Macsalaamo Afrika | Meeshaan Waxaa Ka Dhalanaayo Bad !

  Рет қаралды 214,875

OGAANSHO

Жыл бұрын

Meeshaan .. bariga afrika waxaa ka dhalan doono bad cusub sida badda cas oo kale ..
arrinkaanoo ka dhigan dhalashada qaarad cusub taasoo ka dhigan in aan afrikada kale macsalaamayn doono anaga iyo wadamo kaloo ku yaalo bariga afrika .
2005 koox culimo baarayaal ah ayaa diiwaan galiyay dilaac aad u weyn oo dhararkiisu gaaraayo 50km saxaraha gobolka cafarta itoobiya kadib dhul gariir deegaankaas ka dhacay , god si xowli ah ku socdo markii loo fiiriyo isbadalka dhulka malaayiinta sano qaato
waqtigaas khubaradu waxay soo jeediyeen qiyaas ah in meeshaan ay noqon doonto bad
bad qaybo badan oo bariga afrika ah ka jari doonto qaarada inteeda kale ayagoo raacaayo daliilo kala duwan oo aan sheegi doono
waa xalaqo muhiim ah macluumaad badana xambaarsan koobkaada shaaha ah soo qaado .. yaa ahlan wasahlan .
in aad like saarta muuqaalka :: kanaalkana ku soo biirto hadii aadan ku soo biirin waa arrin daliil u ah shax shaxnimadaada … aan gudo galno
kanaalka : kzfaq.info
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah kzfaq.info
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 700
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Gabar kasta iyo wiil kasta oo qoralkeyga arka nolol frxad leh ku rajeynaya aakhirana jano wll ❤
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar Жыл бұрын
Hellow
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
Walal agana sido kale ale ha ku dayo 🇸🇴
@macowmaxamed9883
@macowmaxamed9883 Жыл бұрын
​@@sahrasahra7492 asc walaal wankusalamey salan igagudon salan macan badan okhimo badan walaal
@updallealimohamud5966
@updallealimohamud5966 Жыл бұрын
Aamin zxp
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@Joseph_abukar 👐👐🥰
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Somaliya waa qaarad gaar ah oo afrika iyo aduunkaba kamadax banaan dhulkii kenya iyo itoobiya oo ingiriiska naga siiyay saana kuhaysana dagaal la.aan ilaahow no hiili adiga awood leh💪🇸🇴🙏😁
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 Жыл бұрын
Aamiin wall ilaahay sidii roon baanka barinay
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 Жыл бұрын
Dagaal baanu kusoo ceshan karnaa maxaa waaye cabsida 🙃
@Ezy15311
@Ezy15311 Жыл бұрын
@@m.bashiirbootaan2824 ma qiyaamo saaca 😁
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
@@m.bashiirbootaan2824 dagaal hada wx kuso ceshan karno kii 77 tusaale noogu filan inkasto itoobiya ee garab ka heshy wadamo bdn sida cupa ruush iyo mareykan xiligas oo aan aheyn dowlada afirka ugu awooda bdn hado 30sano burbursanhy oo 16sano kamida alshabaab dhinac naga haysato mxa soo cesham karna anago isdhisin oo awoodeni sonoqon☢️
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 Жыл бұрын
@@abdullahibulla hadda marka ma waxeg kula tahay iney meel fog jiraan 100m oo dollar oo aan ciidamadeena cirka ku maalgelino iyo midnimo lee u baahanahay waxkale nagma xego 🖐️
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 Жыл бұрын
Wax walba Illahey amarkiisa bay ku socdan waana aamin sanahay hadan muslimiin nahay kheyr io sharba Illahey mooye cid kle oo wax ka badeli karto majiran kuna soo siyadin karo illaheyow jidka tosan hanagu hanoniyo dhamanten gaar ahaan umada musliminta 😢 ☝ 🤲
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Allahuma Ameen ❤
@adengims3501
@adengims3501 Жыл бұрын
Amine
@Taaymtus
@Taaymtus Жыл бұрын
CUMAR INSHAR & SH.MUSTAFA; Labadaa nin ayaan soomaalida kadaawadaa, Waayo waa laba qof mudan in ladaawado AQOON ahaan iyo AF AHAANBA. Mahadsanid Walaal CUMAR.
@spidermon5257
@spidermon5257 Жыл бұрын
Qoraa Ai, ma maqashay sxb?
@cabdisalaammaxamedsulubabd2891
@cabdisalaammaxamedsulubabd2891 Жыл бұрын
anigana kula mid
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 Жыл бұрын
Somh zxppow 👍
@axmednurculusow8627
@axmednurculusow8627 Жыл бұрын
Hadaa fidoyowgan uu ku xigaa sheqa😊
@deqaomarabdalla6968
@deqaomarabdalla6968 Жыл бұрын
Xaqiiq farqi baa jira Sheikh Mustafa waan kugu raacsanahay balse brother Omar sometimes Topics ka uusoo gudbinaayo fikirkiisa ayuu kulifaaqaa that is the different.
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
wakhti ma u helaysa saliga Nebiga Muhammed (scw).❤️❤️❤️❤️
@RealMadridfans115
@RealMadridfans115 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤✅✅❤❤✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅❤❤❤❤❤❤
@RealMadridfans115
@RealMadridfans115 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤✅✅❤❤✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅❤❤❤❤❤❤
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
Allahuma cala Muxammad saw🫀
@maxamedxasan6597
@maxamedxasan6597 Жыл бұрын
Scwscw
@zuhuura
@zuhuura Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@daahirisaaq9545
@daahirisaaq9545 Жыл бұрын
qaabka ugu fudud ee siigada iskaga dhaafi karto waa: 1: salaada iska sax cml sifiican utugo ama adoo qalbigaaga joogo 2: sunooyinka badi salaada luxadana kudar 3: hadii aad damacdid inaa samayso laba rakac tuko I.n dib uguma laaban doontid
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Ogaansho wan ka mashqulay malmhn miss u🥲 team ogaansho✌
@updishakurhassan846
@updishakurhassan846 Жыл бұрын
الحمد الله على نعمة الإسلام ❤
@geesiyada
@geesiyada Жыл бұрын
​@@spidermon5257 Magaciis chanelka
@khadiijaabdullahi9913
@khadiijaabdullahi9913 Жыл бұрын
SCW
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@spidermon5257 la soco waa lacag 😂😂
@spidermon5257
@spidermon5257 Жыл бұрын
@@1LAMINE_1 sxb 5 doollar lacag maahan, haddii aad qaab anfac leh uga faaiideysaneysid.
@spidermon5257
@spidermon5257 Жыл бұрын
@@1LAMINE_1 soomaalidu ma oga, wax walibo waxey rabaan in la maalgeliyo. Ugu yaraan dhiiro geli asxaabtii wakhti badan soo glisay, dalkaaga keentay.
@ayaanali4636
@ayaanali4636 Жыл бұрын
اللهم صلي وصلم على سيدنا محمد⁦❤️⁩
@leyma310
@leyma310 Жыл бұрын
Scw scw
@mohamedabdirahman3183
@mohamedabdirahman3183 Жыл бұрын
SALLALLAHU CALAIHI WASALIM
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 Жыл бұрын
Peace and blessing upon him
@Abdala247
@Abdala247 Жыл бұрын
Scw
@alicade9233
@alicade9233 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Kala go' kheyr qaba ilahay hauga yeelo ummada Somaliyeed iyo inta muslimiinta ah, Aad baa ugu mahad santahy aqoontaad noo soo kordhisey, Jazakumu Allahu kheyra
@wayraxali2944
@wayraxali2944 Жыл бұрын
Ma sha Allah shanta somaliba is raaci doonta hambalyo.
@abdiraxman5287
@abdiraxman5287 Жыл бұрын
Ramadanka Allah nabad nagu gaarsiiyo
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Ameen 🙏🏼
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Allahuma Ameen ❤
@mohammedmohamudabdi1708
@mohammedmohamudabdi1708 Жыл бұрын
‏اللهم وفقني لكل خير وسهل عليا كل صعب واجعل نهاية جهدي وتعبي فرح
@amranxasan4287
@amranxasan4287 Жыл бұрын
Walahi gaaladan dariska ah ee na dhibta in Alle Arin ficn naso gala dhex dhigo wan Ku riyooda Alle muslimka isaga u gargaari doona .Aamiin
@apdullahimohamed5120
@apdullahimohamed5120 Жыл бұрын
Ilaahow africa naga gooy iyo itoobiyaba aamiin yaarabi
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
Kkk
@MOHGARAD
@MOHGARAD Жыл бұрын
Wan ku fikirayey marki hore lkn mar haddi ay Ethiopia bad helayso iloow Africa ha kala jarin😂
@aku54683
@aku54683 Жыл бұрын
​@@MOHGARAD ala maxaad ila mid tahey😂😂😂
@aamiinibra4279
@aamiinibra4279 Жыл бұрын
مَا شَأالله📚
@bishaaroiyodigniin8962
@bishaaroiyodigniin8962 Жыл бұрын
قل لا يعلم الغيب إلا الله وما يشعرون أيان يبعثون. Waxa qarsoon rabbi baa og waxaanse shaki ku jirin in dunida isbeddel badani ka socdo, kana dhici doono ilaa ay marka dambe gebagebada gaarto. Rabbiyow khaatumada noo hagaaji.
@abdulahibare1668
@abdulahibare1668 Жыл бұрын
saxiix waaye bishaaro saadaalinbaa jirta lkn iyo calaamado isbadal walal
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Жыл бұрын
قُل لَّا يَعْلَمُ مَن فِي السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ الْغَيْبَ إِلَّا اللَّهُ ۚ وَمَا يَشْعُرُونَ أَيَّانَ يُبْعَثُونَ﴾
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
2016 ayaaa Professor somali geologist ah inoo sheegay in meeshan bad ka sameysmi doonto Million years kadib.
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
Fiicanaa in Ethiopia iyo kenya ay gaar u go'aan soomaaliduna isku soo hadhaan oo ay hal wadan noqdaan, lana baxaan magaca the great Somalia
@nasriasheekh5937
@nasriasheekh5937 Жыл бұрын
I.a way dhici donta
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 Жыл бұрын
İntaan xerada nogu so oday
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 Жыл бұрын
Somali plate waa soo dhaweyneena , daris xumadii pa an ee naheysay waa kaxipi doona , mani jiro doonto wadan nagu colaadiyo dhulkn anaa leh iyo in kuwa bad la'aanta heyso in ey bad helaaan .
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 Жыл бұрын
Ku darso magalada Borama waxa la filaya inay bad noqonayso oo waxa jira biyo soo maaxanaya ahna kuwii bada magalada gudaheda Waxan sugnaaba waa shanti somaliyed oo qaarad noqday I.a🥰
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
Ahay 😮
@xasansalad7014
@xasansalad7014 9 ай бұрын
M.a qarada sidedad ee somali aya laqlaya😮
@subeyrmoha-bs9pp
@subeyrmoha-bs9pp Жыл бұрын
Nabiga ku sali wll🥰🥰🥰🥰 scw
@faraxbashiir
@faraxbashiir Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Жыл бұрын
Scw Scw Scw ❤️❤️❤️💯💯💯
@Mindhealing8
@Mindhealing8 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@SULDAN-MEDIA.
@SULDAN-MEDIA. Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@muxamedibnucumar8347
@muxamedibnucumar8347 Жыл бұрын
Mahadsanid walal cumar
@awliyosporttrainer3615
@awliyosporttrainer3615 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤
@zakarieissemohamud8506
@zakarieissemohamud8506 Жыл бұрын
the most informative channel thannks cumar inshaar
@ziyadhosseyn5938
@ziyadhosseyn5938 Жыл бұрын
Jazak Allahu khair
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Жыл бұрын
As Somalian we welcome split from ABYSSINIA
@adoonkaalle
@adoonkaalle Жыл бұрын
Wxaa kamid tahay youtuberadaa ugu jeclahay keep going👌👈
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Жыл бұрын
Bishaan ramadan sama Allah nagu gaarsiiyo
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@saiddiriye1984
@saiddiriye1984 Жыл бұрын
Omar inshar thanks wll Maclumaadkan noo soo badi wax badan kafaidnay.
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Жыл бұрын
Al ustaad Omar inshar Alle hakusharfo run ahanti waxa tahay Shaqsi wax badan aan kafaiday Muqalada juqrafiga iyo tarikhda quseya In aad kahadashid waan jeclahay wana rajeyna insha allh Ramadanka waxana ina muqaalo tarikhda islamka quseya Nosogudbin dontid Wixi dhici dona Alle ayaa og Blse xaqiqo wa in caalamku isbadalayo
@mahamedcabdi-ig2uo
@mahamedcabdi-ig2uo Жыл бұрын
Thank cumar inshaar
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@Khalidyare2
@Khalidyare2 Жыл бұрын
Thanks brother aqoon ka Allah kuu kordhiyo 🙏❤️
@sudaisgraphic
@sudaisgraphic Жыл бұрын
Ramadanka ilaahy nabad inagu geeyo dhamanteen 🤍
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Allahuma Ameen ❤
@___ozlo__4791
@___ozlo__4791 Жыл бұрын
Allahuma Aameen
@ilhanadenilhan6122
@ilhanadenilhan6122 Жыл бұрын
jaza uu kala kheyran wll cumar allah ka abalmariyo
@muriidiabdukadirmohamed6990
@muriidiabdukadirmohamed6990 Жыл бұрын
Waxa aaan asalka kugu soo biiray waa barashada joquraafiga ah I love them
@elmiabdiomar3474
@elmiabdiomar3474 Жыл бұрын
Mahadsanid wll omar
@user-lo6se2id4l
@user-lo6se2id4l Жыл бұрын
شكرا على المعلومة😊
@gooddeeds161
@gooddeeds161 Жыл бұрын
Wa bilaahi tawfiiq ina keena inbadan ayay inaysku kay haysteen Africa iyo carabtu qaarad inoo gooniya xamaantaada xidh xidho 😅😂🧳🥱😂🛫
@s..5631
@s..5631 Жыл бұрын
😂Aahy waa sidaa Ina mariya
@asadcabdi1983
@asadcabdi1983 Жыл бұрын
First one cumar inshar biggest fan
@boqortooyo8379
@boqortooyo8379 Жыл бұрын
Msha allah ustad jazakallah
@Zakariye.2003
@Zakariye.2003 Жыл бұрын
Cilmiga dhulka rabaa inaa Barto somaliyeey ma,igu raacdeen si,aan usoo xaqiijiyo
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Has heey
@xasansalad7014
@xasansalad7014 9 ай бұрын
Haa
@maxamedmawliid3992
@maxamedmawliid3992 Жыл бұрын
Wll omar in shaar Alle waxan kaaga baryayaa cimri dheer iyo cafimaad waxan kanaal kaagan kusoo biiray 2017 Wakhtigaa oo dadaydu ahayd 15jir maantana waxàn jiraa 21sano mudo 5sano ah waxad nolashayda ka badashay waxyaabo fara baddan mahad sanid . Magacaygu waa maxamed mawliid oo ku nool magaladda berbera🤝
@fardosoabdukadirmohamed8526
@fardosoabdukadirmohamed8526 Жыл бұрын
Isku mid ayaan nahay isku da.a wan Nahay 🥰
@salataress2
@salataress2 Жыл бұрын
Sido kale wxn joga garissa
@mucaadyare1251
@mucaadyare1251 Жыл бұрын
@@fardosoabdukadirmohamed8526 Isᴋᴜ ʏᴀᴀᴄ ᴡʟᴀ,ʟᴀʜʏ👸👳‍♂️
@fardosoabdukadirmohamed8526
@fardosoabdukadirmohamed8526 Жыл бұрын
@@mucaadyare1251 hyeh 😂
@bishaarosheekhomar3203
@bishaarosheekhomar3203 Жыл бұрын
Mnshllh wll omar inshaar alaha ha ku xafido
@khalidjamac1359
@khalidjamac1359 Жыл бұрын
shukran wll
@issaackabdi2046
@issaackabdi2046 Жыл бұрын
Shukran waa macluumo muhim ah
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын
Mahadsanid omer
@khairemaxed4430
@khairemaxed4430 Жыл бұрын
mowduuc muhiima wllhi indhaha ayaad noo furtey soo badi khayr qabe
@craxmaandaakir1785
@craxmaandaakir1785 Жыл бұрын
Maad indho xirneyd maki hore 🤣🤣🤣🤣
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Waa ku taageera wll keep going guulayso
@khadarthalathowkhadarthala9891
@khadarthalathowkhadarthala9891 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@Zapna-mo_lobetah7.
@Zapna-mo_lobetah7. Жыл бұрын
Mhdsanid Macluumad ahaan iyo fikir nafsiyano inagudhashayba wu inuguso kordhiyay🤎
@abwaanTixmagabe
@abwaanTixmagabe Жыл бұрын
Waa macluumaad aad u muhiim ah.
@abdirahmanxuseen
@abdirahmanxuseen Жыл бұрын
Ogaansho in the build keepgoing
@AdamAbuzuhri
@AdamAbuzuhri Жыл бұрын
Waa xalaqad mufiid ah! Juhdi badan ayaa meesha ka muuqda
@sooyaanxikmaawi333
@sooyaanxikmaawi333 Жыл бұрын
Waaxaqiiq wax,kasta waxey kusocdaan amarka ilaahay allow xaqa nagudil إن لله على كل شيء قدير
@farhiaabdimohamed
@farhiaabdimohamed Жыл бұрын
Mahadsanid
@abwaantalasameabwaantalasa4708
@abwaantalasameabwaantalasa4708 Жыл бұрын
Walaahi waan ku riyooday 2016 is good boorama fulkaano ka qarxay dabadeedna dhulku qarxayo oo uu dilaayo ilaa kismaayo ay bad isku badalayso maantana waxaan arkay 2016 waadigan ka sheekeeyay
@ishwaaqdheemanhusein1025
@ishwaaqdheemanhusein1025 Жыл бұрын
Wllo riyada lama sheego😅😅
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Walaalow riyadaada maxaad noogu sheegeesaa Kismaayo ayaan ku noolahay haga cabsiin 😂😂😂
@Aafraax
@Aafraax Жыл бұрын
Marmar way ficantah in wax la sheegoo Waa faido balaadhane
@salmaanxuseen5413
@salmaanxuseen5413 Жыл бұрын
وتنظر إلى السّماء فلا تجد ما تقول،وتبْتسِم لأنّك تعلم أنّ الله يعلمه.
@abdijabaribrahim8558
@abdijabaribrahim8558 Жыл бұрын
Waad ku mahad santahay macluumaadkan muhiim Ka ah well Omar
@Qaasqaas3
@Qaasqaas3 11 ай бұрын
I can't wait 😅
@casalasal6466
@casalasal6466 Жыл бұрын
ASC WLLE MAASHA ALLAAH CAQLIGA IYO AQOONTA ALLAHA KUU BARAKEEYO MAHADSANID JZK ALFA KHEYR
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 Жыл бұрын
Igaansho channel aad u waxtar badan m.a Mr cumar inshaar
@abshiraarshe
@abshiraarshe Жыл бұрын
Somalia continent amazing!
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
Soma ithopia continent waaye 😂 waa is raacayaan
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Жыл бұрын
Wcs Aad iyo aad Ayaa u mahadsanid tahay Wariye sare
@osmaanhassan9880
@osmaanhassan9880 Жыл бұрын
Thnks zxp wan fahmay hada 👌
@realog2022
@realog2022 Жыл бұрын
Inta Ninkaan barnaamijyadiisa jecel is muujiya 👇👍
@Garansho
@Garansho Жыл бұрын
Asc ogaansho ustaad aad baa umahadsan tahay Qaaraddaan Maga ceydu naqatooto Qaaradda Somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 Жыл бұрын
Illaahey kheyr haka dhigo
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 5 ай бұрын
Wa war fiican
@QANSAXGAMER
@QANSAXGAMER Жыл бұрын
Wr sxb kaso hadal dhibatada kajirta dhul bobida ayado qomiyadaha Ethiopia uso maraysa iskusoodaran bulshad Somalis soo baar wll bul shadena mabararugsabo balse dowladaTunusiya Aya hada barugtay oo ogatay in dadkedu ay kabdn yihin africanta sogalotiga ah .
@AXMATO_
@AXMATO_ Жыл бұрын
Mnzha Allah aqoonyahan Omar inshaar wnku salamey Xaji
@lagendry
@lagendry Жыл бұрын
Waa ku mahadsan tahay sxb mar walbo inaad nala wadaagto xoga kahor ayaan arkayay shekadaan.. lkn dadka qaar waxba kalama socdaan...
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 Жыл бұрын
M.allh wllky illahey haku xifdiyo ☝ 💖
@ramlacaliciisecali
@ramlacaliciisecali Жыл бұрын
ماشاء الله
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Жыл бұрын
Shukraan ustaad
@issackabdi3715
@issackabdi3715 Жыл бұрын
Mashallah walaal
@engilyas44
@engilyas44 Жыл бұрын
Marka hore Allaha sahlo marka xiigana somalidu waa innay hadda billowuda barashada daabasha baada iyo sida marakiibta losameyo
@wizzsame2088
@wizzsame2088 Жыл бұрын
run ahaantii itoopiya inay badheahoo aad ayaa uugu faraxsanahay
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын
Subxaanallah innallaah yafcalu maayuriid, innallaah Callaakuli shay inqadiiiir.Yaarabi waxkastoo khayrku noogu jiro noogu tali Allahuma amiin amiin🤲💕🇸🇴👍
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Walle Uma Oyno Somalia. Ilaahay Hanoogamiciino Kuwaas iyagana Halkooda Kunabadgeli .Anaga Dabaylcaafimaad Iyo Raysasho Nagucasum Aamiin Aamiin Aamiin
@ab2cd1fat2x
@ab2cd1fat2x Жыл бұрын
Somalia waxey noqoneysa dal africa ka mid aheyn dhulkii kenya io ethopia inaga haysatey si fudud kula wareegaynaa bilaa dagaal insha allah👍
@boqoljir7311
@boqoljir7311 Жыл бұрын
😅😅😅😅
@Girlboss1.
@Girlboss1. Жыл бұрын
@jashyeey 😂
@khalifgulwade3081
@khalifgulwade3081 Жыл бұрын
Mashalalahh walaalkeey
@maxamedcalibile
@maxamedcalibile Жыл бұрын
ALLAH waclam balse waa wax dhici karo anagoo nool inaa ogaano baa jeclaan laheen
@fasalka_f4
@fasalka_f4 Жыл бұрын
Allo Ramadan cafimaad nagu gaarsii😔
@faraxbashiir
@faraxbashiir Жыл бұрын
اءمين
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Жыл бұрын
Aamiin
@laylajamac8945
@laylajamac8945 Жыл бұрын
Asc Cumar inshar walle jzk
@salmanmohammed1671
@salmanmohammed1671 Жыл бұрын
Shaxshax 🥰
@zncabdi2706
@zncabdi2706 Жыл бұрын
Cumar inshaaraw waanku salaamayaa nin maasha allaah
@zeinabmohamed1224
@zeinabmohamed1224 Жыл бұрын
سبحان الله والحمد لله ولا إله إلا الله والله اكبر
@hideeyes8565
@hideeyes8565 Жыл бұрын
يسأل عما يفعل الانسان ولأ يسأل عما يفعل سبحانه وتعالى
@arkamahassanmohamed5554
@arkamahassanmohamed5554 Жыл бұрын
Wooow Etiopiyana bad ayay helaysaa duulaan la’aan
@user-ys8uq3my9i
@user-ys8uq3my9i Жыл бұрын
waaw😮
@xamsemahamed6731
@xamsemahamed6731 Жыл бұрын
Thats good🌏
@axmad_m_cali922
@axmad_m_cali922 Жыл бұрын
Waa warfiican
@mohcade2754
@mohcade2754 Жыл бұрын
Aswcrwb Yaa Ustaad Cumar Akhii Noo Soo Badi Barnaajmiyada Juquraaafiyada Fadlan Waan Xiisaynaa In Badan Aan Ku Salaaama Bro 🎉
@khadiijaabdullahi9913
@khadiijaabdullahi9913 Жыл бұрын
waa cajiib
@mustafabdi6542
@mustafabdi6542 Жыл бұрын
Mamulka ka kownkaan allaha ba gacanta ku haya wixi dhacaya allahba og
@13ffdddfghhgggjn
@13ffdddfghhgggjn Жыл бұрын
DHUL WEYNAHA SOMALIYED MA IS RAACI DOONA? SOMALIDANA FAA'IDO MA UGU JIRTO? GREATER OF SOMALIA 🇸🇴 MA US RAACI DOONTA KASO HADAL QASAARAHA IYO FAA'IDADA SOMALIDA UGU JIRTO ARINTAN BRO OMAR INSHAR
@axmadyuusuf8893
@axmadyuusuf8893 Жыл бұрын
Anaa ugu horeeyay cumar☝️🥰
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 45 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН