Ma Isku Aragtay Calaamadahaas

  Рет қаралды 47,818

Somali Ruqyah Tv

Somali Ruqyah Tv

5 жыл бұрын

Пікірлер: 203
@axlaamhazzan9681
@axlaamhazzan9681 5 жыл бұрын
الايه (: وقال يابني لا تدخلوا من باب واحد ودخلوا من ابواب متفرقه وما اغني عنكم من الله من شيء ان الحكم الا لله عليه توكلت وعليه فليتوكل المتوكلون): سورة يوسف رقم الايه ٦٦،
@oromiya1143
@oromiya1143 4 жыл бұрын
Mashaa allaha
@hawasamey6244
@hawasamey6244 4 жыл бұрын
Mashaallah
@nuhaosman3166
@nuhaosman3166 3 жыл бұрын
ishu dhib badan bay ii gaysatay mid xasada iyo mid jacaylaba alxm daal iyo xanuun 14jir bay igu qabteen xanuunka illaa hadda oo 21waan ka cabanayaa in kastoo isbadal fiican gaaray alxm anaana is cilaaajiya shuyuukh caraba barnaamijkooda raaca. 3 ku dadaal walaal hadaad xanuunadan ka sheeganayso. 1 allaah isku xir 2:Isla dadaal oo caafimaadkaaga ogow intaa yartahay hadaad iska dawayn inay kugu waynaanyaan aadna iska saari karin 3: qofna ha aaminin gacantiisa inuu caafimaadku ku jiro kaliya ku dhag وإذا مرضت فهو يشفين. cibaadada badi.
@HodanHassan-kh6vu
@HodanHassan-kh6vu Жыл бұрын
Isheeg wllo waxyaabaha aad samaysay. Adoo raaliya
@xalimoadem3852
@xalimoadem3852 3 жыл бұрын
Alla sheekh anigu daal , caajis, dhinaca bidix oo xannuun saadi aan ah garabkuna markasta wuu i mudan yahay indhaha ayay wax iga soo baxeeb dhakhkuna wuu i yidhi waxba kuma hayaan laabtan cidhidhi ayaan ka darèemaya , shaki ayaan leeyahay bdn
@ikransaed3314
@ikransaed3314 3 жыл бұрын
Wll hargeysa maad joogta hargeysu jooga sheekhiyo xaasad iyo jin ayaa ku hayaa iyo dabayl
@ahmedcarab3152
@ahmedcarab3152 5 жыл бұрын
Jizaakalaahu qayr wa axsanu jizaa sheekh illaahay ha noo kaa daayo sheekh illaahay ha ku barakeeyo ee noosoo sheeg ilmaha naaska diido caanahana diiday waxaan ku dabiibo jizaakalaahu qayr
@safiaali9957
@safiaali9957 5 жыл бұрын
masha Allah sheikh caudaruus welcome back
@amatallahwaan9678
@amatallahwaan9678 4 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير وبارك الله فيك يا شيخ حفظك الله ورعاك Waan isku arkay mar aan oil live oil aan ku tufay quran ayaan marsatay jirkayga gaar ahaan wajiga ka dib waan joojiyay jirkeyga markii uu sidaas noqday
@saafimohamed9909
@saafimohamed9909 3 жыл бұрын
Maansha allh sheikh walaahi calaamdahaas badankood waan qabaa culas siaada ah ciriiri laabaa ah ,caajis guriga shaqadiisa caajis inaan meel aado xaaa caajis iga hasa ,xubnaha i cxaniuuna dhabarka nabro aan dhamaanan cuncuna leh ,
@baarrichannel2465
@baarrichannel2465 5 жыл бұрын
Mansha allaah jazzakallahu kheyran sheikh
@saharayusuf5543
@saharayusuf5543 3 жыл бұрын
Masha Allah bless you and your family and
@mohamedabdulkadir1966
@mohamedabdulkadir1966 5 жыл бұрын
Asc sheekh ilaahey ha ku xifdiyo
@zahrahaji5241
@zahrahaji5241 3 жыл бұрын
Jazakalah qeyr
@amatallah7719
@amatallah7719 3 жыл бұрын
maasha'allah sheekh باركالله فيك
@husseinabdiwahid9156
@husseinabdiwahid9156 5 жыл бұрын
Mash allh maclain allh ku xifdiyo
@yyy8963
@yyy8963 5 жыл бұрын
Sheikh iso ducee aniga inta muslimke xanunsan jazakallah
@hdjjejebdjejej6653
@hdjjejebdjejej6653 4 жыл бұрын
Alahaku cafiyo wllo xanuun waxa daremikar qof xunuunku somaro ani ahan makan khamisata kagaso ducanay
@SahraSsDama
@SahraSsDama 4 жыл бұрын
Asc. Sheekh. Caydarus. Xafidullaah. Amiin. Amiin. Amiin
@fardusahmed3866
@fardusahmed3866 4 жыл бұрын
masha allah masha allah allah ku barakeeyo sheekh caydaruus
@xayadawil6436
@xayadawil6436 5 жыл бұрын
Mansha allah sheekh illahy haku barakeeyo
@user-bf5qd3uu1g
@user-bf5qd3uu1g 3 ай бұрын
Sheekh alel ha ku bara keeyo wacyo galinta mahiimkaa ee is cilaa jinta way isoo gaareen in taa kar kayna waan sameeye sheekh dhinac baa la igahayaa wilba dhanka bidix iyo wado garaac iyo djeef tuur sheekh maxaa igula talin
@ayaanosman5666
@ayaanosman5666 5 жыл бұрын
wcs shiikh Caydaruus wan ku faraxna muqalkaga ilahay haka farxiyo kheyr ba no shegta mar walba
@jamilomuhidin5423
@jamilomuhidin5423 5 жыл бұрын
Masha allaah
@agmaathaaji2
@agmaathaaji2 4 жыл бұрын
Walahi dadka kan kuugu dhaw baa kuxasdaya 'xaasiddin idaa xasad' been maaha aniga ayaa sixir xasidnima ah 😢leegusameyay lkn alx walega daaweyay
@shamsocali3492
@shamsocali3492 4 жыл бұрын
Wll xanuun nuucee daremeysay markaa
@guuledmuuse9640
@guuledmuuse9640 4 жыл бұрын
Walaal
@guuledmuuse9640
@guuledmuuse9640 4 жыл бұрын
Walaal Axmed maxaad dareemi jirtay markaa lagu sixray? Dawadase maxaad isticmaashay ilaahay caafimaadka ha kuu siyaadiyo. Anagana hanagu caafimaadiyo. Aammiin.
@agmaathaaji2
@agmaathaaji2 4 жыл бұрын
Quraan aisa saaray quranka iskudaawee wll
@guuledmuuse9640
@guuledmuuse9640 4 жыл бұрын
@@agmaathaaji2 mahadsanid walaal qur'aan waan isa saaraa. Waa ii socdaa ilaahay ha inagu wada caafiyo. Maxaad isku arki jirtay calaamado?
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 2 жыл бұрын
Waankaqadnay shekh rabi wax kudhiba kuma tuso adun iyo akhiro🤲❤
@ismahankahalifkorane2066
@ismahankahalifkorane2066 2 жыл бұрын
Jazakallah ♥️
@salmo72mahamed61
@salmo72mahamed61 5 жыл бұрын
Anigah dhakhtar wanka qustay wlhi iso duceya nabrahas Ayan sanadki labad qabah
@FardusFardus-rc6ox
@FardusFardus-rc6ox 4 жыл бұрын
mansha allah
@laylasiyaad7820
@laylasiyaad7820 2 жыл бұрын
Bismillaahi masha allah jizaakallaahu kheyran wll
@user-hh9yk3so6u
@user-hh9yk3so6u 2 ай бұрын
Shiiq qeer ale haku siiyo walahi inta badan waa isku array waana isciaajin dona waanba oga waxkale iney ihaynin
@oubahidiriss8600
@oubahidiriss8600 4 жыл бұрын
Asc wll Ramadan Mubarak
@khadijoabdi5526
@khadijoabdi5526 4 жыл бұрын
qeyr allaha kusiyo yaa rabi sheeqow waxaan u bahanahy lambarkaaga
@mohamedabdulkadir1966
@mohamedabdulkadir1966 5 жыл бұрын
وقال يا بني لا تدخلوا من باب واحد وادخلوا من أبواب متفرقة وما أغني عنكم من الله من شيء إن الحكم إلا لله عليه توكلت وعليه فليتوكل المتوكلون{(66}
@ahmedgaboow7309
@ahmedgaboow7309 3 жыл бұрын
Asc ikhwaanii iisoo duceeya waa xanuun sanahay
@saharayusuf5543
@saharayusuf5543 3 жыл бұрын
Asc good morning everyone my shelkh inshallah
@khadijoabdi5526
@khadijoabdi5526 4 жыл бұрын
Ani calamadahas dhan qabaa walhi allaha nawada caafiyo inta xanuunsan Odhan
@kazungungumbao6057
@kazungungumbao6057 4 жыл бұрын
Asc
@princesshudamedia38
@princesshudamedia38 3 жыл бұрын
يارب فرج همى وهم جميع المسلمين وشفي مرضاي وجميع مرضى المسلمين امين يارب العلمين
@fosiyasicid208
@fosiyasicid208 5 жыл бұрын
axsanullahi wa axsanu illeyki sheekh caydaruus Allah yaxfiduk
@khadarmohamedmaamacmohamed3321
@khadarmohamedmaamacmohamed3321 Жыл бұрын
Sheeqa ceyduurs waxan ku weydiin qofka sixirka uu asiipay side lugu garta wili ayaa naga xanuusan insha allh jawb qeer qabta
@abdulkaadirali5034
@abdulkaadirali5034 4 жыл бұрын
Sh.q masha allaah allaha kuxafido
@haldoorhadoor8277
@haldoorhadoor8277 4 жыл бұрын
Sheekh aniga cunaha ayaa layqabta markaan albaqrana waan dhagaysta mar mar dhexda ayaa xadhig laygu xidhaya habenkii markaan soo kacana wadnaha ayaa aad ii garacmaya kadib salad ayan tukada caadi ayan noqda
@caashogabooye8764
@caashogabooye8764 4 жыл бұрын
Asc Sheeq Aniga madaxa nabro baa iiga yaala 7 sano dhaqdarkasda waa tagey daawo kasda waa la ii Qoray wax waa ìga dari weysay Madaxa iiga yaalan hada waaba iska daayey meeshooda isaga yaalan waliba wadan dhaqdar fiican leh baan jooga sweden
@hodanhassan3765
@hodanhassan3765 2 жыл бұрын
Sheekh caydaruus xafida allahu wanu kuxiisnay
@munaali358
@munaali358 4 жыл бұрын
Ustaad kaan inteen kala xiriira waan ubaahnaha wllo no kiisa iisheega
@Fariihahaashi
@Fariihahaashi 4 жыл бұрын
Jasakalah shiikh
@adarsiad3555
@adarsiad3555 3 ай бұрын
Maasha allaah ❤
@fatimamohamed2659
@fatimamohamed2659 3 жыл бұрын
Wll waxa iga caawisaan Qofkii cilmi uleh Xanuun baa waxa u iga qabta labada xirbood oo anan ka istagi karin isheega xanuun dhakhter maha
@aniisoxuseensaciiid7499
@aniisoxuseensaciiid7499 4 жыл бұрын
Asc allaha barakeeyo amiin
@amatallahwaan9678
@amatallahwaan9678 4 жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل SHEEKH ABAALKAAGA JANATUL FIRDOWSA ALLAAH HAKA DHIGO CILMIGII ALLAH KU BAREY WAAD NA SOO GAARSIIYAY ALLAH AKTIISA MARQAADI BAAN KA NAHAY
@umMahamed-nt5cn
@umMahamed-nt5cn 26 күн бұрын
جزاك الله خيرا
@salmo72mahamed61
@salmo72mahamed61 5 жыл бұрын
Haa shikhow allaha na cafiyeh😭
@ceebla1617
@ceebla1617 5 жыл бұрын
Asc sheekh isha xaasidka ilmayar igaga dhacdey dhakhtarka daawadiisu waxba kamatarayso wadamada yurubana jooga xagen kalasoxidhiidha ood kunoshahay
@najmadagan8189
@najmadagan8189 4 жыл бұрын
Sheekh aniga badanaa waxaa isku arkaa markii aan cunto aan cunaayo tin marar badan isku arko
@user-fn4sg4jo1e
@user-fn4sg4jo1e 3 жыл бұрын
الله يحفظك شيخ
@user-fn4sg4jo1e
@user-fn4sg4jo1e 3 жыл бұрын
جزاك الله الجنه
@HoodoAbdilahi-xd2xl
@HoodoAbdilahi-xd2xl Ай бұрын
وَقَالَ يَٰبَنِيَّ لَا تَدۡخُلُواْ مِنۢ بَابٖ وَٰحِدٖ وَٱدۡخُلُواْ مِنۡ أَبۡوَٰبٖ مُّتَفَرِّقَةٖۖ وَمَآ أُغۡنِي عَنكُم مِّنَ ٱللَّهِ مِن شَيۡءٍۖ إِنِ ٱلۡحُكۡمُ إِلَّا لِلَّهِۖ عَلَيۡهِ تَوَكَّلۡتُۖ وَعَلَيۡهِ فَلۡيَتَوَكَّلِ ٱلۡمُتَوَكِّلُونَ
@nadaali6196
@nadaali6196 4 жыл бұрын
جمعه مبارك شيخ عيدروس
@jamacjookar9364
@jamacjookar9364 4 жыл бұрын
Shiikha allow ii soo ducee
@seynabcabdulahi2577
@seynabcabdulahi2577 4 жыл бұрын
Asc shiiqoow calaamado badan oo aankaamaqlay ayaan isku arkay lkn intee laguugu imaadaa ii soosheeg bal aan kula soo xariree qeer alaha kusiiyaa waan kugu farxay
@saharayusuf5543
@saharayusuf5543 3 жыл бұрын
Masha allaah shelkh inshallah p
@hodanomar7350
@hodanomar7350 Жыл бұрын
❤maash.alaah.soo.dhawoowsheekh
@safiyomataan3216
@safiyomataan3216 5 жыл бұрын
Wcs sheeq waan kuu xiisnay runtii
@maxamedismaaciil4081
@maxamedismaaciil4081 3 жыл бұрын
Xamara wllo goormee so gaareysa waxaa iga xanuusan gabadheeyta amazing xaskeega aan at ujecelahay wllo waxa lagahaya miinka iyo Duushaa waxaan waxaa is waato wllo
@safiyodahir7334
@safiyodahir7334 4 жыл бұрын
Asc sheikh Allahkuxifdiyo Wax Baden ayad nooqabatayd
@safiyodahir7334
@safiyodahir7334 4 жыл бұрын
Khekh isoducee
@samianuur1127
@samianuur1127 2 жыл бұрын
SubaxnaAllha
@fartuunXasan-cs4nb
@fartuunXasan-cs4nb 11 ай бұрын
Asc sheeq waanku salaamay Tilmaanta aadsheegtay aniga sidas ayaaan noqdaa
@farobbianochannel4714
@farobbianochannel4714 3 жыл бұрын
Wadh mahad santahay Allah kubarakeyo
@saliimdaadis1591
@saliimdaadis1591 5 жыл бұрын
hada xagee joogtaa
@HodanHassan-kh6vu
@HodanHassan-kh6vu Жыл бұрын
Masha allh😢
@bushracookinghealthy5652
@bushracookinghealthy5652 5 жыл бұрын
Asc Shaikh anig dhaqtar wan ka dayal nabrah biya watan wan qsbah calamadahas dhaytay oo dhan please number kega maheli karaa, jazakallah khair
@raaqiyamohamed5448
@raaqiyamohamed5448 5 жыл бұрын
Hargaysa yaa lagala xiriirayaa Gobol kale ban joogaa inaan isdiiwaangeliyo baan rabaaye Shiikhunaa
@maamesincara1988
@maamesincara1988 2 жыл бұрын
Ilahow xasadka nga hay amiiin amiiin
@faadumomohamed4041
@faadumomohamed4041 4 жыл бұрын
Shiiq alle kuxfido nabro iyo lug leyga hay
@aminahassan1536
@aminahassan1536 4 жыл бұрын
Haa labta iyo dhabarka wajig madaxa
@YaasmincaliMaxamad-xo1sg
@YaasmincaliMaxamad-xo1sg 7 ай бұрын
Shiiqow allaha kudambi dhaafo dhamntena allaha no dambi dhaafo wankugu xiranahy
@abubakarabubakar7424
@abubakarabubakar7424 4 жыл бұрын
Asc shiikh ceydaruus muxumed xake laka helaaa
@saafimohamed9909
@saafimohamed9909 3 жыл бұрын
wcs sheikh
@ifrahyusuf2816
@ifrahyusuf2816 5 жыл бұрын
Jiskallaah khayra
@UsmailAli-nh5fl
@UsmailAli-nh5fl 3 күн бұрын
Wa sal
@safiyomataan3216
@safiyomataan3216 5 жыл бұрын
Finaankaan oo kale hada ka hor baan isku arki jiray walina marka aan macduurka ahay dhabarka ayey iga soo bixi jireen hada alx illaah waa iga waday
@safiyamataansafiyaxasan5160
@safiyamataansafiyaxasan5160 3 жыл бұрын
Isbuucii hore markaan subixii soo kacayey malaheen duhurkii markaan seexaday markaan soo kacay baan dhabarka ka dareemay finankaan oo dhoor meel iiga yaalo waan fahmi waayey tan kale culees hal dhinac baan dareemaa mararka qaar waliba marka quraan laysaaraayo hsdanba wax dareemo quraan baa dhagaha gashtaa nabrihii waa iga siu dhamanayaa alx sheeq jazaakalaah
@dekahaybedaauud4521
@dekahaybedaauud4521 3 жыл бұрын
Asc sheekh dhaman calamadahaa wan qabaa
@sahraxasan7
@sahraxasan7 4 жыл бұрын
Asc shieq cayduruus allaha ku barakeyo shieq mudo badn ayn jecla ina kuu imaado calamadahan wan isku arkay intee kugu sohagaga hada
@idmanhabi964
@idmanhabi964 5 жыл бұрын
Asc Sheekh aniga mar waliba waxan ka darema dhanka midig
@quruxsanhennanbeauty3764
@quruxsanhennanbeauty3764 5 жыл бұрын
Aniga waxan isku arkaa daqaro jirka ah sida iney wax ijareen o kale wax igu dhacayne malahan mxn sameya
@yyy8963
@yyy8963 5 жыл бұрын
Ilahey haku caafiyo abyo quraan aqriso isku tuf jirka marso 3 qul inta gcmahaga ku aqrisid marso jirka dhan Surah baqrana aqriso hbnkina inta daaratid kusexo taleefanka adoo iska fogenaya Ayat kursi iyo tasbiixdana badso ilahey haku cafiyo Amiin
@faraxsanabdi1953
@faraxsanabdi1953 3 жыл бұрын
Asc walal aniga culeysaka waan isku arka lakin wamarkey igu sodagi raabto aye garbaga ixanun waan lalbon
@rowdaismail4431
@rowdaismail4431 4 жыл бұрын
Asc macalin ceydarùs
@shukrijama3200
@shukrijama3200 3 жыл бұрын
Asc wll sidii la iskaka daweeyaa
@kiinqueen8898
@kiinqueen8898 4 жыл бұрын
Sheeq ani nabar waxy iga sobaxeen garbah surka kubka suxulad gacmah calosha waxyn ahyen nabro dhecaan leh nabark afkod mark marki la tabto qodax qodax ayaa la modin kadib abahy baa malin anon ogeen biyo tahlil iga naxsaday oo igu rusheyay ayantiban igu danbesay alx lkn wax wali daremaa garbah culees ig saran iyo aydimo allh nacafiyo dhamnteen
@anisaugaas2565
@anisaugaas2565 4 жыл бұрын
shiqow waxan isku arkay markan aqriyo baqro korka wu igadudana
@bawabawaali8189
@bawabawaali8189 5 жыл бұрын
illhu cadow hkaa cifdiyo
@xayadawil6436
@xayadawil6436 5 жыл бұрын
Illahy intii xanuunsanaysaba ha caafiyo
@sahraabdirahmanhersi1280
@sahraabdirahmanhersi1280 4 жыл бұрын
Shekh maxaa lagusameeya
@umalkhareyusus9086
@umalkhareyusus9086 4 жыл бұрын
Aamiin ilaahy wixii xanuunsan ha caafiyi ilahay wixii xun ha inaga qabto
@rinaatcabdalle6673
@rinaatcabdalle6673 5 жыл бұрын
Asc sheekow ane ii heesata dhiib kaan dhaqdar walbo waan dakay waxbo ma qabtid aya le ku dhahaa wlh😭
@rahmaabdilahi3028
@rahmaabdilahi3028 5 жыл бұрын
Shekh Lambarkina iso qora
@saliimdaadis1591
@saliimdaadis1591 5 жыл бұрын
sheeq xagee joogtaa
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 5 жыл бұрын
جزاكم الله و خير اخي calmadahan waan isku arkay wax badan balse dhan u qaado ma garan insha allah waan iska dawayne
@rashiidacumar4650
@rashiidacumar4650 5 жыл бұрын
Maxan sameeya
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 3 жыл бұрын
wcs wr br ya sheekh
@bawabawaali8189
@bawabawaali8189 5 жыл бұрын
sheikh cilad baa ihysata oo isla sheekaysi bilaa micna ah baa ku mashwulsanhy
@Ahmed-yd1gx
@Ahmed-yd1gx 5 жыл бұрын
Hadaa isku mashquliso cibadada rabi, Quran akhriska salaada iyo tasbiixda waad ka ficnan I sha'Allah.
@bintyuu2576
@bintyuu2576 4 жыл бұрын
Qaali bdn anaa sas ahaa hada waa ronahy saan tasbiixda astaqgaarta ubilaabe
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Anigaba waan ahay bilaa Macni ayaan ku sheekeysanaya
@fathiofficial5887
@fathiofficial5887 4 жыл бұрын
Wll waxan raba inana kushago riiyo kayabiy
@abdullahiyussuf2320
@abdullahiyussuf2320 Жыл бұрын
Mashllh
@asmaabdilahi52
@asmaabdilahi52 4 жыл бұрын
Rabiyow na cafi 😭😭😭
@faadumomaxamed9351
@faadumomaxamed9351 4 жыл бұрын
Wlh aniga dhamaan waan leeyahay
@rashiidacumar4650
@rashiidacumar4650 5 жыл бұрын
Shikh calamada ayan iku haha isha
@caashocadeeycabdi4766
@caashocadeeycabdi4766 4 жыл бұрын
Yees aniga iyo xajigeygaba wan isku aragnaa lkn wa isweydiinaa labadeene yaa qabay awal
@ayaanhappy6403
@ayaanhappy6403 4 жыл бұрын
Waan xanuunsanayaa waxaan raba inaad ii ducayso
@yahyeragaad4754
@yahyeragaad4754 4 жыл бұрын
Sh lanbarkaaga xagaan Ka helaa
Wafdiga Itobiya e Lowya-cado & Bulaxar Tagay & ciidanka Xadka Gudbay
18:24
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 14 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
1M$ ayuu leyahay qofkii ka jawaaba suaashan!! SH Kenyawi
17:26
Abuu mahir media
Рет қаралды 4,8 М.
Jini Ayaa Kuhaayo Ogow Calamdaha Jinka
26:31
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 50 М.
Hadii Ay eedadaa Oo guriga Kulajoogto kuxasdayso kawaran Qiso 1aad #quran
13:51
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 28 МЛН
貓媽媽🆚爆米花🌽🥷🍿 #aicat #shorts #cute
0:33
Cat Cat Cat
Рет қаралды 26 МЛН
POV Joy and Anger's house - Inside Out 2
0:40
AmogusMan
Рет қаралды 22 МЛН
Детство злой тётки 😂 #shorts
0:31
Julia Fun
Рет қаралды 4,1 МЛН