Maalintii OOGU horeesay YouTubeka Sayigeyga❤️

  Рет қаралды 52,591

Amal Baqare

Amal Baqare

2 жыл бұрын

Пікірлер: 581
@amalbaqare9872
@amalbaqare9872 2 жыл бұрын
Soodaawo and subscribe 👇 kzfaq.info/get/bejne/epijocSj2bjOhac.html
@umumuminchannel7460
@umumuminchannel7460 2 жыл бұрын
Masha allha beautiful family 👪 ❤ allha ha idn barakeyo
@xaawo.cabdirsaaq2119
@xaawo.cabdirsaaq2119 2 жыл бұрын
Masha.allaah.isku.waara.anaayo.no.soo.wareeji
@qaalidumar9605
@qaalidumar9605 2 жыл бұрын
Well come to Switzerland 🇨🇭 abaayo
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 2 жыл бұрын
Amal abayo waxba xaflad ha dhigin ee meelaha ugu caansan vlog kaso samay tankale wax nooga sheega sida isku barateen adiga iyo dumashi iyo inta uu xidhidhkiina socday
@malyuunahmed3237
@malyuunahmed3237 2 жыл бұрын
Haa saas lee noo sameey xapibti ☺🥰
@sabirinmohamedebrahim1318
@sabirinmohamedebrahim1318 2 жыл бұрын
Ilxun rabbi ha idinka haayo frxd bdn ku waraa 😍😍
@salmaboonvaare7092
@salmaboonvaare7092 2 жыл бұрын
Farxad wanagsan ilahay ha idin siiyo famil waara ilaahay ha idinka dhigo amiin yaarabi abaayo
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 2 жыл бұрын
Omg MashaAllah so cute couple love u il xun idinma aragto👌
@maryamomaxamedkulmiye3753
@maryamomaxamedkulmiye3753 2 жыл бұрын
Alle ayaa mahadleh isku kiin nabad jenay wlshy Amal baqare iyo sayigeda hambalyo mcnto alaha isku keen barakeyo qaali
@suuraaleydakaaraan2034
@suuraaleydakaaraan2034 2 жыл бұрын
weligey comment kuma soo qorin lkn waan ku daawan jiray waana jeclhy vidoeyadaada rountine, challenge iyo kuwa shactarada ah abyo waxaa tahay gabar furfuran sheeko qurxoon hadana nadaafad badan waxaana ku faraxsanahay safarkaagii in Allaah ku fududeeyay oo xaajigaada nabad kula joogto waayo badan wada jooga oo farxad ku wada noolaada. W aa maalintaadiyee hambalyo ayo Allaah ha idin ku barakeeyo awlaad wanaagsan oo baariyaal ah
@shukriadan4365
@shukriadan4365 2 жыл бұрын
masha alah anigu waxaan doorty inaad na soo wareejisaan
@caaishoshiiq9723
@caaishoshiiq9723 2 жыл бұрын
Masha allah is agjogitankina frxd ey ithy wllashey mcn family kaga cusub ilah haku barakeyo owlad salixina rabi hanii kala siyo wllashey mcn and duma hambalyo hambalyo kun.iyo.kow jer hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amaldaahir541
@amaldaahir541 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah beautiful couple ❤️💍
@fadnabashiir169
@fadnabashiir169 2 жыл бұрын
Warejiiskaa Belo ah 😘Hampalyo Hampalyo Baayo iyo Boowe gurkiina guur Qeyrqabaa Alle haidinkaga dhiigo I.a
@laylaladan2741
@laylaladan2741 2 жыл бұрын
wow isku waara qali dumar ❤️❤️❤️ Keep going.❤️
@farhiaosman1215
@farhiaosman1215 2 жыл бұрын
Masha alla abayo mcn hambalyo hambalyo adiga iyo dumashigeyga
@idmandaahir5242
@idmandaahir5242 2 жыл бұрын
Mashallha Hampalyo Hampalyo abyo adiyg iyo seygaaga farxda ku nolowda ❤🧡🧡💚💚
@fardowsamohamoud5337
@fardowsamohamoud5337 2 жыл бұрын
Mashaa allh tabaarakaallh mya hadi haflad hasameynin ee markii gaarto 50k nosamey I.a coming soon maalintaas mida kle su,aalo badn ayaa qalbigeyga kaguuxoyan hadana magaraneyo waxaan kabilaabo runtii calaa kuli xaal hamblyo hambalyo farxadiina inoo muhiim ah wax Kasto🥳🎊🎉❤❤❤🎂🍰🎁🎁💯💯🥰🥰
@haninora533
@haninora533 2 жыл бұрын
Mashallaah Tabaarakallaah isku waara Aduun iyo Aaqiraba Mashallaah Amaaleey waad la qabsan doontaa inshallaah ❤️🌺🌺🌺🌺☀️🌻✨
@AminaMaandeeq
@AminaMaandeeq 2 жыл бұрын
Maasha allaah alle ha idin xifdiyo walaalshey amal qaali dumar iyo dumashigey abdulkhadir alle ha isku kiin daayo alx noolasha idinma ciisho amiin yarabi alle ha idinka dhigo reerkii dhaqamo ee dhismo insha allaah amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯
@naimamouze5363
@naimamouze5363 2 жыл бұрын
Mashallah Alle hayskukiin barakeeyo cimri dheer iyo caafimaad baan idiin rajaynayaa gulasta inta idiin hadhay cimrigiina I love you walaaladay hore usocda walal
@falisabdi2866
@falisabdi2866 2 жыл бұрын
Mashaa allah abaayo hambalyo family qurux badan ilaaheey ha idin barakeyo ❤❤❤🥀🥰💯
@DeeqaDahab
@DeeqaDahab 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah Hambalyo Hambalyo lamaano Qurux badan Rabi ha idin barakeeyo😍😍😍
@ummuabdulrahman2251
@ummuabdulrahman2251 2 жыл бұрын
Masha Allaah tabaraka Allaah Alif mabruuk. Wajamaca baynakum bil qeer alaahuma Amiin. Majarmalkad imaaday xbbti qali luqada sojkada kuhadlayo waa.. Duetch ♥
@user-ez7qt3sp2v
@user-ez7qt3sp2v 2 жыл бұрын
Illaaheey farxada ha inii saa idiyo walaa sheey amaal baqare iyo dumashigay
@ikramjama23
@ikramjama23 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah walashay Amal qurux iyo dumashigey Abdiqadir Illahey ha iniga dhigo kuwi isku wara oo isku duqooba, Illahey ha ini siiyo awlad badan oo saliixin ah❤️❤️❤️❤️❤️ ad aya wallahi ugu faraxsanahay inu Illahey isku kin keenay
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Masha allah wlshey iyo dumashigen welcome dumashi isku waara abid oo nala jooga mar walbo xaflad weyn waxa nodhigi donta 100k marka garto insha allah ha isdhibin xbbti
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah tabaarikallaah abaayo qaali and dumaashi mabruuk alfa Mubarak ❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 2 жыл бұрын
Masha allaah hambalyo amal baqare adiga iyo xaajigaada illaahey ha isku kiin xafido farxad ku noolaada insha allaah iyo owlaad baariyaal ah ayaan eebe idinka baryey aamiin yaa rabb 🤲🤲❤❤
@hasnaahmed9541
@hasnaahmed9541 2 жыл бұрын
Mashaallah allaha ku barakeeyo reerkaga amal cadeey
@asmohassan4272
@asmohassan4272 2 жыл бұрын
Masha allh family qurux badan ilhy ha idin barageyo abayo mcn🤲🤲
@nacimaguleed8000
@nacimaguleed8000 2 жыл бұрын
Masha allaah lamaano farxad badan ayaa tahiin allaah ha idin siiyo owlaad baari ah
@aragsandahir5032
@aragsandahir5032 2 жыл бұрын
Masha'allaah Amal iyo xaajigeeda alle ha Idinbarakeeyo wllo
@basmaxusaam7760
@basmaxusaam7760 2 жыл бұрын
مشاء الله تبارك الرحمن الف ألف مبروك
@zakimohamed675
@zakimohamed675 2 жыл бұрын
Masnaha allah lamane qurux badan allah idin dhowra 40k subscribe aad gartay congratulation congratulation cungratulation intan in ka badan aya ku rajeena keep going wllshy
@haliimohirsi58
@haliimohirsi58 2 жыл бұрын
Msha allh BARAKOOBA OO BAARIYAAL DHALA😍😍😍😍
@xamdadahapo3207
@xamdadahapo3207 2 жыл бұрын
Mnzha allah amaleey qli alle ha isku kiin barakeeyo xbbti wxn idinka codsanayaa inaad noga shekaysaan sidaad isku barateen iyo xajigu thnks wxn idinka so salamayaa hargaysa
@Umma1
@Umma1 2 жыл бұрын
MashAllah keep going sister ❤ Ameen Ameen 🤲
@queendhorsan896
@queendhorsan896 2 жыл бұрын
Amaal Congratulations 🎉 Adi Seyd kaga nin Aqlaakh & daganan ka muqata kugu dhacay keep going
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 2 жыл бұрын
Maashaa allaah iskuwaara ubad kheyr qaba inshaa allaah waa Oday Adeera oo hadda idinku soo biiray horumaraan idiin rajeyhaa guuleysta
@liyaomars
@liyaomars 2 жыл бұрын
Guurkii guur kheer khaba ubad baari ah rabi haidiin siiyo farxad waarta ku noolaada inshaa’allaah 👏👍💕💕❤️🎉Hambalyooo 🎊🎉
@cabdiqaadir7833
@cabdiqaadir7833 2 жыл бұрын
Masha allaah walalkey qaaliya soo dhowow gacmo furan
@najmaahmed6566
@najmaahmed6566 2 жыл бұрын
Masha allah tabaraka raxman allah ha isku kiin daayo iskuwara oo isku badhaadha abidkiina ubad khayr qabana allah ha idin kala siiyo oo dhexdiida daqiiqad cidkle ma qaado
@khadranor960
@khadranor960 2 жыл бұрын
Masha allha isku wara👸👑❤🙏
@gabdaaogushidangabdhaa545
@gabdaaogushidangabdhaa545 2 жыл бұрын
M.a abaayo iyo abowe hambalyo hambalyo kuwi isku waro Allha inka digo caru bariyal ah Alha indi wad siyo ❤❤
@jaabirjamiilofficial2423
@jaabirjamiilofficial2423 2 жыл бұрын
Hambalyo For 40k 🤗🤗🤗🤗🤗🥰🥰🥰🥰🥰
@mariacadey4862
@mariacadey4862 2 жыл бұрын
Mansha alah aqiiran Amal iyo xajigeyda
@sabirinsuleimanaden774
@sabirinsuleimanaden774 2 жыл бұрын
M a wilka edadey casho ilaah haku barakeyo sodhawaw dumashi amaal
@xaawomaxamed6605
@xaawomaxamed6605 2 жыл бұрын
Masha allah waan din jeclahay igulasta amal iyo abdi qadir isku wara
@sucaadomohamed1710
@sucaadomohamed1710 2 жыл бұрын
Mansha allah family quruxbadan isku waraa abid🤗😘👸🤴
@cabdiqaadir7833
@cabdiqaadir7833 2 жыл бұрын
Masha allaah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo amaal qurux
@haawasharaf4822
@haawasharaf4822 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah nii xifdiyo aamiin isku wara abid
@vvdxolo3328
@vvdxolo3328 2 жыл бұрын
Mansha Allah. Horay usoocoo abayo
@hodanmaxamed2746
@hodanmaxamed2746 2 жыл бұрын
Masha allah allaha nii xafido
@thegoats274
@thegoats274 2 жыл бұрын
Mansha alaah isku waara ilaahey ubad qeyr qabo ha idin siiyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@naciimacabdirashidibraahim4035
@naciimacabdirashidibraahim4035 2 жыл бұрын
Mnshallh famligena duumo sodhawow ilahy haidin parakeeyo xbbt amaley iyo sayigeda ❤❤❤❤
@lewandowski1210
@lewandowski1210 2 жыл бұрын
Inta islaheed ninka wey qarsandoonta ismuujiya like
@fadumoahmed4023
@fadumoahmed4023 2 жыл бұрын
Masha allaah hamplyo abyo adiyo dumashi iskuwara ubad khayr qaba rbi hydinku deqo kuwi iskuwara abid rbi hydinka dhigo ❤❤❤❤❤
@yasminmohamedmaai5067
@yasminmohamedmaai5067 2 жыл бұрын
Amal walaley So ducey mid kale Anaga Xaflad maya Warejis Rabna
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 2 жыл бұрын
Masha allah lamane qrx bdn barakooba
@abdicade3599
@abdicade3599 2 жыл бұрын
Waaw lamaane quruxbadan❤ masha allah isku waara🏠
