Madaxweynaha SSC Khaatumo Firdhiye Oo Arimo Badan Oo Xasaasi ah Kahadlay Khudbadii Jimcaha Maanta

  Рет қаралды 12,321

DarwiishTV CODKA SSC KHAATUMO

DarwiishTV CODKA SSC KHAATUMO

28 күн бұрын

Пікірлер: 65
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 26 күн бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏💯 VIVA SSC Khatumo waa lamtabtan❤ Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah🙏👍❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shukrijama5399
@shukrijama5399 26 күн бұрын
Mansha Allah guul khatumo guul insha Allah ❤🎉🎉❤💪💪🐎🐎💙💙🦁🦁💪💪💪💪💪❤❤💔❤💪💖💯
@Ahmed.buuhoodle
@Ahmed.buuhoodle 26 күн бұрын
Maasha Allah Mudane Madaxweyne Guuleyso.
@abobasement346
@abobasement346 26 күн бұрын
waa run waa hadal wanagsan dhulbahantow cadow badan bad ledihin plz isku dubnadah dhulbahantow horgaladah idin ku waregsan kah hor imadah isku tashadah yan masirkinah lagah mamulin mel kah leh beryahan waxaa so batay kuwoh horay u jiray o rabah inay mamulan masirkinah isku dubnih bah lagu hormarah 30 sanoh bah masirkinah lagah mamulayay labadah dhinacbah waxad ogtihin in aad kah hadhen Asagin wixii horumarah waxaa lo lexin jiray labadah ma mul e aad tihin dariskah I yadoh lagah faidaystay dhankinah dhulbahantow iskah safeyah horgaladah idin ku dhax jirah kanah xun horumarkinah kuwah kah bilabah waxan idin rajeyay Gull in shah Allah
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 26 күн бұрын
M.A.GUUL SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 26 күн бұрын
Masha Allah mudane madaxweyne kugu maalnay 🦁🦁
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 26 күн бұрын
Maash allaah waa khudbad dhaxal gal ah.. Hogaamiye na hogaami. Alle ha Ku xafido. Si wacan baad wax u wadaa alle ha garab Galo.ssc khaatumo guul guul
@sahromahamud
@sahromahamud 25 күн бұрын
Guleysta Cadowgiina Allaha Idinka Qabto 🇸🇴🙏
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 26 күн бұрын
Maanshaa allaah MW maammulka ssc khaatuummo state of soommaaliya noolow guulayso cadawggaagu na ha jabbo. Aammiin
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 24 күн бұрын
Masha Allaah guul iyo gobanimo
@user-oj6kr2rn9m
@user-oj6kr2rn9m 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤ Mashaalah GUUL SSC
@mahamoodyasiin342
@mahamoodyasiin342 25 күн бұрын
Masha allah
@amalhassan7383
@amalhassan7383 26 күн бұрын
Masha Allah guul Ssckh Alhamduilallah ❤❤❤❤❤
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j 26 күн бұрын
Xasan sheekh buu ka soo bartay in masajidka looga hadlo siyaasadda
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 26 күн бұрын
Guul guul SSC. Masha Allag
@CabdihaybeCayd
@CabdihaybeCayd 26 күн бұрын
Maa sha allaah ssckh guul
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤maansha allaah guul❤❤❤❤
@abdihashi6569
@abdihashi6569 26 күн бұрын
What a leader may Allah guide you jamaahiirta as well
@mahamedkhadar4718
@mahamedkhadar4718 26 күн бұрын
❤masha allah gul inshallah ssc kh of somalia
@user-ex3yh4no1m
@user-ex3yh4no1m 26 күн бұрын
SSC khaatumo stet midnimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 26 күн бұрын
Mansha Allah ❤
@awiladen7814
@awiladen7814 26 күн бұрын
Insha Allah Guul 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farxaanmaxamed6439
@farxaanmaxamed6439 26 күн бұрын
Ssc guulguul
@CabdihaybeCayd
@CabdihaybeCayd 26 күн бұрын
Masha allaah hogaamiye
@abdirizakfarah3126
@abdirizakfarah3126 26 күн бұрын
Codka clear maaha
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 26 күн бұрын
Masaajidku waa xagee ma jabuuti baa mise waa Somali
@mubarakgeelle2978
@mubarakgeelle2978 26 күн бұрын
Waa Laascanood Somalia
@saramohamud314
@saramohamud314 26 күн бұрын
Hogaamiyaha la taliya massaajidku xurmo ayuu leeyahay …….sidii Xasan shiikh yaanu noqon waxa loogu tala galay dikriga Ilaahey keliyaa oo loo sameeyey shacabkiisa meel uu kala hadlo ha sameysto oo weji ka weji ah إنالله وأنا آليه لراجعون🙏🙏🙏🙏🙏
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 26 күн бұрын
Bax diinta wax kabaro rasuul keena ayaa ummada uga dhex talin jirey masaajidka
@sayidiiful
@sayidiiful 26 күн бұрын
Masjidka wuxuu ahaa halka Nebigeenii NNKH umada ka hogaaminjirey. Khilaafadii ka danbaysayna sidoo kale. Masjidka waa halka umada muslimiinta laga hago.
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 26 күн бұрын
Hogaamiye umadeed masaajidka wuu ka hadli karaa isagoo bulshada u sheegaya wanaaga xumaantana reebaya hassan sheikh iyo fidhiye maaha laba nin oo la is dhinac dhigi karo waayo hassan sheikh waa Hogaamiyihii lagu eedaynay inuu hantidii qaranka jeebka ku shubtay hadana masaajidka ka lahaa iska daaya tuugada firdhiye qof shilin uu xaday ku eedaynaya ma jiro ee ha u gefin madaxweynaha noo danqanaya alle hanoo xafidee viva ssc khaatumo !
@IsmailMohammed-i2i
@IsmailMohammed-i2i 26 күн бұрын
Kitabka alleh Iyo Sunadisa Isku Xukuma Marka ka So Dhax Hadla Masajidka lkn Ragan Calmaniyiinta Masajidaha Faraha Ha Ka Qaadan Ilaa Shareecada Islamka Ka Qaadanayaan Dadka Isku Qadiyad Mahan​@@nasreenwhatdowedohavali1425
@TripleA0825
@TripleA0825 25 күн бұрын
Ninkani Xasan sheekh ayuu tafta ugu jiraa ruwayadihii sii ayuu la yimid 33 sano kulahaa waa markii ugu horaysay ee imtixaan la qaado kk 2012-2013-2014 anaaba xasuusta oo Khaatumo ay Buuhoodle iyo Taleex ku qaadaysay taasina wax wayn maahan ee Djibouti 🇩🇯 wixii looga soo dhiibay iyo ruwaayadda geelle iyo xasan ay wataan yuusan ku sirmin uun
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 26 күн бұрын
❤❤❤❤
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 26 күн бұрын
Ceerigaabo Inta Aan Degno .Degdeg Ha Loo Tago..Waayo Way Buuq Badatay..Bal Aan Aragno Cida Dagaalka Ka Hurisa...Deg-Deg Ha Loo Tago...
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 26 күн бұрын
MANSHALLAH soomaali baa ninkan u baahan
@CabdihaybeCayd
@CabdihaybeCayd 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 26 күн бұрын
As Hogamiye firdhiye wanu ku fahaney muxadardada ee ma jirta in dadweynuhu syalo ka weydiyo safaradaddii xamar & jabuti wixi aad jala soo kulantey mase jirta wax heshis ah oo ka suragaley ama aad isku afgaraten arimaha ay kugu soo casumen jabuti mase jirta in lagala hadley maxabiista siideynteda sidoo kale maxad kala soo kulantey aqoonsiga ssckhatumo state ee dowladda federalka sida mwhsm & Rwasaraha oo balan ah in state of ssc khatumo aqoonsi helayo???
@wolloseniors3973
@wolloseniors3973 26 күн бұрын
Kkkkk...yaa xuduuda ssc sheegi kara
@jakey2424
@jakey2424 26 күн бұрын
Xuduudda Khaatumo waa inta Dhulbahante dego. Period
@groep8lolgroep824
@groep8lolgroep824 26 күн бұрын
Asc mudane waan ku salaamay waxaan ahay gabadh dhulbahante ah oo ina nabadoona i a uurciid mudane waxaan aad uga xumaaday dadkii cadawgeena ahaa ee shalay hubka inoogu soo dhiibayey inaad aado waxay ahayd iyaga ayaa dabi inaga galay haday run ka tahay in ay inoo yimaadaan oo raaligalinta laascaanood keenaan waayo waa meeshii hubkooda lagu garaacayey markaa arintaas aad baan uga xumaanay waxaan joogaa Holland maalin walaba waxaanu hortaagnayen HAAG si aanu dacwada u gudbino adigun dadkaas ayaad gurigooda ku booqatay waayo shacabka u dhagyasan wayday aad iyo aad ayaan uga xumahay😡
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 26 күн бұрын
MWNE MA HILMIIMI DOONO DHIBAATADII LAYNOO GESTAY
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j 26 күн бұрын
Doqonkaan dhulbahante ma matali karo waa daciif xasan sheekh muu dhaho dowlad goboleed khatumo 5 jeer buu u tagay
@jamayasin2155
@jamayasin2155 23 күн бұрын
Firdhiye isaga ayaa iska hadlaya, fule xantii ma mooga ayaan u fahmay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 26 күн бұрын
codku fasiix malaha
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 26 күн бұрын
Maxaa guul ah Somalilnd baad tidhaaden wax la qaybsan mayno koonfur baa noo maglo madax ah kkk oo aydaan isku af isku dhaqan aheyn
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 26 күн бұрын
INKASTOO AYNU KA ADKAANEY FULAYADII SNM EE QAWAARIJTA NACALADI HAKU DHACDEE😂😂😂CIIL BAA IGA QABTEY QAQTIGII AY DUQAYNAYEEN DADKEENA CITY L.A.AMA LASANOD.FROM WESTERN 🇪🇺🇩🇰🐯🇲🇵🐯
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 25 күн бұрын
Ciidankii waa bilaa dirays iyo bilaa mushaahar wadooyinkii laamiyada ahaa ee maamulka khaatumana ma dhisna
@TripleA0825
@TripleA0825 25 күн бұрын
Ninkani 8 bilood buu khudbad isku mid ah ku celcelinyaa aderoow talada dalka hala habaabin kolay waa adiga Djibouti 🇩🇯 iyo Xamar ka dhamaan la’ 33 sano markii ugu hiraysya maahan ee dadka marin habaabinta ka daa!! Waxbarashada waligeed ba Imtixaanka Federelka waa la qaadi jiray 2012/2013/2014. Firdhiye nin ay kooxo abaabulani ay remoute ka u hayaan ayuu u muuqdaa.
@HooyoFaadumo-fz6uy
@HooyoFaadumo-fz6uy 26 күн бұрын
Hhhhh waxan maqli jiray doofaar abidkii ma daahiro dhulmahante isaaq kama maarmo balkan ee warka soo gudbinaya talesom iyo dahabshiil logo shirkadaha isaaq ayuu Sita isaaq nacaybna waa haya
@joeokieh43
@joeokieh43 26 күн бұрын
tu es devenu Hassan cheikh 2 , please soit respectable
@user-fd6pn9jg4y
@user-fd6pn9jg4y 26 күн бұрын
Beenaale.tuuga.lacag.buusooqaatay.
@jakey2424
@jakey2424 26 күн бұрын
Adiga maxaa kaa galay wuxuu soo qaatay? Wuxuu ka hadlayaa degaankiisa wuxuuna la hadlayaa dadkiisa.
@TripleA0825
@TripleA0825 25 күн бұрын
Muse biixi ayaa benale ah badiiniina gaty ee ka hadal laxery
@art_lto2450
@art_lto2450 25 күн бұрын
​@@TripleA0825 bada somaliland leh zxb Ethiopia 🇪🇹 ♥️ welcome leyahy from zaylac 🇩🇯😄
@TripleA0825
@TripleA0825 25 күн бұрын
@@art_lto2450 Orom baadtahy ee Zaykac ha sheegan adiga iyo Hoiyadaaba ma leh
@user-le6ty5hz5d
@user-le6ty5hz5d 26 күн бұрын
War dadku meesha way ku bakhtiyeene lacagtii aad Soo qaadatay wax ma ka siisay
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 26 күн бұрын
Haddaad farxadda laascaanood taalla ogaan lahaydeen luqaddaas waad bedel lahayd
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j 26 күн бұрын
Ma tashan kartaan puntland iyo Somaliland la aantood midkood cuqddad ka buuxda dib danbe loogu gur mm anmaxo
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j 26 күн бұрын
Loo gurmanmaayo
@jakey2424
@jakey2424 26 күн бұрын
Dhulbahante uma baahna gurmad maanta. Waa reerka Somali ugu hubka iyo tiknikada badan.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
garaad cabdikariin oo kahadlay arimo xasaasi ah
14:24
DarwiishTV CODKA SSC KHAATUMO
Рет қаралды 2,3 М.
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 18 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Miskiiin Wa Ooysay Daacad Ujecled Lakin Daawo sidu ugalay S4P7
22:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 108 М.
QABTII 1991 iyo Dagaalkii #AL-ITIXAAD - Dr Dhegoweyne.
22:08
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 3,8 М.
nimcaan Hilaac Oo Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Boocame ee Gobolka Sool  SSC khaatumo
8:08
Af Lagadadi Iyo Caaydi Boqor Burmadow Garaadka Kaa Shegay
13:43
Hassan Abdi Aynanshe
Рет қаралды 125
Когда ты младший в семье
1:00
Ерболат Жанабылов
Рет қаралды 4,1 МЛН
头还可以刷卡买东西的吗?#海贼王#路飞
0:26
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 24 МЛН
Стюардесса спасла пассажирку😳
1:00
Kinooff
Рет қаралды 1,7 МЛН
Папа гений
0:23
Вельзевул
Рет қаралды 3,5 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
0:34
Micky Makeover
Рет қаралды 12 МЛН