Xogihii udanbeeyey Xog sira ujeedka Safarka Xasan sh maxamuud ee eratariya

  Рет қаралды 18,957

Maal Tv

Maal Tv

Ай бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 80
@queency7943
@queency7943 Ай бұрын
Isaaqba la necebaa iyaguna is necebaa waar waad arkaysaan nin aan xor ahayni inuu idiin Soo buayaan waar isku tashada oo indhihiinu ha arakaan cadawgiina inaad idinku isku muuqataan maaha waxa loo jeedaa Somaliland maaha ee waa reer sheekh isaxaaq guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤❤
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Xasan xabaalihii wide wuu waashay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Xabaaluhuu kuwaashay
@horijoogmedia
@horijoogmedia Ай бұрын
Abwaanada❤
@ahmad6967
@ahmad6967 Ай бұрын
Geesi Geesi dhalay walahi waa runtaa❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Yaasalaam.Geesiyad❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 Ай бұрын
❤❤❤guulayso geesi qaran ❤
@Qorsho
@Qorsho Ай бұрын
Geesi geesi dhalay ilaahay ha ku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Ай бұрын
Somaliland guul iyo Gobanimo ❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Raga diiran ducuf xasan dameer
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Suldaan wax waa argtaan guuuuul
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc Ай бұрын
❤❤somaliland Guuuuuuul ❤Guuuuuuul ❤somaliland ❤❤
@guuleedcumar3230
@guuleedcumar3230 Ай бұрын
🎉🎉🎉❤❤❤❤ guuuuuul guuuuuul jamhuuriyadah soomaalihlaan
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e Ай бұрын
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Isha allaah
@Abz_146
@Abz_146 Ай бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abiabi2393
@abiabi2393 Ай бұрын
Waaaw masha alaah inanta tayax ujawabtay waxanleyahay habalyo gesiyad hawalwashane iskadaya somaliland waysocotay af iyo adinawaxba kagaqadimayan💪👍✅❤️
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Ай бұрын
Guul Somaliland
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 Ай бұрын
Guul soomaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Sidii Hutuga iyo Tutsiga Somaliland iyo Somalia 🇸🇴 Talyani haw kala baxaan .
@runahmed9988
@runahmed9988 Ай бұрын
Landsris Noolow Edo Qurux ❤❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul JSL❤🎉
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k Ай бұрын
Wooooow❤
@awgeele
@awgeele Ай бұрын
Abwaankii abwaanada
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 Ай бұрын
❤❤❤kkkk
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Nigu waxaa leeyahay isaaq Guuuul midnimo dawladnimo iskaashi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Libqqxyo Hahindhiso Ina Shiikh
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm Ай бұрын
Abwaan duriyadu indhaha kor haw qaado
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd Ай бұрын
Somaliland guuuuuuuuuuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zahranur7111
@zahranur7111 Ай бұрын
❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂 Riyo miyuu ku dili laha kkkkkkkk.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Ceerigaabo yaanay qaar Wadani ku jiraa inoo hoosaasin
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm Ай бұрын
Abwaan ilayn afwayne wali ma dhiman
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Somaliland ers guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Faarax dawaare alle ubadkaaga howgu horaysiiyo xaaroow
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 Ай бұрын
Xasan waxu wadaa dhexdhrxaadin jabbuuti iyo ereteriya si hubku si fudud ugu soo gudbo sland......
@hindamohamed6395
@hindamohamed6395 Ай бұрын
Somaliland guul iyo goboonimo inshallh 💚⚪❤
@user-nm7mz9jh2d
@user-nm7mz9jh2d Ай бұрын
Xasan ma dhisi karaa Ciidan ka xoobadan kii Max/Siyaad Bare, ?
