MACALIN KEEYGII DUGSIDA AYAA JACEYL ?

  Рет қаралды 74,693

HIGSI NO.1

HIGSI NO.1

Күн бұрын

#supercarab #higsino.1 #2022

Пікірлер: 171
@inamahamuud8951
@inamahamuud8951 2 жыл бұрын
aniga Maxan Dhihi Lahaa Macalinka Runta USheeg 🥺Nin Abahaa Ku Kenaynah Guurso In Taas Ayaan Dhihi Lahaa 😨
@cabdixakiinciise7656
@cabdixakiinciise7656 2 жыл бұрын
Aniga waxay ilatahay ra'yi ahaantayda gabadhu inay macalinka usheegto waxajira iyo sida waalidkeed larabo oo ah in ninkale lasiinaayo walaashay waxay jeclaatay nin qurbaha jooga waxaan kasiin lahaa hal talo oo ah inay tukato slaada istiqaarada ah sabab too ah nabigu scw ayaa asxaabta barayay salaadaa waan wax lahubo salaadaasi qofkii sameeyaahi kuma qasaaro anigu sidaas ayaan kula talin lahaa waad mahad santahay sxb walaashayna meelqayrlehbAlle swt ha ufuro Ramadaan kariim
@MohamedOsman-ln9tf
@MohamedOsman-ln9tf 2 жыл бұрын
Dhirigileye SUPER carab keep going LPH 🥰🐐💯🔥
@legendvpl7648
@legendvpl7648 2 жыл бұрын
Supercarab Am new welcome my super subscriber 💞❤💘💘💘hadaladada aya qiiro ii kaliyen mansha Allah keep going ❤💞💘💘
@anisafaraxabdiqadir7622
@anisafaraxabdiqadir7622 2 жыл бұрын
Abaayo macalinkaaga qanci siwalbo hakugu qaadato wax u sheeg hadduu diido she iskaaga dheh eena tuku lawa rakaco salaad alle taladana Saaro waxaadna guursataa aabe wiilka oo kuu keyna ducadiisana qaado insha allaah wax dhib ahna ma arkeyse macalnkaasna ishiisa alle hakaa qabto
@zuheylahassan6101
@zuheylahassan6101 2 жыл бұрын
Horta 4sano wx yar maha mclinka isga xita naf ayu leyhy lkn run abayadey wxa lobahna mar hore iney runta ushegto haka xumado ama haku qate ilama habono hada iney ku dhahdo mclin ku ma jecli wlhi wa qalbi jab bini adam waye qalbina wu leyahy hadan wa qofki kalamka alle ku baray naxdinta u ka naxo waxa laga yaba iney wax yelo ku gesato plz abyo adiga o dhihin kuma jecli io ninkala leygu dari raba si kale un uxali wa iga talo
@maxamedcabdixuseen1473
@maxamedcabdixuseen1473 2 жыл бұрын
Waxan odhanlahaa hadaan isku dayo inantu wiilkaa aabaheed ladoortay inay raacdo , macalinkana runta usheegto siduu arinku udhacag 😇adna waan kusalaamayaa legend of the legend waan kutaa waana kula soconaa
@najaxcisman6108
@najaxcisman6108 2 жыл бұрын
Maclinka runta usheg wilka kaa abaha kula jexladyna rac
@abdifatahyare2104
@abdifatahyare2104 2 жыл бұрын
Si lamid ah super wan kugu racsnhy💯
@issemaxamed2359
@issemaxamed2359 2 жыл бұрын
Waa malinta iigu horeysay inaa kamid naqado saaxiipada halkaan ku saaxipo waxaan talo ahaan usiin lahaay Runta waligeed lagama ganbado maclin waa mad anga dhan sharaf iyo cizo naga mudn dhamaan marka ina ya runta iskaaga sheegto macalin inta ay aaba imaani ay dhahdo ani aabe ayaa ibixiye oo aan waxba kabadali karin taladaad waa sidaas Wll supper carab sharfk iyo karaamo ku nolow walogaa Ramadaan mubaarak asxaapta 🙏
@adnonour4257
@adnonour4257 2 жыл бұрын
Runta Ha usheegto macalinka hana dhahdo waa laysoo doontay🥺💔🙈
@Relaxationhome1
@Relaxationhome1 2 жыл бұрын
Sxp aad ayaan kuu taageera Caafimaad taam ah alle haku siiyo
@sagalsaleebaan7223
@sagalsaleebaan7223 2 жыл бұрын
Macalinaa😂 naaa ka Dibada JooGo aroos dheH🙏😂😂 aaad Dibada aaadide,✨😂
@suusomali__6011
@suusomali__6011 2 жыл бұрын
😂walhi sida inaa ani lay dhahy qurbaa adee aa ufarxay 😂lkn maskiinta macalinka ilaahy uma guuuriyo🥺
@aasiyaxasan5769
@aasiyaxasan5769 2 жыл бұрын
Hhh
@jiiocbaduqadircabduqadirsh339
@jiiocbaduqadircabduqadirsh339 2 жыл бұрын
Gabarey aroos macalinkA
@muzamilmuzamilzeyd2911
@muzamilmuzamilzeyd2911 2 жыл бұрын
Macalinkaa qeeYr kugu jira iska guurso. qurbaha hadaa aado inaa kusoo halaawda laga Yaapa
@bashiirhusenguure5
@bashiirhusenguure5 2 жыл бұрын
143 keep going sxb ok
@cabdiraxmaanxikma3698
@cabdiraxmaanxikma3698 2 жыл бұрын
Aniga Ahaan waxaandhihi lahaa macalinkaaga guurso sababtoo ah inbadan ayuuku sugaayey sidaasdarteed isagaraa
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 2 жыл бұрын
Keep going
@AishaMohamed-mo9yd
@AishaMohamed-mo9yd 2 жыл бұрын
waa kula qaba ani fikirkas Ani Coz macalinka Marnaba Xas uma noqon karto coz wa wadidkeda labad waba ruux ka weyn abahaga neh wuxu ku siye lama dido 🙄
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 2 жыл бұрын
Masha allh boowe qaaliya
@abdullabdi2567
@abdullabdi2567 2 жыл бұрын
Keep going brother
@caamircaamir7125
@caamircaamir7125 2 жыл бұрын
Saas ku soco zxb
@ayaanmohamed9500
@ayaanmohamed9500 2 жыл бұрын
Illhow macalin dugsi hana daba dhigin 😅 ziztrey hamigada allhku rumeeyo
@samowade1300
@samowade1300 2 жыл бұрын
Maxaad ku diiday macalin dugsi ?
@habibashaaban3195
@habibashaaban3195 2 жыл бұрын
Good idea wankuguracsanahay walal, taas le inay sameysi le waye
@Maajid7
@Maajid7 2 жыл бұрын
Hore u soco Saxib
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 жыл бұрын
Supar wa sida wll ad shegtahy
@saidooduxulo7137
@saidooduxulo7137 2 жыл бұрын
Runti shekoyinka adban uga helay supercarab wan kahelaa shekoyin camal walal sare hori usoso lagenow
@saciidcabdiciise8891
@saciidcabdiciise8891 2 жыл бұрын
Zxp walhi Horta aad iyo aad aan Ku daawada marka halkee Kala soo xariira please 🙏
@IM-zf5jp
@IM-zf5jp 2 жыл бұрын
Anigu hal mid ayan aamin sanahay runta in aan laga ganban qur aanka baridiisu waa gooni jacaylna waa gooni marka hadii aadan jecleyn ku dheh mucalim kuma jecli intanna wan ku ixtiraamayey
@hodandayip1826
@hodandayip1826 2 жыл бұрын
Gabadhaas waxa kula talin lahaa inay macalinka iskala hadasho icafi dhahdo intaaana wiilka lagu darin waxana urajeen inuu macalinku fahmi doono ishaa alaah
@maryanaxmad5791
@maryanaxmad5791 2 жыл бұрын
Mashaa
@abdiladifshaikh9161
@abdiladifshaikh9161 2 жыл бұрын
Sidhoo kale sxp supercarab Raayigaga racsanahy
@xamdiadan9893
@xamdiadan9893 2 жыл бұрын
M a allh 🥰wlhi talo fcn ayad sisay wll
@mastarok3931
@mastarok3931 2 жыл бұрын
Waxaan dhihi lahaa anoo warka dheren sidee macalimkaaga uguursanee Hortu macalimkaaga miyaad Hal qol Isla jii faneysaan fikir ee macalimkaaga runta ushee ninka kala iska guurso wll taladeyda waataar macalimkana isku eej ama isku da matihiin fikir walaashey mcn
@sumayaahmed988
@sumayaahmed988 2 жыл бұрын
Waxan ku dhiri galin laha wll izka guurso abahaa wiilku ku wado macalinkagan runta u sheg nolol farxd leh izgumaba kuzii kara wiilkasi ee mclinka runta u sheeg abayo
@ibrahimmohamudabdi3301
@ibrahimmohamudabdi3301 2 жыл бұрын
Asc Hadi Abad ku faraxsantahy wilka laguso wado oo anad ku qancsaneyn mclinka ma ahyn inad wakhtiga kalumizo sasey thy runta uzheeg muhimadu wa mezha ad farxada ku helayso ma aha qofka adi Farhad ka helaya tnx.
@makomed9741
@makomed9741 Жыл бұрын
Anu waxan kula talin lahaa macalinka runta usheeg aabaha ninka u ku doneyna haku guursado wllshey saasa kula talin laahaa 😫 😍ha guleysto jecelyku
@xaawoapdi8260
@xaawoapdi8260 2 жыл бұрын
Part two pls
@shuaibyarechannel4974
@shuaibyarechannel4974 2 жыл бұрын
Aniga waxan ku racasanhy supercarab hadlkiisa
@AhmedHussein-ti3yc
@AhmedHussein-ti3yc 2 жыл бұрын
Walashey macalin kaga nabsi haga galin ee xaqiiqada usheg waa walid kagi labed manta ayeey adunya ku qadine Adunyo waa wax la heli karo Ee runta usheg aba hada labed 🥰🥰
@nasrosheikmohamed4956
@nasrosheikmohamed4956 2 жыл бұрын
Ramadaanu Mubarak wll mahadsanid talo fcn ayd siisay
@xamaazali4229
@xamaazali4229 2 жыл бұрын
Ani waxaa dhihi lahaa ducada aabaha qaado macalinkana si cad udheh macalin anika aabahey 2waad tahy plz ina gabdhada ahy oo kale ika soo qaad ha dhahdo
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 2 жыл бұрын
Macalinka naftirkiisa hore usocd maahan haduu yaranta illa hada ku jecla maxuu 4sano xariir lasocday kudheh waa laiso doontay aabahey aa nin igu dari rabo waxa ku dhahdan markuu abahaga imaado hadaa bente u maleysana utag aabahe aabahan ku dheh aabo aniga macalinka ma rawo lkn adiga qanciy oo lacag xataa sii si ishiisa ii qawan tikid aana igaso qasare aniga iyo wiilka iyo wiilka aabahiisa oo nin gawadhiisa so bixiya ahay haku dhaho aabaha ee Macalino iga rali noqo nin adi kaa fcn majiro aa siisan laha gawadheda macalinkan yuu kumehrin iska kee cafiyna kudheh inaa meel ku casunto allah kuu fududeyo
@nasrosheikmohamed4956
@nasrosheikmohamed4956 2 жыл бұрын
Anigaba qisadaan mid lamid ah way isoo marty lkn magacalinkeyga waxaan ku dhahay macalin waxaad thy aabhy aabahyna xaas uma noqonkaro
@saadaqdaahir6212
@saadaqdaahir6212 2 жыл бұрын
Sxp walaahi Codkaaga wuu is ishafiyay m.a Waxaa kurajaynaa heer
@yussufabdiqadir5902
@yussufabdiqadir5902 2 жыл бұрын
Keep going brother ✅
@libaanmohamed5300
@libaanmohamed5300 2 жыл бұрын
Waa zida zhp hiigzi
@manafmanka4986
@manafmanka4986 2 жыл бұрын
Aniga waxa iga talo ah qof hadadan rbin 2 daqiqo xitaa wqti hala qadanin swabto ah qofka wx jeceli wxa ka hadlesid dham uma cado ee hafsada u muhim ah mrka mcinka wx wuu jeclan karaa wa runti hada mcalinka dhibateysan crab arinta u ku dhahay ku dheh si qalbiyy ugu sheyg wll qaladna wuu ka dhacay ilahey nabi dhaf weydiso macalinkana ilahey u bari si qalbigeysa u qawowo ok
@nasrosheikmohamed4956
@nasrosheikmohamed4956 2 жыл бұрын
Runta waa waxa ugu wngsn
@saaciidxasan1838
@saaciidxasan1838 2 жыл бұрын
Ani ahaan waxaan dhihi lahaa quf aadan jecleyn marna ha isku daalin macalinkaagana runta u sheeg
@cabdiahmed2027
@cabdiahmed2027 2 жыл бұрын
👍
@khadarmohammedsirat95
@khadarmohammedsirat95 2 жыл бұрын
Macalinkage ku beray quranka hadana haku baro jcylka wa labo cilmi waaba xaq an laso kobi karin
@nashaadruun315
@nashaadruun315 2 жыл бұрын
🤣🤣
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 2 жыл бұрын
Adi maa macalin ah😂😂
@caashodagan5615
@caashodagan5615 2 жыл бұрын
😭😆😆😆😆😆😆😆
@khadarmohammedsirat95
@khadarmohammedsirat95 2 жыл бұрын
@@mushtaaqfarhan7937 haa macalinka cishqiga waa aniga
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 2 жыл бұрын
@@khadarmohammedsirat95 😫😂hore lee ii mood
@itsqadra7971
@itsqadra7971 2 жыл бұрын
Aniga ahaan tey abaayoh Hadaan talo kusiiyoh ninkah abaha kukeenay gurso oo rac waayo ninkaas Kuwanagsan riyadaadah qurbaha nah rumeey oo markaatagtoh qurbaha waxqabsoh oo noloshadah danbeh kafikir macalinkah hadaadan jecleen iskagatag runtanah usheeg runtii walamahuraan runtuh ad bee uxanun badantahay laakin been intaah qof kuwadih laheed adooh runtah usheego Kawanaag san ugu danbeen Macalinkah haguursan waayo weadagtahay qofaad jecleen inaad Lanoolatoh macalin kah qalbigah wukajabaah Lakiin waxaas nolosha Hakuburburin intaakafikireeso ugudanbeen intaa dukatoh 2 ragoco salatul istiqaaroh Allah barih inuu wadadah wanaagsan kuwafajiyo Allah kabari oo nah dheh allow 2 badoodah kii iqayr ah calaf igudar Goan kah qalbigaagah kusiyoh qadoh Ugu danbeen abayoo nolol qurux badan kurijeenah. 🧕👸🕊🤗👑🥰😊 السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 2 жыл бұрын
Congratulations ❤ 🧡 💛
@nasroisman4989
@nasroisman4989 2 жыл бұрын
Aniga waxan ku dhihi lahay macalinka runta usheeg maku gursa kari ku dheh abaha warkisa yeel
@filzaneid6553
@filzaneid6553 2 жыл бұрын
Wxy ahayd in marki hore ba aysan ka aqbalin waxa laga yabaa inu iska qanci laha intad la wadaysid
@najaxnalka1195
@najaxnalka1195 2 жыл бұрын
Asc wll qiso Ayaan in LA wadaago wllhyg iyo waayo in lilataliyo Ayaan ubahanhay
@hssmt4807
@hssmt4807 2 жыл бұрын
Kᴇᴇᴘ ᴜᴘ
@hanadmoha9725
@hanadmoha9725 2 жыл бұрын
wll adiga jacaylada guulaystay maanosodaysid waanaga codsi
@user-mf3er6yp2j
@user-mf3er6yp2j 9 күн бұрын
😢😢😢😢
@abdilatfgapiakram3833
@abdilatfgapiakram3833 2 жыл бұрын
Wayeye
@ayaanmaxamuud5480
@ayaanmaxamuud5480 Жыл бұрын
Okay usheeg macalinkaaga runta
@habonitaomar2465
@habonitaomar2465 2 жыл бұрын
Machallah ❤
@hamdacismaan5706
@hamdacismaan5706 2 жыл бұрын
wllo mclinka runta uu sheeg guurso wiilla abe ku siinayo
@xanaancabdulahi2787
@xanaancabdulahi2787 Жыл бұрын
M.a🥰
@fantasticboy7367
@fantasticboy7367 2 жыл бұрын
Wllhi macalin ku waan kuwac nalahay da
@IsraBashir
@IsraBashir 3 ай бұрын
Runta usheeg macalinka ayan uran laha inlagu soo doonte oo wali laguu sooscdo💓
@dadirmuhdin1107
@dadirmuhdin1107 2 жыл бұрын
Sxp xeg ka soo xariir isheeg qiso aya ku ahaye
@adnaxasan9168
@adnaxasan9168 2 жыл бұрын
Horta ani fikir ahaan wxa qabaa in ay ducada aabahed qadato waa ognahy ducada walidka iyo habarka walidkuba waa uu ka ca asna ha qanciso ilen qadarka Alle mel loo dhafa ma jirtee Ani hada wllhi mclin kayga ayaa jeclahy wllhi waa og yahay xanuunka uu daremYo Kolay waaa adunyo iyo xalkede asna Alle wxa uu sin mid isag jecel ee hayska sabro
@IQROYAREY-yq2os
@IQROYAREY-yq2os 8 ай бұрын
❤❤
@hamsetroreibnunaziip235
@hamsetroreibnunaziip235 2 жыл бұрын
Zhp qurbaha mclinkapa waa geen karaa lkin wlidka amrkisana lama diidi garo lkin wxa talo u haya gabdhu ha is waasho qofkii ku qaata walida ha raacdo zhp
@abdinasirdaacadchannel5451
@abdinasirdaacadchannel5451 2 жыл бұрын
saxiib waan ku tageraaa
@caashojimcaleadam1360
@caashojimcaleadam1360 2 жыл бұрын
Wendfour story
@hibomohamed3507
@hibomohamed3507 2 жыл бұрын
Waxan kulatalinlahaa macalinkaga iska guurso wayo ninka qurbaha ka imanayo wuxuuyahy may ogtahy wabilaadiin dadka qurbaha ka imanayo fadlan qurbe waxmataro macalinkagaa ku ah qurbihii wayo wa qofka uguqerkabadan adunka alle agtiisana lagajecelyahy qof qur an barte hadana bare dadka allhu akbar abe heed ha ushegto iney rabin ninka qurbaha ka imanyo
@sundusmahad5720
@sundusmahad5720 2 жыл бұрын
Ilaahey hakula garab galo macalinkeeda runta hausheegto hana dhahdo iskakey cafi soo macalin ishiisaa kulul macalinka halagaaga duceeyo kadib ninkaas ogolaaw
@aasiyaxasan5769
@aasiyaxasan5769 2 жыл бұрын
Aabahed ha usheegto de
@cabdiraxmaanxikma3698
@cabdiraxmaanxikma3698 2 жыл бұрын
M.a
@abdibasitnoorabdi8308
@abdibasitnoorabdi8308 2 жыл бұрын
Macalinka runta usheg oo cadaa captain🤣
@calishire469
@calishire469 2 жыл бұрын
Www
@firdauseidle4744
@firdauseidle4744 2 жыл бұрын
Aniga maxa dihi laha macalinka runta sababto ah runta waxa kafican malahan duca walid qado inshaallah ilahey qery ukagadiga
@alaalxanfalaq8287
@alaalxanfalaq8287 2 жыл бұрын
Talo fiican baad sii say ustad taas ban Anna kula taking lahaa
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 2 жыл бұрын
Aniga xita macalinka dugsiga Aya igu heysta 😅, anyway abayo macalinka runta usheg b4 it's too late
@anshaxnuur7402
@anshaxnuur7402 2 жыл бұрын
Adi soomaali maa tahay
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 2 жыл бұрын
@@anshaxnuur7402 maya kenyati an ahay
@amiishaabdi7065
@amiishaabdi7065 2 жыл бұрын
Istiqaarayso abyo ilhy ayaa kuu fududeyn doonee
@shamsomaxamed429
@shamsomaxamed429 2 жыл бұрын
Aabahaaga rac abaayo mcn
@wllkawanaagsan1429
@wllkawanaagsan1429 2 жыл бұрын
Sxb intee kaala soo xariiraa nambarkaaga ma arkeee
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Instagram real_supercarab
@salmaabdulullahi246
@salmaabdulullahi246 2 жыл бұрын
Ilahey haukala furdaamiyo wllshen qof qalbigiisa lama jabikaro
@adanpoy341
@adanpoy341 Жыл бұрын
Jacelkaa xaaa guulayesitoo
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 жыл бұрын
Dee waxan leenahy macalinkaga runta u sheeg
@mayeralhadi9998
@mayeralhadi9998 2 жыл бұрын
wll xageen kaala soo xiriira
@maryanxuseen528
@maryanxuseen528 2 жыл бұрын
Asc abyo mcnto waa runtiisa wllkeeena super carab adiga dadaal runtana u sheeg macalinkaaga tan kle abyo rabigaaga talo saaro xog kuguma laha mclinkaga dantada waxa ku gaari karta ina lawo rakaco dukatid warka waalidkaaga qaado xuman iyo wanagba walidkaga lee ku garab tagan.
@maryanxuseen528
@maryanxuseen528 2 жыл бұрын
mahadsanid
@meyranaxmed2738
@meyranaxmed2738 2 жыл бұрын
Anba raigaaga ku tagersanahay
@wlllautaro6961
@wlllautaro6961 2 жыл бұрын
Wllhi wiilkan waa wiil qalbi fcn🙏🙏
@user-py7jr4pr2p
@user-py7jr4pr2p 6 ай бұрын
Ani way ifudhacday lkn ugudanbayn waan diiday asagoon quusan wali ayaan qurbaha soo aaday ilaa hada 😂😢😢😢😢
@munocabdi4391
@munocabdi4391 2 жыл бұрын
Macalinkeda runta ha u sheegto
@sumayomohamed7563
@sumayomohamed7563 2 жыл бұрын
👍👍
@moowliidabuukar7711
@moowliidabuukar7711 2 жыл бұрын
Sax weye sas lee hadhahdo
@hooyoqeyro6489
@hooyoqeyro6489 2 жыл бұрын
wxn ahay tagero susub mala iso dheyna mcln
@Higsino.1
@Higsino.1 2 жыл бұрын
Sodhowow walal
@AhmedHassan-ip3lq
@AhmedHassan-ip3lq 2 жыл бұрын
Macakinka runta u sheeeg wll
@khaalibashiir4790
@khaalibashiir4790 Жыл бұрын
Haa abaayo runta u sheeg mcalinka
@sahalyare7054
@sahalyare7054 2 жыл бұрын
Haa wllhi sida adiga Ola talesi Aya wax fecn ah
@abdifatahahmed4921
@abdifatahahmed4921 2 жыл бұрын
Walaahi Ani Ahaan Waxaa ila Quman Inay Macalinka Runta Isaga Sheegto oo Ay kutiraahdo Aabaheey Ayaa Nin Igu daray So marka Iga Raali Noqo macalin Xumaana ha ii Arkin Because Off Waxaad Tahay Macalinkeyga Dugsi Quraanka Koleey Ani Ahaan Waa Ra’yigeyga Wabilaahi Towfiiq
@hanadlove6963
@hanadlove6963 2 жыл бұрын
L
@samsamaxmed-rv9ie
@samsamaxmed-rv9ie 5 ай бұрын
Anay iheesata tan mclinkyga jeclhy hada sidee ugu shegta pls icaawiya😢🥺
@sucaadsiciidfiraan3615
@sucaadsiciidfiraan3615 Жыл бұрын
Wal
PART 1 JACEY LAMA IIB SADO  #higsino.1 #supercarab #qiso #2022
22:34
Cishqi ⚠️😭 || Qiso jaceyl oo xanuun badan
1:14:03
ILEYS
Рет қаралды 40 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 24 МЛН
QISADII XAAS IYO JACEYL #higsino.1 #supercarab #qiso #2022
20:38
NABSI ⚠️ || QISO LAYAAB LEH
1:17:00
ILEYS
Рет қаралды 61 М.
Dhiiga aabehey || Qiso xanuun badan
55:35
ILEYS
Рет қаралды 18 М.
Dhawacii adiga ii geysatey aabaha ayaa iga daweeyey #qiso
41:21
HIGSI NO.1
Рет қаралды 16 М.
Noloshaan wey iiga dhamaatey😭😭? || Qiso xanuun badan
1:08:15
MEHERKII MURUGTA #higsino.1 #supercarab #qiso #2022
11:30
HIGSI NO.1
Рет қаралды 40 М.
WAXAN JECLAADAY MACALINKAYGA!@sawdamqaalib
17:50
Sawda Qaalib
Рет қаралды 30 М.
Девушка великан ходит по городу #фильм #кино
0:48
@juanchinbrodie #comedia #humor #juffec #felipecharry #amigos
0:15
Felipe Charry
Рет қаралды 19 МЛН
Don’t Stealing 👵Moral Stories for kids #kidsvideos #goodhabits #youtubekids #cartoon
0:21
Elizabeth and Briceida Learning & Fun
Рет қаралды 45 МЛН