Barnaamijkan waxaan ku eegi doonaa bartamaha London iyo guriga caanka ah ee Bush House oo ahaa goob waqti aad u dheer laga soo tebin jiray idaacada caanka ah ee BBC Somali
Пікірлер: 3
@vanbarrow6044 жыл бұрын
Masha allh sola nin aan aad u taageero sxp waxan waa waxa klaiya aan xiiseyno keep going