@user-qg2ec3jw6o
@user-qg2ec3jw6o Ай бұрын
Nimanku faan weyna isaaqland
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Reer Somaliland Cadow baa isu soo baahaystay. Ceerigaabo iyo Galbeedka Somaliland weeyaan meesha diirada Cadowgu hayso. Waxaa kale oo ay doonayaan in qaar Xisbiga Wadani sheegta laynoo soo dhex maro. Reer Somaliland dagaal lagu Qabsanayo Garoowe iyo Jabuuti u Diyaar Garooba. 100 000 oo nin waa in Xeryaa looga yeedhaa. Somaliland Dagaal, Dagaal baa inoo neelyaala
@queency7943
@queency7943 Ай бұрын
Ha wareegto giraantu safaradii horeba waxba kamuu keenin xabaalo qote😂😂😂😂😂😂
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Doqon ogaadeen inuu soo dhoo dhareeriyo waxa usoboba ciidankii 8da bilood meesha lagu hayay ee lagu baariciyay huwan taasaa sababtay inay xoolihii nagu hadaaqaan
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Ай бұрын
REER HALUUSAYSHAN REER BOOYAAYE DIIDEEN WANAAG 34SANO BELEDAAD HURINAYSIIN GODKIINII BAA BIYO IDIIN KU SOO GALEEN.
@hassanfabinho6146
@hassanfabinho6146 Ай бұрын
Sxb 2 kun iskadaye wilasha yar ee sscda kawaran
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Ай бұрын
Siilka walasha soo waydi
@saciid_iid
@saciid_iid Ай бұрын
Afweyne mee
@zainabh8652
@zainabh8652 Ай бұрын
SUAAL BAHDA MAAL TV? Ninkan Farah Macalin maxaad talaabo uga qaadi waydeen oo u dacween weeydeen. Platform ayaad haysataan oo hadalkiinu meel dheer ayuu gaadhayaa ee shaqo ka qabta DOOFAARKAA CIILEN
@user-et8qs8mk6x
@user-et8qs8mk6x Ай бұрын
Iska Maryland odag allalxag
@ismailmahamed
@ismailmahamed Ай бұрын
Libaax waa sidaa aad sheegtay seef galka ku noqon mayso haddii laga saaro
@shadiaali2750
@shadiaali2750 Ай бұрын
Doofarkan Kiniyaanku gumeysto illeen waa doqon adhiga dooga ka badsada kulahaa waan xasuuqi lahaa iyagu faraha ma baruuryo ayey ku sitaan, ninyow barti Af wayne maray yaan lagu marine hawada qayir
@AbdiMohamed-je6bz
@AbdiMohamed-je6bz 23 күн бұрын
Kanmalmahan lamaarag khamruhelay cawa
@YamaniMaxamed-j9s
@YamaniMaxamed-j9s Ай бұрын
Faataa bakhle kk 100 jir cibadayso
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Duli duli dhatay gurguurtoow gacalkii cune xaasid xaaraami
@Fessi_contryballs
@Fessi_contryballs Ай бұрын
OO ERYTHERIYA. MAA JABUTI BU KALASO HADLAYA U LEEYAHAY. SAXIBKAY ISMACIIL HASOO WERARINA
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 Ай бұрын
Somaliland intii 1991 guusheeda keenay, in la mid ah oo daacad u ah qaranka ayaa dhaxli 33sano ee soo socda. Kii Moscow ku niikinaya iyo kii dhuumanaya xitas wuxuu dhalo ayaan dhaxal làheyn. Wagala massacre 1965 soo tii Ogadeen 5000 meel qudha madaxa looga toogtay 😅
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 Ай бұрын
Cid idinla Dagaalameysaa ma jirto. Cid aad xoog ku heysaneysaana ma laha. Halkiina fadhiya Dowlad haddaad tihiinna heshiisyada aad gashaan hirgaliya warku waaba intaas.
@user-ex3yh4no1m
@user-ex3yh4no1m Ай бұрын
SSC khaatumo stet wy socoty awdalna waa kuxigtaaa amaamxaar gal amaormo Somalia waa mid😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Ай бұрын
Niyow cabadka idinka dhanaday
@JamalBoxer
@JamalBoxer 29 күн бұрын
Farah maalim wuxuu yahaay malahaan 15years Ayu kursi lacaan aha manta marku hele ayu hadaal bilabaay nacaas waye farah macalin somaliland waxba kama qaadi Karo
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 Ай бұрын
Somali ayagaa isu xoogwayn isdila waxaan dagaal ahayn daawo laga waaye!!!
@zahrahussein7547
@zahrahussein7547 Ай бұрын
Wala xawla wala quwata, war odaygi wali maa fanaya! Oo haday caruurti yir yarad aa lascanood ku karbashan oo ubki kala haran oo kabaha qacanta ku qadatay ayad kalay od iska calin karta . Aduunka nin qori ka dorbiday kabihi oo wali fanaya aya uu daran . Hunno Dadyohow reerkani ma walno aa waa doqmo. Odaygan wali irbadi suxisada ayu ku muda sii kaliya uu views uu helo.
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 Ай бұрын
Haddii seefta galka laga saaro yaa kaa liita ducufduf dhalay baad tahay ahaanna doontaa yaa dulli
@saciid_iid
@saciid_iid Ай бұрын
Faarax macallin wuu isqaawiyey waliba masuulbuu isku sheegaya faaraxow afweyne oo diyaarado iyo dabaabaad wata ayaa isaaq wax yeeli waayey. Faarax xageed ka keeni adoon kenyatiya tahay
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 Ай бұрын
Faarax owoowgii ayaaba Idin xoreystay mad mullah !!.
@faisalosman9906
@faisalosman9906 29 күн бұрын
Waar ninkan Faarax Macallin waa nin raba in laga sheekeeyo oo qudha.
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 Ай бұрын
Dawladu waa inay dadka mucaarid iyo muxaafidba isku dubo rido oo gacmaha lays qabsado hala heshiiyo maanta way dhaaftay kaftankii
@faisalosman9906
@faisalosman9906 29 күн бұрын
Danba yaanan laga gelin ha ku quusto doqonkuye.
@fathuma3573
@fathuma3573 Ай бұрын
Oo ma markii ayaad wax iska hag raneysey
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q Ай бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor jab muuse juudan waa jabay
@sahraahmed5890
@sahraahmed5890 Ай бұрын
Booto booto war shut up
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
Bacaac bacaac sowdiga wejiga diyanada meriyey dabaduna digsiga ku tahey bal dabadada sobixi hala arke tankale raga qasqaska marsada hargeysay joogaan kkkkk huunadii waata qiiqda ka siiyey Oromo awel xarshin bad qaban dayax quruh kaaley Waa libaax kaaley ina soo booqo
@mxmedadn4194
@mxmedadn4194 Ай бұрын
Boowe maxaa ku damqay?
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl Ай бұрын
Warnaga amus 🦊🐺xayawaan yahow litaa fuleynimada intaan le ag maxaytahay yakuusosacda war Ethiopia baan usoconaa afjabadyahow meel joog 🤮🤮😡😡
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe Ай бұрын
Langabow Harti Daar ood Ayad Iska Ceelin Weysene Ma Dad Kala Iska Dhicin kartan Mida Kale ma Dhulmahante Ayad Naxariis U Sameysen Fan iyo Matatac Ayad Mesha LA So Fadhisane
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q Ай бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor jab muuse juudan waa jabay
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Guul Somaliland
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Ай бұрын
Guul Somaliland
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Waar Dag Ah Darood
12:51
Hilibi Media
Рет қаралды 2,5 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
tom with Jerry 😱 #funny
0:12
Nemi Shorts
Рет қаралды 22 МЛН
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 3,6 МЛН
Девушка великан ходит по городу #фильм #кино
0:48
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 28 МЛН