🔴 Live :: Sida ugu fudud lagu xifdiyo Qur'aanka?? :: Abubakar Mohammed

  Рет қаралды 37,529

Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

6 жыл бұрын

Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
kzfaq.info...
Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo _______________________________________________________
Follow me on social Media.
Facebook: brotherAbubakar
Instagram: abubakar_mohamed
twitter: BrotherAbubakar
Snapchat: Abubakarfstv
MAHADSANID

Пікірлер: 398
@sagalahmett6599
@sagalahmett6599 5 жыл бұрын
ilhayow jidka tosan natus qurankana nofududee amin yarab💔💔💜
@ahmedakhyar5889
@ahmedakhyar5889 5 жыл бұрын
If iyo akhiro inuu i anfaco waayo wx la aqriyo kalamka alle ayaa ugu wanagsan alle ha no fududeeyo ajar iyo xasanad alle haka siiyo
@naciimamohammed8677
@naciimamohammed8677 6 жыл бұрын
Inaan ku daydo nabigena mohamed scw
@jamilaciise5441
@jamilaciise5441 4 жыл бұрын
qur'aanka waxaan u xifdina 1.alle in aan uku dhawaado 2.sunada nabiga in aan ku dayado 3.aqiro in qur'aanka ishafeco qado 4.dadka in aan baro qur'anka 5.janada mesha ugu sareyso in aan tago 6.walidkeyka aqiro u shafeco qaado 7.owladeyda mustaqbalka si ey iku daydaan 8.in aan ku camal falo insha allah rajadeydu waa Guul
@sucaadsiman3619
@sucaadsiman3619 6 жыл бұрын
اللهم اجعلنا من اهل القرآن الذىنهم أهله وخاصة
@mohamedidiris7581
@mohamedidiris7581 6 жыл бұрын
Mncha allaah farxadada markaan arko walal farxad aya Igelisa fara badan jazakallaah akhii
@maryanyussuf4825
@maryanyussuf4825 6 жыл бұрын
Masha Allah
@qaasinmuuse4316
@qaasinmuuse4316 6 жыл бұрын
Masha Allah Allow nofuduude quraan ka iyo diinta
@dahraanadde3165
@dahraanadde3165 6 жыл бұрын
والله انا الان في مرحلة حفظ القران .واكثر شئ تعلمت فيه هو التكرار ..كلما كثر تكرارك كلما اتقن حفظك . واستفدت كثيرا منك .جزاك الله خيرا
@alimuse3706
@alimuse3706 5 жыл бұрын
Masha allah abubakar Muhammed ilahayo aku xiifdiiyo
@queenmoon6999
@queenmoon6999 6 жыл бұрын
واضح ماشاءالله وبارك فيك اسال الله العظيم رب العرش أن يجعل القرآن العظيم شفيا لنا يوم القيامة وأن يجعل حجةًلنا لا علينا جزاك الله خير وجعل ميزان حسناتك(أم عبدالعزيز )
@jamiilocdy900
@jamiilocdy900 6 жыл бұрын
Ani waan jecelahy in xifdiyo quraanka
@ardomoalim4233
@ardomoalim4233 6 жыл бұрын
Jamiilo Cdy
@seinabbintismaciilismail3576
@seinabbintismaciilismail3576 5 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah alle haku xafido
@user-uj3qm5vx9k
@user-uj3qm5vx9k 6 жыл бұрын
ماشاء الله ماشاءالله جزك الله خيرا الله
@ifraahbintuapdalla1437
@ifraahbintuapdalla1437 4 жыл бұрын
Abuubakr wlhi wan is ka jeclhy ilaahey dartiisa adiga iyo cumar faaruuq alha idin xifdiyo
@xaliimoali1962
@xaliimoali1962 6 жыл бұрын
Waxan uxif dinayaa 1 inaan aduun iyo aakhiro kuliibano 2 akhiro inoo ishafeeco qaado 3 alle kalaamkiisa jeceel aan jeclhy awgeed
@sahalsuldaan7095
@sahalsuldaan7095 5 жыл бұрын
Waxwalba Aad jeceshahay waad hili INSHA ALLH
@shamsacadey7155
@shamsacadey7155 5 жыл бұрын
MashaAllaaaaah abuubakar illaaahey dartiiis baaan u xifdinayaaa aduunyo iyo aaqiro inay shafeeco ii noqoto waa inaana ku dhaqmaa quraanka in sha Allaaaah illaaaahey ha inoo wada fududeeeeyo
@nusracayuuninusracayuuni1172
@nusracayuuninusracayuuni1172 5 жыл бұрын
Shamsa Cadey masha allaah abubakar mohamed wahaw buskud aya jeceshahy masha allaah abubakar xafdullah jazakumu llah walal
@nuuraali6022
@nuuraali6022 6 жыл бұрын
Masha Allah jasakallah khayr sheikh Abubakar mohamed illahay ha ku xifdiyo
@haajarailmiahmed9712
@haajarailmiahmed9712 6 жыл бұрын
Waa sax qofk marku hadafk okado ayu ufududane tusale soda can had a ujeclahay ina akjoogo abubakar mxaa yelay wanaga kabaxayo afkiisa iyo cilmigab uka bart
@fiyofarid6625
@fiyofarid6625 6 жыл бұрын
Masha Allah sh Abubakar iLove
@aminaabdi8346
@aminaabdi8346 6 жыл бұрын
Man sha allaah ilaahay haku xifdiyo
@Rahmaa649
@Rahmaa649 6 жыл бұрын
Masha Allah sual qalbikeyga ka guxeysy ayad ka hadleysaa sheikh abubakar allah ku barakeyo Adun iyo akhiro
@umeymahussein8033
@umeymahussein8033 4 жыл бұрын
Manshallah Sh Abubakar Barakallahu akhii al aziz wd ku mhdsntahy talada aad nasiise 💞💞💞
@amiinabdullahi8413
@amiinabdullahi8413 6 жыл бұрын
May Allah bless you
@IbrahimAli-oc6ho
@IbrahimAli-oc6ho 6 жыл бұрын
Waxaan u xifdiyaa inaan nabigeena iyo ilahay jeclaado
@najmamurjan6555
@najmamurjan6555 6 жыл бұрын
Sheikh abubakar waad mahad santahy sababta waaxan uxifdiya quranka waa saxibka dhabtah adunyo iyo akhero waxan uxifdiya si aan akhero daraja weyn si aan uhelo
@khadramaxamed8457
@khadramaxamed8457 6 жыл бұрын
masha allah tabarakallah sheikh Abubakar Alle haku xiifdiiyo wlhi waxa tahay walal An Alle dartiisa ku jeclahay kugumanu baran qabiil kugumanuu baran wax kale lakin waxanu kugu baranaay waa diinta Alle ee ad uu Adeegto waaxa tahay walal An Alle dartiisa uu jeclahay❤❤❤
@khadramaxamed8457
@khadramaxamed8457 6 жыл бұрын
Aaamiiin jazakallahu khayr Adiine Alle haku xifdiiyo walal
@zaynabshekhxusencalixusen5453
@zaynabshekhxusencalixusen5453 4 жыл бұрын
Maashaa allaah allow kudhowr
@sadiamohamudmohamed5174
@sadiamohamudmohamed5174 6 жыл бұрын
Kaftanka ayaa ku dheereysaa
@cadarfarax378
@cadarfarax378 5 жыл бұрын
Asc waxa ubaranaa inaan ilaheey helikiisa qaaska ah noqodo gabadheeda ayaa sas uguraacsan sumaya cadeey iigu soo duceeya in ilheey quraanka ufududeey malita qiyaamane walid taash loo xiraayo noqdo aaamiin yaa rabi
@jamiilocdy900
@jamiilocdy900 6 жыл бұрын
Maansh allah jazaakaalah kheyr akhii fi laah
@asiaqaali601
@asiaqaali601 6 жыл бұрын
