No video

luul jeilaani hurdi waaye hergel waaye

  Рет қаралды 754,639

omamohamed

omamohamed

13 жыл бұрын

Пікірлер: 107
@akleemasalah6691
@akleemasalah6691 8 жыл бұрын
hindoooooooooooooooooy habarteey hawadoo furan maa i habaatayee hoor kacey waayo iyo waxi haabooneed halki an haweste Waa ula hadene hurdi waayee hergal waayee ihaleeyee ....... hunkiisa anwaaa uhoobteee kama hereeee hiilka maanyadoo halgamaayo miya la horjoogsadaa anaa waa huba ina hamigeeyga helayee haab irahda aan heshiina waye hamoon keey kama Heere
@Blues26
@Blues26 7 жыл бұрын
Akleema Salah ❤️
@Mohammed-xs1fc
@Mohammed-xs1fc 6 жыл бұрын
Akleema Salah anigu ma hilmaamikaro waxay igu reebtey heestan luuleey
@abdisalaansiidowqaasim4094
@abdisalaansiidowqaasim4094 5 жыл бұрын
👈
@abdallamohammed5979
@abdallamohammed5979 5 жыл бұрын
Wow thnks
@abuukeyaxmed1859
@abuukeyaxmed1859 3 жыл бұрын
masha Allah
@cumarcaliraafi7353
@cumarcaliraafi7353 2 жыл бұрын
Hindooy habartee🥰👌❤, best song. Aad bay ii taabaneysaa Heestaan
@mooseemilano322
@mooseemilano322 4 жыл бұрын
Ax ax heestaan markaan maqlo jiririco igu istaagta ax mana luul reer banaadir waxaa u tahay Qof ey ku faanaan masha allaah
@mohameddeeqiyoow9492
@mohameddeeqiyoow9492 5 жыл бұрын
Hirka maanyadoo halgamaayo miyaa la horjoogsadaac❤️2019/9/6 Friday 1:50pm 😭
@sosmansal
@sosmansal 6 жыл бұрын
It's too meaningful words in this top track whom written its words too by my late auntie Bibi Abkow macalin Rest in peace forever
@issemohamud48
@issemohamud48 Жыл бұрын
RIP AUNTIE
@abdulkadirsalaad2091
@abdulkadirsalaad2091 Жыл бұрын
It was the 1987 /8 markaan cajal nastro Walkie suunka ku xirto ee sameecad dhegaha gashto magaalada Shabelle ilaa Wardhiigleey socod ku maro.
@hindisiid6042
@hindisiid6042 Жыл бұрын
2
@Baggio1000
@Baggio1000 7 ай бұрын
@@abdulkadirsalaad2091i was born 1987 cimri dheer iyo cafimaad my brother
@AxmedMaxamed-mf9id
@AxmedMaxamed-mf9id 3 ай бұрын
​@@hindisiid60422:44
@Baggio1000
@Baggio1000 7 ай бұрын
Hurdi waaaaayeeeeeeeeeeeee hergel waaaaaayeeeeeeeeeeeeeee i haleeeyeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@d-y-a5208
@d-y-a5208 7 жыл бұрын
wax kle wye hestaan my favorite song 😍
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 Жыл бұрын
احسنت يا نجومه بنادري لول جيلان ربنا يبارك فيك خير الله يحفظك من كل شر يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴
@mohamedmaclin3687
@mohamedmaclin3687 8 жыл бұрын
waa wax weyn ninki fahmaayo
@hhmk1240
@hhmk1240 2 жыл бұрын
parni ax.ax.Mamo.macanto.Allaha.Ku.xifdiyo.❤❤ 🤔😥
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
maamo luul jeylani tiirka heesaha banaadiga ee waayo waayo, allaha noodayo
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 9 жыл бұрын
hurdi waayee hergal waayee ihaleeyee hunkiisa anwaaa ubuubteee kama hereeee waaaaaaaaaaaaaaaaaw waleeeeee kama hero inshaAllah luuulka
@s.n7801
@s.n7801 5 жыл бұрын
أطلق فنانه شفتها في حياتي لول جيلاني ما شاء الله 😍❤❤.
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 2 жыл бұрын
صوتها خرافي
@suadsafi8940
@suadsafi8940 11 жыл бұрын
hiilka maanyadoo hangamaaayo maa la horjoogsadaa what a hees luul jeelani
@issemohamud48
@issemohamud48 Жыл бұрын
hirka maanyada ( hirka badda)
@mohamedaxmed4541
@mohamedaxmed4541 8 жыл бұрын
Luul jeylani mama qiima badan waye hurdi wayee hergal wayee i haleye hunkisa anwa u hobte kama heree
@qasdiid8488
@qasdiid8488 4 жыл бұрын
Ana waa hubaa inaa hamigega hilaayee hab iraah aan hishiini waa ish calaa
@cabdulqaadirxaaji6843
@cabdulqaadirxaaji6843 3 жыл бұрын
Maama luul jeylaani cimraaga allah dhereyo heesahaagi waxey u sabnodeen naaga badan in aan ku guursado
@noorculusowmahmud2797
@noorculusowmahmud2797 4 жыл бұрын
Somali music enjoy peace for ever
@yusufal-kathiri3693
@yusufal-kathiri3693 Жыл бұрын
Reer banaadir music ❤
@eyniabdi4670
@eyniabdi4670 6 жыл бұрын
Ax yaa hes mamo lul jeylani marna ayeyadeda inta hes an dhagesto WA hesta ugu jclhy😍😍😍
@sosmansal
@sosmansal 6 жыл бұрын
eyni abdi u always be such tasteful woman dear Eyni Abdi
@hassanomar8064
@hassanomar8064 8 жыл бұрын
woow caadi ma aha luuul jeylaa cali.
@abdulumar1844
@abdulumar1844 5 жыл бұрын
Luul cajiib adaa kule
@abdulumar1844
@abdulumar1844 5 жыл бұрын
Daan adgoo kale masoo maraay Somalia
@mohamedjama9181
@mohamedjama9181 8 ай бұрын
20/11/2023 ayan dhegeysanaya
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 жыл бұрын
One love luul jaylaani
@xaliye1902
@xaliye1902 4 жыл бұрын
Luul jeylaani great mama ❤️
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 жыл бұрын
always I,m here runtii heestan love ku ahay guys
@yalehtelka2645
@yalehtelka2645 9 жыл бұрын
maamo luul huurdi waye heer gali way
@user-eu5tw6bp4b
@user-eu5tw6bp4b 8 ай бұрын
Alla yaacizak hees
@kkssakksaa-bx5qz
@kkssakksaa-bx5qz Жыл бұрын
Iid mubaarak soomaali
@user-lw2xi2tc1o
@user-lw2xi2tc1o Ай бұрын
Xusuusti wagaan dhalinyada ahaa wajaceelka iguhoreyay
@maanobiibi4369
@maanobiibi4369 3 ай бұрын
Yaa salaam
@monalisaRR
@monalisaRR 8 ай бұрын
🔥🔥🔥🔥💯👌🏽
@taamer1
@taamer1 5 жыл бұрын
aaaaah xamareey🤧 xamariyashena aawiy , ajanabi aa ku noqoni xamarcadeey , Kii na dhaho carab iyo kii na dhaho adoon iyo jareer....aaah🤧 xamareey 🤧
@Makaran_Yuumbi
@Makaran_Yuumbi 5 жыл бұрын
Aduunkaa saas iska naqdi maxa la sameeyaahee anaga qori ma qaadano!
@jaabirali4207
@jaabirali4207 4 жыл бұрын
sory whli dad wax magarato ayaa dadkii caaqiliinta ahaa sidaan u galay sory sory whli ... beezaani dhan waa qaxeen ..... dad aan damiir laheyn ayaa ka dameeyay 😭😭😭😭😭😭
@issemohamud48
@issemohamud48 Жыл бұрын
see yeeleenaa yaab waaye
@yusufal-kathiri3693
@yusufal-kathiri3693 6 жыл бұрын
❤️️❤️️ reer xamar
@nassermuse9694
@nassermuse9694 3 жыл бұрын
HMI
@siingesiinge2380
@siingesiinge2380 5 жыл бұрын
Eshqiyaasag wooow wadareen dhab ah inaba caadi
@abubakaribraahim3134
@abubakaribraahim3134 3 жыл бұрын
Axmed sharif Kolar luul
@wadajirtravels3546
@wadajirtravels3546 3 жыл бұрын
CAJAA IB MINAL CAJIIB.........DAD WAA DADKII HORE FANA WAA FANKII HORE .............. HEESTAAN MALAHELAA AYADOO QORAAL AH
@riccardozanella8647
@riccardozanella8647 8 жыл бұрын
I xaasuusata deeris aayan e heen
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 3 жыл бұрын
Sax
@rihanilyaas293
@rihanilyaas293 8 жыл бұрын
axsaan cod waaloo dhashaa ee iska hees mahaan caadi iska dhiga reeer il giir
@zainabadam4509
@zainabadam4509 8 жыл бұрын
wow she is really talented mashallah
@MohamedIbrahim-ol2sp
@MohamedIbrahim-ol2sp 2 жыл бұрын
Our mothers used sing amesage songs,en also was part of education young generation b4 ,,bt the world 🌎 we r naw I think we just Thea for bodicaly en waiting the process of death,,bcz our nice, honestly,frankly socialnes wear r they,, definitely they have gone,,dats y we r on another earth,,, no friends trustworthy everybody divide in to tribes, May Allah help us en renew back our past,, bes
@masruuryuusuf1263
@masruuryuusuf1263 5 жыл бұрын
Hestan caadi ma ahan
@nassermuse9694
@nassermuse9694 3 жыл бұрын
Hamigeeyga helaaye3
@kowsar39
@kowsar39 5 жыл бұрын
💯💯💯💯😍😍💯💯💯
@jaabirali4207
@jaabirali4207 4 жыл бұрын
woooow mamma luula esh calaa hees ... heesahaan cml marka dhagayso nabad ayaaan dareemaa ... lkn dhaanto marka dhagaysanaayo dagaal iyo tuug aan dareemaa
@abdinur8667
@abdinur8667 4 жыл бұрын
You too patronising other cultures. Dhadka dhaantada cayaara ayaa Somalia leh. Xeer xamar ma laha jinci. You are not place but u are human . U get little brain like mice
@hassankafio1262
@hassankafio1262 4 жыл бұрын
Wllhi wan qoslay 😅🤣
@ahmedcabaas4786
@ahmedcabaas4786 3 жыл бұрын
Kkkkkkk wlahi wan qoslay
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Hiindooy old Xamari word wich means hooyo😎
@najiibgaarane9489
@najiibgaarane9489 2 жыл бұрын
Nin weyn fahmo heestan dee
@mohammedalimohamed7264
@mohammedalimohamed7264 8 жыл бұрын
sani runtii angaba wan kahelay cotka mama luul jelani
@aminahassanmsufi3281
@aminahassanmsufi3281 4 жыл бұрын
Mama Luul jeylaani 💋💋
@zahraali-lp2ds
@zahraali-lp2ds 3 жыл бұрын
caadi mahan😍❤
@nassermuse9694
@nassermuse9694 3 жыл бұрын
Hawada oo FURAN U duCey Say-yeah
@nassermuse9694
@nassermuse9694 3 жыл бұрын
YeaH
@libaanmohamed4956
@libaanmohamed4956 9 жыл бұрын
LUUL JEYLAANI LIBAAN MOHAMED IBRAHIM HASAN HUISIYN
@nassermuse9694
@nassermuse9694 3 жыл бұрын
HiinDo'
@mohammedalimohamed7264
@mohammedalimohamed7264 8 жыл бұрын
mama inaba Cadi maha cotkaga ma u maleenayo quf adigoo kale in noso baxayo
@user-ou4ue4gt4h
@user-ou4ue4gt4h 6 ай бұрын
yees
@sihamh3196
@sihamh3196 9 жыл бұрын
hindoooooooooooooooooo habarteey hawadoo furan maa i habaatayee jaceel dartiis miiiiiiiiiiiiiiii cisaaaaaaaaaaaaaaak luul
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 2 жыл бұрын
Hirka maanyadoo halgamaa Miyaa lahor joogsadaaa
@abdidahiradandirie17
@abdidahiradandirie17 9 ай бұрын
Maya mama hindadaa wey.kuu ducayaday anas hubo
@abdisalaansiidowqaasim4094
@abdisalaansiidowqaasim4094 5 жыл бұрын
Luul jeylaani cod baad heysaa
@jayj110182
@jayj110182 5 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@nassermuse9694
@nassermuse9694 3 жыл бұрын
HerTee
@mxirsixoosh3325
@mxirsixoosh3325 11 жыл бұрын
looooooooooool caadi ma ahn
@aminashariff7198
@aminashariff7198 7 жыл бұрын
llll
@abdifatahabdi4108
@abdifatahabdi4108 7 жыл бұрын
waaaw
@shamimkassam5301
@shamimkassam5301 7 жыл бұрын
Mashaalah
@maxamedmohaa3239
@maxamedmohaa3239 7 жыл бұрын
Shamim Kassam
@sucaadsaid6370
@sucaadsaid6370 2 жыл бұрын
Mama luul jeylalini ❤️💋❤️💋❤️💋
@nassermuse9694
@nassermuse9694 3 жыл бұрын
HiinDooY...
@AadanAweys-gf6lf
@AadanAweys-gf6lf 6 ай бұрын
😢😂😂AFAIK
@nassermuse9694
@nassermuse9694 3 жыл бұрын
C=3
@lanjyre5915
@lanjyre5915 3 жыл бұрын
Beene yaaqe maama luul jeylaani xasan bilaal
@nassermuse9694
@nassermuse9694 3 жыл бұрын
QamaayaDooD
@nassermuse9694
@nassermuse9694 3 жыл бұрын
Ha BooN eH
@nassermuse9694
@nassermuse9694 3 жыл бұрын
FiliN
@DaadaChannelOfficial
@DaadaChannelOfficial 5 жыл бұрын
subscribe ii saar page keyga
@mohosman4089
@mohosman4089 6 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/hddkbL2AmJmUomQ.html Maamo Luul Jeylaani. Hindooy habarteeydeey, hawadoo furan maadihabaartayee. Horkacayga waaye iyo wixii iihaboonee, halkii aan hawaystay waa ulahaadeenee. Hurdiwaayee, hergal waayee, ihaleeyee, hunkiisa anwaa uhoobtee, kamaheree, ehee'ee'ee kamaheree ee'ee. Hiirta maanyadoo halgamaaya miyaa lahorjoogsadaa, anna waa hubaa'aa'aa inaan hamigayga helaayee, Hab iraah, aanheshiino waayee, hamuuntay kamaharee. Kamahertee, kamahertee, hamuuntay kamaheree Qorre : M.O (Dhalac) 170,229 love you mom luul.
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
Inkastoo aanan inta badan fahmin erayada sida hirka maanyada hergalee iyo khaar kale hadana like it.
@moeosman3517
@moeosman3517 4 жыл бұрын
@@dhuuxo5547 , hiirta maanyada = mowjadaha badda. Ma hergalee = ma harsadee.
@liibaan1990
@liibaan1990 5 жыл бұрын
Mumin Maye habartiisaa u deceysay.
@allaaamin1146
@allaaamin1146 5 жыл бұрын
Axsan cod waxaan u baahnaan lahaa luul jailani walaalkeed aweys plz qofkii meel iigu sheegi kara
LUUL JEYLAANI GEESGUUD
45:18
shiino1000
Рет қаралды 60 М.
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 32 МЛН
Didi Naji - Hawa Aduun (Official Musicvideo)
5:50
Naji Productions
Рет қаралды 2 МЛН
Luul Jeylaani (Luula) Heesti Calwasaad
8:37
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 64 М.
HARUN LEEWAAYE HEESTII WADANKIS 2020
8:01
LEEWAAYE STUDIO
Рет қаралды 791 М.
Hees (AUN) Faadumo Qaasim Unforgettable Performance
4:24
Omar Mohamed
Рет қаралды 1,5 МЛН
Fadun &  Mohamed
8:42
Jabuuti TV
Рет қаралды 802 М.
Shaxshaxleey heesti Labo Wajiile
9:32
Goobe Video Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
Luul Jeylaani   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:53:24
ahmed nur adan
Рет қаралды 193 М.
GEFKAAN GUDI OON UGEEYEE LUUL JEYLAANI CALI RUWAYADII MAXAA KEENAY MASEERKA
5:13
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 32 МЛН