Maanta Laga Bilabo Galka Seefta Laga Saaraya, Inamada Waddani Waxan Leeyahay G. G,sanaag Ee Kulmiye

  Рет қаралды 17,693

Bulsho News

Bulsho News

28 күн бұрын

Maanta Laga Bilaabo Galkaa Seefta Laga Saarayaa, Inamada Waddani Waxaan Leeyahay Hadhaagiina La Og-yahay........ Gudoomiyaha G,sanaag Ee Kulmiye
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 28
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 26 күн бұрын
Gudoomiye si hufan baa u hadashay dhan walba turxaan la aan ah thanks
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 21 күн бұрын
Mansha allaah Mhdsnd mdne
@Iphone20249
@Iphone20249 26 күн бұрын
Kuwan saxafada ee dadka iskudiraya sow tii latska joojitay qashinkan saxafad kusheega ah war warkiina looma baahna ibraahin caydiid siciid cige ayaanu haysana walaydinaxay
@roodacawad13
@roodacawad13 26 күн бұрын
Guuuuul somaliland kulmiye guuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1❤
@SamaDeri
@SamaDeri 26 күн бұрын
Miyaaney odhan waa nala shiidey 😢😂😂😂😂
@IbrahimHoussein-z2i
@IbrahimHoussein-z2i 13 күн бұрын
Ciiroooo ! Mucaarid !
@CamuudAwed
@CamuudAwed 26 күн бұрын
Rag rag dhalay ku cadee dilaaleyda doonaysa in ay Qarankan Gaamurey Cadaw ka dilaalaan Oo ay Jiritaankayaga Kaaramada yada iyo Gobanimada yada doonaya in ay shilimo dhaafsadaan ku cadee ragii wadahadaladii aynu la galay Soomalia inagu gumeeyey Ee dawlad nimadeenii iyo haybadeenii hoos ugu dhigay isla markaana ina dhaafsaday shilimaadka Oo uu xirsi hormuudka u yahay
@MaxamedMany
@MaxamedMany 26 күн бұрын
Ree Wadani waa Cadowga koobaad ee ree Somaliland . Waana huwanta Soomaali wayn.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 26 күн бұрын
Kulmiye guuuuuul
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 26 күн бұрын
400000 milyan shaah lagu yeesho carkee qalaanqal maya
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 26 күн бұрын
HADALBA WUXUU KU DHANYEY HADHAAGIINAN OGEY
@mursalyusuf717
@mursalyusuf717 25 күн бұрын
Kulmiye waxba uma yaalaan
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 11 күн бұрын
Kulmiye waa kulmiye ilaahay baa karaameeyay kakana isaaga helaaya ilah idamkii helaya
@Keysek
@Keysek 26 күн бұрын
Wa kanina muxu ahaa 😅😅😅😅
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 26 күн бұрын
Waddani haduu gobolkiisa kamuuqan waayo waa ceeb. Kulmiye ciyaal kudira oo iskasaara dhulkiina inta ushaqaysana run usheega.
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 26 күн бұрын
Waddani waxan maqlayaa sanaag baa shirloodiiday. Waa arin ugub ah oo kuday ah craxmaanaw ficilkeen oo goboladaada amarkaagu hashaqeeyo kulmiye sanaag malehee kamuuqda oo hubka gurta. Waddani craxmaanaw adaaxukuma ee ooodwaynena adaaleh ee kiicadawga gudaha kulahaa siduu xaflad uguqabankaraa.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 26 күн бұрын
Dadka ehelka ah ha isku dirina reer Somalilandoow. Cadowgiinuna weey idiin tashaneyaan, idinkoo ehel ah na Intaa Waad is qabqabsaneeysaan. Siyaasadu yeey idin Kala qaybinin, gacanna ku codeey gacan na cadowgiina aad u wada simantihiin iskaga celiya.
@xariirmaxamuud6231
@xariirmaxamuud6231 26 күн бұрын
Hh Futadad Yar Ilasho Hooyada yan La wasin Niow😅
@siciiddauud
@siciiddauud 25 күн бұрын
Somaliland civil war ka dhacaya 2025
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 26 күн бұрын
Walllahi ninkani waa kii xirsi wadankan ka mastaafurin lahaaa hanbslyo
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 16 күн бұрын
Hooydaa baa tidhii soo dayay 450 askar xidhan
@MohdHajee-wx8ju
@MohdHajee-wx8ju 21 күн бұрын
Waryhee Musi bixi 7 sanoo qabyalad iyoo af xumooo baal wax kali sheeg 😂
@KusyJi-wm4xt
@KusyJi-wm4xt 26 күн бұрын
Oo xagaad haysatay taadan yaree dawada is marisay
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 26 күн бұрын
Waa lana shiiday miyay yìhaaheen
@musal6484
@musal6484 26 күн бұрын
Hayaay waarkan mirqaanki ayaa ku badh go ay
@MaxamedMany
@MaxamedMany 26 күн бұрын
Guul Somaliland guul ethopia guul ethopia guul ethopia guul ethopia guul
@mursalyusuf717
@mursalyusuf717 25 күн бұрын
Uuuuuuuu Aaaaaaa Sanaag 2ba xisbi baa iska leh waddani iyo kaah
@arahmanhuseinkahin8033
@arahmanhuseinkahin8033 26 күн бұрын
Kulimiye way u dhamaatay fashiluu
safar burco  ilaa ceel afweyn  sanaag muqaal qurux badan.
23:24
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 112 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 202 МЛН