masha allah ilahow kudhawar oo ku xifti wllky qaaliyaw Abubakar mahamed
@aishaomer8819
@aishaomer8819 6 жыл бұрын
Masha.allaaah Allaah haku jeclaado Akhii aad ayaa ku jecelnahay
@mehekbintuhaji5572
@mehekbintuhaji5572 6 жыл бұрын
Masha allah jazakallhu kheyr Ya akhi ilahay dartiisa ayan ku jacelahy allow ku barakey
@Amiina_Mohammed
@Amiina_Mohammed 5 жыл бұрын
Ilaahay ha ku dhowro❤
@dheemankeenyo6537
@dheemankeenyo6537 5 жыл бұрын
Alle dartiis ayaan kuujeclhy
@anzalanzalina4263
@anzalanzalina4263 6 жыл бұрын
Marka hore allah marki oo na abuuray ayu alle ino so dajiyay kutub midkaso ku qoran wax walbo oo nagu sabsan iyo wadadii an raaci laheyn waxa na ku qoran tilaabo walba oo an qadeyno waana wadadi allah an u marin lahayn
@abdistar6243
@abdistar6243 6 жыл бұрын
Akhi aniga 10 juz ayan hada xifdiyay waxaa idiman 20juz,jamacadne wan digtaa waxana rabaa inan 2018 gudaheda kamilo Quranka dan in shaa Allah marka sedee igu fudud hada
@yaasiinyasta4484
@yaasiinyasta4484 5 жыл бұрын
Yk
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 5 жыл бұрын
Guulayso Hadda soomaadan xifdin Wll
@l.a.r2579
@l.a.r2579 5 жыл бұрын
Abdi Star MASHA ALLAH ABDI STAR 10 JUZ IS BETTER THAN ME ONLY 13 SURA U R ALHAMDULILLAH KEEP ON DOING YOUR BEST LOVE U FOR ISLAM BRO.
@l.a.r2579
@l.a.r2579 5 жыл бұрын
Abdi Star MASHA ALLAH 10 JUS IS SO FINE BRO ME I KNOW 13 SURAD KEEP ON DOIND U R SO FINE BRO
@apdirahmanahmeth2801
@apdirahmanahmeth2801 5 жыл бұрын
maalintii igu horaysay ee aan ku arko adoo kaftamayaa hhhh ilahay haku dhawr sheekh
@zahrasheikh46
@zahrasheikh46 5 жыл бұрын
Mash alh tabaa raka laah xafida hulaah shek abubakar waxn ubaranaya quranka ale darti iyo inu akhiro ii shafeca qado adonka rabe u iku xafido insh
@hanifuaad4478
@hanifuaad4478 5 жыл бұрын
Masha Allah jazakalaah akhi
@xigmadanolosha7870
@xigmadanolosha7870 6 жыл бұрын
Masha allah Allaha ku xifdiyo walal, waad iga qoslisay wallhi basto sida lokariyo makasaayi ani haha
@alquranisthewayoflife8664
@alquranisthewayoflife8664 6 жыл бұрын
mauduuca aan rabno waa siduu nabigu swc uwayso qaadan jiray ilaahay ha ku xafido walaal
@meymuunali9324
@meymuunali9324 6 жыл бұрын
Maasha Allaah sheikh Aba bakar
@adnahaji7907
@adnahaji7907 4 жыл бұрын
Asc
@ifraxkabayare6150
@ifraxkabayare6150 5 жыл бұрын
Daar alle ayaan ku jacelhay
@asturansal2676
@asturansal2676 4 жыл бұрын
Mansha alh jasakalahu khar abubakar alah haku xiftiyo adun iyo aqarabah danbigaga iyo danbiga walidka allh hanafo walkay 💗❤💗💗❤💗💗❤💗💗❤💗❤
@juujuuillaha7951
@juujuuillaha7951 6 жыл бұрын
Masha Allah allaha haku xafido
@ubaxrisaas7402
@ubaxrisaas7402 6 жыл бұрын
Masha Allah abubakar wll Allah dartid ayan ku jeclahay Allah hakuxifdiyo
@yasiinhassan3968
@yasiinhassan3968 5 жыл бұрын
Sheikhooow I❤U WlaHi pulaaHi
@awgaabguugaab9995
@awgaabguugaab9995 5 жыл бұрын
Masha allah shikh abubakar alle hakuxifdiyo walahi runtii wxa kujeclahy ilahy dartis
@iskufilanqablan1566
@iskufilanqablan1566 6 жыл бұрын
Manshalla Allah hakuxidiyo
@queensabrina4495
@queensabrina4495 6 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo sheik abubakar
@mariamahusein9679
@mariamahusein9679 5 жыл бұрын
Mashlaaah Allaha Ku barekeeyo sheekhanaa abuubakar . Hadaan ka jawaabo su aasha ah maxaan u xifdinayaa quraanka hadafka aan kaleeyahay Waa maxay? Hadafkayga igu wayn Waa inaan barto oo adeeqo ilaahay iyo inaan dhagaysto sheegada macaan ee quraanku kahadlayo kuna dhaqmo Wuxuu ifarayo kaharo wixii xumaana raacana wixii samaana . Mahadsnid shiikow
@user-ot2wi6le8l
@user-ot2wi6le8l 6 жыл бұрын
جزاك لله خيرا اخي في الله
@laylamaxames8157
@laylamaxames8157 6 жыл бұрын
Allah ah ka abal mariyo qeerka aad nala jecshahay jazaakallaahu kheyr
@aishaalihaaji744
@aishaalihaaji744 4 жыл бұрын
Asc
@saaraadan9991
@saaraadan9991 5 жыл бұрын
اسلام عليكم ورحمه الله وبركة أخي الكريم الله يرضى عليك بارك الله فيك
@roodocade7057
@roodocade7057 5 жыл бұрын
Thanks marwaliba waaat kumahat santahaye sida at nuugu dadaleysey dibigeyna alaha dhaafo
@apdikhadar612
@apdikhadar612 5 жыл бұрын
Waad mahadsantahay
@saidsaidhassan7854
@saidsaidhassan7854 4 жыл бұрын
Mansha allah marka aan arko qosolkaada aniga wan. Iska farxaa
@riyaaqdiiriye7699
@riyaaqdiiriye7699 6 жыл бұрын
Mahadsanid wll abubakar
@abdirisakmowlid2662
@abdirisakmowlid2662 6 жыл бұрын
الحب الله ورسوله
@iqracadeeyiqracadeey2401
@iqracadeeyiqracadeey2401 5 жыл бұрын
Abuu bakar mahad sanid wan kahelay wacdigaaga su alahada adi iyo umar masha allaah ilahey hani xifdiyo a asc
@queensabrina4495
@queensabrina4495 6 жыл бұрын
Quraanka waxaan u xifdinaya .in allah subxana watacaala raali galiyo .in nabiga scw ku dayashadiisa .in quraanku aakhiro ii shafeeco qaado .in nolosha dhan aan ka barto . In aaqiro uu quraanka na xasuusiyo Iyo waxyabo aan soo koobi karin
@sacdiyahussen4987
@sacdiyahussen4987 6 жыл бұрын
Ma shaa allaah allaah hakuu barakeeyo cimrigaga
@leavemealone7871
@leavemealone7871 6 жыл бұрын
Hadaan lajoogilahayn shiekhan waxa nagu dhicilahaa Casho macan ayan la cuni lahayn wanu jecelnahay Allah ha xifdiye
@nimcoabdirhaman1954
@nimcoabdirhaman1954 6 жыл бұрын
Wlhi illahay dartiis ayaan kuu jeclahay
@mohamedbarre3423
@mohamedbarre3423 6 жыл бұрын
Masha Allah yaxfidakalaha sh abubakar
@user-zz9jd1ek9b
@user-zz9jd1ek9b 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي الغالي ربي يحفظك ياريت لو تكثر لنا دائما نستفيد منك أشياء كثيرة نستنا الحلقة الي بعدو ان شاءالله بارك الله فيك وجزاك الله خيرا
@nimcoabdirhaman1954
@nimcoabdirhaman1954 6 жыл бұрын
Masha allah abubakar allaha ku xiftiyo