@shukrimohamud9069
@shukrimohamud9069 2 жыл бұрын
Maashaa allaah Amal iyo dumaashi isku waara
@simanppe3866
@simanppe3866 2 жыл бұрын
Ayy ayy MashaAllah tabarakallah waku farxay wlhi lamanaheyga video badan noso dubo guriga hagajiskisa nala socodsii morning routine naso same wlhi amal abayo waku jeclhy Ilahey ha idin xafido 😭😘😘😘😘
@sagalsuu8270
@sagalsuu8270 2 жыл бұрын
Masha allah isku wara ubad qayrqaba kala hela waxan kuweydinaya abyo Amaal Aroos maad dhigan dontan xaflad wayno aroosa
@jaamacmaxamed7717
@jaamacmaxamed7717 2 жыл бұрын
Wareeg naga badan 100k noga dhaga xaflada amaal 🙏🙏🙏👌👌
@bahjafarahmohamed7475
@bahjafarahmohamed7475 2 жыл бұрын
Masha allah beutiful family♥
@fardowsataqal5688
@fardowsataqal5688 2 жыл бұрын
Mansha Allah Alahiskukindaya abayo
@aaminaahmed4233
@aaminaahmed4233 2 жыл бұрын
Masha allh farxada allaha idin siyaadiyo ubad kheir qabo allaha idin kala siiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fdwehliye7048
@fdwehliye7048 2 жыл бұрын
Masha allah abyo isku waara ubad qeer qabana kala hela wiil farxaaniya weye masha allah sidaan isku ahaada ebadkiin
@caziizacazuu8149
@caziizacazuu8149 2 жыл бұрын
Masha allaah masha allah masha allah ❤🥰😍 hamplyo wanigu cusbahy ado safar ku ogaay🎊🎊
@whizzmanka2637
@whizzmanka2637 2 жыл бұрын
Maash Allah lamanaha qarniga allh isku keen barakeyo
@maryanmuuse4902
@maryanmuuse4902 2 жыл бұрын
Masha allah allaha idin barakeeyo
@najmohussein9573
@najmohussein9573 2 жыл бұрын
Waw masha allah dum so dhawow amal abayo waku salamay tike you time enjoy your life
@fufu7330
@fufu7330 2 жыл бұрын
Masha allh abyo talo iga hoo markale xajigaaga hakeninn youtop
@asmamohomeddayaxwerer6894
@asmamohomeddayaxwerer6894 2 жыл бұрын
Masha Allah amaleey👑👑❤️🧡 illhy ha isukiin barakeeyo aan idinla kaftamee wad isku eeg tihiin
@nimcaabdi4801
@nimcaabdi4801 2 жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakalaah Beautifull couple ilaahay ha isku kiin daayo oo awlaad baariya alaha idin siiyo🤲🤲🥰🥰👑family funny ah noolaada🤣🥰👑
@estahilabdiabdule5149
@estahilabdiabdule5149 2 жыл бұрын
Masha allah xabibti habbalyo ♥️♥️♥️♥️🌹🌹🥰🥰🥰
@safiyocabdiraxmaan8825
@safiyocabdiraxmaan8825 2 жыл бұрын
Masha allh allah idin xafido isku wara abid anigana iiso duceya asxapey ani & xajigeyga ina midowno mudo dher aan kala maqanahy
@saciido1235
@saciido1235 2 жыл бұрын
Asc mn sha sllaaaa dumashi wan salamay barasha wacan from 🇸🇱. Amal hana ilobin arooska hanagu ilawin malinkasta kasugaynaaa fidyowyal quruux badan 💯💯❤️
@umusucaad1702
@umusucaad1702 2 жыл бұрын
Mashaa Allah abaayo Nooga soo sheekee isbarashadiinii
@sosomohammed647
@sosomohammed647 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله ربي يحفظهم ويسعدكم يارب 🤲🏻❤️
@ruuxiruun1853
@ruuxiruun1853 2 жыл бұрын
Masha allaah. hambalyo nolol qurux bdn
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago 2 жыл бұрын
Wlhi waa runtiis waa meel gaalo lagu cadaabayo manshallaha allaha isku kiin barakeeyo ❤️💞👏🌹🌹🌹💕💕
@umallkhayr4905
@umallkhayr4905 2 жыл бұрын
Mnsha Allah tabarakalah allaha isu kiin barakeeyo
@aminamohamud2117
@aminamohamud2117 2 жыл бұрын
Kah war suuraha iga dayaaa jcl aa daremaye😂otherwise iskuwaaro lamanaheygi🥰
@cabdiqaadir7833
@cabdiqaadir7833 2 жыл бұрын
Amaal baqare waan ku xiisne
@asaldhalad9711
@asaldhalad9711 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo Amal lamano quruxbdn ayaa tihiin hampliyo 💓💕🥰
@mssqurux5498
@mssqurux5498 2 жыл бұрын
Mansha allh Amaal iyo saygeda ❤️❤️🥰 vlogs nooso badi wll iskadaa xaflado 50 markad gadho dhigo
@aymanaragsan6033
@aymanaragsan6033 2 жыл бұрын
Ma sha Allah sodhawow dumashigay 🌹🌹🌹
@manaanmoha2858
@manaanmoha2858 2 жыл бұрын
Ma sha allah Tabarakallah waa mrkii igu horeeysay aa comment’s kuu soo qoro qaali lkn waa kula socdaa mar walbo ilahey ha idin barakeeyo abaayo mcn owlaad baari yaal iyo nolol farxad leh oo waarto aa idin rajeeynaa jecel dhaba iyo farxad aa idinka muuqato allaha idin siyaadiyo ani waxa ku dhihi lahay xaflad iska dhaaf xaajiga wakhti la qaado kistoo lkn hanagu soo daahin 😂kaftan
@haweeyoadan2125
@haweeyoadan2125 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah haisku kiin barakeyo
@shugrifani4243
@shugrifani4243 2 жыл бұрын
Masha allh alle haydin barakeyo xbbti qali awlad bariyana haydin kala siiyo❤❤❤💯
@ruungacal2004
@ruungacal2004 2 жыл бұрын
Masha Allah isku wara so dhawoow dumashi 🥰
@deeqaalli8436
@deeqaalli8436 2 жыл бұрын
Maasha allah hambalyo abaaayo ❤
@aminohamdi9510
@aminohamdi9510 2 жыл бұрын
Masha allah farxada allaha idin siyaadiyo
@birtee436
@birtee436 2 жыл бұрын
متى اتزوجتوGoorma ayuu ahaa guurkiina
@salmasiman3452
@salmasiman3452 2 жыл бұрын
Masha Allah beautiful family👸🥰
@naftauron5203
@naftauron5203 2 жыл бұрын
Ayyyyy masha Allah Lamano qurux badan guuleysta abid💕😍 I.a
@maryanahmed9956
@maryanahmed9956 2 жыл бұрын
Mashallh Allah idin xafido
@farxiyoxasan7698
@farxiyoxasan7698 2 жыл бұрын
Alllaha idin barkeeyo Abyomcn waaa idin wataa
@saabiriinsaladmoha1503
@saabiriinsaladmoha1503 2 жыл бұрын
Abaayo hdan 100k ku garsin karo wan ku gaar siin lahaa mcnto ALA ha idin dhowro🥰🥰🥰🥰🥰💋💉
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 2 жыл бұрын
Masha allah museygada iyo adiba hambalyo waa funny kulaha meel galada lagu cadaba ayan so adnay hhhhhh
@jaabirjamiilofficial2423
@jaabirjamiilofficial2423 2 жыл бұрын
👏👏👏🤗🤗🤗 Mudinya marwo isku muunad ahow Mareeya caashaqa Mowlaheey ha idinka yello my sister Amal and seedi Abdulqadir keep up going dears🥰🥰❤️❤️
SWITZERLAND SIDAAN KUIMADAY WAATANA IYO JAWAABIHINA
11:06
Amal Baqare
Рет қаралды 25 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 192 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 12 МЛН
Sida loo sameeyo icun
4:33
Fadumo sadiiq
Рет қаралды 1,3 М.
FARXAD  AYUU LA KALA BADTAY MARKAAN USHEEGAY INAAN UUR LEEYAHAY
11:29
Qaybtii 2aad ~ Abti waa beer marna waa baastar
12:56
Manal Beeldaaje👑
Рет қаралды 64 М.
DEG DEG:FASHILKA & CEEBTA SHIRKII XASAN SH & XILDHIBANADA DAROOD KALA TAG
11:19
MESHII UGU HOREYSE EEN ALABTA GURIGA………
15:37
Amal Baqare
Рет қаралды 30 М.
SAFARKAYGII MALAYSIA ILAA…….
18:40
Amal Baqare
Рет қаралды 125 М.
QEEBTA EMERGENCY GA AYA SI DAG AH KU AADAY KADIB MARKI AN ..
14:19
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН