MA DFS AYAA SOO DABACDAY MISE ITOOBIYA DAMACEEDII KA LAABATAY?

  Рет қаралды 37,734

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

4 күн бұрын

IFIYE: WARAYSI XASAASI AH | WASIIRKII HORE EE ARIMAHA DIBDA AHMED CAWAD
• MA DFS AYAA SOO DABACD...
Turkey mediating Somalia-Ethiopia talks on port deal
Turkey has begun mediating talks between Somalia and Ethiopia over a port deal Addis Ababa signed with the breakaway region of Somaliland earlier this year, Ankara and four officials familiar with the matter said.
The negotiations are the latest attempt to mend diplomatic ties between the East African neighbours, whose relationship soured in January when Ethiopia agreed to lease 20 km (12 miles) of coastline from Somaliland, in exchange for recognition of its independence.
Mogadishu called the agreement illegal and retaliated by expelling the Ethiopian ambassador and threatening to kick out thousands of Ethiopian troops stationed in the country helping battle Islamist insurgents.
Turkey's foreign ministry said Foreign Minister Hakan Fidan had hosted both his Ethiopian and Somali counterparts in Ankara, adding the three had signed a joint statement following "candid, cordial and forward-looking" talks on their differences.
The Somali and Ethiopian ministers discussed ways to address their differences "within a mutually acceptable framework", and agreed to hold another round of talks in Ankara on Sept. 2, the statement said.
"The Ministers of Somalia and Ethiopia reiterated their commitment to the peaceful resolution of differences," it added.
Spokespeople for the Somali government and Ethiopia's foreign ministry, government and intelligence service did not immediately respond to requests for comment. (Reuters) .
Israel FM to Iran: regime threatening destruction deserves destruction.
Israeli Foreign Minister Israel Katz said on Saturday that Iran's message of an "obliterating war" made it worthy of destruction.
⁠"A regime that threatens destruction deserves to be destroyed," Katz said in a post on X. He also said Israel will act with full force against Iran-backed Hezbollah if it does not stop firing at Israel from Lebanon and move away from the border.
Iran's UN mission said on Friday that if Israel embarks on a "full-scale military aggression" in Lebanon, "an obliterating war will ensue."
The Iranian mission also said in the post on X, formerly known as Twitter, that in such an event "all options, incl. the full involvement of all resistance fronts, are on the table."
Hezbollah has been exchanging fire with Israel since October, in parallel with the Gaza war. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defence Minister Yoav Gallant said this week they prefer a diplomatic path to resolving the situation. www.reuters.com/world/middle-...
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 112
@TheTellingU
@TheTellingU 2 күн бұрын
Somaliland is an independent country. Why can't Somalia deal with Somaliland instead of its neighbors???
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 күн бұрын
MIDNIMO DHIMATAY, KU SII DHAGAN YIHIIN, INAY DHAMAATAY, UGU RIDA DHAGAHA!!!!!!.
@Khadarbaashe2024
@Khadarbaashe2024 2 күн бұрын
Midnimo dhamatay Ayey kusii dhegenyihiin
@abdirahmansiad1711
@abdirahmansiad1711 3 күн бұрын
Ethiopia waxaan nahay deris, ma nihin walaalo, siyaasiyiinta somaliyed ha ku ekaadaan inay yiraahdaa dowladda Ethiopia waxaan nahay Deris.
@Khadarbaashe2024
@Khadarbaashe2024 2 күн бұрын
Oo idinkuba Kenya ayaad wallaal latihiine ma cid ayaa idinka hortaagan. Mise Kenya ku way idinka dhawyihiin amxaarado😂😂😂😂 bal waxaad been isku maaweelisaan eega
@kamal171
@kamal171 2 күн бұрын
Waa kuwa aminsan Ethiopia wax kaadhigidonta
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 2 күн бұрын
Waa cajiib. Bal goormaynu walaalo noqonay, sow tii shalay lala dagaalamayey oo reer Soomaali ah oo aan qof dagaaladaa ugaga dhiman uu yar yahay, oo wali gumaysata oo haysata qeyb ka mid ah Soomaaliya, oo intaa u dig iyo dam leh siday Soomaliyoo dhan ay iyada u hoos keeni lahayd, adduunkoo idilna ugu baabi'inaysay magaca Soomaaliya iyo Soomaalidaba! Kii siyaasiga isku sheegayay ayaa leh waxaan nahay walaal, markaa maxaad ka filaysaa kii aan waxba isagu laba socon!
@abdirahmansiad1711
@abdirahmansiad1711 Күн бұрын
@@Khadarbaashe2024 Kenyana walaal ma nihin ee Deris ayaan nahay, waxaanse hubaa inaan Somaliland walaalo nahay, sidey doontaba siyaasiyiintu ha noo kala geeyaane.
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 3 күн бұрын
Allow run ka dhig warkuu sheegayo mr cawad anigase uma malynayo inay itoobiya soo dabacday
@user-nl2tk3xe2p
@user-nl2tk3xe2p 2 күн бұрын
Maashaa Allah waa Nin tartiib badan oodagan ookhayr sheeg ah kii aad saaka waraysanaysay warka xun kaliya buu sheega ilaa dawladii ugu horaysay iyo tii udanbaysay
@user-ol8zd8mj1x
@user-ol8zd8mj1x 3 күн бұрын
Waxay waydiisa dawlada Somalia ma u ogoshahay etopia inay siiso bad maxase logga mudaharadiwayen dadkii laha amxaro siinmayno bad
@user-rj9sy8gx6g
@user-rj9sy8gx6g 2 күн бұрын
Somlia 🇸🇴ha noolato🇸🇴🤳
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 күн бұрын
Filimkii Gobol Somalia kamid Ah baa Heshiis lasoogaley Halkaa ayuu Ku Dhamaaday Aduunka Ka Hor yimid Taliskii Abey Ahmed Ethopia Marka Somalia Xaaladii waalida ee Taliska Abey ahmed Halkaasuu kusoo Afjarmay Guul Somalia Doplamaasi Sare Amp Ahmed Cise Cawad Mahadsanid ❤
@user-ze1oe4wd4u
@user-ze1oe4wd4u 2 күн бұрын
C.xafiid. Axmed. Maaha. Nin ku hadalay. Hadal dublamaasiyadeed. Gooniugoossadka mala. Qabataa
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 күн бұрын
Turkey waa maalgashadaha ugu badan ethoipia waa daacad waxayna u danteedu tahay inay heshiis dhex dhigto.lkn dhinac ay garabka saaraysaa ma jirto
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 2 күн бұрын
war la qabaa xiiso ma leh!!. ku celceliska warkii hore waa wakhti lumis!!
@cabdiqaali143
@cabdiqaali143 3 күн бұрын
Maashaa allaahhh
@user-ol8zd8mj1x
@user-ol8zd8mj1x 3 күн бұрын
Somalia ay xoog ku joogta itopia
@user-ow3fz5hh7p
@user-ow3fz5hh7p 3 күн бұрын
Xasan sheikh amxaar ha dhaho daked niima Ayo sidii shalay Jaar u aheen aanu u ahaano bis barbaro ha idinku filnaato
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 күн бұрын
Itopiya Waa cadawgeena guuna
@elyasdjima5729
@elyasdjima5729 2 күн бұрын
Waazirka waabernale
@ibtijah2747
@ibtijah2747 2 күн бұрын
ODAYAASHAN WAXEEY MOODAN INAAN FAHMEENIN ETHIOPIA MAXEEY CODSANEE
@user-ow3fz5hh7p
@user-ow3fz5hh7p 3 күн бұрын
Itoobiyo Somali guul Uma ah adeerow amxaar ha iiso dhaweena dakedaha Somali Caalamka wa u ogolanahay ine maal gasha
@abdihashi3062
@abdihashi3062 3 күн бұрын
Ana ugu horeeyo wllhi😂❤❤
@user-il4cd3kw4n
@user-il4cd3kw4n 2 күн бұрын
Tuug
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 күн бұрын
Why are these people obsessed with SL i don't get what they want?
@nibo5707
@nibo5707 2 күн бұрын
😢
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 күн бұрын
5:55
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 күн бұрын
4:30
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 күн бұрын
1:37
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 күн бұрын
5:33 5:37
@user-ol8zd8mj1x
@user-ol8zd8mj1x 3 күн бұрын
Haddii xasan uu somalind kasiyo bad suralagal matahay
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 күн бұрын
Fiqi waa nin adag wuxuu doono ha qasee luuqadna wax matarto raggonimo ayaa shaqeeysa
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 күн бұрын
1:22
@user-ol8zd8mj1x
@user-ol8zd8mj1x 3 күн бұрын
Ya raba inay katan badaha
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 2 күн бұрын
Somaliya maxay ku falayaa wada hadalada Ethopia maxaaa ka Maqan?
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 3 күн бұрын
Itoobiya waa duulimaad wadan ayqaadato rabta markaa hasocoto
@mahametclaahi216
@mahametclaahi216 Күн бұрын
Uraaye bookah beedee xaarweyne lawaseen lawaseen dhalay
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 күн бұрын
Waa siyaasi culus oo meel wanaagsan gaadhsiiyey siyaasada arimaha dibada ee dalkeena xilligiisii
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 2 күн бұрын
Taariiqdaa ba.dey abdixaafid intii uu mucaaradka ahaa maalin kaliya maka maqashey dhibkii kinya somaliya kudey hadii teeramkii hore soonoqon lahaa wuuka noqonlahaa oo afartii boqol oomalyan farmaajo lagu baryayey buu qaadanlahaa waayo waxbadan oo kaweyn xaga qaran nimada somaliya buukatanaasuley
@roblehliban2266
@roblehliban2266 2 күн бұрын
Saldhig milatry wa mabnuuc oo ethiopia !!!! Only commercial !!!
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 2 күн бұрын
Wax wada hadal ah oo dhacay ma jiro Siduu Madaxwaynuhu waa xasan sheekh eh Marka ex wasiir ma riyuu ka soo toosay.
@abdulkadiromar7730
@abdulkadiromar7730 2 күн бұрын
Ethiopia bad malahan, maxee tahay sababta aan ugula hadleena badeena?
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 2 күн бұрын
Kani war mahayo
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 2 күн бұрын
Ethiopia doesn’t consider Somalia as sovereign state .They see Somalis as wild uncivilized clans that need to be controlled.
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 2 күн бұрын
Villa somalia iyo siyasinta todha odan. Ben bey isku ma wiliyan !!!
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 3 күн бұрын
Guul iyo gobanimo SOMALILAND.
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 2 күн бұрын
Soomaaliyoiodhami haday isgu tanto oo may noodiidaan goodnight goosadka aan doonayno lagamayaabo in aanu ku naqono soomaaliya taasu madhacayso i in aanu soomaaliya ku naqono ha daalina
@nugaal012
@nugaal012 3 күн бұрын
Tol is waraysanaya. 😂😂😂😂😂😂
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Күн бұрын
Xasan gurguurte iyo ismaaciil cumar geele ayaa iibshey bada iyo dhulka soomaaliya waxba yaaney qiiq isku qarin welina wuxu kujiraa sidii uu itoobiya ugu wareejin lahaa bada soomaaliya
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 3 күн бұрын
Wasiir cawad dadka farakutiriskaa eefayoow wadininimo uhadlaya
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 2 күн бұрын
Kan wax ma oga way Ila tahay ayaa ka soo hadhay
@maryanali6192
@maryanali6192 3 күн бұрын
Turki somali wey iska jeclaatay wadama badan ayaa jira oo ka fiican muslimiin ah dantooda wataan waxay arkeen khayraadka lakiin Waa wadan lagu dhibaateeyo muslimka suuriyanka dhibta ay ku hayan lana qiyaasi karo
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 3 күн бұрын
Dad dhan ayaa dhulkooda lootasshanayaa
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 3 күн бұрын
Itoobiya.iyo.wax.ka.dhaxeeya Soomaliya.dhul.iyo.bad.midna Kama.dhexeeyo. Hogaanka.xasan.sheekh Wuu.jilicsan.tahay Maanta.xaaladaas.ayay Soomaliya.maraysaa
@cabdiqaali143
@cabdiqaali143 3 күн бұрын
Hadii eey kalaabatay waa Al xamdulilaah
@Khadarbaashe2024
@Khadarbaashe2024 2 күн бұрын
Kkkkkkkkkk iska riyood waligaaba taasaa kuu abada ah
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 күн бұрын
Turkugu wax aysan qaateen yeysan Soomaaliya Sanka Ka gelin. Waxaaba qalad weyn ah, islamarkaana caddeyn u noqoneysaa Damaca Ethiopia hiil ugu noqoneysaa Damaca Ethiopia. Waayo maba jirta sabab ay Soomaaliya u oggolaato Iney Ethiopia Kala hadasho Gobonimadeeda ! Waa nasiib darro weyn. Ethiopia oo Dhul Soomaaliyeed xoog Ku haysta iney intii xorta aheyd waa Soomaaliyee in Ethiopia damac Ka galo.
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 2 күн бұрын
ISAAQ HATERS!!
@mohmedclaahi5429
@mohmedclaahi5429 3 күн бұрын
Maan fahmin odayga waanan ka xumahay
@Yaasiin1
@Yaasiin1 3 күн бұрын
Kuwa somaliland iyo isaaq ku neceb 2
@mohamedmohamud-wo2si
@mohamedmohamud-wo2si 3 күн бұрын
ethopia somali galbed bey xoog ku heysata. qaranimada sharafta gobanimada somalia ku so xad gudubtay sababta iyo waxa lagala gorgortamayo maxeytahay ethopia wacadowga 1 umada somaliyed maranaba kala ma gorgortami karno dhulka somaliyed iyo badaba. somsliyey dhulkiina ilashada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-lb3ve1dg7i
@user-lb3ve1dg7i 3 күн бұрын
Asc waan salaamayaa wasiirka Kadib waxaan jeclaa in uu yiraahdo MaAAMULKA MUUSE BIIXI
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 2 күн бұрын
Badhyo culus
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 2 күн бұрын
😂 waad Jeclan lahayd lkin somaliland waa dawlad
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 2 күн бұрын
Maxay wax micno ah samaynasaa Mid kuu doono haduu yidhaahdo mar hadii ayna wax saamayn ah ku yeelanayn.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Күн бұрын
Sxb Waad jeclayd laakiin xaqiiqaduse waxay tahay runi waa kama rays iyo sidaad tahay mooyee- runeey si Kale lagaa dhigi Kari waa,,, wbtawfiiq
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 2 күн бұрын
Is bar bardhig iyo yaan lagaa badin kama tagtaan miya cabdi xaafid
@mohamedabdishire4356
@mohamedabdishire4356 2 күн бұрын
Wuxu ka midyahay kuwi doorashada Puntland Xassan Gurguurte maal galiyay runtiisu taas weeye
@mohamedmohamud-wo2si
@mohamedmohamud-wo2si 3 күн бұрын
suaal ma dhul ka somaliyed ba turkey loga gorgortamaya waxaasu wa damiir xumo. hala jojiyo. ethopia dhulkena kulama gorgortameyno. 🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌❌🇪🇹❌😘❌
@MaxamedAadan-z4p
@MaxamedAadan-z4p 2 күн бұрын
Wa xasidnimo somaliland waxa uxaqirtan xasidna ma aflaxo nabad gelyo iyo walalnimo masku citiraafna mise wa isladhimana war mustaqbalka dalalkena wa somaliland iyo somaliya yaynan iskudhiman islamhadatihin dalkayaga nonabadgeliya
@user-sb1ky6kl4i
@user-sb1ky6kl4i Күн бұрын
Soomali remember 1977
@Yaasiin1
@Yaasiin1 3 күн бұрын
2 daarood ah neceb somaliland iyo isaaq dilay
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 2 күн бұрын
Kkkkk war rasmiya maaha
@idrusabdi1287
@idrusabdi1287 Күн бұрын
Israel hadaad argtey Ethiopia waad argtay
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 2 күн бұрын
Gu umakordho siyasiyinta somaliya saxibayaal mashrucii somaliweyn ee dadka kudulmijirteen eed kutuugsan jirteen wuu dhamadeye AAmina fa ido garacad ma muqatee
@kaaha1233
@kaaha1233 2 күн бұрын
Wataa munaafada somalia oo ta somaliland waydinkan ka qeylinaaye maxa keney marka somalia laga siinayo deked Ethiopia ay wlloh idinku noqotey maxayse cadow u thy marka somaliland ay ka kireysaneyso cajiib walee dadkan waxoodu xiqdi iyo xaasidnimo wey dhaaftey
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 2 күн бұрын
Waxay ila tahay dad lalama horyimaado aniga waxay ila tahay!!!
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 2 күн бұрын
Waar kan Aad wareesanayso waxba war kama hayo Caadifad iyo Somaliland nacayab baa idin haysa dad aan ku Rabin Somaliya ma maamulikartaa
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n 3 күн бұрын
Waar qaranimo ma jirtee riyada ka baxa indho adeyga weliba ninkan horena ugu fashilmey maamul shaqo aan aheyn dadkaa tashadey malaha miyaa
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 2 күн бұрын
Badhyo culus badhyo culus waray sanaysa Somaliland lonosheeda kaxun 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedmohamud-wo2si
@mohamedmohamud-wo2si 3 күн бұрын
marnaba ethopia hishiis nama dhaxmarikato. dhul ka somaliyed laguma gorgortamikaro taasi si adag ban udiidanahay no no no❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 күн бұрын
SOW KUWA UGU BALAN QAADAYA BAD!!!!!.HOBYO!!!!.TAASI MA SAX BAA????.
@muusakahin4135
@muusakahin4135 3 күн бұрын
Viva somaliland
@farahahmed3116
@farahahmed3116 3 күн бұрын
walee somali waxay isugu sheekaysaa waa been iyo waxaan sal iyo raad lahayn
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 2 күн бұрын
Dadka maxaa loo qaldaayaa ma qof shaatigaaga kugu qabsaday ood iska bariday adoo leh qaar baankuu goynayaa shaatigeyga ma guul baa soomaaliyey 😂😂😂😂😂😂
@fosiali263
@fosiali263 2 күн бұрын
Beenta joojiya somaliya dalbatay oo meel walbana tagtay itoobiyana lama barayo jamuuriyada somalilandwey taqanaa kulankiina wuu burburay
@ahashi7828
@ahashi7828 2 күн бұрын
Maxaa loo waayey in Somaali iyo Somaaliland ay si Somaalinimo ah u heshiiyaan ama u kala tagaan?
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 2 күн бұрын
Ahashi7828 Malaha Isaaq iyo Somali baad u jeeda. Dhulka Waqoyi la yiraahdo qabaail Isaaq kaga qadiimsan oo islamka laga difaacay oo 900 sano Boqortooyada ahaa ayaa deggan. Ninki Isaaq la sheekaysanaya wax ceebi kuma jiraan. In Xbritish Somaliland waxa is dhul le'eg Boqortooyada Warsangali, Garaadada Dhulbahante iyo Isaaq oo dhan. Ciise iyo Gedabiirsay iyaguna dhul aad u wayn ayey ku leeyihiin. Qaladka ugu wayn oo la gelayo Waa in dhul aanu Isaaqu lahayn meelnaba ka so gelin iyaga loo nisbaayo.
@ahashi7828
@ahashi7828 2 күн бұрын
@@Mohammedabdi1127 Walaal wiil yar baad tahay laakiin ma ogtahay Dhulbahante inay Originkooda Ka yimaadeen ISAAQ! Sidoo kale Wersengeli! Iyo Hawiye iyo Ogaadeen l!!!
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 2 күн бұрын
@@ahashi7828 Intii hore waxba ku dari maayo nin wax xeerinaya waa ahay oo weliba xog ogaa ah. Dadku inu wiil iyo abtigii, gabadh iyo habaryarteed yahay waa ogahay. Social media dembi waxan ahayn lagama helo ee ha lays jiro adduunku waa maalmo. Dhulkan Daarood ayaa ka xoraystay Gaalomadow. Inti islamtayna looma gefi karo
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 күн бұрын
Gur gurti waa beenale hadyba itopiya codstay kulnka wuxu rabo so umay fulysin 😂😂😂
@saidaali412
@saidaali412 3 күн бұрын
Masha Allaha Ahmed Ciise Cawad si daacad ayuu uga hadley arintaan
@Khadarbaashe2024
@Khadarbaashe2024 2 күн бұрын
Beenta maslaxaadaada ayaa kujirta kkkkk😂😂 is 😂
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 2 күн бұрын
Waxaan jirin oon dhicin ayuu ka hadlayaa , waana siduu jeclaa
@user-ow3fz5hh7p
@user-ow3fz5hh7p 3 күн бұрын
Tiim farmaajo waye ninka itobiyo adinka dhahay wax idin siina waxii raban looma haayo
@user-ik9ck2ui3g
@user-ik9ck2ui3g 3 күн бұрын
safiirka.waxaan.waydiinayaa.su.aal.kusabsan.ninka.shanboqol.oo.niin.doorteen.iyo.kasadexmilyan.doorteen.oo.sheeg.masadexda.milyan.a.yaan.ahayn.soomali.kaasoo.koonfur.qaarkeed.xukumin.
@abdiadan1306
@abdiadan1306 3 күн бұрын
Beenale , kul walba nin majeerten ama daarod wareyso o been ku waramay
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 3 күн бұрын
Faqash warkiinu waad cadaysateen bada hobyo ha la siiyo oo saylac ha Loo diido oo waliba waa wada somaliya ama soomaliya ayay ka tirsan tahay faqash wixiinu dhul ilaalin maahee waa hunguri iyo xaasidinimo yaysan wax helin dadka degan Somaliland
@MohamedHajiOsman
@MohamedHajiOsman 19 сағат бұрын
xataa ninka reer koonfureed ee wax bartay caqligiisa ka aan wax baran ayaa dhaama sida uu hadlayaa waxaad moodaa jaahil
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 күн бұрын
BEENAALE!!!!!!.MA IDINKAA SOMDLILAND WAX U OGOL??????.JORUMARINTA DEKEDA BERBERA WAY DINKII DIIDANAA!!!!!.
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 2 күн бұрын
Cimriga uu ku jiro ee uu been meesha la soofadhiisanaayo
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 2 күн бұрын
C/xafiid, ma waxaad doneysaa inuu u hadlo w.Axmed cawad sida adiga aad dooneyso iyo qurunka iyo qabyaaladda kaa dhex guuxeysa......!!! Nin fashilan ayaad tahay.
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 күн бұрын
ETHIOPIA WAA DULLI WASAKH AH.🇪🇹👣🇪🇹👣🇪🇹👣🇪🇹👣🇪🇹👣🇪🇹👣 🇪🇹
@Khadarbaashe2024
@Khadarbaashe2024 2 күн бұрын
Cay miyaad itoobiya wax kaga qaadi. Amisom iyo turkiga ka dacweeya heheheheh😂😂😂😂
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 3 күн бұрын
Viva Somaliland
@Khadarbaashe2024
@Khadarbaashe2024 2 күн бұрын
Turkigu miyuusan itoobiya idinka difaacayn😂😂😂😂😂😂Mise amisom ayaa idin difaaci 😂😂😂
@Khadarbaashe2024
@Khadarbaashe2024 2 күн бұрын
Waar wariyahan nadiifta ah beenta ka daa.. ITOOBIYA kuuma doo dabcine.. Bari marka la saxeexayo heshiiskana wax kallaad odhan Waayo been ayaa caado kuu noqotay. Been ayaad isku maaweelisaan
President Ruto full speech
13:27
KTN News Kenya
Рет қаралды 63 М.
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 97 М.
MAR QURA AYAA JAWIGII IS BADALAY | MARKHAATIGA NOOL | RAJO
25:24
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 56 М.
A. madobe oo Jidkii Xasan raacay madaxwynaha Jamhuriyada Jabland
20:27
JOSE CHAMELEONE CELEBRATES MUSEVENI'S LEGACY AT KOLOLO
13:20
UBC Television Uganda
Рет қаралды 3,8 М.
Когда все обошлось 😮‍💨 | Королева Двора
0:16
Аминка Витаминка
Рет қаралды 4,8 МЛН
Когда Нашёл Нового Друга в Диснейленде ❤️
0:18
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,9 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
0:31
PANDA BOI
Рет қаралды 23 МЛН