MADAX BANAANIDA FALASTIIN: GODOB | GARNAQSI | AMNIGA ISRAEL?

  Рет қаралды 33,187

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

6 күн бұрын

'KHAYAANO' MISE GARNAQSI ?
UK general election 2024 results live: Labour wins landslide victory
‘Change begins now’, Starmer says
The Labour leader, who will become the UK’s next prime minister, is addressing supporters in London.
“Change begins now,” he said to loud cheers. “And it feels good. I have to be honest. Four and a half years of work, changing the party. This is what it is for. A changed Labour Party, ready to serve our country, ready to restore Britain to the service of working people.”
SOURCE: • John Mearsheimer Expos...
Israel FM to Iran: regime threatening destruction deserves destruction.
Israeli Foreign Minister Israel Katz said on Saturday that Iran's message of an "obliterating war" made it worthy of destruction.
⁠"A regime that threatens destruction deserves to be destroyed," Katz said in a post on X. He also said Israel will act with full force against Iran-backed Hezbollah if it does not stop firing at Israel from Lebanon and move away from the border.
Iran's UN mission said on Friday that if Israel embarks on a "full-scale military aggression" in Lebanon, "an obliterating war will ensue."
The Iranian mission also said in the post on X, formerly known as Twitter, that in such an event "all options, incl. the full involvement of all resistance fronts, are on the table."
Hezbollah has been exchanging fire with Israel since October, in parallel with the Gaza war. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defence Minister Yoav Gallant said this week they prefer a diplomatic path to resolving the situation. www.reuters.com/world/middle-...
Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 126
@rahh4137
@rahh4137 4 күн бұрын
❤Ilaahay ha ituso Falastiin oo xor ah. Ilaahay agtiisa waxba kuma ah. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@afrahap4406
@afrahap4406 4 күн бұрын
HAA WAY ULEEYAHIIN WAANA GEESIYAAL WANY HELYAAN INSHA ALLAH INTII SHAHIIDAYNA JANNDA AYAAY ISU ARKAYAAN INSHA ALLAH
@hassanahmed-kb3xd
@hassanahmed-kb3xd 4 күн бұрын
Saaxiib waanku salaamayaa B S TV dhamasntiin اللهم انصر اخواننا في غزه فلسطين اللهم ثبت أقدامهم يارب العالمين
@CabdiXuud
@CabdiXuud 4 күн бұрын
Cabdxafid saas noogu soo gudbi aqbaarta alaha ku xafido mahadsanid
@farhiyoabdisharif2258
@farhiyoabdisharif2258 4 күн бұрын
MAASHA ALAH MAANTA SAUDI 🇸🇦 WA HADLEEN INKASTOO AY TAHAY LATE ILAHAYOW UGARGAR UMADA PHALSTEEN PEOPLE LAND ☪️🕋🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭🤲☪️🕋🇵🇸🌎🌎♥️♥️☝️☝️
@hanihassan3448
@hanihassan3448 4 күн бұрын
Mansha Allah war sacudigii boorkee iska jafeen aaqir zamankiyaa sodhow ilahow muslimiinta quluubtooda midee ya rabi 🤲🤲🤲
@ureejiahmed7576
@ureejiahmed7576 4 күн бұрын
Maashaallaah
@HindaMohamed-xv7ni
@HindaMohamed-xv7ni 4 күн бұрын
Masha Allah walal jira weeye walee ninkan
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 4 күн бұрын
Inshaa allaah guuleysta falasttin🇪🇭🤲🤲🤲
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 4 күн бұрын
Allah ku barakeeyo walal
@bashiradan3394
@bashiradan3394 4 күн бұрын
Asc..haji.mashashalaha
@Gacanlibax
@Gacanlibax 4 күн бұрын
Ilahay ha guuleeyo falastiin
@rahh4137
@rahh4137 4 күн бұрын
❤اللهم انصر اخواننا في غزة و في كل مكان ❤
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 4 күн бұрын
Walaalahe Reer falastiin Allaha Hargaaro musleemta Yaa laraba ineey Tilaabo Qaadaadane Doolada Sacuudugu Tabar Malaha ciidane
@Gacanlibax
@Gacanlibax 4 күн бұрын
Maansha alaa geesi baa helay
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 4 күн бұрын
Cabdixaafiid carabta warkooda waan nacay
@Khadijo60
@Khadijo60 4 күн бұрын
baraavo bin farxan good job
@user-hu4uo8bi6t
@user-hu4uo8bi6t 4 күн бұрын
Thanks
@faaraxbaadi8905
@faaraxbaadi8905 4 күн бұрын
C/xaafidoow Injineerkii mee !
@shukriabdi4766
@shukriabdi4766 4 күн бұрын
Asc walaal ha somaliyeed manta maxay ka wadan sacudiga logama baranin sidan lakiin waxa laga yaba in Alaah ka hadal siiyay guul iyo gobanimo falstiin ❤❤
@user-lf7wy9nb3x
@user-lf7wy9nb3x 4 күн бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر وليله حمد لله الله اكبر
@user-qe5vh3bx3p
@user-qe5vh3bx3p 4 күн бұрын
ASC Yes Reer Falastiin ha xorowdo Allaha siiyo Nabad iyo Barwaaqo
@ashajimale6888
@ashajimale6888 4 күн бұрын
ASC Ninkan sacuudiga ah waxuu ku hadlay,hadal Taariikhda galay runti Allah baa Madadleh ,waxaa kale oo aan u madad celinaya faysal Binu farxaan,tan kale haddii albaada Falastiin laga xirto waxaa u sababa Wadamada carabta, haddii ay carabtu kaalmeyn lahaayeen Falastiin waxaay noqon lahayd sida Ukraine oo kale Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 4 күн бұрын
Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda
@malyunmohamed9229
@malyunmohamed9229 4 күн бұрын
Allahuma Ameen 🤲🤲
@afrahap4406
@afrahap4406 4 күн бұрын
ASC ABDI HAFIID ILLAAHY HAKU XAGIIDO AMEEN
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 4 күн бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
@saidajiindhe8841
@saidajiindhe8841 4 күн бұрын
THAT'S TRUE HISTORY
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 4 күн бұрын
Subax la mida Cabdi xafid 1445 Muxaram Sanadkan Sankiisa dhamanten Allaha nagu garsiyo Nabad Qer Cafmad bash bash iyo barwaqo illahey dhamanten hanagu xafido adunka melkasto on kajogno dhamanten illaheyow nawafaji Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh yaa Rabi yaa Allah
@user-no1es3jp3s
@user-no1es3jp3s 4 күн бұрын
Ilaaĥay.guusha.ha.falastiniyiinta
@yusufdahirahmed8694
@yusufdahirahmed8694 4 күн бұрын
C/w/wabarakatu Akhi Waan ku salamay Yusuf ayaa la iyadh. Sweden ayaan kaala socdaa. Wasiirku waxa uu ku hadlayo waxa uu ku seexinayaa kacdoon gudaha ah waana loo ogolyahay intaa. Wixii inta ka badan adigu buuxso
@warisroobo1759
@warisroobo1759 4 күн бұрын
Saudis waxay barteen, sida turubka loo ciyaaro farsamada laba wajiileynta,hadii Saudi run sheegayo cilaaqaadka ha u jaro ,hana cadeeyasn taageerida Falastiin, laakiin ciyaartii caruurta dhuudhuumasjoowga iyo riwaayad rakhiis ah ,tikidkaasi waa mid aan ka gadmeyn Dadka Caqliga u saax,iibka ah.
@zahruujaali1687
@zahruujaali1687 4 күн бұрын
Asc aad iyo aad ayaa u mahadsantahay waraka muhiimka ayaa noo soo daahaysaa
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 4 күн бұрын
Asc wasirka 🇸🇦sax
@mabdulahidahir862
@mabdulahidahir862 4 күн бұрын
Allaha ugargaaro Falastin
@user-wd3qs2on7f
@user-wd3qs2on7f 4 күн бұрын
Un homme courageux qui a dévoilé l hypocrisie de l union européen.
@zahruujaali1687
@zahruujaali1687 4 күн бұрын
Wasiirka sucuudiga si fiican ayuu u hadaley la kiin Carabtoo dhan haddii sidaas u hadli lahaayeen mar here ay xoroobilahay warkiisa waa shibero heesa
@muuminohusein3156
@muuminohusein3156 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FardowsaAliVIDEOS
@FardowsaAliVIDEOS 4 күн бұрын
👍👍👍👍✌️🇵🇸👍👍☝️☝️
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 4 күн бұрын
Wasiirkaan faro lagama haayo naftiisuu xor u yahay sidaasuu uhadlaayaa Maashaalaah ha is ilaaliyo
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 4 күн бұрын
Ninkaan masha Alaah waa marki labaad aan umaleynaa uusaan qadiyada falastiin uga hadlaayo aawi maxamed bin salmaan waa is ceebeeyey balse reer falastiin ilaahaa garabtaagan
@huggtrfd4tfcgygc341
@huggtrfd4tfcgygc341 4 күн бұрын
Gudh..sacuudiya
@abdullahihaji8454
@abdullahihaji8454 4 күн бұрын
Asc maha Indonesia waa Maleysia Anwar Ibrahim
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 4 күн бұрын
Falistin ha midowdo 🇪🇭
@user-of7oq7xu7l
@user-of7oq7xu7l 4 күн бұрын
Ilahaybaa usoo celine xoriyadoodii inshaah amiin amiin amiin yaa rabi
@fartuunkhalif6006
@fartuunkhalif6006 4 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦👍👍👍masha shall guud guud
@saidajiindhe8841
@saidajiindhe8841 4 күн бұрын
WAXUU U EGYAHAY NIN UHADLAYA SICADAALADA
@mahamedahmed1497
@mahamedahmed1497 4 күн бұрын
Subax wanaagsan waa qawda maqashii
@fardowsa1895
@fardowsa1895 4 күн бұрын
Walhi abdihafid intan aba waxa lahelikarin lakiin malintey falastiin kaso jestan masr iyo urdan ayaa kuxiga lakiin qalbigeyga wuu gubanayaa waxan awodaa duco
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 4 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@JimcaaleJanaale-qh3ln
@JimcaaleJanaale-qh3ln 4 күн бұрын
Maansha alla 🫡maxaa u diiday inay wadama carabta iyo islamku u hadlaan
@ashasalah2835
@ashasalah2835 4 күн бұрын
SUCUUDI IN YAR , IN YAR AYAAD MOODDA IN U XAQQA KU SOO DHOWAANAYA.
@MaxamedQaliif-vh1ph
@MaxamedQaliif-vh1ph 4 күн бұрын
Yurub garanaye wadamadii islamka maxeey samiyeen mase dhiiga walaalahood ayeey indha ka xirteen
@ureejiahmed7576
@ureejiahmed7576 4 күн бұрын
Falastiin ilaahay idankiis ha xoroowdo
@naimamuad3140
@naimamuad3140 4 күн бұрын
Adunka waa yh iyo inta la fikirka ah allow naga qabo shartoda
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 4 күн бұрын
Waxbaa dhacay waa hadal aan looga baran sacuudiga allah hasaacido reerqaza
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 4 күн бұрын
Wqa naag naag dhalaey,
@Humblegwal.1
@Humblegwal.1 4 күн бұрын
Wasir Dibada Sacudiga wumahadsanyahay Lakin werarka yurub uu werarey wuxuu racing lahaa iney mareerkanka kudaba fella yihiin hoganka falastin lagu baabinaya horses kayahay
@KulmiyeAliahmedKulmiyeAliahmed
@KulmiyeAliahmedKulmiyeAliahmed 4 күн бұрын
Insha Allah Palestine wey guleysan doontaa😢
@naimamuad3140
@naimamuad3140 4 күн бұрын
Aadbuu ugar naqsanyaa lkn illahay hanoo hiliyo wallahrn flastn
@NadiifOomo-fq7xo
@NadiifOomo-fq7xo 4 күн бұрын
Wazirka hadalkiisu waa xaq amuu kuwaayaa shaqadiisa
@afrahap4406
@afrahap4406 4 күн бұрын
Waaruntii😭
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 4 күн бұрын
Wasiirka savuudiga ootaageerey danahafalastiin waamarkii ugujoreysey oonkamaqlo waasoodhaweynayaa dhabadhilin nimaankuaqaaneye kan wataageere
@lubiahmed4735
@lubiahmed4735 4 күн бұрын
Nin masuuliyadiisii dadkale dusha usaaraya ayaan u arkaa waxjira mahaan
@shafkafromhiiraan3748
@shafkafromhiiraan3748 4 күн бұрын
Ha aaminin ninkani waayahuudi waliba kadaran kuwa asliga ah ee yuhuuda
@xasasancabdiqaadir4632
@xasasancabdiqaadir4632 4 күн бұрын
Wasiirku muxuu uga hadli waayay kaalintooda iyo ta carbta Maxayse iyagu uqabteen Shacabka falastiin
@abdihayle6819
@abdihayle6819 4 күн бұрын
Ilahey hauhiliyo walalahen wey dhiban yihin falastin ayaga dilayo alaha uadomiyo ouadejiyo goalada maxa alaha iskugaliyo Ninkan waxa oshegayo hadey run katahay xaqoda ilahey hasodadajiyo yuhudane masibo alaha kurido iyo inta hubka sisay ialahey waxan ogabarya masibo an dhad lehen alaha kurido iyo intajecel falatin imlanabasho Ayaga mababinkaran lakin ilahey ayauqoray adunka hadey farxad iyo garab kawayen ilahey kamaeysan waynin inta kashihiday janada alaha geyo inta nolne dhibkaha kaqado misliminta xalasha cunay ducadoda alaha uaqbalo yarabi Amin flastin iyo muqawimadoda gul alaha siyo kuwa qurmay eawoda shektay alae ayakawod badan owil xifdiye ekal hdey toda tahay waxeyurebten malaeh waxwalbo weykuriden eyhayen rufiyan walbo wey isku wacden ilahey kabadbadiyey dhagartoda iyo shartoda haogafilnado 🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇪🇭👑👏
@AhmedMohamed-uk4jz
@AhmedMohamed-uk4jz 4 күн бұрын
.Nolada bahda brit somali tv waxaad na soo garsiisiin xog cusub hadana muhiim ah
@bashiradan3394
@bashiradan3394 4 күн бұрын
Asata
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 4 күн бұрын
Wadamada qaley isqu diiq maha lakine isakiba af lomabahno sauudika hadey rune qatahey ficil weyne ba lobahayahey hadiqaley shibiryahow hees
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 4 күн бұрын
Waa laba wejiile warkiisa iyo inay israiil u shaqaynayaan isma leh .
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 4 күн бұрын
Sanadkan waxafashilmay sucudigu inukalito dawladaha afrika samayntisuna calamka waxba anaykagoyn
@osmangure6040
@osmangure6040 4 күн бұрын
S/c maya ogaada markii yuhuud la assayey boqorkii sucuudiga waa loo shefay in yuhuud la aasaasayo Wayna ogolaadeen waayo iyaga ayaa yuhuuda waxana la raadinayey in badan in sucuudiga looga dhigo boqortooyo waana been wax kasta oo qof reer boqor oo sucuudi ahi sheego waayo waxay aaminsan yihiin in fikir kasta uu iyag cadow u yahay. Waana sida reer galbeed u sheegeen ogowna waxa samaystay Xukaamta carabta waa reer galbeed . Ee kama soo dhex bixin shacabada dalalka kala duwan. Waa ilmo yaxaas qof kasta oo carab ah oo dal madax ka ah. Mar hore ayey carabi socon lahayd waxa gumeysanayey haddana gumeysanaya waa xukaamta u shaqeeya reergalbeedka . Kacdoonkii dhalinyarada carabtana waxa fashilyey yuhuud iyo reer galbeed .
@bashirgalbayte3601
@bashirgalbayte3601 4 күн бұрын
Topp + sas ku wad
@xasanweyne9314
@xasanweyne9314 4 күн бұрын
Kuwa uu caayayo ISAGAA ka munafaqsan hadi anay sucudiga masar iyo Jordan aanay raali ka ahayn xaalku sidaa waa ka roonan lahaa
@isaacosman461
@isaacosman461 4 күн бұрын
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 4 күн бұрын
Guud waagresi saviudi carsbiya
@MahadYoolax-lc9dy
@MahadYoolax-lc9dy 4 күн бұрын
Munaafaq aan sucuudi ahayn ma jiro sababtoo ah kufaarta amirikaanka oo har iyo habeen gaza hubka usoo daabulaya waxay layihiin saaxiib dhaw may runta u sheegan
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 4 күн бұрын
Tani Waxey muujineysaa iney carabtu diyaar u yihiin iney ka tashadaan reer galbeedka,
@hananm7701
@hananm7701 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdikaafiCabdirisaq
@CabdikaafiCabdirisaq 4 күн бұрын
Asc cabdi xaafid dadka reer falasti isha alaah why guulaysan Donald yahuud weyjibidonta ilaahow jabì cadawga
@amraneahmed9036
@amraneahmed9036 4 күн бұрын
Wax ka jira malahan
@MaxamedQaliif-vh1ph
@MaxamedQaliif-vh1ph 4 күн бұрын
Nin walalkees o heelin waayay hadana gaalo ayeey eedeenaayan
@mohamedisse9986
@mohamedisse9986 4 күн бұрын
Saudi Arabia marku Europe eedeynayo muu asiga albaabada u furo haday run sheegaayiin
@AbdiazizJimale-vk2bw
@AbdiazizJimale-vk2bw 4 күн бұрын
Runti sucuudiga ayaba rabiin in aay flasteen noqoota dowlad.afka umba tusaayiin.
@abdiyahyamogow5765
@abdiyahyamogow5765 4 күн бұрын
Aniga miya modey mise sacudiga wax ayu fahmeya illahayow qulubtowda so hagaji dowladaha islamka
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 4 күн бұрын
Xamaas iyo xisbullaj hadi la jabiyo Waxay ka turjymaysa caraabta oo guumaysi gacanta u gashey
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 4 күн бұрын
Wasiirkan waa waxgarad
@mohamudabdi3694
@mohamudabdi3694 4 күн бұрын
Waa. Been waayo marki falastiin.daawada.&cuntada laga xiray. Ee xuutigana. Israaiil.uu cunaqateeyay.ayaa.dakada. imaraadka.looga soo dajiyaa marka.imaaradka.iyo sacuudiga.iyo baxreyn. Ayaa loo mariyaa.israaiil. Noolashoda.marka waxaas.waa. Kutiri kuteen abdiyow.
@calishaakir1
@calishaakir1 3 күн бұрын
IYAGU MAXAY SAMEEYEEN? HADAL LOOMA BAAHNEE?? WAA SIDA ERDOGAAN.!
@xasancolaad8682
@xasancolaad8682 4 күн бұрын
shaqsiyadiisa wasiirkan waxa uu ku hadlayaa hadal geesinimo hadalkan ookale kamafiyo boqorissheegooda kanise waa wiil jira
@amraneahmed9036
@amraneahmed9036 4 күн бұрын
Sacuudigu isaga ka kow ah dhibta falastiin
@AbdirahmanMohamed-pi8bn
@AbdirahmanMohamed-pi8bn 4 күн бұрын
Saaka ninka sucudyaanka ee wasiirka ah iyo aniga isku qadyad baan nahay laakiin waxan ka welwelsanahay iney sii wada shaqeyn doonaan Mohamed binu salmaanka indhaha hoosta u rogto ee aan aan dhihi Karin falastiin waxa ka dhacaya mardambe ma fiirsanayo waan inoo dagaal hadda ka dib
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 4 күн бұрын
Waa cadaalad lacaburinjirwy oodaboolka goosatey
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 4 күн бұрын
Waadavwaf vaalami ah waana geesi varbeed waa askar waahore mareykanka iyo ingiriislukubeerey dhuka falastii waan oagnahey falastii oolayaqaano yaa yuhuudu casi kutimid waxeykaheleen nabadgalo sanadyo badab yey wxeysameeyeen guryihii falastiiniyiia yeykireysteen gateen dibna dagaal iyodhibaato yeykadhacleen soodhaweyntii aysoodhaweysteen hada dagaalku.waasoconayaa kuganseyra maattaad joogtaa guushii saxiixii yaaharey ilaa ayxoogkagabacaaan waxey loogataliyaamareykanka iyo ingoriiska waxaa kusoobaxey quwado waaweywey.ashashquulsayihiin kafaaiideyst dhaqaaalo iyohub intaakabadan yeysanhelin cadaadis vaalamiya saara vuleysiya waxaaysheegayaan.waabeen waxiidhimanlahaa wazdhinteen waxeysameynlahaayeen xornimadu baryokumatimaado ogow
@Kheyr_show
@Kheyr_show 4 күн бұрын
Haddii rer galbeedka garab istagen yhuda rer carab maxa idiin diiday in garab istaagi weydan walalahina rer falastine mise rer galbeedka iyo Israel aya ka baqeysan gaal Marka garab kama sugayan rer falastine waxa sugayan walalahoda Muslimka ah meel walba dunida ka jogan ha igu horeyan carabta
@hudaali8660
@hudaali8660 4 күн бұрын
Sacudigu waxa uu wada qawda maqashi waxna how qababan maxay u aqoosan wayen sida spenishka oo kale sacuudiga waa halka looga soo dhacay falastin
@noahmoalim
@noahmoalim 4 күн бұрын
Waa kalab beenlow ah munaafaqiinta ayuu ka mid yahay beri war kale asagoo ku hadlayo ayaan ku tusayaa
@Xasan-do1xy
@Xasan-do1xy 4 күн бұрын
Sucudigu waa ka kaliya ee falastiin qadiyadeda kaga fadhiya weye
@sadiyoigal7534
@sadiyoigal7534 4 күн бұрын
Sacuudi waa munafaqiin warkiisa ha rumesan
@calishaakir1
@calishaakir1 3 күн бұрын
WUXUU RABAA INAY FALASTIINTU QAXAAN OO DALKA BANEEYAAN.!!! ALLA XUMAA QOFKU OO CADOWSANAA???
'GUUL-DARO IYO KHILAAF SIYAASADEED'
21:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 9 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 44 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 43 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR
30:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 46 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 886 М.
БАЧОК ПОТИК
0:22
KINO KAIF
Рет қаралды 2,3 МЛН
Зарядил патрон гвоздями как в фильме «БРАТ»
1:00
Оружейный Барон - Top Hunter -
Рет қаралды 4,3 МЛН
100❤️
0:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 7 МЛН
😁💸 @karina-kola
0:16
Andrey Grechka
Рет қаралды 6 МЛН
Русалка
1:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,2 МЛН