No video

"Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Madaxtooyada Kasoo Abaabulaya Khilaafka Golaha" Xil. Barkhad Batuun

  Рет қаралды 71,942

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

2 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 204
@cabdijaliilsito4331
@cabdijaliilsito4331 2 жыл бұрын
War Xishoo Ciidanka Qaranka wax haka sheegegin malaha waxad ismoodeysaa inaad wali tahay Afayeenkii Wadani
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 2 жыл бұрын
Yarku madaxweynaha sowka af colowihi kula hadlay , shirgudonka aad moodo inuu xirsi u shaqeyo ,,, miyanu arag yarkan cuqdadu ka hadlisay
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
Waar kani isagaa ubaahan injeelka ladhiyo wayo madaxweynihii ayuu beenka sheegayaa hacadeeyo in madxweyne biixi golaha isku dirayo barkhad arintaa haso cadeeyo
@skaba6390
@skaba6390 2 жыл бұрын
Ninkan wuu is qaatay Madaxweynaha in uu kasii mudan yahay ma oga. Sida loo ixtiraamo haw ixtiraamo Madaxweynaha. Ha soo cadeeyo beenta uu Madaxweynaha dusha u saaro. Walaahi hadaad isku daydo warkaa in aad toos Qadiija Soomaaliya ugu tagi. Tuugyahow afka Madaxweynaha ka jeedi.
@samsamm5996
@samsamm5996 2 жыл бұрын
Runtuu sheefay muuse shaani Iyo adiguba maxaad ja qaadaysaan
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
@@samsamm5996 Baaqal Faardo laa dhaaqdye Faars beeye iis Moode Niinkan tiima jaarahi Ahmed Siiranyo Kaa soo kaa xaastye waxa baarashda laabad deegr kulmiya Kaa bixiiye xiilki u hoorye uu deebye Maanta Madaxweyne kursiga kuu faadheye saa ula haadlye beerine Abdiraxman ciiro sii kaa daarn uula Haadle
@jamelidris2686
@jamelidris2686 2 жыл бұрын
Inanakan nagu soo galay gabooye ayaan ahay hadaana madaxweyne sida ula hadlayaa kaas miyaa cadaalad 🤣🤣
@mosamater7882
@mosamater7882 2 жыл бұрын
Madax weynha ayaandaro umaaha xildibaanada ayaa ayaan daran oo dad walan ku jira an booliisku inuu yimaado waa shaqadiisa🥦
@cabdikariim2615
@cabdikariim2615 2 жыл бұрын
Ader somaliland adu qurux umahayside dantada garo
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 2 жыл бұрын
Kkk danta uu garanayaa ma kaadhkii aad marsanjirteen oo yur yur laydin yidhi ayaad ujeedaa nala boob oo nagu soobiir
@deqaelmi1368
@deqaelmi1368 2 жыл бұрын
Subxaana laa dadkan albaabka madaxtooyada ayaa u muuqda musaad ku walaten
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
@@deqaelmi1368 Muuse maxay kaa qaadi kaaran sharcii buu kuu taaga nye Xusbiyda waa laa fuurye ama haa OOYAN ama haa waashan Maa laabadan beenwas baa naa hoortagnanye waar soocda
@gudgudestudio7568
@gudgudestudio7568 2 жыл бұрын
@@asiyawarsame4833 midgaan yahan naga shib dheh
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 2 жыл бұрын
@@gudgudestudio7568 isla yaab oo waxaaso kale hasoo qorin, dhaqkan xun ee diinta islamka ka hor lagu dhaqmijiray iska daa oo Allah ka xishood. Maxaad ku takooraysaa walaalheen? Maxaad dhaanta? Yaa Allah cudurka ummada kasaar
@axmedgure2933
@axmedgure2933 2 жыл бұрын
Isbiyeda wa la fureyaa. Abaadka Jojiiya
@iidjanegale6742
@iidjanegale6742 2 жыл бұрын
Reer waddani like ii soo Sara 👍👍
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Hala xishoodo reer nimo haku caayina gadaad cayda ka maarmi waydaan shaqsiyadiisa hadhaafina Umada aynu hore ugu gefnay halaga daayo Maagin idinkoo mahad san
@ismacilmaxamed8868
@ismacilmaxamed8868 2 жыл бұрын
War golihina wase sodhafa meesha walibana way kusii socdaan kulaha golaha Akhas war tano kaleh lama dhihi karo waa gole ee waa ciyaal xafadeed
@Upthinjx
@Upthinjx 2 жыл бұрын
Barkhad legend♥️♥️
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 2 жыл бұрын
You are right 🦁
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Waar iska amuuse naaqusyow niinka aad tiirnysa waa kii bixiye Laacagti aad haalka kuu soo faadhsatye waxa laa sheege inaad Askarti laa daaglantye waasakhyo Maagaynada leehyni
@Abdisalan22
@Abdisalan22 2 жыл бұрын
Barkhad batuun well said runtaad kahadashay
@abdifatahabdirahman6595
@abdifatahabdirahman6595 2 жыл бұрын
Waa midgan caadadisi inuu madaxda ka saraysa afka ku taagi muuse afka kadhig
@fardawsamaxamed
@fardawsamaxamed 2 жыл бұрын
waa midgaan aan xishoon waa cuqdadle
@khadirdahir7730
@khadirdahir7730 2 жыл бұрын
Qofka qolo ku meeraysanayaa waa qof taagan أسفل دركة.
