No video

MAALINTEEDA CAADIGA SUNDUS OO AAN KU CASUUMAY …QOSOLKA IGA DHAMEESAY 😂DHARKA CIIDA

  Рет қаралды 73,867

Adna Henna

Adna Henna

Ай бұрын

Пікірлер: 75
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to Ай бұрын
Team sundus one like 👍
@HAATIM3
@HAATIM3 Ай бұрын
Team sundus iyo jones😂😂
@Asadhagio27199
@Asadhagio27199 Ай бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم
@AysherMohd
@AysherMohd Ай бұрын
s.c.w ❤❤
@user-tg5jv2co9r
@user-tg5jv2co9r Ай бұрын
​@@AysherMohd7⁶
@user-tg5jv2co9r
@user-tg5jv2co9r Ай бұрын
8
@arawelosheikh2593
@arawelosheikh2593 Ай бұрын
Sundus qurux fiirsaday mana qoslin been dheh maashaalaah funny waaye cunugtaas lkn dadka qaar waxay ku dhibco badsadan jecelyahin iyadana waa qalbi xabxab
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 Ай бұрын
Team sunmirko one like 👍
@ifraahifka292
@ifraahifka292 Ай бұрын
muufo iyo macsaro jah macan badnaa allaha idin daweyo 🥰
@user-gq2om8tk1q
@user-gq2om8tk1q Ай бұрын
Adna heena😘 700k coming soon...
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 Ай бұрын
Masha allha ❤❤❤
@user-in1nj1rw7y
@user-in1nj1rw7y Ай бұрын
Adna in aan kuula soo xariiro ayaan rabaa
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen Ай бұрын
Ayy adaneyda thanks xppt dalbkeyg sa ufalisay
@MatAmadesJrOfficial-og4uo
@MatAmadesJrOfficial-og4uo Ай бұрын
The reaction one ❤🥰
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Ай бұрын
Sundus ceeb waaye abaayo dadka mrkay ka dhaqaaqan wax hka sheegin hdhaw dadka kleh kuma ixtiramayaan wa qof wareey lagu dhaha
@DuniyaAxmed
@DuniyaAxmed Ай бұрын
Ayy muufo waan jeclahay from Somalian ❤❤❤
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 Ай бұрын
Team Adnaheena Ciid wngsan 🎉🎉❤❤
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 Ай бұрын
Cilmi baaris lasemeyey ayaa la ogadey faaidada shaaha rinjiga uleyhy kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉
@ilyaasfaarax3279
@ilyaasfaarax3279 Ай бұрын
Sundus qosol miiran waye❤❤❤❤❤
@NaciimoFaarah-gn4xq
@NaciimoFaarah-gn4xq Ай бұрын
Adna waa ku jeclahay abaayo😢❤❤
@yasmiinmaxamed-dr2pr
@yasmiinmaxamed-dr2pr Ай бұрын
Hampplyo 🎉❤
@Muqtaar867
@Muqtaar867 Ай бұрын
Muufo macaan I love ❤️ it from 🆎
@bostejoali3717
@bostejoali3717 Ай бұрын
Caawa sundus waa ka tuntay mashallah ❤🎉
@rumaneyy9802
@rumaneyy9802 Ай бұрын
Adna buufada kwrm 😂ciidina kuso dhahwaw❤
@AmranClqaadir
@AmranClqaadir Ай бұрын
I think video videogan Mar hore duubtay hada maaha❤
@najmasayid4434
@najmasayid4434 Ай бұрын
Wale😊
@AmranClqaadir
@AmranClqaadir Ай бұрын
​@@najmasayid4434 Haa waxaan ku gartay sundus dharka ay xidhanthy Mar hore ahayd
@AbdallahRooble
@AbdallahRooble Ай бұрын
Gawadha inaad ka yeshaan ma aheen ine baxdo dad is jec ma tihiin inaad ku dhagtaan bey eheeyd sundus markeey ladan sii jestay maxeey tiri naga so gaabi weyba dhibsaneyaaa ceeb umada hakuu sinadaan sundus iska daa cunsuri nimadda Reer maleysia waxa laga shegaayo malaha wa run wa uun isku daneeysi ladan markaad karbtaaan muqal ineey idinla duubto wad so dhaweysaneysaan marka kalle no waji ayaa idin dhagsan qaar fiican wa jiraan sida amiiro qurux wa quf naxariis badan lakin is jeclaada iska daya isku daneeysiga
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Ай бұрын
🔦 walee waa ku ifisay . Dadkan waa munaafiqin
@user-ny4sw8qp8i
@user-ny4sw8qp8i Ай бұрын
❤❤❤❤
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Ай бұрын
Ar sundusaa waxarabo wlhi beerka kucasana 😂😂
@mohamedcusmaan9260
@mohamedcusmaan9260 Ай бұрын
Team ladan one like
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Ай бұрын
Wcs team mufo+mraq+moos+basbs wslmaa cid muprik somli weyn mel wlpo clmka ka jogtan cidan cideda kle illhy nbad io cfimad hnagu garsiyo io adno 2M xirty i.a ❤🤲🏻
@munoabuukar2992
@munoabuukar2992 Ай бұрын
Muufada muqdisho ma loo soo dhibi karaa😂😊
@sahromuxudiinsahromuxudiin1862
@sahromuxudiinsahromuxudiin1862 Ай бұрын
Haaa walaso dhiibi kara
@Jackcadnaan-f2
@Jackcadnaan-f2 Ай бұрын
Xalwo boqol soon wasye
@IsmaaciilAwuukar-xm2me
@IsmaaciilAwuukar-xm2me Ай бұрын
Gurigahalmaalinugatag
@yasirsharif5881
@yasirsharif5881 Ай бұрын
Gewedha sodhowoow muufo hada maladhihin yabwaye walahi
@Inacarale
@Inacarale Ай бұрын
Calol madfac faqadari af tago magac yadii ugu qurada badna waye adno funny tihiin walhi😂😂😂😂
@canabqardho7963
@canabqardho7963 Ай бұрын
Dadkii nasabka ahaa dunidii waa kusii daba yaraden wlhi 😢allow qalbiga inoo wanaji
@ubahadan8902
@ubahadan8902 Ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️
@user-ft3es7yr7x
@user-ft3es7yr7x Ай бұрын
adna Chanalkan wa nacdayyy wlle😢
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 Ай бұрын
adnahena sowti 1m u fabal dageysay malin dhaweyd
@hodaniprahimosman
@hodaniprahimosman Ай бұрын
Gabdha inay idinla cunto ahayd wlleey😊
@user-ox6xz5ux7q
@user-ox6xz5ux7q Ай бұрын
Mms😂
@IdoFarah-jl8pp
@IdoFarah-jl8pp Ай бұрын
Adno chanelka wa nacdayyy maxa ku helayyy fsiyoowga noo so dubo😢
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Ай бұрын
Hhhhh
@shaamabdullaahi6492
@shaamabdullaahi6492 Ай бұрын
😂
@Hothanoooz
@Hothanoooz Ай бұрын
Dumarku xan madayaan mtkey ladan dhaqaaqdey mxy sundus tiri
@FarahCabduqadir-cb6wm
@FarahCabduqadir-cb6wm Ай бұрын
Sundus horta zaaid waaye xanteeda aad u bdn thy
@FarahCabduqadir-cb6wm
@FarahCabduqadir-cb6wm Ай бұрын
Sundus horta zaaid waaye xanteeda aad u bdn thy
@Hothanoooz
@Hothanoooz Ай бұрын
​@@FarahCabduqadir-cb6wmhaa camerad inay socoto wey ilawdetba😂
@user-pb8tl6pt8i
@user-pb8tl6pt8i Ай бұрын
Team sundus
@raxmohafow18
@raxmohafow18 Ай бұрын
Adno abaayo aniga waxaa kamidahay daawadaha team 27 taleefoonka aaniiga fiirsado komonti malaha sidaas daraadeed maanta waxan Helay taleefoon abaayo ayleedahay sidaas daraadeed as wax kuu sooqoray walaahi waa nii jeclahay Saa udhantihiin team 27 iinoolaada intay noooh jirto
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Naa lah jadiina li hadla qusul ayaa tidhaah daane ,nicnac ,hal lama sedex siyed tuban cadcad lahjadiinii waa nacdeen reer Somaliland baad isleedi hiin iska dhig dhiga kkkkkkkkkkkkkkk
@user-wm6nr7oh6l
@user-wm6nr7oh6l Ай бұрын
Adna mxaa qaldan subscribe 614k aa arkoyaye😢😢
@nasramohamed9316
@nasramohamed9316 Ай бұрын
2 chanel ee ledahay
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 Ай бұрын
Xly lee dhahayay adna henna ciwankan wa nacday dhahayay lkn ladan cidi nala cunteey maxa u dhihi waysay
@najmoyusuf1433
@najmoyusuf1433 Ай бұрын
Qaf kle magaciisa inaa ku qaraawato waaku mangaab nimo ish 😏
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Ай бұрын
Adna gabarti Ladan o cilaanka intee ka baxday
@Khaled-Qanciye
@Khaled-Qanciye Ай бұрын
Show dumarku wax iskuma qaadan nin sxb kaya hadaan kukulano meel cunto wuu ila cunaa haduu dagdag san yahayna siiqadaan leeyahay gabadhii waydireen
@fatuush1139
@fatuush1139 Ай бұрын
Dadka isku mid maha maxa dumar dhan ugu gafe
@Hodan__cadeyy
@Hodan__cadeyy Ай бұрын
Gabdha haday ayadi Rabin kwrn maxa dumarka afkaga ugu jidosa nadhig wara 😂😂😂
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Ай бұрын
Waji malaha dadkan
@Khaled-Qanciye
@Khaled-Qanciye Ай бұрын
@@Hodan__cadeyy marka horaaba lagu bilabay waan waregaynaaa
@hodaniprahimosman
@hodaniprahimosman Ай бұрын
dumarko dhan maha waa adna 😂
@user-in1nj1rw7y
@user-in1nj1rw7y Ай бұрын
Cinwaansax isii
@user-ok2vm8kw2e
@user-ok2vm8kw2e Ай бұрын
Ani wayabe adna youtubkeda saxda miyaaa hada lee mid ee soo dhigtay daa wanayay kana waxay ifahansiya plz😢
@user-so1jj8km3c
@user-so1jj8km3c Ай бұрын
Ha iyda leh labadaba
@user-ok2vm8kw2e
@user-ok2vm8kw2e Ай бұрын
@@user-so1jj8km3c ha hye wll tnks wa wareray noh igu qaado kan hda igu horeya
@SACDIYÀE
@SACDIYÀE Ай бұрын
2 you tube leedahy
@user-ok2vm8kw2e
@user-ok2vm8kw2e Ай бұрын
@@SACDIYÀE hye qalpi tnks waa fahmey
MAALINTA 14AAD RAMADAAN ROUTINE
9:55
Amira Qurux
Рет қаралды 166 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 121 МЛН
NASRA ABTI DOON TARTAN CUNTO KARIN QOFTII CUNTO MACAAN SII 50DOLLAR
20:50
IGU SOO DACEEYA ILYAAS SI XUN AYUU IGA DAAWACMAY 🥹
10:17
Adna Channel
Рет қаралды 319 М.
ARIMAHEENA iyo SUNDUS ISKU BOOTEEYAY SHEEG QOFKA MADAXA KUGU DHEGAN
23:03
HOOYO KALIGEED NOOL ILMAHEEDA MA KORSAN KARTAA /A DAY IN MY LIFE
11:07
NASRO ABTIDOON IYO ABUUKAR OO ISKAAGA DHIGEY QOF SUUXDE 😱
12:29
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 245 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН