MashalaAh ilahay ha idiin xiftiiyo Aamiin Aamiin Aamiin ❤
@hindaahmed48613 ай бұрын
سبحان مغير الاحوال الله اكبر
@Inasuldan12353 ай бұрын
Alla shiikh abu bakar xoosh dar ilaahay ayaan u jeclahay qaabka uu wax u soo gudbiyo oo diinta noogaga faa’iideeyo mnsha Allah 2015 anoo yar baan wlhy jeclaa muxaadarooyinkiisa ilaahay cimriga ha u dheereeyo aamiin Ilaahay ha idin xafido dhamaantiin aamiin
@Deeka-jm1oi3 ай бұрын
Amiin ya rabi
@mariyafarax91013 ай бұрын
Aamiin Aamiin ya Rpi nag Qapal insh Allah walahay Reer Falastiin Cadwoga ka qabo odhibta ka dulqad OCAWI Nasri deg si Aamiin Aamiin ya Rpi nag Qapal Yuhuud dhulka la jar qalbiga ka jabi insh Allah 🤲
@hudaabdullah34473 ай бұрын
Anigoo Arkin shekha Ayaan qisoyinkiisa dhageeysani jiray Alle haxifdiyo Isaga iyo shekh Abu bakar iyo qof kastoo Amiin dhaha
@daadirelmi14083 ай бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲
@lulxirsi67872 ай бұрын
اللهم ءامين 🥰🥰🥰🥰
@lulxirsi67872 ай бұрын
Mashallah Allaha barakeeyo labo Sh Abuu bakar yaal❤️❤️❤️❤️