@xasanclaahi1564
@xasanclaahi1564 2 жыл бұрын
Midgaan,maxishoodo,wax,buu,ismooday,timo,jarihii
@xasanclaahi1564
@xasanclaahi1564 2 жыл бұрын
Ayaa,nagu,soo,saaray,Midgaan ka,,timo,jaraha,,madax,waynaha,kala,tag,dheh,afka,qadhmuun
@xasanclaahi1564
@xasanclaahi1564 2 жыл бұрын
Mudane,Muuse,biixi,uma,baahna,Cid,kalee,,isagaa,ah,madaxwayne,ahaana,doona,,ilaa,waligii,kanaxoow,kabtaada,qaniin
@skymedia3681
@skymedia3681 2 жыл бұрын
Kani waa ciyaal suuq. Masuul ba iskuma haysto. Ader Madaxweynuhu maaha nin lagu soo shaac baxo.
@AHH677
@AHH677 2 жыл бұрын
Well represented gentleman I can't believe such a knowledgeable guy is an MP in somaliland Brave, firm and fair guy I salute him
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
✅👍🏻♥️
@mohamudyousuf8649
@mohamudyousuf8649 2 жыл бұрын
Haddii aad sidaasi xun aad Madxweynaha ula hadasho markale ,adigna si xanafleh,ayaa lagula hadli doona.. Marka in aad Madaxweynaha Qaranks in aad ixtiraamto ayaan ku farayaa.adeer.
@deeqdarajo9476
@deeqdarajo9476 2 жыл бұрын
Waar ninkani sharcina ma yaqaanee wuu iska hadlaa hadii sharci ka hadlayo muu ka hadlo ninkan ina mooge ee sharci darada ku haysta tagaasida haduu wuxuu sheegayo ay ka dhab tahay ninkan cuqdad muuse la yidhaa ayaa haysa muu ii yeedho ayay ku haystaa Madaxweynaha
@anissaabdi8261
@anissaabdi8261 2 жыл бұрын
Yarkani cuqdad madaxwryne baa fadhisatay nocan xinka xildhiban unoqday baa dalki qabsaday allah ha ino sahlo.🤣
@naimaali2737
@naimaali2737 2 жыл бұрын
Adiigu yaa kubaneeyay ciidamad qaranka inaad gacan uqadiid waar waad edabdarantahay waxand aheen ayeed ismodaye meel umada kafadhiiso
@abdullahiibrahim9554
@abdullahiibrahim9554 2 жыл бұрын
Mansab aanu lahayn ayeynu gaadhsiinay markaas hala yabina ha batalqsada'ee.
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Barkhadoow waxaad kudhaaratay Xisbi may ahayn Madax wey nahana maad arkayn abaabulka madax weynaha Ee waa dani daniga BadhkiiNa waa xaaraan Xisbiyaa ukala qayb san tihiin Idinkoo qaranka udhaartay
@xasanbarre8224
@xasanbarre8224 2 жыл бұрын
Cidanka waxakeenay dhalinyarnimadiina iyo is ixtiraamla aanta golahaad sheegaysaa xisbiga wadanibaa muuse magoluhu kuugu imi Alle kacabso barkhad madaxwaynahaaga ixtiraam shicibbaa kudoortay cidwalba le ha ubadnaadeen qabiilka madaxwaynuhu
@nasirhamud6386
@nasirhamud6386 2 жыл бұрын
Adigu maxaad wadani uga xoroobi wayday
@geelleguure8808
@geelleguure8808 2 жыл бұрын
Xildhibaanadu iyaga ayaa khaldan. Waxay meesha u joogaan inay sharciga ilaaliyaan, oo madaxda wadanka ku ilaaliyaan inayna xeerka ka leexan. Inay xisbiyada kala raacaan maahan. Markii hore ee la soo doortay ayeyba xisbiyada ka kala yimaadeen, si ay danahooda u ilaaliyaan. Mudan Barkhad wuxu ka yimid Xisbiga Wadani. Dhammaantood isma dhaamaan.
@abdifatahmohamoudfaarah7588
@abdifatahmohamoudfaarah7588 2 жыл бұрын
Iska.hubso.beenta.aad.madaxweynaha.ka.shedgeysid.aad.dhahday.madaxweynahaa.ka.danbeeyay.waa.beenaale.barkhad.batuun.cod.danbana.naga.helimaysid
@AliAhmed-qy6dv
@AliAhmed-qy6dv 2 жыл бұрын
Hanjaad iyo hadal weydaar aan meela gaadhin kaliya ku saleysan ismuujin qof ahaaneed iyo hiil aan waxba tareyn Isla xishood hadii aad dameer leedahay maba lihid kuley
@caydaruusmaxamed4090
@caydaruusmaxamed4090 2 жыл бұрын
Barkhad LibaaaX 🦁
@axmedcase9214
@axmedcase9214 2 жыл бұрын
bar khad wali xildhibaan is kuma haysto afhayeen kii wadani ayuu isku haystaa wali xildhibaan hadal ka inaga wanaaji madax danadaa dadkii kudoor tay way ku dhagay sanayaan shaqadaadu sidan maaha sxb waatalo af masuul kuhadal xildhibaan
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Barkhda hore u soco
@abdirahmanfurreh5057
@abdirahmanfurreh5057 2 жыл бұрын
Shantii sano ee u danbaysay waxaa la isku haystay uun Kursi ( Riyo Raac + kulmiye + wadani + ucid) iimanka ilaahay idinka Qaad ### ma arkaysid cid ka hadlaysa ## 1. Caafimaad 2. Waxbarasho 3. Wadooyin 4. Ictiraaf 5. Iyo Arimo bulsheed @@ Kaliya waa kursi !!!
@fuaadcabdilaahiyuusuf8327
@fuaadcabdilaahiyuusuf8327 2 жыл бұрын
Saxiibada baad cayaysaa markaad leedahay madaxwaynaha soo diray waayo haday ka fikri duwaanadeen madaxtooyada soo diray foodkii reer Hargeysa ka gura ma cad cada
@khadrabiyoole2756
@khadrabiyoole2756 2 жыл бұрын
cidii u codeysa fartooda ha qaniin wuxu kala garan laayahay xilka iyo wadani
@mohamedahmedolhaueh4243
@mohamedahmedolhaueh4243 2 жыл бұрын
Asc umaddi UU coodaysa habarjeclo waaka cali
@xasanclaahi1564
@xasanclaahi1564 2 жыл бұрын
Miskiin,baqal,fardo,ladaaqday,,inay,tahay,bay,ismoodaa,guuraaga,hadheetayn
@asaldhaladsland9655
@asaldhaladsland9655 2 жыл бұрын
Fariid alle haku xafiido barkhad
@cabdicasislibax9685
@cabdicasislibax9685 2 жыл бұрын
la joojin maayo waa in la furaa xusbiyada. takale xusbiga wadani iyo ucid ma monipoliy bey kuheystaan urarada odayaal horfadhiya xusbiyo looma baahno waa in la furaa waa distoori 10kii sanno-naba waa in mar la furaa. .hadiikale waanu mudhaharaadeynaa haddii la furiwaayo
@cajabfiqi
@cajabfiqi 2 жыл бұрын
Sharciga SNM mudaharaad lama ogola markaaa guryihiina iska jooga yeydaan is arkin nimankii xildhibaanada xabadeeyey idiinma tudhayaan oo wale ah
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Xiildiban maatahin ceeyalka suuqane isku soo uururty umaaba Qaalantan meeshe kuwa kaalena Qaabiil baa laagu kaanye adiigan Xamasadi baa laagu kaanye barlamank umaa Qaalantan maabad Fahamsand inaad dhowlda maatashan waali xisbi baad dhex faadida argtidaadu haalkas ay taagantyi
@ahmedjanagalle744
@ahmedjanagalle744 2 жыл бұрын
Egde neefkii wkaa madaxwynihi edeyaye Adaapa naziip daro ah inad golaha jogtapa
@cumarcali5512
@cumarcali5512 2 жыл бұрын
Markuu ku qabto dambiga gocanta lagula jiro waanad kula jirteen oowaad isdilayseen
@jaangoo7290
@jaangoo7290 2 жыл бұрын
You work for the people not qabiil you need to act right you represent the people not political parties you make sure you are doing your job 👍
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 2 жыл бұрын
Caaqil muuse albaabkasta kasoo xidhmay Marba meel haysku qaado dalka waa laga qabanayaa Insha’Allah
@abdiismail6805
@abdiismail6805 2 жыл бұрын
DOOFAAR OO DHAN MADAXWEYNE MUUSE AYAA AAKHIRO U DIRI DOONA DHOQAAN. OOOOOOYA
@caydaruusmaxamed4090
@caydaruusmaxamed4090 2 жыл бұрын
Libaaxa somalilanD🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💚💚💚🤍🖤🤍❤️❤️❤️
@mohamedf.hussein6665
@mohamedf.hussein6665 2 жыл бұрын
xilban jamac batuun ma maantaad jabisay xeerka wakiilada oo aad jabisay sharcigii goolaha wakiilada sided shirgoodanka ku furtaan 29 xilbaan iyadoo ay maqan yihiin xildhibaanadii badan kooda sidaasna aanu shir godaanka aanu furmayn su,al ayaa shacabka ka suugaya ma maantay shacabkii kuu toortay ay kaa wayeen rajadii aay kaa qabeen ay ku hungooben
@cabdiraxmaan613
@cabdiraxmaan613 2 жыл бұрын
Bakhad.waa.mucarad.wadani Ah mahaa Balaman
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 2 жыл бұрын
Barkhad?
@mohamudyousuf8649
@mohamudyousuf8649 2 жыл бұрын
Adeer adigu sharaf uma haysid Somaliland, idla xisho, meesha wixii dhacay waa la dhameeyay,meeshana wixii yaalay wa la dhammeeyay..
@iidhassannuur
@iidhassannuur 2 жыл бұрын
Sikas taba ha ahaate waa la furaya xisbiyada
@wadeeco1wadeeco289
@wadeeco1wadeeco289 2 жыл бұрын
Moowduucani wuxuu ka kooban yahay sadex qodob waxa aayna kala yihiin sidatan, 1.Qodobka koobaad waa nabad galyada nafta iyo maalka muuse biixi, 2. Qodobka labaad waa noocma madaxwaynaha ka soo bixi kara beesha garxajis, 3. Qodobka sadexaad waa maxay nabad galyo darada kaga iman karta muuse biixi beesha habarjeclo aayaha maamulka maamulkiisa ka danbaayndoona, 1.Qodobka koobaad ayaa waxa uu yahay nabad galyada nafta iyo maalka muuse biixi oo looga baqaayo in aay beesha habarjeclo usoo dhexmarto madaxwaaynaha aayaha dalka ee ka soo baxa beesha garxajis, ayadoo aay lagama maarmaan tahay in xulusta madaxwaaynaha ka soo baxa beesha garxajis la, waafajiyo dhaawrista, nabad galyada aayaha nafta iyo maalka muuse biixi, maadaama uu yahay muuse biixi nin wadaniya oo aan dhulka meelna uga socon asaga iyo maalkiisuba asee uu cadaawad iyo nacaayb ku mutaaystay soo celinta hantidii dadwaaynaha ee naf ,mood, maal iyo dhulba lahaa ee beesha habarjeclo dadka iyo dalkaba ugaaysatay ayadoo aan weli dhamaaystirkeedii taas lahaayn %90. ayadoo aay lama dhaafaan tahay in beesha garxajis ka tagto taageerista 100 kiiba100 madaxwaayni beri beesha habarjeclo usoo dhexmari karto muuse biixi, xalkeedinu yahay in muuse biixi si,ku meel gaadha uu kursiga ugu wareejiyo doorashada horteed siciid sulub muddo kororsiga labada sano dabadeed garxajisna loogu qanciyo inaay doorashada madaxwanaha ee dalka siciid sulub udooortaan, ayadoo loo eegayo nabad galyada nafta iyo maalka muuse biixi, marna beesha garxajis loogu qanciyo madaxwaynihii ku matalay kursiga maamulka dalka, ayadoo 100%100 la,isku raacay inaan siciid sulub habarjeclo usoo dhexmari karin nabad galyada nafta iyo maalka muuse biixi, asee aay xaajadu tahay sidee muuse biixi kursiga ku wareejin karaa magac garxajisna ku fuuli karaa, ayaa waxa aay tahay lagama maarmaan in muuse biixi iyo beesha garxajis la, dhexdhexaadiyo maanta, ama siciid sulub u,afganbi ama urur ufur ama si,kumeelgaadha ugu dhiibo waa in xal laga gaadhaa aayaha helista kursiga madaxwaynaha ee beesha garxajis iyo sugudda nafta iyo maalka muuse biixi, taasoo looga baqaayo inaay beesha habarjeclo usoo dhexmari karto madaxwaynaha cusub ee ka soo baxa beesha garxajis taasoo markaa nabad galyo darada muuse biixi u horseedi karta, cirro miyuu ballan qaadi karayaa, sugudda nabad galyada muuse biixi ee aayaha danbe, Labada qodob ee kale dhamaaystiro,
@maxamuudcabdilaahi9442
@maxamuudcabdilaahi9442 2 жыл бұрын
Waa wax lalayaabo in golaha la furo iyadoon kooramku buuxin waana dhaliil ka muuqata waxna yeelaysa hoggaaminta golaha ee crisaaq khaliif
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 2 жыл бұрын
CABDIRAZAAQ khalif HADDUU SIDAAS KU wado hoggaaminta BAARLIMANKA WAXAY U EGTAHAY IN MEEL KALE IYO FARMAJO LOOGA YEEDHAYO.
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 2 жыл бұрын
Dameertu geela ha didisee ayadaaba qururuf leh ninkii ciidanka laayay ayaaba hadlaya waar camaradihii soo bandhiga umadu ha aragtee.
@Fatima-po6qo
@Fatima-po6qo 2 жыл бұрын
😱Waar bariiska ha Iska ciideyn. meesha qofkii lasoo doortaba muxuu afka ugu taaga madaxweynaha Dee Wuxuu doono hasameeya isaga madaxweyne ah 🤣
@momaano8304
@momaano8304 2 жыл бұрын
Midgaan waliba yixir
@hassanahmed898
@hassanahmed898 2 жыл бұрын
Afkii xirsi buu nagula hadlayaa ninkani, waar aduu xildhibaan baa tahee yaa kugu yidhi afkii xirsi ku hadal, barkhad khasaare
@abokaradaan8232
@abokaradaan8232 2 жыл бұрын
Dalku haayad buu leeyahay amniga ilaaliya boolisku ma meel la isku dilayo ayuu ka maqnadaa hayee boolisku daliye buu leeyahay maxaad madaxweynaha kaga cararaysaa sharciga u ogaansan oo jooji dagaalka ka socda aqalka baarlamaanka la idiinma dooran inaad isku feedh feedhaan golaha waxa laydiin doortay wax qabadka dalka
@siciidmohamed5588
@siciidmohamed5588 2 жыл бұрын
Walee hadal xildhibaan maahaa waa hadal barkhad waa nin somaliland jeclayn Hadii loo dhiibi lahaa maxadtooyada wuu iibin lahaa
@Aala263
@Aala263 2 жыл бұрын
Raslahagii ayaa kuuu baahan barkhadow muuse ma inaad uxiirtuuu diiday😂😂🤣
@ahmeddaalo1056
@ahmeddaalo1056 2 жыл бұрын
Waa la furaya ururada
@khaddaradamios7117
@khaddaradamios7117 2 жыл бұрын
Waar horta inta aanad madaxweynaha afka ku labin aduu akhlaaq xumaantaada iyo tacadiga iyo gacan u qaadka aad ciidanka kula kacday aduu isasax ,cadow baad tahay aan codkayga ku khasaarshay waan kuu hiilinay jawaabtaydiina waxaad nooga dhigtay in aad golaha ceebta intaa leeg ka dhex sameyso.
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
Ninkani imika wuxu eedayna yaa waxaanu hubin beena kasheegayaa madaxweynihii qaranka iyo ciidamadii nabad galyada sugayey waar ninkan talaabo halaga qaado hana cadeeyo halka madaxtoyadu kaso abaabulaso khilaafka wakiilada hadii kale ninkan talaabo halaga qaado
@libaanchannel7
@libaanchannel7 2 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁 wad iska hadashay
@ismacilsaleban7845
@ismacilsaleban7845 2 жыл бұрын
musow markaad ciin daaqdo ayaa lugu yaaba xisbiyada lama gaadhin xiligii lafuri lahaa dorashadaada ayaa kasoo horaysa
@abdiismail6805
@abdiismail6805 2 жыл бұрын
Caaaaaaaaaaaaaaaaac
@abdullahiibrahim9554
@abdullahiibrahim9554 2 жыл бұрын
Anigu ma dhegaysto(.xaqiiq weeye inanan dhegaysan)
@shabeel7467
@shabeel7467 2 жыл бұрын
Doofaar weligii ma daahiro ninkii la islahaa doorashadii qaran ee la wada siiyey waxay ka dhigaysaa nin qaran ayaa maanta weeraray kursigii wadanka u sareeyey madaxweynaha oo been abuur ka sheegay, arintani waa distoori sowtii la lahaa waa lawyer mise wuu isyeel yeelayaa. afkaaga sax hadii kale waa la saxi. Carabtaa tidhaa KULU SHAY YARJAC ILAA ASLI.
@aliadam4810
@aliadam4810 2 жыл бұрын
Khadaare ayaa laga qaaday vodkii la siiyey waliba ma dhawa ee waad arki doontaan
@guledxarrago419
@guledxarrago419 2 жыл бұрын
Yibir waa yibir uun waar midgaankan haragiisiii inGaga celiya
@Itszk10
@Itszk10 2 жыл бұрын
Faro galin maxaya, dalka isagaa masuulka ah wixii ciidanka ladagaalamaya il laxidho weeyi
@ahmedabdi3629
@ahmedabdi3629 2 жыл бұрын
Aar meesha dhaaaf hoydaa iyo meesha laga soo dirayba wase wlhi waa la furya xisbiyda
@hodanahmed9804
@hodanahmed9804 2 жыл бұрын
Wax jaahil ah baad tahay, waa maxay wasamo tii hooyadaa aabahaa, wasayey eed ku dhalatay, adoro leefaya ku dhalatay,, sow maaha,jaahil
@cismanahmed2056
@cismanahmed2056 2 жыл бұрын
Barkhad codkii shacabku waaku khasare golihii lodortay waxauulatagay qaylo iyo mucaridad lomana baahna dhaqanka nocasa
@hassanhusseinhassan2932
@hassanhusseinhassan2932 2 жыл бұрын
Barkhad batuun yaa isaga marwalba madaxweynaha u jawaab yidhi
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 2 жыл бұрын
Ma moodaa in uu dadka uga lexejeclo badanyahay doqonyey Madaxweynehaa xagaa ku gaadhsiiyey oo kaa dhigey in aad dalka wax ku leedahay. Lacagtii lagugu soo soo sarey iyo dadkii ku doortey wey kugu khasareen oo waxaad tahay bilaa xishood. Ciidanka qarankana garanmeysid waxay u taaganyihiin edebdaradaa kaa badateye
@Ayaan_wadaani
@Ayaan_wadaani 2 жыл бұрын
Xildhiibaan Barkhaad waa geezi xalaal cun ah wale RUUN BAAD SHEEGTAY Xildhiibaa. MUSE QASWADE iyo wixiisii xiilka laaha weyaane allow naga qaabo Muse Daaliin
@malanahmed6782
@malanahmed6782 2 жыл бұрын
Now ninkan ma laga xidho umada mdx wynuhu dulqaad badana wale casharkale aya kuso socda wx kama dhawa waliye
@iidjanegale6742
@iidjanegale6742 2 жыл бұрын
Barkhad jamac batuun afhayeen ku wadanaa
@deqaelmi1368
@deqaelmi1368 2 жыл бұрын
Kan waaran haloo jaro
@deqaelmi1368
@deqaelmi1368 2 жыл бұрын
Wuu gaffy carry baa laga rabaa
@cabdirisaaqcalijaamac9778
@cabdirisaaqcalijaamac9778 2 жыл бұрын
Batuun nin culus
@kamalaadanyusuf2991
@kamalaadanyusuf2991 2 жыл бұрын
Barkhde waa wixii sharciig waa lo simaan yahay
@maxkaawialhashimi6880
@maxkaawialhashimi6880 2 жыл бұрын
Sharciyaqaan batuun runtaan isku ognahay
@xasanclaahi1564
@xasanclaahi1564 2 жыл бұрын
Guuxaaga,haka,dheerayn,sheekhoow,malaha,waa,lay,cunsuriyeeyay,ayaad,kolay,odhane
@secamal834
@secamal834 2 жыл бұрын
Maxad ku samayn kartaa laan gaabyaw barkhad waa tegaye cuqdad aya ku haysee
@abdullahduale8922
@abdullahduale8922 2 жыл бұрын
Waxan isku qoomameeya codkii aanu ku siinay ma waxad isleedahay wadani ayaa ku soosasray shacabka ayaa kuu hiiliyey oo aad kursiga ugu fadhidaa kursiga malaha cabdirizaaq Khalif oo isku diraya Golaha.
@freakyslime1279
@freakyslime1279 2 жыл бұрын
Waa madaxdii oo soocota xildhibaanku legend weeye
@rashaail4191
@rashaail4191 2 жыл бұрын
Waar aamus dameeryahaw yaat si mooday
@zuperzadri854
@zuperzadri854 2 жыл бұрын
Kan waa nacas ader runta sheeg xaqiiqdana ka hadal Kulaha 3 meelood baa laga soo abaabula 1 madaxtooyada 2 guriga wadani 3 iyo meelo Ta wadani maxaad u qarinysaaa
@cajabfiqi
@cajabfiqi 2 жыл бұрын
ninkani wuxuu sharaf beelay maalintuu taageeray barakicintii Laascaanood kadhacday maalintaaas buuu intii jeclayd kadhintay waxa uu hada leeyahayna waaa caaaaac🤮🤮🤮
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 2 жыл бұрын
NAAYAA CAJABAY ADIGU FAQASH BAAD TAHAY KA BAX MEESHA. QADAADWEYN WAXAA LAASCAANOOD LAGA MASTAAFURIYEY MARKII XAFIISYADA WARDOONKU AAD U HUBIYEEN CIDDA KA DANBAYSA QARAXYADII KA DHICI JIREY LAASCAANOOD IYO CIDDII FULIN JIDHEY. LAGA SOO BILAABO MAALINTII LA MUSTAFURIYEY QADAADWEYNTA QARAX DANBE KAMA DHICIN LAASCAANOOD !!!!!!!!
@cajabfiqi
@cajabfiqi 2 жыл бұрын
@@ahmadjellah3582 3 nin ee lagu dilay yaa dilay dameerooow waa la ogyahay dadka in SNM layso iska aaamus naaaac looma baahneee🤮🤮🤮
@hibomuse1703
@hibomuse1703 2 жыл бұрын
Istus balaya kudoirata
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 2 жыл бұрын
Waa Dhaqamada mude Muse Biixi
@xamsetawakal269
@xamsetawakal269 2 жыл бұрын
Ninkan xildhibasnka ah waxba kama xishoodo miyaa adeer na tihid afayeenka wadani waxaad tshay xildhibaan qaran hadal qaarkood iska hubso
@madarkhashi4085
@madarkhashi4085 2 жыл бұрын
Hoore ban u sheegey Khaasare
@ahmedshakir2246
@ahmedshakir2246 2 жыл бұрын
Barkhad ma afhayeen xisbi ayuu ku hadlaya mise af bararka maan markuse wax tuhun ah ku dhaarayo ma Alle ayuu wax la oh yahay
@abdullahiibrahim9554
@abdullahiibrahim9554 2 жыл бұрын
Waar doorashada xildhibaanada dib ha loo qabto.qaar badan uu ka mid yahay ayaan soo baxeen.
@c.nasirmohamoud258
@c.nasirmohamoud258 2 жыл бұрын
barkhad wuxuu sharaf beelay golo haad joogtaa markaad aduu kusoo biirtay kana soo jeeda dadka jeelan zxb
@abdilahiadam1273
@abdilahiadam1273 2 жыл бұрын
Barkhad laftiisa Dhan ka raran muxuu ugu hadli wayey sharci jabintii Gudomiyuhu sameyey???
@xasanclaahi1564
@xasanclaahi1564 2 жыл бұрын
Af,qadhmuune,
@deqaelmi1368
@deqaelmi1368 2 жыл бұрын
Waa idiin ayaan daro in aad xirsi oo dhagar iyo dhac iyo qabyaalad ba leh aad hadalkiisa nagula socotp
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
مجالس التشريع والقانون
@abdullahduale8922
@abdullahduale8922 2 жыл бұрын
Waar runta ka sheeg ninkan xuurtada ku haysta sharciga Golaha xildhibaanada la hadal cabdirizaaq. Afkii wadani ayaad la timi.
@ramlajama8355
@ramlajama8355 2 жыл бұрын
Marba mid hanoosok jawaabo no wadani waar waxaad tahay xildhibaan aan howshiisa qaban waa idinka iyo Khalifa reerwadani baa kamasuul ah iyo inta lasocota gudoomiyaha golaha wakiilada waatuugaan kirin iyo inta xisbiga wadani kasoobaxay baaqaldan ninkan laleeyahaygudoomiyaha golaha wasiiradii wuu ku dhacay casiisqaliif waar idinka kamasuul dhibta socota waa shaqadii ciro sameeyey10sano kHor waar beenta naga daaya sowdiga sheeganaya xisbiga wadani ku waasha madaxtooyada beenta kadaaya tuugta meesha time reerwadani daawada dhibta aad wadanka haysaan oomarba mid soo jawaabtid waar xishooda islayaaba reer wadani waad waalateen I tii aad soo gasheen golaha waad waasheen
@MrAhmedyaasiin
@MrAhmedyaasiin 2 жыл бұрын
Xusbiyada waa lafurayaa 53 mudane ayaa taageersan arintan
@no1knows598
@no1knows598 2 жыл бұрын
Hhm hadalkan ma waddani bad kala timi rayigaaga inaanad dhiiban waa lo jeedaye dalku ma noqonayO mid 3 fadhiid gacanta ugu jiraya waana la badalaYa dorashada wakhtigeeda aya la qabanayaa waana doonis shacabE kafadhiista idinku
@iskandarxoore8480
@iskandarxoore8480 2 жыл бұрын
Mian waxan ka leyahay xusibiya hala furo waa inoo dan
@nuurarooble700
@nuurarooble700 2 жыл бұрын
AMU midganaw kkk
@fahmaaadanali1975
@fahmaaadanali1975 2 жыл бұрын
Nacas foq nacsa
@saleebaanibraahim6772
@saleebaanibraahim6772 2 жыл бұрын
Balaayo afka lagama dhawro. Barkhad jaamac batuun
@nuuraos2586
@nuuraos2586 2 жыл бұрын
Wwe midaganki maku maku muuse bixi utiriyo la ba
@farhanmohamed5935
@farhanmohamed5935 2 жыл бұрын
Xayawaanad yay xishood
@zainabissa9023
@zainabissa9023 2 жыл бұрын
Ilaahay horta kaa xishood ninkana waa geesi
@ismacilsaleban7845
@ismacilsaleban7845 2 жыл бұрын
daba gale mar danbe rasaas howla tagin xabad ee dhex noqo oo xishood
@ismacilmaxamed8868
@ismacilmaxamed8868 2 жыл бұрын
Kkkk ala isaga waa ayamihisii Uu jeclaan jiray muse bixi mad idinku jojisaan dagalka Idinkoon sanad gadhin inaad is qabqabsataan
@mohadahmd1964
@mohadahmd1964 2 жыл бұрын
Barkhad batun ninka kaliye golaha shida
SIR LAGA HELAY WADA XAAJOODKA | 48-SAAC | IRAN | HAMAS GAZA
13:06
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 32 МЛН
Fatxiya Cabsiiye waa Codbaahiya cadawga Somaliland??
12:34
SOMALAND GEES ilaa GEES
Рет қаралды 7 М.
" Barkhad Batuun oo Imika hadlay " MM-TV
11:56
MM Somali TV
Рет қаралды 118 М.
QOORQOOR OO QARXIYAY 16 August 2024
17:45
SHANTA TV
Рет қаралды 6 М.
GADOODKA SHACABKA IYO MW XASAN SHIIKH AMXAMUUD (4229)
42:48
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2 М.