“Madaxwaynuhu Miino ayuu sitaa uu Itoobiya kala Yimid” Xildhibaan Maxamed Abiib

  Рет қаралды 54,269

MM Somali TV

MM Somali TV

6 ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 181
@worldwide9687
@worldwide9687 6 ай бұрын
Ninkii Maxamed Abiib meel wanaagsan buu abaaray. Reer baa doonaaya in ay dalka reeraha ku biishadeen.
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 6 ай бұрын
Absolutely wallee waa Runtiise waa wada xaqiiq hadalkiiso muse Hoolay abagande qarankii wuu baabiiyay dhinac walba Meel U fayaw male I'llahay haka dulqaado Muse hoolay 😢
@user-lo4tm6vn5b
@user-lo4tm6vn5b 6 ай бұрын
Traitor😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xareed1
@xareed1 6 ай бұрын
Abiib wllhi waa geed lab waan wataa from burco
@ikramahmad8404
@ikramahmad8404 6 ай бұрын
Masha Allah ilaahaylow ishoda ka qabo wa duliyin.
@hoodo9260
@hoodo9260 6 ай бұрын
Miino iyo balaayo dhan buu sitaa waa run Allah ha naga qabto
@Layla6793
@Layla6793 6 ай бұрын
Nin Gaaban oo Doqona la waa Fariid
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 6 ай бұрын
Abtigey xildhibaan med abiib his a hero man❤
@advyser
@advyser 6 ай бұрын
Is this is not same guy fighting for Ethiopia coming to saylac? Kani kii lahaa Ethiopia saylac hala siiyo miyaanu ahayn?
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 6 ай бұрын
The exact same guy munaafaq ooyaaye
@halimamumin3643
@halimamumin3643 6 ай бұрын
He is a secret service for Al Shabaab. He should be locked in. Xabsiga waa in loo taxaabo, si ay Somaliland uga reysato qayladiisa iyo oyiintiisa.
@horijoogmedia
@horijoogmedia 6 ай бұрын
Laba wajiile maalinba meel u orad
@alinuromer5876
@alinuromer5876 6 ай бұрын
❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤ Saxafad Badax Banaan ❤ Iyo Xildhibano Xor ah ❤
@Layla6793
@Layla6793 6 ай бұрын
Run sheege
@user-bm9eg9kh2n
@user-bm9eg9kh2n 6 ай бұрын
Wa runti
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 6 ай бұрын
ASC bismilahi and war Somaliyeey cadaalada. Masakiinta iyo agoonta idinku dhexjirto hala dhawro. Miinada biixi yaysan idinla kicin
@halalpolice7544
@halalpolice7544 6 ай бұрын
Abiib waa nin Rag ah oo wadani ah Diina leh Allah SWT ha xafido
@zeinabomarmohamed8741
@zeinabomarmohamed8741 6 ай бұрын
Munaafaq diintiisaad ku jirtaa. Aakhirana cadaabtaad ku weheli😢
@Qaali12
@Qaali12 6 ай бұрын
Abiib rajal weye👏😂😂😂❤❤❤❤
@rm7087
@rm7087 6 ай бұрын
INAALLILLAAHI WA'INAALAYHI RAJICUUN
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 6 ай бұрын
Maxamed abiib legend sare
@ifrahhusein8394
@ifrahhusein8394 6 ай бұрын
Biib dalajan nur ta ku dhimo ina ardeer❤❤❤❤❤
@advyser
@advyser 6 ай бұрын
Question is what changed him? Is he having a hidden agenda? Suaaahu waa maxaa badalay? Ma ajenda qarsoon buu wadaa?
@khadijac9841
@khadijac9841 6 ай бұрын
Woow August?
@munayusuf4949
@munayusuf4949 6 ай бұрын
Manshalah the only man who pinpoints all the mistakes this boloodsucking regime is doing. Well done Abiib. Muse and his tuug need to go! Allah kuwan hana dhaafsho amiin
@user-ww1sf9ir4q
@user-ww1sf9ir4q 6 ай бұрын
Ooy dee oy
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 6 ай бұрын
Maxamed abiib waxaan ku jclahay indhaha ayu faraha ka galiyaa muuse cawaan
@mandekdaoud3358
@mandekdaoud3358 6 ай бұрын
Inta baas😂wax muse indhaha faraha kaga gali umbad rabta ?
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 6 ай бұрын
@@mandekdaoud3358 haa muuse wa danbigii somaliland oo dhan oo qofa
@fadsacada5136
@fadsacada5136 6 ай бұрын
Isaaqland way u dhamaatay
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr 6 ай бұрын
Kani mahan xildabaan.. waa ninki marka ladoranay oyey xildibaan oyey 😂😂😂😂
@barwaqo7791
@barwaqo7791 6 ай бұрын
Ina abiib geesi run badan Kuwan la shaqaykarimaysidoo wa xaran cunayaal Xaq iyo cadalad waxba ka garanmayane camuud aan meel lagu baro ugu cadalada uga furno
@superfun1819
@superfun1819 6 ай бұрын
Lughaya port are not for sale
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 6 ай бұрын
are maaha is weeyan
@halimamumin3643
@halimamumin3643 6 ай бұрын
We will sell it without any hesitation. What can you do as a super human animal. Maxaad qaadi kartaa. Dilaac, oo cabaad, oo ooy.
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 6 ай бұрын
waan u dagalamaynaa hadaan reer borama nahay, oy iyo waxaad ka sheekaynaysid waa maxay, anagoona ka raali ahayn lama iibin karo badayada adeer. @@halimamumin3643
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p 6 ай бұрын
Wax macnaa kaamaa Hadlii Huwantan parliamentary Fadhiyaa
@abdullahduale8922
@abdullahduale8922 6 ай бұрын
Siil hooyada ayuu sitaa naag naag dhalay ayaamo yar ayaa kuu hadhay qofka baxaya waa sidaado kale
@Xeebta_Tv
@Xeebta_Tv 6 ай бұрын
Jiritaankiina ilaashada reer somaliland
@asadseed6853
@asadseed6853 6 ай бұрын
Muuse waa danbigoodii OO qof ah
@halimamumin3643
@halimamumin3643 6 ай бұрын
Musa waa gesigi qaranka u soo baxeey. Ka naxoo nafta waa.
@user-il4rj1lr6r
@user-il4rj1lr6r 6 ай бұрын
Miinada madaxwaynaha aayar uga fura Hadii kale way qarxaysa
@maqalxaqiiqada6120
@maqalxaqiiqada6120 6 ай бұрын
Horta kan maxa ka qaldan af xumaaa
@mustafaaden736
@mustafaaden736 6 ай бұрын
Innamadan yaryar ee nasiib ku u siiyay in ay ummaddan metellaan, miyaanay hadalkoodu formal noqon karin, afsuuqdigan kharriban ee dibjirta maxaa ku kallifaya. Xanuun baa haya.
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 6 ай бұрын
Hada gacantu ku hayaa ka so fikirna wa la yidhaa marka ma bil bu ku fikrA wa yaabe
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 6 ай бұрын
Ha kabaqanina waa in shilling walba halkuu maray lahelaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 ай бұрын
OYAAYE WALAAHAI CIIDANKA QARANKA WALI LOOMA FASAXIN INEY AAY WAX XAAQAAN DIFAAC BAAY KU HIRAAN HADDUU LA FASAXO WAXAA KU BURBURYAA DHULBAHANTE KOLKAA WA FAHAN HASALDA CIIDAMADANA KA HADH
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 6 ай бұрын
Aaway laamihii amaanku maxamad abiibi hala waaydiiyo miinada uusito madaxwaaynhu itoobiya hogaato maxamad abiib waxuu ka sheegaayo itobiya❤🤍💚💯💯💯✌✌✌❤🤍💚
@superfun1819
@superfun1819 6 ай бұрын
Faratoon 😂 iso duuli garxajis ano darood idiin leh
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 6 ай бұрын
Maxaad ka taqaanaa Qaaxôolaji? Waxba dee idinkaa Cadawga gudaha noqdaye ka xaaxaabaha illaa guddoomiyihiinii u dhaartay waddankaa cadaw u basaasayayoo Muqdisho iyo Garoowe ka soo jeestaye. Miinadaad sheegayso iska qabo.
@khadaraidid2870
@khadaraidid2870 6 ай бұрын
awoowo muuse hayna dhaafo gaajo ayuu umadii indhaha u sareee
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 6 ай бұрын
Siyasadu wa dip miran
@halimamumin3643
@halimamumin3643 6 ай бұрын
Kan waa in xabsiga la dhigo. Wixii ka dhaceeyo ha ka dhaceey. Wuu kibrey.
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 6 ай бұрын
Cadaalada alle jecel alla haqabto muuse dameer
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 6 ай бұрын
WAR IDOORW NINKAN M.W KA DHIGTA NOLOL FIICAN BAN GALEYSAN
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 6 ай бұрын
Fariid halkaa ka wada, umadani badbaado ayey u baahan tahey.
@MrAbushiiri
@MrAbushiiri 6 ай бұрын
Iska ilaali yaanay kula kicine
@user-uz4ly1js4p
@user-uz4ly1js4p 6 ай бұрын
Warya qabilku yaanu kuu muuqan qalinbay ku yimadeen adigu ma waxqabadkad egaysa mise waa ayo
@user-vx4gj5fe8e
@user-vx4gj5fe8e 6 ай бұрын
War kan yar way shidayisa midhe
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr 6 ай бұрын
Kaaani waa Farmajo Pappet acting as Somalilander
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 6 ай бұрын
Waa run ciidan maahee pay role names only
@jibrilawed4586
@jibrilawed4586 6 ай бұрын
Yarkaasi waa Cunsuri Nooc Xun Ah Halaga Qabto Shaqo Waafi Ah
@slanddifac5460
@slanddifac5460 6 ай бұрын
Ooyaaye waa munaafaq waa qaran dumis waa in la iska qabtaa doqon ka wuu kibree
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 6 ай бұрын
War SILKIHOYADA iyo lax daa atahay baa ina abibow ETHIOPIA wadigi laha dhulkayaga ha nalo kirieyo war SOMALILAND iyo issaq uu jiraya imikana inyar aya hadhay SILKIHOYADADI bila aqonta ahayd was
@husseinaden7560
@husseinaden7560 6 ай бұрын
Isaq land waa Isaq land dadka kale waxba uma ogolo,qabiil yiri wax walba anay igu fiicanyihiin,hadana leh qaran baynu doonaynaa, iidoorow qabiil qaran ma noqdo
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 6 ай бұрын
Kuwan
@cumarxuseen1740
@cumarxuseen1740 6 ай бұрын
3 nin oo isku reera haday aqoontooda iyo kartidoodu siiso Madanbibaa? Inabiibaw dadka iyo dalka qoriga dabka leh kadaa iyo caadifada Hadii kale orodoo gurigiina isbaano dhigo
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 6 ай бұрын
Iidoor iyagoo sagaaljer isku jabay oo dalkii iibsaday bay hadana miisaaniyadii in la sad bursado war diida waxan u cuntamay dadkii idin soodortay😊😊
@ahmad6967
@ahmad6967 6 ай бұрын
Xaarood misaaniyaad aay ka hadlaan ma hayaan 😂😂 waay qawanyahiin
@user-fc7by6yp4y
@user-fc7by6yp4y 6 ай бұрын
Kani wà ugzan tii ina khaliif wà in shaqo hakin lagu samyeeo
@user-uz4ly1js4p
@user-uz4ly1js4p 6 ай бұрын
Ma in dadka qolo lagu shaqalaysiiyu raba acuudubilah abiibow
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc 6 ай бұрын
S/LAND QABIL QURA BAMAMLA
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 6 ай бұрын
Ciidanku ma noqon karo pay role papers lagu cuno dhaqaalaha dalka
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 6 ай бұрын
Lax waliba macac bay ledahay
@Fifiyale
@Fifiyale 6 ай бұрын
Somaliland can't qualify and not be a country. Only Ethopians wants to be Somaliland a country. The reason is that the Somali government is the one who created and supported Eritrea to become a country. Because they've prepared Eritrea to become a country and tigrey to overthrow the Ethopian government from 1979 to 1987. Then they send to atack mingistu. When he collapsed 1991. Eritrea emidiately announced they are independent country, and Ethopia is no government. Nobody could challenge them that time. That's why. Ethopian hate Somalis, they will do everything to destroy them, but what's coming next to Ethopia would be much worse. See what the government of Somalia does in next 3 years.
@user-he8ql3qu1x
@user-he8ql3qu1x 6 ай бұрын
Ada khasiisa muse biixi afkaga ka jeedi nacasow
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 6 ай бұрын
Laangaab meel walba ka cabadaya 😂
@rayalefifty3069
@rayalefifty3069 6 ай бұрын
Ereyada ay kuhadlaan dadka jaahiliinta ah
@Lakicali-kq3ng
@Lakicali-kq3ng 6 ай бұрын
Xaqiiq
@Saxansaxo11
@Saxansaxo11 6 ай бұрын
Hooyadaa baa laan dheer wasakhyahay.
@nasirfarah3860
@nasirfarah3860 6 ай бұрын
Sacad cali Shire waa tuuga ugu weeyn ee aay wada shaqaaystaan muuse
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 6 ай бұрын
Jowaankan qashinka lagu guray maa wadanka Laga qabto
@user-fd9hp2nx6n
@user-fd9hp2nx6n 6 ай бұрын
Waxani waxlo dulqadan karo maha misaniyadda qaranku golahay talla wana lo qaybinaya wayna ka baran degayan labadan nin waxay ka hadlayan maxay tahay iyo aflagadadu
@Konju-ney
@Konju-ney 5 ай бұрын
Inankan yar magalada ma laga qaban kari layhy😂😂😂
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 6 ай бұрын
kkkkkkkkkk iska ilaali miina ayuu sitaa😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 ай бұрын
OYAAYE WAADIGII LAHAA DAKADA ETHOPIA HA LA SIIYO INTAAN MADAXWEYNAHU SAXERXIN
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 6 ай бұрын
Diida ha ansixinina 😂😂
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 6 ай бұрын
Spich man waa loo bayahanyahay weli mandragore isago chey kudha u raali kayahay sidii bada marna haa marna mayaa
@omarislamicchannel
@omarislamicchannel 6 ай бұрын
Oohin ruqi foolxuma 😂😂 2024
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 6 ай бұрын
Waar baxtarkan iyo nimanka ka socod awadl ha laga qabto dalka waar xildhibaanadaney waa tuug tii laga soo shubtey xamar Halag qabto dalk please guul Somaliland
@amnoali8348
@amnoali8348 6 ай бұрын
This is a team Farmaajo🤧😷😷😷😷🤮
@abdikadirabdi7427
@abdikadirabdi7427 6 ай бұрын
Wax somaliland ladhoho majirto wakhtigina haa kuu lumina.
@hodomoh1225
@hodomoh1225 6 ай бұрын
Ninkan isaaqba 😂dhunta ugalay
@sara-mn7sj
@sara-mn7sj 6 ай бұрын
Cadowga somaliland ayaa adeegsada shaqsiyaad ka tirsan baarlamanka, saxaafada iyo hayado badan, shicibkuna sacabkuu u tumaa waa ayaan daro
@mohamedsouleiman6986
@mohamedsouleiman6986 6 ай бұрын
Reer awdaloow meeraysiga iska daaya waxaad doonaysaan cadaysta.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 6 ай бұрын
Reer Awdal Kuma raacsana kan waasheey. Waa kuwii Cuqaashoodi sharfta lahaa hadley. Kani belaayo kale baa ka dhex hadleysaa.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 6 ай бұрын
Shalay sowkii lahaa saylac haloo ogolaado Ethiopia, deegaankayagaa horumarka loo diidan yahay. Maanta markii madaxwaynuhu heshiiska saxeexay a 180 dgree is wareejiyay. Doofaarkaas uraya ee ciilan ee cadawga Somaliland ah baa dawladan xumi meel saari wayday. Midda kale maxaa doofaar ooyaaye uun michraphoneka loo hoos dhigaa Iyo 10ka cadawga gudaha ah ee la og yahay maye 70 kii kalee
@abdulraven4970
@abdulraven4970 6 ай бұрын
Sacad ali shire iyo adeerkii muusebixi waxay u heystaan somaliland dukaan ay iyagu iska lee yihiin Markaa reer awdaloow ordo oo maamul goboleedkiina sameysta awdal state.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 6 ай бұрын
Cuqdad idin dishey.
@abdulraven4970
@abdulraven4970 6 ай бұрын
@@halimamumin3643 xaaraanta adeer muusebixi usacaba tun
@xasansuudi4565
@xasansuudi4565 6 ай бұрын
​@@halimamumin3643😂😂😂 inader namay diline ma dadkii lagu biilayaa tahay
@user-sz8fp1or7y
@user-sz8fp1or7y 6 ай бұрын
Waar ayey ayeydu dhashay Baarlamaana ma tihin Lacagta idinkaa qaata Shaqaale waxba ma qaato Idinkaa qaata 4000& huu huu iimaan Laawayaal baa Tihiin
@XanseidirisaCabdi-rr2ix
@XanseidirisaCabdi-rr2ix 6 ай бұрын
😢MaXamed abiib horuu soco qada qaaliya noolow waligaa. Cadowgaa uniolow
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 6 ай бұрын
Waar meesha isaga kaalaya oo gobolkiina ku soo laabta halkaana dawlad nooga dhisa aan u mdaxbanaanahay waa iga talo hadii kale waligiinba Isaaq iyo Ethiopia hoos jooga
@halimamumin3643
@halimamumin3643 6 ай бұрын
Ma argagaxiso ayaa loo tegaa? Kuwiina badbaadiya. Cid aad qarxisaan ayaad u yeedhaneysaa.
@duca_qaba
@duca_qaba 6 ай бұрын
Waxba ha sasabina iskaga tega boorama tega, ka go,a ha u tudhona raga amxaara idinka iibiyey
@user-gy7mk5sy9s
@user-gy7mk5sy9s 6 ай бұрын
Dila nin kan xamagle
@karimhasan8967
@karimhasan8967 6 ай бұрын
Eyga calosha buurani malina ethiopa ayu uniikiya malinba buuq ayu isku dhex qariya isago an qarsan karin cidu mesha ufadhiyo o ah cadawga qarankan war wxn mesha ha laga saaro
@wareegmedia1064
@wareegmedia1064 6 ай бұрын
qof Muslim luuqu shegeey waa dhembi ee hadal kaga ka noqo aakhiro manaad ka fekeeriin tale kale waa Xildhibaan qaran oo xanasad leh xaq uu bu leeyahe inuu wax kaasta lah keenoh barlamanka inuu ka jawaabo somalida waxa hore uu socon lah yaahiin waxa weeye runta beey diideen yaahiin
@Layla6793
@Layla6793 6 ай бұрын
Wallee waa Geesi Mahamed Abiib
@SophieDahir-zz2kv
@SophieDahir-zz2kv 6 ай бұрын
Maxamed abiibow daahir riyaale madaxweyne kama danbayan waa isku nooc qudhmiye yaan lainoo kala qaadin miisaaniyadan reer baalagu quudiyaa ha iloobin maxamed abiibo reerkii isula baxay royal family aya maantan la rabaa in loo dawaro oo cashuurta umada looga badiyo waa dadkii 5ta mushahaaro fadhiga ku qaadanaya waa dadkii la waayay ciidankii ay lacagta lagu cunayay maalintii dagaalku dhacay ciidanba ma jirine ayaa lacagta guryaha ku qaadanay waa taa taajir nimada lagu faanaa baldhalool rabta inay xoolo rag leeyahay ku dhacado buugii cigaal ma dhacayso muse iho buigaasi way is raacayaan
@khadramuhumed3597
@khadramuhumed3597 6 ай бұрын
kuye qabiil qofkan yaa umada ka qabta aqoontooda ha lagu xusho muu dhaho kuye isku reer caqli xumaaa wxu xafiisyada dadka joogana qabiil halagu xushuu leyahy somaliland waa dib u socod inta caqli xuntu talinayso
@user-ww1sf9ir4q
@user-ww1sf9ir4q 6 ай бұрын
Waar waa yaabe dad dad waal waalan u taliyaan maxaa ka soobaya yaab miir goormaa ugu danbaysay
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 6 ай бұрын
Hadii lawada yeelan waayo dalkan jirimaayo
@amnoali8348
@amnoali8348 6 ай бұрын
This is a team Farmaajo🤧😷😷stop fake news and drama 😂😂😂😂
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 6 ай бұрын
Reer ba oow yaa ku leh 👺👺
@zabrinmohamed4056
@zabrinmohamed4056 6 ай бұрын
walhi reer lascanood cadalad daro ayey la tageen dalkii meel daga qabiil ha idiin manulo noqon mayso muuse dadka ilahay ka ka qabto 😢 gacntaydi an ku dortay ka qoomameya😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 ай бұрын
Illahey baad been u sheetey dhulbahante aad baa Somalilanad loogu kibriyey oo laas canood baa loo dhisey Kolkaa baa iyagui madax isu soo duubteen is dileen
@halimamumin3643
@halimamumin3643 6 ай бұрын
Cadaalada aad la'adahay waa kee? Cadowga gudaha oo laga dhex hadleyoow, waa la idin la socdaa. Somaliland will shine and will move forward. Kii kanaxeyoow nafta waa.
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 6 ай бұрын
Wakilo jahila aya umadii helay astur yaa satir qarba shaydanka ka wakila
@monaadam7578
@monaadam7578 6 ай бұрын
Niyoow kan talow yaa soo diray mr ooyaaye waa qalad somaliland loo soo diray 😂😂😂😂😂😂😂
@Sirad47
@Sirad47 6 ай бұрын
Fitness Kelso buuŕ Ilaahay ummadda hakaa qabto abiiboow.
"Aabahay wuxuu Yemen tagay 100 sano ka hor"  Siciid Ismcaiil Inijineer
30:50
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 134 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 55 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 193 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 134 МЛН