Macalimiintii is calmaday balse ay eheladoodu damceen in ay hayb sooc qabiil ku kala geeyaan.

  Рет қаралды 44,619

Shabelle TV

Shabelle TV

9 ай бұрын

Macalimiintii is calmaday balse ay eheladoodu damceen in ay hayb sooc qabiil ku kala geeyaan.
Kala xiriir (+252770917310)
ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Пікірлер: 106
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 8 ай бұрын
Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun dad iskursanaya oo la dhibaataynayo soomaaliyeey sidaad isu cayir sanaysan ayuu qiyaame idinku dhacay rabbi na waa hor istagi dontan maxaad hor marsaten oon camal xun ayayin. Subxanallah subxanallah subxanallah. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
@asaddahir5538
@asaddahir5538 9 ай бұрын
Shabelle tv ma sheekadan ayaad rabtaan in aan amiino ,war xishooda isaq iyo ogaden boqolaal kuun baay iska qabaan.
@faridfarid6561
@faridfarid6561 8 ай бұрын
Isaaq iyo ogaadeen isma guursadaan
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 8 ай бұрын
Labadooda midna Maaha haybta uu sheektay waa beenaaleyaal qaqb xun wax ku raadinaya
@MaandeeqAxmed-db1fe
@MaandeeqAxmed-db1fe 9 ай бұрын
Soomaliya illah ha unaxariisto ❤❤❤❤ addun iyo aakhiro ❤❤qoyskaan illah haxifdiyo❤❤❤
@Somali338
@Somali338 9 ай бұрын
Bal jahilnimadan 2023 lagu jiro arka 😢
@adammohamedhusseinabdi8059
@adammohamedhusseinabdi8059 8 ай бұрын
Waa duni yaab leh, intad noshahay wax ka yabiye ayad arkeysaa eebaw qof kasta OO ladulmiyay u gargaar. Waa guulaysanaysaan , waxan kale OO eeba ka rajaynaya muuqalkooda dambe laga keeni doono iyagoo isbadalay. Mahadsanid sxb soofaysana
@fathiahoussein6391
@fathiahoussein6391 9 ай бұрын
QOYSKIINA ALLAH HA XIFDIYOO
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 8 ай бұрын
ogaden wa dad layaqan sede wax ujiran
@munoqali826
@munoqali826 9 ай бұрын
Allow caawi yaa rabbi
@user-qg3fb2uw9y
@user-qg3fb2uw9y 9 ай бұрын
Muqdisho Musqul maaha Duligaan Beenta badan Waa in Muqdisho laga saaraa suntaan.
@mohamudgesey7995
@mohamudgesey7995 9 ай бұрын
Ina lilahi ilaahay raajucun
@hoododiriye2215
@hoododiriye2215 8 ай бұрын
Reer,muq,dishana waxaan,kula talinaya inay,Reer,kaa,u,hiiliyaan oo Ay shaqo siiyaan 2,qof,ee,soomaaliyeed
@hoododiriye2215
@hoododiriye2215 8 ай бұрын
Allaah,baa,idin,xif,tinaya
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 9 ай бұрын
ALLE ha idin gargaaro Laakiin marka danbe gar ALLE ayay taqaane laydin ma cunsuruyayn ee so dhawayn ayad kawaydeen reerka ninka lakin markii hore wala cunsureeyay
@NewsFusion24
@NewsFusion24 9 ай бұрын
Sheekaduba been bay u eegtay waxkasta maad aamini, kuwa dadka nool ee lagaranayo sheeganayay soo majiraan. Reer hargeisaan ahay bay tidhi, lahjaddi ma shan sano ayay kaga guurtay?? May jigjiga tagaan intay kenya u cararyaan?
@abdulkadirali-cf8oi
@abdulkadirali-cf8oi 9 ай бұрын
Guul m.a
@odaykee4342
@odaykee4342 9 ай бұрын
beenta ugu horaysaa waxaa weeyaan horta habaryoonis iyo ogaadeen si milgo iyo sharafleh ayay isu guursadaan ee ninkan maxaa ka qaldan
@ashaismail713
@ashaismail713 9 ай бұрын
Muqdisho waa hooyadii wadanka
@sacdisharif7636
@sacdisharif7636 8 ай бұрын
subxanna Allah
@biintuibrahim5995
@biintuibrahim5995 9 ай бұрын
Somalidu wa cawan 😮
@degan4
@degan4 9 ай бұрын
Xamar iska jooga waa madaalo fiican oo laguugu mashquulayn❤❤
@cadardhagaweel
@cadardhagaweel 8 ай бұрын
😊
@hoododiriye2215
@hoododiriye2215 8 ай бұрын
Allaah,99,magac,leh Ayaa u,hiilin
@koshire275
@koshire275 9 ай бұрын
Allah wax run u eg sheets Maxamad jigjiga udegi waydeen intaad jabuti aadayseen wax baa khaldan
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 8 ай бұрын
Been cad wali oromo afka baratay ama gabooye dhaqaalo raadisa isaaq iyo ogaadern midna Maaha haday ahaan lahaayeen may dhacdeen sidani inanku markuu inanta jeclaado dadkiisii baa markaaba u Iman lahaa oo reerka inanta isku sheegilahaa labadaa reer na waa gayaan qalbigooda soo kala guursan jiray colaada dhaxmartaana ma saamayso guurka reer na reer ma yaso ogaadeena oon xadaaradu gaadhin baa lawada noolaa hadana wayba ka simanyihiin waxwalba markaa lakaalaya wax la idinka qoro
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 8 ай бұрын
Somali Allah hagadiyo dadmahan
@ilhanmohamedhussein9247
@ilhanmohamedhussein9247 9 ай бұрын
Maxaa maanta keenaye sheekadan maanta caruurbaadba ka dhadhaye
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 8 ай бұрын
Oppression subxanallah
@anabfarah1178
@anabfarah1178 9 ай бұрын
Cajiib
@fuadomar7831
@fuadomar7831 9 ай бұрын
Mooryaaney Maa ka hasashaan ninka nolosha lagu gubayHaybsooc darti ninki jareerka ahaa weliba aha wiilka gabadha guursadey adeerkii!!!!!!
@fadumoelms4582
@fadumoelms4582 8 ай бұрын
Subxaan Allah dad ka waxaas sameeyay bilaadan ma aha miyaa
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q 9 ай бұрын
Social media waagii la aamini jiray lama joogo ee sheekadaan haday run tahay Allaha idiin gargaaro.
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 8 ай бұрын
Gabadhu somalilander maahaa lahjadeedu waa Somalia meel ka mid ah midakale intaasoo meeloodbay wax aan la rumaysan ka sheegeen na caawiya in ay yidhaah daan ayaa u dhaantay dhaqaalo raadis aan run loosoo marin hala soo baadho waxa la arki in ay labadoiduba haybtooda ka been sheegeen ayna rabaan qaqb ay dhaqaalo ku helaan
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 8 ай бұрын
​@@HindaAbdulle-fl2jjsubxaana allaah hindaay hadalkaa aad soo qortay ma ilaahay baad lahortagay maalinta qiyaamaha maxaad ku been inay kabaq ilaahay oo dulmiga jooji dad aanad aqoon oo dhib sheeganaya baad Lee dahay waa been warkoodu subxaana allaah.
@wardamahamud9508
@wardamahamud9508 8 ай бұрын
Walahi wa rer somaliland xidigta hargeisa ayay bari daganan jirtay
@samakaabchannel3093
@samakaabchannel3093 8 ай бұрын
​@@HindaAbdulle-fl2jj kkk somalilanderku afsomai gaar ah miyay ku hadlaan lahjadeeda haddaan qiimeeyo wa dawlad deegaanka
@user-ct3jh2iz2k
@user-ct3jh2iz2k 8 ай бұрын
kolay reer kagu waxuu san rabin waa inaad sameenin nin biniadam mar walbo kaa tagi karaa balse waalidkaa jiro iyo caafimaad kaa tagi mayaan
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 9 ай бұрын
Subxaanallaah ‼️⁉️ subxaanallaah 😭😭‼️
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 9 ай бұрын
War muqdisho hala garab istaaga reerkaan ninkaan shaqa macalinima haloo raadiya. Gabadhana shaqa abuur haloo sameeya
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 9 ай бұрын
😅 2:49 3:02
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 8 ай бұрын
Wa dhic jiritay in lagu faquqo dibisho siji ah ayay qabaan am wa faqari in lagu faquqo wa dhic jiritay.
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 9 ай бұрын
Mideede kale waayahan danbe wax walba waa la shaaci ayaa.iminka maxaa ka sheegaysaan waaba wada joogtaane ?YAA IDIN WAYDIIYEY WAAYAHA AA SOO MARTEEN????
@YounisYounis-ho7ut
@YounisYounis-ho7ut 9 ай бұрын
Gebeeri wil kuma noqote wil bay ku kenta .
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 9 ай бұрын
Subxaanallaah ‼️ subxaanallaah ❓⁉️😢
@khadrasalax9738
@khadrasalax9738 8 ай бұрын
Weligeeedbaay soomali kala guursan jirtee hadii layidhi iscaade muxu ragga lagaranayo u sheegi wayey ilay ama reer toolkii ilay waynu ognahay in sidaa la sameeyo oo layidhahdo ayaa ku garanaaya sheeko dawarsiga lagalataga waa bilaa isaaqe
@hodandahir8111
@hodandahir8111 9 ай бұрын
Ilahay ha cawaiyo
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 8 ай бұрын
Beenalyei maxaa mar walba faquuqa Daba dhigayi dhoof bayi rabtaa
@mohamudgesey7995
@mohamudgesey7995 9 ай бұрын
Caasimaad ayaa jogtiin cidana ni faaquqi meyso
@aminanuurmirreamina-vd3ze
@aminanuurmirreamina-vd3ze 8 ай бұрын
😢
@rashkaoa9521
@rashkaoa9521 9 ай бұрын
War wax run u eg sheega
@naciimayaasin7805
@naciimayaasin7805 8 ай бұрын
Lkn meesha ay in ogaden la garan wayo ay ka jirtaa waa halkee
@Iidle02
@Iidle02 8 ай бұрын
Waa sheeko samaysa ma h.yonis iyo ogaadeen baa is garanwaayey
@ilhanmohamedhussein9247
@ilhanmohamedhussein9247 9 ай бұрын
Naa waa oroma waayo afsomaligaba magaraanayo
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 8 ай бұрын
So what😮
@abdulaahiaxmed7152
@abdulaahiaxmed7152 9 ай бұрын
Muqdisho waa maskiin noolees waa sidaad edeb u lahaato iyo waxaad xalaal ku xoogsato is dhibaateen kama jirto tan guud ee amniga maahane
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h 9 ай бұрын
Muqdisho ba sowtii dad nool lagu gubayay nikii jareerwayne
@fatimoadan6677
@fatimoadan6677 8 ай бұрын
Sorry wll😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 9 ай бұрын
saaa waa dadka somali ugu wanaagsan something is wrong mida kale isaaq iyo ogaadeen waa dad is dhalay.
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 8 ай бұрын
Salaam Alaykum wll ma inantaa Isaaqa ❤
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 8 ай бұрын
​@@hodanibrahin1569 Midna Masha haybta uu sheektay been cad
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 9 ай бұрын
GABADHU WAA BILAA EDEBAD REERKIINU HADEYNA RABIN MAXAA KAA KHALDAN MAAD MAQASHID REERKIINA SUBXAANALLAAH WEY SAXSANYIHIIN WAA CADAWGEENA RUUXAAN DURIYADA AHAYN HAGUURSANINA GABDHAW
@Abdi537
@Abdi537 8 ай бұрын
Bila caqli inte lagu gada caqili hee
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 8 ай бұрын
Waaad araktaaba in ay been sheegayso oonay ahayn reer hargaysa lahjada ufiirso ninkuna was oron aya Somalia somalia
@aishaabubakar3807
@aishaabubakar3807 9 ай бұрын
maxaa kudaba dhigay wxe waalidkaa rabin waad qaldantahay 100/99
@mohamedibrahim6013
@mohamedibrahim6013 9 ай бұрын
Jaahilyohow diinta soo baro,waalidka xaqa ay kugu leeyihiin ma inaad dad kale dulmisaa
@umumascuud3307
@umumascuud3307 9 ай бұрын
ani jclka ma fahmin ba nin ay waalidkeey dhaliileen bis buu ba iga yahy
@mohamedibrahim6013
@mohamedibrahim6013 9 ай бұрын
Qof muslim ah oo wanaagsan xumaan lahayn ilaahiisa ka cabsada wax lagu diidaa ma jirto.
@umumascuud3307
@umumascuud3307 9 ай бұрын
@@mohamedibrahim6013 walidka qiyaar buu leeyahy qofka ay ku nayacaan na ayagaa kaa yaqaan
@fatimoadan6677
@fatimoadan6677 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SaadoMaxamud-nw9vs
@SaadoMaxamud-nw9vs 9 ай бұрын
Inkartii walidkaa ba kugu dhacdaay
@mohamedibrahim6013
@mohamedibrahim6013 9 ай бұрын
Inkaari kugu habsatey iyo waxaan la garaney, maxaad ka rabtaa lamaanahaa soomaaliyeed, inkaarta aad ku sheegeyso adiga kugu soo noqotay
@amiinali8969
@amiinali8969 9 ай бұрын
😂😂😂😂 kii daarood ahaa meel walba isaaq nacay ayuu ugalayaa hadana waxay maraysaa in isaaq iyo ogaadeen laisku diro .....anaga kolba jareer noo soo adeegsada
@SabaaadMaxamed
@SabaaadMaxamed 8 ай бұрын
Haaaa
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 8 ай бұрын
Isaaq iyo ogaadern midna Maaha labadan qof eega lahjadoida midna Maaha meesha uu sheektay oromo afka baratay ama gabooye gaajoiday oo qaabkaas xun wax ku raadsanaya
@cumarxuseen6195
@cumarxuseen6195 9 ай бұрын
Dhacdooyinkaan soomaaliya waa kacaan waayo anikaa lasookulmay waalidiinda soomaaliyees waxa uku baaqilahaa inay iskadhafaan
@hanefa283
@hanefa283 9 ай бұрын
Yaahuu waalidka haday kuudiideen see waalidkaada uqilaaftay gar iyo gardaro😢
@mohamedibrahim6013
@mohamedibrahim6013 9 ай бұрын
Diinta soo baro jaahilyoho
@hanefa283
@hanefa283 9 ай бұрын
@@mohamedibrahim6013 Adigaa jaahil I've soo ISLAAM GAALYAHOO
@Hodan-xb8qk
@Hodan-xb8qk 9 ай бұрын
Waxba qaldan
@hanefa283
@hanefa283 9 ай бұрын
Sheekadaan waabeen kuqaan waa Oromo
@hibohassan3817
@hibohassan3817 9 ай бұрын
War adiga rer maxaa kudaba dhigey😂😂😂😂
@fadumosayid6001
@fadumosayid6001 9 ай бұрын
Oroma ma ahan, waana beenteed waxay sheegeyso. habar waalid bey qabtaa.
@hanefa283
@hanefa283 9 ай бұрын
@@hibohassan3817 Maxaa ikaa tusay reerkaa ba ye
@dulmidiid1445
@dulmidiid1445 9 ай бұрын
Isaaq iyo ogaadeen la isku diidayo wali ma maqlin ee maxaajira
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 8 ай бұрын
Waa beenaaleyaal dhaqaalo raadisa oromo ama gabooye waliba hargaysa way isku guur sadaan lahajadoonuna Masha ogaadeen iyo isaaq midna labada reer ay sheekteen was labada iskugu dhow ee is guursada hada iyo horeba
@shurealiim9996
@shurealiim9996 9 ай бұрын
Haduu ogaden yahay oo maxamed subeer yahay,rer jubaase kenya ayey daganyihine soo guuraa,nalamasodaweynin waa wax kamajiran,and if he is ateacher he can get job in kenya
@shariqashidan145
@shariqashidan145 9 ай бұрын
Oo walal maxaad uga reebtey dds kuwa dagan
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 9 ай бұрын
Ilaahay cid kastoo dhibanba haw gargaaro.dad badan ayaa laysku diidaa.hadana is raaca markaa ilaahay talo saarta oo shaqaysta iminka qoys baa tihiine
@Nyusuf-gj6xu
@Nyusuf-gj6xu 9 ай бұрын
Nike waa omamo
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 9 ай бұрын
MUQDISHO WAA GURI HAWIYEH MAXA KA DHIGEY MEEL QASHIN WALBA QABIILKIISA IYO DADKIISA NACEEN YIMADAAN REER MUQDISHO ISKA NADIIFIYA QABAILADA KALE AYAGOO SABOOL EDAB DARAN YIMADAAN HADHOWNA IDINKU KIBRA CEYRIYA
@hanefa283
@hanefa283 9 ай бұрын
Naagta hada maxay umurugooneysaa waxaa heysta cuqubadii waxaan waayeelka ah maxaa daba dhigay
@hanefa283
@hanefa283 9 ай бұрын
Waa films wiilka wiilka aawey wiilka wìl beela naagta waxay rabtaa lacag iimanka beeshada ah
@fadumosayid6001
@fadumosayid6001 9 ай бұрын
Naagtan faduma maxamed Cali soo ma aha beenleyda hooyadeed god geeysey murugadeeda darteed
@Darawish-zi5pu
@Darawish-zi5pu 9 ай бұрын
Waa muse biixi iyo xisbigiisa 😢 runtii
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 9 ай бұрын
Muuse biixi adigu ku ciilay reer siil saado
@Darawish-zi5pu
@Darawish-zi5pu 9 ай бұрын
@@FaadumoArdo Ciyaalkii muse biixi
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 9 ай бұрын
@@Darawish-zi5pu adiguna ciyaalkii garaadlaawe gala naarta
@Darawish-zi5pu
@Darawish-zi5pu 9 ай бұрын
@@FaadumoArdo kkk Ciyaarta joogi
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 9 ай бұрын
@@Darawish-zi5pu ka xishood odayga adeerka ah walaal dad wada dhadhaan nahee waa ceeb waa waalid okay
@hibohassan3817
@hibohassan3817 9 ай бұрын
Isaaq haku faquqo waa aqiru saban 😂😂😂😂😂 astamaha qiyamaha kamid tahy
@atharhassan9373
@atharhassan9373 9 ай бұрын
Ninka waaaba shaqaale naagtaa ka ad adag amaba ka codkarsan naagtuu shaqaalo uyahay bal eeg ilmaha sida aay oogu dhagdhagayaan sidii isagoo aay calooshiisa kasoo baxeen
@falisa576
@falisa576 9 ай бұрын
Subxanallaah maxay tahay caloosha Shegayso so aabohood maahan haday Dushiisa ku cayaaraan jaahilnimada Ku hayso badanaa
@atharhassan9373
@atharhassan9373 9 ай бұрын
@@falisa576 naa waxaad kamid tahay miyaa naagaha faraha kawaalan oo raga sixra si eey u naanaabaan
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 8 ай бұрын
Waxa muuqata inaad tahay qof naxariista iyo jacaylka aabaha arag subxaan allaah walaal aabaha waa lagu dhegdhegaa oodhabtiisa iyo garbahiisa lagu fadhiistaa aabaha fiicani waa naxariistii aduunka ninku nacas maahee waa aabe run ah.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 58 МЛН
Afhayeenka Booliiska: "Anaga qof dhimanaaya ma Celin karno".
8:27
Shabelle TV
Рет қаралды 1,9 М.
4 Hours of Arabic Conversation Practice - Improve Speaking Skills
3:53:48
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 323 М.
Wariye Axmed - Yaa xiray -Yaa jirdilay maxaase loo xiray 7bil
20:12
Tvwaagacusub
Рет қаралды 153 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН