Ma kamid tahay asxaabti iso waydiyay su,aalaha ku aadan arimaha qaxootiga hadaba halkaan ka daawo

  Рет қаралды 2,690

SAHDA Media

SAHDA Media

4 жыл бұрын

facebooga👇🏽 / iimaan.xuseen.1

Пікірлер: 19
@jihanjalaqsan3265
@jihanjalaqsan3265 4 жыл бұрын
Wll hada fara gariga layahay ama basabor anka wato malay qabila jarmanka mise wadanka gariga lagu celinaya gariga dadka faraha kale sida dadka yurubta kale faraha kale maka duganahay markay tahay wadanka jarmalka mise isku midmeynonaha
@sahdamedia1988
@sahdamedia1988 4 жыл бұрын
Maasha allah wll waa su.aal muhiima way dhacdaa qof ama dad laga cafiyay waxayna ku xirantahay wareysiga ama Interview sameyntiisa. Gariiga waxaa uu xubin ka yahay ururka midowga yurub marka qofa haduu sharci ka wato garrig way adagtahay in kasto xalada gariiga laga war hayo adiga. Waa nasiib
@umuzahir3890
@umuzahir3890 4 жыл бұрын
Mahdsanid abwe aad baan kuula socodaa horay usoco dadaalaa wuu gaaraa. Suaal ayaan wadaa abwe hadii aan duldul haysto wadnkane halsano iyo bar aan joogo isguul ayaan dhigtaa waxaan had rabaa ina aan shaqeysto marka mashaqeysan karaa qof duldung ahaysta mahdsanid abowe
@sahdamedia1988
@sahdamedia1988 4 жыл бұрын
Sidoo kale wll waad ku mahadsantahay dhiira galintaad🙏🏿 Su.aashada hadii aan u gudbo wll dulden badan dadka qaar cafis ayeey siyaan. Dadna aygoo haysto ayeey shaqeyaanaan. Marka adiga hadii adigo dulden heysto hadad school aadid shaqan waad aaadi karta sida aan aaminsanahay. Corona waxayba badan ayuu wadanka ka badalay nidaamka shaqada waxbey kabadalayaan waxayabo badan in oglaadan ayaa macquul
@abdifataahsalaad8500
@abdifataahsalaad8500 4 жыл бұрын
Aad ayaa ku salama masuul sare imaan
@sahdamedia1988
@sahdamedia1988 4 жыл бұрын
Welcom waan ka qaaday
@fatxifaraxsanofficial346
@fatxifaraxsanofficial346 4 жыл бұрын
Masha allah wlhi markista wan kaa faidaa hori usoco
@jafarabdihassan7449
@jafarabdihassan7449 4 жыл бұрын
Msha allha nuur calaa nuur
@asmomahamud2128
@asmomahamud2128 4 жыл бұрын
Asc abaoowe wan rab in an si goniy in an ku wediyo siden kugu hel
@sahdamedia1988
@sahdamedia1988 4 жыл бұрын
Wcs wll mahadsanid kor waxaan soo dhigay linkiga facebook halkaa igala soo hadal insha allah waxii su.aala
@rahmamuallim9548
@rahmamuallim9548 3 жыл бұрын
wall faraxa gariiga ma cafinayan jarmalk mid kale inatarwiga gariiga kuso marii ma badali kara jabab wacn wll
@elyasabukar6338
@elyasabukar6338 4 жыл бұрын
Asc wll waxan rawa inaan ku weydiiyo adoo mahatsan waxan joga gariga faraha giriiga jarmalka macafiyaa
@sahdamedia1988
@sahdamedia1988 4 жыл бұрын
Wcs mahadsanid mudane waa su.aal muhiima dad lacifiyay oo sharciga lo ogaladay way jiraan waan la kulmay cafinta waa in ay sababta lagu cafiyay ogaata macquul hadii wadanka aad dhibaato ku qabto in laga cafiyo gariiga ururka Midowga yurub ayuu ku jiraa sidaa darteed waa nasiib
@shaakirofficialchannel2592
@shaakirofficialchannel2592 4 жыл бұрын
Wll waxaan jogaa wadanka talyaaniga waxan joogey mudo yar waxa leyga dhigey faraha walaal wax xoga maka heysaa qaabka uu talyaanigu sharciga u bixiyo ma qaab fudud baa mise waa qaab adag
@sahdamedia1988
@sahdamedia1988 4 жыл бұрын
Mahdsanid wll waa su,aal wanagsan Waxa kagama sheegi karo talyaaniga lkn waxaan kusiinayaa taloyin hadad raacdo insha allah macquul in aad hadafkaga gaarto . Waxaa ogu muhiimsan waa in aaf luuqada wadanka aad joogto aad bartaa marka wax badan ayaad fahmeysa.
@sahrosahrooy7856
@sahrosahrooy7856 2 жыл бұрын
Asc wallo wn ku salmay Aniga wadnka jarmlka ayaan jooga 3 bilood ayaan joga wxaa la iga soo qaday Arika sharci nooce ah ayaan qadn doona wlo isoojawab adigo raliy
@siegenmediabro7474
@siegenmediabro7474 2 жыл бұрын
Sxb waxan Ku waydin Adigo mahad San Ano Sharci Germany ah haysta UK ma la IGA so celin hadan Iska dhibo 🙏
@farxaanxidig2689
@farxaanxidig2689 3 жыл бұрын
Wllo adu imisa mudo ayaad jogta dalka frace garahaan pariz
@dahirashrafhakim346
@dahirashrafhakim346 3 жыл бұрын
Tarxiilka kawaran
Hereri & France qaybta 1aad
42:01
Universal Somali TV
Рет қаралды 99 М.
Xaalada guud ee Magalada Paris iyo Soomaalida ku nool.
3:48
Universal TV
Рет қаралды 3,6 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 16 МЛН
Qaraxii xalay xog halis ah iyo abdikadir boss oo qatxiyay sir culus
24:15
SHARCI BIXINTA IYI QAABILAADA QAXOOTIGA DALKA FARANSIISKA 2023 .
2:13
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 4,4 М.
Ka bixida Aaga Raaxada Qodobo Muhiima || coach suhayb winner.
5:04
Coach Suhayb Winner
Рет қаралды 191
Isbadalka sharciga dhalashada wadanka Jarmalka
5:06
SAHDA Media
Рет қаралды 73