Maanta waxaan cunnay Hilib doofaar ama khinziir ……..(pork)🤮

  Рет қаралды 7,317

Hayati faraj

Hayati faraj

Ай бұрын

Allow aqoon xumo ha noo cadaabin.
Dhibaatooyinka qurbaha ayey ka mid tahay inaad wax badan oo aadan obeyn aad ku dhici doontid.
Aragtidiina nala soo wadaaga fadlan oo muuqaalka sii share gareey.
Mahadsanid.

Пікірлер: 44
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 Ай бұрын
Dhib maleh ilhy ha idin xifdiyo iska ilaaliya iska akhriya aduun ka waa wa da challenge... cunadi karsada AMA meheradaha carabta wax ka cuna .... kuwa carabta inta badan wax ka cuna Wixi kama kaga dhaca ilhy kuma qabanayo... Keliya u toobad keena Allahu aclam.... ❤❤
@Hodan-eq3dg
@Hodan-eq3dg Ай бұрын
Xayati iyo Abdi hadii Turkey bacon ku qornayd asal ahaantiisa hilibkaa waa turkey oo wax bacon ama doofaar ah kumajiraan. Waa matalaad lamatalayo baconka caadigaa oo doofarka ah. sidiisa camal bay u sameeyeen Lakin ma ahan Xalaalada dhanna waa lagu gadaa. Turkey hadiini garanayn waa shimbir sida doorada oo kale afsomali Dagiiran in lagu dhahaa u malayn waana xalaal.
@riyaaduljanna6521
@riyaaduljanna6521 Ай бұрын
Subxanalah afkiina iyo gacmihiina dahaaro badan bay rabtaaaa allaha idinka hayo, allaha ku caafiyo xayaat
@nimasouguehofficial439
@nimasouguehofficial439 Ай бұрын
Mashllh mashllh ❤
@drcabdiqaadirsiciid9872
@drcabdiqaadirsiciid9872 Ай бұрын
Qisadii qaybtii 10 naad meeday abayo
@nihanabdi4541
@nihanabdi4541 Ай бұрын
Mashaallah, family isfahansan tihin , Allaha isku kiin barakeeyo ❤
@aminaliiban1780
@aminaliiban1780 Ай бұрын
Xayaday dar ilahay ku jeclahay wlshey❤ Waxaad so martay manta waad ka baxday Noloshada wax u qabso xayaaday Ha ku mashqulin qof kale noloshiza xayad ahan waa inad her wanagsan gaadhaa wllo insha allah ❤ Guul kuu rajaynaya nimankii ku dhibayna waliga haga hadhin ilaa maxkamada la tiigso insha allah
@user-pj6gm8ki4g
@user-pj6gm8ki4g Ай бұрын
Abaayo dhibmahe aqoonla anbaidin gasaye gacmaha iyo afkaiskadhaqa
@aminaliiban1780
@aminaliiban1780 Ай бұрын
Mida kale wax yaabaha qar ha ka sheegin pupblic please nolashina qaar private ka dhigo hooy xayaaday
@qumaninacabdullahi1498
@qumaninacabdullahi1498 Ай бұрын
Subxanllah abaayo waa qadar alle lakin iska ilaaliya wadamdas galda waxod ma wangsan allaha idin asturo abaayo❤❤
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Labo qof oo imaan leh Alle ha idin dambi dhafo oo ha idin xifdiyo
@bostayoahemd3054
@bostayoahemd3054 Ай бұрын
Masha al Ahi
@asmamuuse646
@asmamuuse646 Ай бұрын
Mshlllh way khayraysaa inshlllh❤❤
@riyaaduljanna6521
@riyaaduljanna6521 Ай бұрын
Aabahay ooo sheikh ah baan weydiiyay dhib malahan buuu dhahay, dahaarada ha badiyaan maadaama aqoon la,aan ugaysay,
@user-sc2tc7pc4j
@user-sc2tc7pc4j Ай бұрын
Soodhawaada Hayaati iyo seygeeda
@user-fw3io8lx6c
@user-fw3io8lx6c Ай бұрын
Makhaayadaha Carabta qaar gaalo ah baa jira ayaga xitaa weydiiya cunadooda hilikoda ma Xalaal baa make ma aha weydiiya
@user-fw3io8lx6c
@user-fw3io8lx6c Ай бұрын
Turki Halaa iyo haaraanba waa gadaan ee iska fiiriy oo weydiiya
@falisa576
@falisa576 Ай бұрын
Turkiga waxa ku yaalo dukaamo badan O qaar cadaan leeyahay waxan kalo ku Arkay pub qamriga iyo hilbaha ham ka Iyo poke lagu cuno wallhi qaar waxay Ku leeyihin xalal ma gadno naga raali Noqo waxan tagay magaalo ladhaho Fethiye meel walba wa maqaayadaha Cadaan ba leh istanbul na xaafado ku arkay Cadaanku dagan yihiin wax walba xalal Maahan markaa joogtaan Turkiga Iska ilaaliya shaki badan ban ku Arkay turkiga. anigu ma dagani lkn Holaday ban u tagnaa badanaa
@deganomer4032
@deganomer4032 Ай бұрын
@Qadroali231
@Qadroali231 Ай бұрын
Asckm beekin ka hadaad maqasho waa doofaar
@riyaaduljanna6521
@riyaaduljanna6521 Ай бұрын
Aqoon la,aan idiin geeysay wax dhib ah malahan lkn astaqfaarta badiya dahaaro fcn sameeya intaas idinku filan, cuntooyinka iska eega hada kadib Halaal baa rabnaa dhaha wey yaqaanaan Gaalada Halaal
@kadramohamud1318
@kadramohamud1318 Ай бұрын
Turkey bacon miyaa kuqorneyd. Wax hilib kujira iska ilaaliya
@sakinahss3237
@sakinahss3237 Ай бұрын
Turkey : dooro waye Lakin halal wa noqon kara xaram wa noqon kara it depends sida loo qaley. Tukan an halal aheyn ha isku adina
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 Ай бұрын
Intiinaan cunin iskahubiyo midakale xalaal iyo xaaraanba ikujikaalagukaiyaa ee gurigiina kukarsada ama qudaarta kacuna
@xadiyochannel
@xadiyochannel Ай бұрын
Iskaa ilaliya ayaan layadiin qariinee
@bebettertoday8444
@bebettertoday8444 Ай бұрын
“Turkey” was wax doora cml ah, turkeykigu wadan ka ahay ma ahan e wa shimbir turkey la adho. Marka doofar madan cunina sa u sheegosin.
@BisharoMaxamud-jj5xj
@BisharoMaxamud-jj5xj Ай бұрын
Asc interfiyuugii nii sheekada kusoodara
@dawlodagan
@dawlodagan Ай бұрын
doofaar maaha waxad cunteen waa Turkey waa shimpir digaaga ka wayn Alxmdulilaah dhaha
@naimaalasow9625
@naimaalasow9625 Ай бұрын
turki anaa ku nool wxas ma argno mesha rabto a wx kacune dukanka rabto a wx kagadane wlhi waa yaab malaha melaha e saas ku yahin xita KVC waa xalal
@hanefa283
@hanefa283 Ай бұрын
Waxbadanniska mataji 😢😢😢😢
@hanefa283
@hanefa283 Ай бұрын
Cheken ka same same maahan please Musliminta gooni ayey uqashaan hakusirmina
@TerrenceGoodrich-wc2om
@TerrenceGoodrich-wc2om Ай бұрын
Kkkk wiilka janis sii ha hadlo adiga let him talk and keep going guy's stay strong wlc to canada jabkaas wala soo wada maray let your husband talk please
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire Ай бұрын
hadalk dumarkaa aad ugu fican😂
@TerrenceGoodrich-wc2om
@TerrenceGoodrich-wc2om Ай бұрын
@@Ikraamaxmadshire sax laakin it make more sense iyo more respect dadka daawanaya
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire Ай бұрын
@@TerrenceGoodrich-wc2om Mahad sanid. Wll
@Hayatifaraj
@Hayatifaraj Ай бұрын
Finally I got my lawyer 😂
@user-sc2tc7pc4j
@user-sc2tc7pc4j Ай бұрын
Sorrey
@SaidAli-bl8du
@SaidAli-bl8du Ай бұрын
Why u don't asked the restaurant worker any way if u don't know the food God for gives u next time asked if u don't the food B for u buy is not a bad think is o.k is not a beg deal my brother
@hamdiugas7432
@hamdiugas7432 Ай бұрын
Asc abaayo hadaa canada joogto chicken dhan hal meel laguma qalo halaal iyo haram ayuu leeyahay
@farhiamohamed2530
@farhiamohamed2530 Ай бұрын
Asw habary Hayat iya Abdi welcome to Calgary
@hamdiugas7432
@hamdiugas7432 Ай бұрын
Bacon waa doofaar
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire Ай бұрын
Abyo jikinka hadii aad ulajedan dorada waa cadi Hilibkaa hadii ad kashakiso bisinka uu qabo wllo wax dhib malahaa Waa haday qof muslim ah uu qalay ama yahuuda iyo nasarada . والله أعلم
@farhiamohamed2530
@farhiamohamed2530 Ай бұрын
Asw habary hayad iya Abdi waaxan arkaay KZfaq keen in Calgary joogtan habary haad oo bahaten caawad Magaalada maalha halal il soon xeerer Allah Hafez
@anisahaaji9248
@anisahaaji9248 Ай бұрын
Xataa hilib ama digaag yaa inoo baneeyay inaa makhayad cadaan ah inaa ka cuno wa ognahay ineysan xalaal ahayn oo an dabxi la marin subxanallaah qurbaha marka laso galo hadii usan qofku iska ilaalin xaranta wa la dhexda bashaa
qeybta 1aad ee Tahriibinteydii
13:33
Hayati faraj
Рет қаралды 14 М.
Final muy inesperado 🥹
00:48
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 19 МЛН
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 140 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 325 М.
Qeybta 9-aad iyo tahriibinteydii
27:33
Hayati faraj
Рет қаралды 9 М.
NOLOSHA QARSOON MALAYSIA 🇲🇾 MA AHAN MEEL FII…
10:54
Nada Dayah Huda
Рет қаралды 37 М.
Qeybta 7-aad iyo tahriibinteydii
27:10
Hayati faraj
Рет қаралды 9 М.
Qeybta 11-aad iyo tahriibinteydii
20:49
Hayati faraj
Рет қаралды 8 М.
Qeybta 10-aad iyo tahriibinteydii
26:22
Hayati faraj
Рет қаралды 10 М.
Part-2 tahriib kii iyo dhibaatadii qisadii soo martay
28:09
YAABKA TIKTOK
Рет қаралды 15 М.
Final muy inesperado 🥹
00:48
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 19 МЛН