Asadow xalay adoo lugahaaga ku socdo ku riyooday illhy run hakaaga dhigo mida kale maad noo sheegtid meeshu marayo cafimadkga rajo dhow maleedahy insha allah bi idinilllhi kariim
@Johndoehim14 күн бұрын
Ilahay haku istaajiyo lugihiisa insha allah ❤😊
@ubaxcali2067Ай бұрын
Koko waa gabar qalbi wanaagsan oo naxariis badan oo aqli iyo karti ilaahey siiyey ❤❤
@QueeenAmiiraАй бұрын
Qalbi wanaageda mxa ku ogaysiyay😂😂😂😂🤣
@sayid5352Ай бұрын
@@QueeenAmiira waa laga daremaya😂
@ubaxcali2067Ай бұрын
@@QueeenAmiirahooyadaa ii sheegtey aamus baastarayhy😂😂
الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله إلا الله. الله اكبر الله اكبر ولله الحمد. الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا وصل الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@AdanRashid-ph2lfАй бұрын
J
@Ali-kv7crАй бұрын
Qeybta dronka baabuurka dushiisa aad ku duubtay ayaa wax kale aheed. Well done.
@Akim_1794Ай бұрын
Asad Hajio Marka Laga Reebo KOKO Gabdhaha Kale Wuxuu Ugu Jecelyahay SAAMIYA😍😍😍
Team 27 wa Team walalo noqday Adna is ku fahmay ad ban u xiiseeya Barnamijyadoda iyo sida ay isku Qadarinayan qof qofka kale waxay Muujinaysa sida somalidu isku jecel Yihiin.Allaha idin xafido dhalinyaro
@user-kj1jt3si9fАй бұрын
Asadow waa benteed mar kale soo celii❤
@user-lw6ue6by5gАй бұрын
Team koko and saamiya ❤❤❤
@IsmaaciilAhmedddАй бұрын
Asadow samiya youtupe u fur
@fathiomer2837Ай бұрын
Waan ka helay Game I liked wlhy 😂😂😂😂😂😂Lucky always number one sometimes.
@user-jb1hv1iu9bАй бұрын
Abtiy asad koko samiy amiro sundos cayday plz ❤❤❤❤😢