@AniisaAbdiomar
@AniisaAbdiomar 6 жыл бұрын
ShukraN Abubakar Mohammed allah no fududeyo adNa allah ajar ka siiyo ✋✋
@hibakpiatres462
@hibakpiatres462 6 жыл бұрын
مشاالله الله يحفطك اخي قلي ابوبكر محمد
@amiinabdullahi8413
@amiinabdullahi8413 6 жыл бұрын
Ma sha Allah
@maryamkhalif8064
@maryamkhalif8064 5 жыл бұрын
masha llah abubaker allaha nokaa xiftiyo
@dhahira4859
@dhahira4859 6 жыл бұрын
masha Allah jasa kalah kheer
@sacdiaabdilahi2331
@sacdiaabdilahi2331 6 жыл бұрын
Masha allaah walkayi ale hakuu xafido aduuna iyo akhiiraba ale darti ayan kuu jeecelahay
@cayshacabdiraxmaan6792
@cayshacabdiraxmaan6792 2 жыл бұрын
Masha alah masha alah alaha ku xafido sheekh abuubakar
@hanadali9173
@hanadali9173 6 жыл бұрын
masha alaah sheekh abubakar ale haku xafdiyo
@zeitunali6146
@zeitunali6146 6 жыл бұрын
Masha'Allah Jazaka'Allahu kheyr akhii fillahi.. Allow noo fudhudhey InshaAllah
@abdirahmanhussein3491
@abdirahmanhussein3491 6 жыл бұрын
Jazakallah illow caawi adoon iyo aaqri
@asmaabdiraxman3131
@asmaabdiraxman3131 3 жыл бұрын
Axibak filaah abuubakar
@cadekacade9100
@cadekacade9100 5 жыл бұрын
alle dartiis
@user-jv6oi4bh4h
@user-jv6oi4bh4h 4 жыл бұрын
ماشاء ألله بارك الله فيك وجزاك ربي جنة فردوس أعلى يا أرحم الراحمين
@faadumomaxamed7489
@faadumomaxamed7489 5 жыл бұрын
Jazakallah kheyran
@sucaadsiman3619
@sucaadsiman3619 6 жыл бұрын
walalayaal qufkiina yaqan guruub subac ah ha ii soo sheego blz
@xasangabaxoow5839
@xasangabaxoow5839 6 жыл бұрын
Sucaad Siman hadaa ubaahan thy wan ku caawin karaa xbbti
@sucaadsiman3619
@sucaadsiman3619 6 жыл бұрын
+xasan gabaxoow waxagee wll
@sowdaabdalla9798
@sowdaabdalla9798 5 жыл бұрын
@@xasangabaxoow5839 anigana waan rabi laha hadli la helayo
@sumyaabdi4253
@sumyaabdi4253 6 жыл бұрын
ماشاء الله نبارك الله يااخي الله يحفظك ويرصاك جزاك الله الف خير
@sulubadan1672
@sulubadan1672 6 жыл бұрын
Alle hagu xifdiyo
@futumabashir7724
@futumabashir7724 4 жыл бұрын
Wn ku jeclahay wlh illahay hakuxif diyo
@duniyacabdullhiduniyacabdu4400
@duniyacabdullhiduniyacabdu4400 6 жыл бұрын
Msha Allah sheikh Abubakar
@diamondboy2543
@diamondboy2543 6 жыл бұрын
Jazakallah qeyr
@khadraayan8731
@khadraayan8731 5 жыл бұрын
Masha alh ilhay hakuba rakeyo wallo Qali
@laylamaxames8157
@laylamaxames8157 6 жыл бұрын
jazaakallaahu kheyr sheikh abuabakar ilahay dartiis ayan ku jeclahay wlhi
@abdirahmanaden5046
@abdirahmanaden5046 6 жыл бұрын
asc setahay wll abubakar jacelkallah masha 😍😍😍💝💝 xaawo adbiraman
@najmamurjan6555
@najmamurjan6555 6 жыл бұрын
Inshaalllaaah inshaalllaaah ya quranka ila xifdina 20 18 Next April hada waxan xifdisanahay 15 juz qaala alam aqul ila suura al naas
@kartikazad5012
@kartikazad5012 6 жыл бұрын
Ani wll lakin dariqeee u marayna clshan halkee ka baranayna
@sabirfadhli3721
@sabirfadhli3721 6 жыл бұрын
Najma murjan MashaAllah ukhti Allah haku fududeyo....Side lagula xifdina hh
@najmamurjan6555
@najmamurjan6555 6 жыл бұрын
abdulahi ahmed aniga marka hore waad ina dhahin adeeg waye quranka malinti waxad hifdine xisib marka hifdiso haweenki waqtiga salatul leylka aya aqrine saaid quranka aqrintisa bade sida fatihada oo kale hda inta kale sheikh abubakar kala soco wan dalay
@sabirfadhli3721
@sabirfadhli3721 6 жыл бұрын
Najma murjan MashaAllah احسن الله اليكي
@mumtazabdi8647
@mumtazabdi8647 6 жыл бұрын
Jizaakallah khayr
@tijaabofanproj1221
@tijaabofanproj1221 5 жыл бұрын
Abubokor jazakalah kheir wll
@xalimomaxamed8737
@xalimomaxamed8737 6 жыл бұрын
shugrn shek alle haku xafdiyo
@barfeesarxaaji8486
@barfeesarxaaji8486 6 жыл бұрын
Al quraanu huwa kalaamu laahi
@amiinabdullahi8413
@amiinabdullahi8413 6 жыл бұрын
Waaxifdiyay
@leavemealone7871
@leavemealone7871 6 жыл бұрын
Sheikh abubakar meeqa sanaa jirtaa, Allah haku xifdiyo
@najmi4100
@najmi4100 6 жыл бұрын
happy boy 25 mu garin allaha xifdiyo
@leavemealone7871
@leavemealone7871 6 жыл бұрын
Muhubtaa wa sheikh yar oo karti badan o quruxbadan
@sacdiyoxashifarax1596
@sacdiyoxashifarax1596 5 жыл бұрын
بارك الله لك شيخ ابوبكر
@anzalqali1535
@anzalqali1535 6 жыл бұрын
Mashaalah jazakaalahu qayr
@samiyasamiyanasir2373
@samiyasamiyanasir2373 6 жыл бұрын
Mazha alh zheekh ilhy jazaakalaah
@somalibaanahay3050
@somalibaanahay3050 6 жыл бұрын
masha allah allah haku barakeeeyo sheikhuna
Live :: Kaalay ila Farax :: Abubakar Mohammed Wehel
56:51
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 19 М.
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 64 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 501 М.
Sideen ugu raaxeystaa  Salaadda?  ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
36:52
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 78 М.
CODKA UBAX - Damiirka Anaa Iska Leh
1:08:06
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 135 М.
Hooyo Macaan v20
18:32
Abba Libaha
Рет қаралды 16 М.
MEELAHA BANAAN BUUXI GAME ADAG MASKAX U BAAHAN hhhh
13:40
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 75 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Live Alle ayaa kuu wacay : Abubakar Mohammed
58:22
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 9 М.
Arabic Conversation: Hummam about his journey (Advanced)
1:16:05
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 85 М.
Sababta 0 followback Instagram Abubakar? :: Wareysi Omar & Abubakar
7:01
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 22 М.
🛑 Live :: Alle wuxuu kuu abuuray Farxad :: Abubakar Mohammed
22:21
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 16 М.
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН