No video

"Ma jirto xoog ama Awood Ciidan ah oo aan Shacabka ugasoo celineyno Hubka" W/ Amniga Galmudug.

  Рет қаралды 12,506

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

"Ma jirto Xeelad xoog ama Awood Ciidan ah oo aan Shacabka ugasoo celineyno Hubka balse qorshe kale ayaan isticmaaleynaa"
Wareysi Wasiirka Amniga Galmudug.

Пікірлер: 44
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IsmaaciilCabdi-oj9mu
@IsmaaciilCabdi-oj9mu Ай бұрын
asc walaalo alaah ha naga qabto cadawga somaliyeed bi idni laahi tacaalaa mahadsanid
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
WAA KUWA NECEB NECEB MIDNIMO JAMUURIYADAA SOMALIA WAA CADOWGA ITOOBIYA IYO KENYA 🇰🇪 SHACABKA SOOMALIYEED WAA INA AY LA SHA QEE YAAN DOWLADA SOMALIA 🇸🇴 KANA FOGADAAN WAX KASTA OO NABAD IYO GOBONIMOO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Ай бұрын
Umadeydi somaliyed walalayaal qabil iyo qaxooti iyo dil dhibtu leyahay wad garaneysin marka is jeceelada dad walalo gacaal isku dhig marka illahay madaxda na xaaqa ha garan siiyo from Djibouti 🤲🏼ishaallah khair
@ahmedisse9165
@ahmedisse9165 Ай бұрын
Ninkan odaga ah oo wasiirka isku sheegaya waa nin wax OG oo ka war waba xaaladaha oo dhan .laakiin hadalkiisu waa RUN HA SHEEGIN BEENA HA SHEEGIN WAXAAD SHEEGTANA HA WAAYIN
@Gyyhir1134
@Gyyhir1134 Ай бұрын
War niyahow sidaa usheegtay ayaa layaabay kkkk waa xariif magaalo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
qor qor jeebka xasan sheekh bu geliwaayay saasa hubka loguso ururusaday oo xasan sheekh kula dagaalami raba qor qor
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Ай бұрын
Xasan dhooqo ayaa hubka iska lahaa waa ganacsiyadiisa faraha badan mid ka mid ah
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
ITOOBIYA COL MAAHA XASAN SHEEKH IYO MUUSE BIIXI,FILIN BAA LA INOO JILAYAA
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j Ай бұрын
Way cadahay hubka in ganacsato soo iibsatay sharciga ha lakeeno qoor qoor ba fahmay inqilaabka
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 Ай бұрын
Hadalkaagu ma saxna ninkaas hadlayoow ???
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 Ай бұрын
Qabiilada Xuduudaha Dagan Wax kasta oo hub ah sharci dara AH kasoo gudbo Xuduudaha booba jaanis Ayaa u haysatiin
@abdixukun9046
@abdixukun9046 Ай бұрын
Xoog & awoodda ciidan oo Cw lala imaanayo xaggee laga keenaa
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi Ай бұрын
Shacab Shacab Kafiican Miya JIRO CADALADA KAHADLA
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 Ай бұрын
Qaladbaa kujira hadalkiisa wuxuu leeyahay cidii lahayd magaranayo hadaa yay kalawareegeen gaadhidhiyada markuu xadkasoogalay
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Waa runtaa waayo Ciidamada NISA ayaa xuduuda ku sugayay sawkii lahaa
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
baritaan aya socda ayu ku yidhi wasirku
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 Ай бұрын
@@najmanajma6752nisa way ogeed hubka ayagaabo wax katahriibinayay lkn wa qarinayaan
@hirsifow2183
@hirsifow2183 Ай бұрын
Beenawaas mooriyaan ah shut up. Mareexaan iyo Leelkase aa la rabey in lagu xasuuqo. Xassan Dhiiqo Team damage cobtrol ay wadaan UN"tu arrintan si qoto dheer ha u baarto. Mooriyaan rabta in dad shicib ah u dowladeyso laga yeeli maayo
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Qofkasta oo waxgarad ah oo besha Hawiye ah oo kasoo hor jeedo khawarij ta argagixisada ah dhibato gaar sisey ama diidan dhaqanka dayuus nimo aa ay 18sano kuhayeen konfur qarax iyo xasuqba kala kulmey oo al shabab dagaal kula jira waxaan leyahey walalow dowlad dii somaliya aa kunfur katalineysey baa shabab kii khawarij ta ahaa hubkoda sogadeyso oo usogud bineyso Maxaad kaleedahey sidan miyaan kusiinoolanaa dayus nimadan mise wan iska qabanaa kuwan
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Waa runtaa xasan sheekh baa khawaariijka hubka u soo gada
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Ай бұрын
Shaydaanoow XABASHIDA KG JL Hirshabeelle joogta kuma dhibayso miyaa😂😂
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale Ай бұрын
Mooryaanta jidgoynta sameysey waxa adeegsadey qoladii hubka sotahriibisey meesha waxa kamuuqata reer cadudwaaq iney far kugodantahey
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
cunaqabataynti hubka lagu celiyo wadanka saas ma anfacayso in shacabku cudlo kahelo midaka reer cabduwaaq hub soo celin maayan oo iyaba lagu gumaadi rabay ee soo celin iskailaawa
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
Anaga heer cabudeaaq ah hubna marabno inaga isku gumadeyna celintisana Dan baa I noogu jirta Waana la celin hadad tahey qof u dhashey kumad hadasheen sida naga dhaxbax inaga dowlada naga dhexkaluumeysan karaan kuwa nasheegta ee shaqa yeelo Waa ku naqan marexan matihit
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Warbahinta saaxda dhagayso ...intan in ka badan malaayin hub aya qabaailadq gacanta ugu jira 😂😂😂😂😂 labo gaari
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
​@@magafeabtigiis1852adigaba hubka laguu watay oo lagugu gumaadi rabay hadad tahay beesha shaas
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
soomaaliya kuma fiican in cuna qabayta hubka laga qaado bal fiiri hubki faruhu kabaxay oo xata dumarki ba hubka wax kahelay
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Hubkani si sharci ah kuma soo galin,xitaa hadaan laga qaadeen cunaqabataynta kootorobaan buu ku soo gali lahaa
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Ki laga ma nuucay maahin kan la dhacay .mida kale hub sharci daro ah dawlaado gacanta ku dhigtay in layska la dhaca ma quruxbadna ceeb dawlaada kalsoonida wa in la siyaa ..maaahin sidi budcaadka lo weraara
@user-zx5hl9co6p
@user-zx5hl9co6p Ай бұрын
Dawaldu iyadaa rabta dalka inay dagal sokeeyo ka rido Ilahow umada somaliyed dawalad midaysa u keen tani dawlada maha xabalaha fadhanaysaye
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 Ай бұрын
Ganacsadaha ugu wayn ee hubkan waa M xasan sh asaga iyo igaaradiisa uu jecel yahay. Qodobka xiga reer Caabudwaaq hub gacantooda galay Alshabaab meel uguma banaano. Wuxuu ka fiican yahay kii xasan sh siiyay Alshabaab ee ciidanka dawlada laga furtay.
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Shacaabku eeed malaha ee budcaad maleeshka sharci qabil iyo mid dawlaadeed mid un hala mariyo
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n Ай бұрын
Kan been buu sheegayaa sida hadalkiisu u googo'ayo
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk
@user-qz2gd3cb5j
@user-qz2gd3cb5j Ай бұрын
Beerka caaro kaaxagatay been badanaaa
@salebanomar76
@salebanomar76 Ай бұрын
😂😂😂😂 SHINBIRAYAHOOW HEESA KKKKKKK XASSAN QABYO SHEIKH IYO ISMACIIL C GEELE IYO ALSHABAB IYO MUUSA BIIXI MORYAN VILA FAMILY CALI GAAF VILA FAMILY ALSHABAB 😂😂😂😂
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Mooryaan Family Illaahay baa fashilay
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
😂😂😂😂😂 war doqoon badaana ismail omar gelle kulaaha jabuuti maraykan ruush chine Spain Japan France Kuwait sucuudiga Qatar Camaan Ethiopia somalia 🇸🇴 iyo kuwa kasi badan ayu la sheekaysata Tuulooyinka Hoyga u noqday Gaajo iyo Dagaal war kama haayo .ee yaan laguso caan bixin ka hadalka Mr gelle
@fardus6840
@fardus6840 Ай бұрын
Horta hubkaa intaa leeg kaliya waxa lagu soo iibinkaraa ogalaashe dawladeed, Ethopia hubka intaa leeg sidee kusoo dhexmarey, Hadaan xidhiidh labada dawladeed jirin? Hadii hubka lasoo qabtey dadkii away dadkii lagu soo qabtey ? dagaalkuba waxa ka dheshey baaburta hala baadho? Iyo lama baadhikaro,
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 Ай бұрын
ethiopia ma suuq hubka lagu kala iibsado ayaa ku yaalla ?????????? miskiin beenaale
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Waa runtii Itoobiya ayaa laga soo ii biyay ,badana waa la siiyay inagaa been la inoo sheegayaa
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 Ай бұрын
Warshaqado hubka sameeya ayaa adisababa kuyaalla
Warka Universal TV 25 08 2024
23:50
Universal TV
Рет қаралды 7 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 15 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 20 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 10 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 91 М.
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 171 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 15 МЛН