрын
Mansha allah my couple❤❤
@abdisaakalkhaliiji1469
@abdisaakalkhaliiji1469 6 жыл бұрын
ANIGA iigu soo duceeyaa mid faadumo OO kale ah ples
@ummidubou2217
@ummidubou2217 6 жыл бұрын
Lol uh guyz cracked ma lung wlahi I love this the bxt video
@rahmasouleiman2867
@rahmasouleiman2867 5 жыл бұрын
Mshaaa Allah Allah idin barakeyo beautiful family
@shankaronmahamed7326
@shankaronmahamed7326 5 жыл бұрын
Masha allah fadumo waa gabar xishood aqlaq aqli badan ilahay haku xifdiyo😘😘
@princeibrahimjunior2710
@princeibrahimjunior2710 5 жыл бұрын
Msh Allah beautiful smile 😊 ilahy haidin xifdiyo really I like you guys ❤️😍😘 Aj and Fadna❤️🌹🙏. Fadna is so beautiful msh Allah
@beautyhacksandvlogshafsa4767
@beautyhacksandvlogshafsa4767 6 жыл бұрын
Masha allah fatima qosol wanag ku jecliya allah yubarik fiikum royal family😍😍😍😍
@muktarali8643
@muktarali8643 5 жыл бұрын
Allah's protect you guys are happy family its always best to marry people who you share identity and culture.
@marwa250
@marwa250 6 жыл бұрын
Mansha allah ilaahay ha isku kiin dayo❤💙💙💙
@somaliaismycountry7872
@somaliaismycountry7872 6 жыл бұрын
Mansha allah ilahaya ha idiiin xifdiyo
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 5 жыл бұрын
masha allaah dirigalintiina aadban ugu helaa allaah ha idin xifdiyo idinka iyo ubadkiina masha allaah..
@jamiilajamiila7395
@jamiilajamiila7395 5 жыл бұрын
ManshA allaah tabaarakallh family qurux badan alle haydin barakeeyo hana idin xafido mansha allaah mansha allaah
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 29 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 94 МЛН
SIDEEN ISKU BARANAY ANIGA IYO ZAKI (barti one 1)
18:08
LUUL&ZAKI
Рет қаралды 5 М.
HOW WE MET!
14:24
Ayan Iman
Рет қаралды 18 М.
Faraax Murtile testing our Somali | Embarrassing but hilarious!
19:43
REERKIISI ODHAN AYUU XASUUQAY
13:04
AJ & Fadna
Рет қаралды 45 М.
How I Met My Wife (our story)
17:40
Yusuf Truth
Рет қаралды 1,5 МЛН
Where are we from? || The ethnicity tag
7:21
AJ & Fadna
Рет қаралды 157 М.
Side ayaa isku baranay ani Iyo Hayaati ? 😍
13:58
Zhacro Cazka
Рет қаралды 263 М.
Husband Tag | Marrying a Convert | How We Met
28:23
awiista
Рет қаралды 70 М.