Ma ahan Sida aad u malaynayso | Walwalka waa cadowgaada 1aad |

  Рет қаралды 85,066

OGAANSHO

OGAANSHO

2 ай бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 310
@SaadaqDuraan7
@SaadaqDuraan7 2 ай бұрын
ilaa goormee kacararee saliga nabiga scw🥺💔ﷺ
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 2 ай бұрын
Scw scw scw
@Anf54208
@Anf54208 2 ай бұрын
Scw😊
@LIFES.SHORT4000
@LIFES.SHORT4000 2 ай бұрын
Yaa ka cararayo zip Ku hadal ,hadal aan la karahsaneen 😢🤔
@aacaska
@aacaska 2 ай бұрын
Scw
@kingpower6909
@kingpower6909 2 ай бұрын
waxan waalan yaa dadka ka qabta hush
@User7654suy
@User7654suy 2 ай бұрын
‏اللهم إني أعوذ بك من الهم والحزن، واعوذ بك من العجز والكسل، واعوذ بك من الجبن والبخل، واعوذ بك من غلبة الدين وقهر الرجال.❤️
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 2 ай бұрын
AAmiin AAmiin yaa ALLAH 🤲
@MohazeyMovich
@MohazeyMovich 2 ай бұрын
Amin
@Asaado7
@Asaado7 2 ай бұрын
Jazakaallah ❤️wllo
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 2 ай бұрын
Ma aqaano qofka qoraalkeyga akhrin doona balse ilaahey janada ha inawada galiyo ❤
@ladanmohamed3941
@ladanmohamed3941 2 ай бұрын
Aaaaamiin Aaaaamiin
@buraaleibraahim4626
@buraaleibraahim4626 2 ай бұрын
Aaamiin dhamaanteenba wllkeyow
@user-gd8cq8mf1m
@user-gd8cq8mf1m 2 ай бұрын
Aaaaamiiin ya rabi
@PPL__AHMED
@PPL__AHMED 2 ай бұрын
اامين
@mohamedabdinasir8313
@mohamedabdinasir8313 2 ай бұрын
Tuugsiga iska daa
@edebsansidihoyaded8398
@edebsansidihoyaded8398 2 ай бұрын
2021 Ayaan Ku faaaiiday Kalmadaa Laaaa Xawla walaa Quwata ilaa Bilaaah Wlhi Murugaa I haysatay Hal Mar Ban noloshaydii js Badashay waa Kalmad Mucjiso Ah🥺❤
@AyubAden-bw8hb
@AyubAden-bw8hb 2 ай бұрын
💯
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 2 ай бұрын
Nooyara faahfaahi walal
@janadoon1397
@janadoon1397 2 ай бұрын
Omar inshar runtii waxad tahay masuul door muhiima ka qaata wacyigalinta bulshada somaliyeed iyo kobcinta ogaalka dhaliyarada. thnks ustaad❤
@abousltlyabousltly8151
@abousltlyabousltly8151 2 ай бұрын
Walwalka ugu fiican waa in aad ka wal walasho akhiro
@Mohamed-uv4tq
@Mohamed-uv4tq 2 ай бұрын
Masha allah way yar tahay maanta cid Aakhiro ka walwalaysa waxa laga walwalayo waa aduun uun aad baad u mahadsantahay wll adigana maadaama aad na xasuusisay
@abousltlyabousltly8151
@abousltlyabousltly8151 2 ай бұрын
Really 🥺
@Abdi.Professor
@Abdi.Professor 2 ай бұрын
war ninyahow cumarow Allaha ku xifdiyee maalmahan aad naga maqneyd markii iigu horeeysay ayaan dareemay maqnaanshahaaga.
@abdifatahmohamedabaas8402
@abdifatahmohamedabaas8402 2 ай бұрын
Wll chanellkan kaliyuu ka maqna mid kalo wax so dhigayay oo la dhaho omar inshaar midkaas subsbcribe dhaho 2da dhinac saa ugula socoto
@nuurbashiir5035
@nuurbashiir5035 2 ай бұрын
Sheekh omer aduunyo waxaan kunoolahay gabigeeduba walwal kasamaysan Wax oogu fudud ee tirtiraana waa saliga nabiga ScW
@mukhtarjigre3880
@mukhtarjigre3880 Ай бұрын
Scw scw scw
@nassykim3090
@nassykim3090 2 ай бұрын
Hdaa ka hor ban meel ka aqriyey qoraal leh " hdaad heeso waqti aad ku welwesho waxaad haysa waqti aad ku tukatid"❤
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 2 ай бұрын
Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍🤍
@AyuubAlqaanuuni
@AyuubAlqaanuuni 2 ай бұрын
aqoon yahan ay sal dhigatay diinta islaamka iyo inuu jecel yahay dadkiisa alaw kudaa mada xaagana raaji adoo kale dad wuu kuyar yahay mashaa alaah tabaaraka laah❤❤❤
@derow17
@derow17 2 ай бұрын
`"Hadaad rabto ehlu januhu sida ay unoolyihiin oo kale inaad unoolato Adiga oo addunka jooga noqo qof ay laabtiisu caafimad qabto"``` - *Sheikh mustafe Haaji ismail*
@XamseFaarax-hq8gd
@XamseFaarax-hq8gd 2 ай бұрын
haqiiqadaa sidasa
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 2 ай бұрын
Waa runtaa @derow 17
@FalastinYusuf-wj7cy
@FalastinYusuf-wj7cy 2 ай бұрын
Laabtisu caafimaad qabto maxaad ka wadaa wll I faaide
@maan_icardi.
@maan_icardi. 2 ай бұрын
Yacni noqo qof qofkasta an waxna uqadin cuqdad oo iska cadi qof walba​@@FalastinYusuf-wj7cy
@abdifatahmohamedabaas8402
@abdifatahmohamedabaas8402 2 ай бұрын
​@@FalastinYusuf-wj7cyyacnii wll qof aan calosha qof cuqdad ugu haynin oo kale
@yaxyeaadan7213
@yaxyeaadan7213 2 ай бұрын
Wxn ahy qofki ugu horeyy ee coment so qoraa ma heli kara 100 like 😮
@queenanisa1589
@queenanisa1589 2 ай бұрын
Wal wal intaa noshahay kuma dhafayo wayo nolashan waa aduunyo geri faqri xanuun io waxyabo klo bdn wa lakulme balse waxa loga gudbaa digriga Alle io inaad garatid nicmada Alle kusiiyay sida 2da dhagoda hadda muqaalkan kumaqlesid 2da indhaa kudawanesid 2da gacmaa mobelka kuhesid Alle marwalba umahad celi whli uu noonimcetay insaanka ma ahn mid qanco dheh الحمد لله ❤😊
@user-jy1tq9rh5n
@user-jy1tq9rh5n 2 ай бұрын
❤❤❤
@queenanisa1589
@queenanisa1589 2 ай бұрын
@Eng.Zantamaria معاذ الله أن أكون من المتبرجات
@asmawabax-li7hl
@asmawabax-li7hl 2 ай бұрын
Wlhi ilahay baa igu og video gan wuxuu isoo gaadhay mar aan u baahna ilahay hakaa abaal mariyo walal cumar ❤shukran
@MaxamedTaliska
@MaxamedTaliska 2 ай бұрын
Usaad cumar inshaar waan kusalaamey شكرا marwalba io maalin walba aad ayaad ugu mahad santahay wll cumar جزاك الله janada Allah naga kulmiyo intii muslimiin ah waalid keena dembigiisa Allah dhaafo intii xanuun san Allah kucaafiyo I tii dhintey Allah u naxriiso caawa waajimco ilaahaw noo naxriiso Ilaahow ustaad cumar inshaar dembigiisa dhaaf io dembiga waalid kiisa io qaaraawadiisa io familkiisa oo dhan ---{Aan ku salino nabigeena محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 2 ай бұрын
Allahuma Ameen
@User7654suy
@User7654suy 2 ай бұрын
‏لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين❤
@gulledaliofficial202
@gulledaliofficial202 2 ай бұрын
Zxp Omarow 19 jir ahay Nio anoo iska caadi ah baa gabar is baranay ka dib asbuucyo maalmo badan ka dib Aniga dhan walwal igu furmay wlhi xitaa intaan iyada baran ka hor xoogaa waa roonaa micnaha Body ahaa caato ma ahayn lkn markaa walwalay Naf baa noqday caato Sidii qof xanuunsan Lkn xanuun maahan ee waa fekerka iyo walwalka Hada Alx Waa ka soo kabsanayaa Fekerkii gabdhiina la hadalkeedii waa soo gabagabeeyey Asbuucii hal mar la hadlaa Marka mahdsanid Ustaad Omar❤🐐
@Sisiko123
@Sisiko123 2 ай бұрын
Brother sida uga baxday ma ii shegi karta
@daahamaxamuud7408
@daahamaxamuud7408 2 ай бұрын
Kuu sali anbigeea scw
@hanefa283
@hanefa283 2 ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّد كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيم إنَّك حميدٌ مجيدٌ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وعَلَى آلِ مُحَمَّد كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهيمَ وعَلَى آلِ إِبْرَاهيم إنَّك حميدٌ مجيدٌ🤍.
@abdirisaqmedia9758
@abdirisaqmedia9758 2 ай бұрын
Dunida waa shey liita aan uqalmin Inloo murugoodo wxwlba oo walwal kgu awuuraya iska fogeey mrwlba kafeker xasiloonida naftaada Alx thnks omar
@ZakariaZiaad
@ZakariaZiaad 2 ай бұрын
Zhukran ustaad sida aad noola wadaagtay mawduucan
@user-oy5rr7hz7o
@user-oy5rr7hz7o 2 ай бұрын
Inta rajey neysa in somali weyn ay malin uun midobi like saar❤❤
@husseinbeeldaaje4152
@husseinbeeldaaje4152 2 ай бұрын
Mahadsanid OMAR INSHAR barnamijkan waqti aan aad ugu baahnaa ayaad so qaadatay
@Muqtaarmaxamedyuusuf-gr1cy
@Muqtaarmaxamedyuusuf-gr1cy 2 ай бұрын
Omar inshaar جزاك الله خير الجزاء intii murug iyo walwal dareemeso ilaahay haka dulqaado
@khadarfaarax6402
@khadarfaarax6402 2 ай бұрын
Anigo tagsigo raacayo waliba lacag l.aan ah baan wal walaa in meelaha ajniibta igu jid jiido😂
@Aaziz5
@Aaziz5 2 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Cumar
@user-rv3gw8il4k
@user-rv3gw8il4k 2 ай бұрын
Wlhi walwalku caaduu iiyahay nio iskamana jari karo😢😢
@abdullahifaarax5140
@abdullahifaarax5140 2 ай бұрын
Walwalka dhan waxaa kaa kaafin kara maalintii inaad duceysto salaad kasta markaad tukato Sido kale aad quraan akhrisaro ugu yaran hal Juz ilaahey haka dhigee adigoo muslim ah inaad walwal ka cabato waa khalad
@kheireofficial10
@kheireofficial10 2 күн бұрын
Mahadsanid ustd Cumar 🙏
@safaam6848
@safaam6848 2 ай бұрын
Shukran Dr omar Mashallaha
@abdirahmanmukhtarchanel5084
@abdirahmanmukhtarchanel5084 2 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Omar inshaar
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 2 ай бұрын
Jazakallahu khyr bro
@User7654suy
@User7654suy 2 ай бұрын
‏شكرا جزيلا يا أبو فيصل❤
@WllZaki-wk6ts
@WllZaki-wk6ts 2 ай бұрын
Mahadsanid wllkey omar
@Dhambaal-8
@Dhambaal-8 2 ай бұрын
شكرا استاذ ي
@user-ug4cs6uf6u
@user-ug4cs6uf6u 2 ай бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم جزاك الله خير الجزاء آستاد عمر
@Sagal37
@Sagal37 2 ай бұрын
شكرا لك اخي ❤
@abdihakimabdullahi2802
@abdihakimabdullahi2802 2 ай бұрын
Thanks sir 👍 You are guiding angel to fellow Somalis
@ZeinabNur-ly9xv
@ZeinabNur-ly9xv 2 ай бұрын
M.a ustaad jazaka Allah kheyr
@abdixafiidabdiwakiil9680
@abdixafiidabdiwakiil9680 2 ай бұрын
Walwalka waa dhibaato ustaad waa mahadsan tahay hadaad noo sheegtay daawadiisa❤
@Victory79143
@Victory79143 2 ай бұрын
Run ahanti video gaga xili vcn aan ubahanahy kusoo adan mahadsanid sidaad noga soo gudbiso video yaal aad uqimo badan jazakallah ❤
@Hagaha_hanunka
@Hagaha_hanunka 2 ай бұрын
❤Wallaahi waxan ba umaleeyey in aniga laiikaa soo direy, aad ayaan u walwalsanaa lkn hada waxaan helay daawadii warwarka aan kaga takhalusi lahaa , thanks wll omar inshar❤,
@JamaalSheekh
@JamaalSheekh 2 ай бұрын
masha Allah cumar ilahay ha ku barakeey cimriga iyo cafimaadka saxib wax badan ayaan
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader 2 ай бұрын
1m subscribers coming 🔜 🎉❤
@cabdishakuuraxmad14
@cabdishakuuraxmad14 2 ай бұрын
جزاك الله خير اخي الكريم عمر انشار❤❤❤❤ Nin wac yigega kor u qaday wax badan aan ka faa iday
@drmahadmohamed8962
@drmahadmohamed8962 2 ай бұрын
M a Dr omar inshaar runtii waxbadan ayaan kaafaa iday sxb alle haku sharfo ❤
@SAM-2004-0
@SAM-2004-0 2 ай бұрын
I can't wait......................1M ogaansho Anoo yar daawan jiray wlhi ❤❤❤❤❤❤❤
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 2 ай бұрын
Mahadsanid wll Omar
@ROBLE-g7v
@ROBLE-g7v 2 ай бұрын
شكرا اخونا
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 2 ай бұрын
Waa Barnaamij, muhiim.Fadlan casharo badan ka soo dhig.Soomaalida waa nagu soo batay.Ilaahay ajarkha kaa siiyo.Dhalin yarooy kaca, orda. Ha Is dhibiin,ha is dhigin dhulka.
@user-bb4dn2fo9z
@user-bb4dn2fo9z 2 ай бұрын
Waad mahad santahay horay usoco بارك الله فيك يا عمرإنشار❤
@IbrahimTripleM
@IbrahimTripleM 2 ай бұрын
Thanks alots, & keep going Ustadh❤
@Sharma_cade
@Sharma_cade 2 ай бұрын
ربنا اتنا في الدنياحسنة وفيءاخرةحسنه وقناعذابالنار🤲
@barwaaqoibnumaxamud5696
@barwaaqoibnumaxamud5696 2 ай бұрын
Manshaallah wll
@bigmoha-oj7zu
@bigmoha-oj7zu 2 ай бұрын
Thanks ustaad
@MohamedBaazi
@MohamedBaazi 2 ай бұрын
الله اكبر Intuu Qofka Alla Aaminsanyahay Wuu kadheryahay Walwal iyo walbahaar Alla aamin Maiishodo🙏🏼
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 ай бұрын
Cumar v wuu isbadaly 180°sidaa ku aqaany chennal kiisa waxa uu ahaamasdarka walwalkayga markaan kabaxy waa ka raystay kadib hada waa ku soo noqonaa nin majuura ayuu noqday ❤
@Mohamoud_1_YusuF
@Mohamoud_1_YusuF 2 ай бұрын
Mahadsanid Saxib
@raskaboy7788
@raskaboy7788 2 ай бұрын
😢جزاك الله خيرا ❤
@bishaarcadaawe1954
@bishaarcadaawe1954 2 ай бұрын
Ustaad muuqaladii Juqrafiga waaan uxisnay❤❤
@ikhrushpea6101
@ikhrushpea6101 2 ай бұрын
Shukran wllkey
@marianadawe2213
@marianadawe2213 2 ай бұрын
Wll suaal ku weydiiyee marka adiga mawduucan sameenesid ma xldaan baa ku jirtaa anaa wxa eheenin igu furte bee binaadamka noloshiisa aaya ah walwal hdo mid xaliyo hdne midkle kafikiraa ka murgaa taa waa noloshena caaadiga ah wxna daawo u ah Astaghfaarta io Saliga nabiga SCW qofka muslimka ah wuu ka dawobaa lkn gaalka wuu is daldalaa الحمد على نعمة الاسلام والايمان ❤
@Mohamethanad
@Mohamethanad 2 ай бұрын
Mahadsanid Mr omar inshaar kani waa barnaamijkayga.❤
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 2 ай бұрын
Waad mhdsnthy Ustaad
@sadiiqboolow9889
@sadiiqboolow9889 2 ай бұрын
Ustad ❤ so labsha wacan
@cabdirashidcabdirashid89-wo1tp
@cabdirashidcabdirashid89-wo1tp 2 ай бұрын
Ogaansho the best youtuber❤
@lailafarah2575
@lailafarah2575 2 ай бұрын
Asc Walaalaha dhamaan meesha ku jiraan aan U ducayno hodan wllaasheena ALLAAH HA U NAXARIISTO
@ladanmohamed3941
@ladanmohamed3941 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto marxumada janafardowsa rabi haka waraabiyo kitabkeda midigta hakasiyo Aammiinn
@lailafarah2575
@lailafarah2575 2 ай бұрын
@@ladanmohamed3941 AAMIIN YAARABI
@KunkaMudan-jm9el
@KunkaMudan-jm9el 2 ай бұрын
Mahadsanid 😊
@hanat__7
@hanat__7 2 ай бұрын
Manta arin an kufarxa so gudbisay aqoon fcn kuma lihi blse aad umahadsantahy guleysta inta ku xiran ogaasho👏🏼🥰
@abdirisakhusseingallaydh3965
@abdirisakhusseingallaydh3965 2 ай бұрын
Mahadsanid 💯
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 2 ай бұрын
Soo laabasho wacan ustaad ❤
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 2 ай бұрын
Waa run wll xowqalada ani ayaaa tijabiyey Allena wuu igu guuleeyey alhamdulilah
@mariashamzi
@mariashamzi 2 ай бұрын
Thanks wll qaali ❤
@cukaashmahamud8081
@cukaashmahamud8081 2 ай бұрын
Masha Allah 🇸🇴
@BARRIHIIxWEYNAA
@BARRIHIIxWEYNAA 2 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyay! ❤
@culumoofficial4310
@culumoofficial4310 2 ай бұрын
Masha allah
@bakarbulshawi9007
@bakarbulshawi9007 2 ай бұрын
Welcome back 🙏 ☺️ masuul
@somaliacommedy8444
@somaliacommedy8444 2 ай бұрын
Mahadsanid ugaas👍
@Dhiigsokeeye8
@Dhiigsokeeye8 Ай бұрын
Shukran
@Qarni264
@Qarni264 2 ай бұрын
Welcome back ustad omar
@saacidyare7777
@saacidyare7777 2 ай бұрын
Best KZfaqr 👌 usbuuc baakusugeenay
@user-ql2mn7pn8m
@user-ql2mn7pn8m 2 ай бұрын
Masha Allah Cumar inshar❤
@Anony2
@Anony2 2 ай бұрын
Healing energy on me
@asmaabdirahman1513
@asmaabdirahman1513 2 ай бұрын
Aad ugu soo hadal mawduucan wll
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 2 ай бұрын
Allah ayaa yiri أنا عند ظن عبدي adoonkeyga wuxuu iga malesto ayuu iga helayaa hadaba Allah kamaleeso wang❤
@killer77752
@killer77752 2 ай бұрын
Coming soon 1M 🎉
@killer77752
@killer77752 2 ай бұрын
I.a❤
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 2 ай бұрын
Thanks
@nuurahassan9470
@nuurahassan9470 2 ай бұрын
Aniga ahaan Walwalka saaid isaameeye kadib dhimashada aabahay Hadda Alxamdulilaah oo iska yareeyaa waad ku mahadsantahy muuqaalkaan
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 ай бұрын
Wax badan baa kaafaaiiday wlalkay ilaahay haku xifdiyo
@Khabir252
@Khabir252 2 ай бұрын
Wlhi ustaad omar barnamijkaga aaad buu ino tabanaya malinba malintakadambysa mahadsanid kumasokobikaro jazakllh khyr
@user-dc1kv5pd1x
@user-dc1kv5pd1x 2 ай бұрын
1m coming soon insha Allah🎉
@cabdiraxmaanmaxamedxaaji6666
@cabdiraxmaanmaxamedxaaji6666 2 ай бұрын
Sxb wlhi ma sheegin mararka qaar wal walka markuu iga bato qof baahano kale caloosha dhecaanka Aad sheegeyso ayaan isku arkaa iyo niyad jab wey ♥️ mahadsanid Cumar inshaar
@AmiirZack
@AmiirZack 2 ай бұрын
respect brother 🫡
@user-nf1nj5sy1f
@user-nf1nj5sy1f 2 ай бұрын
Allah janada ha ku geeyo walaal
@AffectionateCaterpillar-bh8pl
@AffectionateCaterpillar-bh8pl Ай бұрын
M.a thanks
@user-pv7pm3un2p
@user-pv7pm3un2p 2 ай бұрын
Cashar wanaagsan shukran
@Nothing...8375
@Nothing...8375 2 ай бұрын
Quluubta allaha noo qaboojiyo , walhi hadii adan qalbiga ka xasilneen wax walbo kuuma dhadhamayaan
@ahmadbadar8968
@ahmadbadar8968 2 ай бұрын
Malmaha aad ka maqned Ilahey ba iga sareya KZfaq markan sogala waxa horeya ee aan firiya wa ogansho❤❤
@AbdirahmaanTurkish
@AbdirahmaanTurkish 2 ай бұрын
3talo aanan mid afard leheen xakamaynata walwalka 1_dhis wacgigada gaarka isduk istaag xalada daremeso 2_naftaada been ha u sheegin 3_sawir guud _kuwa saamen kuleh naftaada _kuwa kuleheen
@baashimacllin256
@baashimacllin256 2 ай бұрын
اللهم انا نعود بك من شر ماخلقت
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 20 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 6 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
Maxaan u seexanaa ? | Huradad Sida Aad Umalaynayso Ma ahan
13:07
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 325 М.
Ma Tijaabin Kartaa ? | Rootinka Andrew Tate |
11:43
OGAANSHO
Рет қаралды 120 М.
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
OGAANSHO
Рет қаралды 243 М.
Maxaad 6 Bilood Ku Xaqiijin Kartaa ?!  Sidaan Ma Filaynin .
14:02
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 20 МЛН