Madaxweyne Mustafa Cagjar oo Khudbad Siro badan Xambaarsan ka Jeediyay Shirkii Magaalada Jabuuti.

  Рет қаралды 37,867

SSTV

2 жыл бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722201838
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: kzfaq.infofeatured
Facebook: SSTV2/?modal=admin_todo_tour
Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Пікірлер: 180
@bashirfahiye
@bashirfahiye 2 жыл бұрын
Excellent Mr Madaxwryne Cagjar marlabaad Waa in la doortaa reer Kig-jigaay. Waa nin aqoonyahan Sare ah, Daacad ah
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Shacabka reer SOMALILAND iyo DDS SOMALIDA waa markii ugu horaysay ey is dhex galaan oy helaan xad isku furan oo an dhib lahayn ugu yaraan 4 jeer ayuu #MDW_MUSTAFE_HARGEISA yimi Markaa wxan qirayaa inuu so kordhiyey isbedel muuqda
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 2 жыл бұрын
Madaxweyne mustafe in lala shaqeeyo ayuu u baahanyahy ,waa nin aad u fahamsan halka uu joogo iyo halka uu u socdo mustaqbalka ,waxa dadka somalida ah meelkasta oo ay joogaan dilay in ayna aqoon ninkooda wax taraya ee dantooda wada.
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 2 жыл бұрын
Aqoontii,aftahanimadii iyo hogaamintii oo qof ah 🎙✍️😊
@mayo3607
@mayo3607 2 жыл бұрын
Si aqoonyahan inaad tahay laguu ogaado waa inaad kalamado Ingriis ah ku darto. “ turbulence, cohesive , Somali prospective, power anchor, bay far, it’s not true…” waa in ka mid hadalada Mustafe Waxaa jirta 8 bilood oo waagii 1977 kii wadanka la qabtay oo S/Galbeed xor ahayd waxaa la dhihi karaa xiligaas ayuu wadanku ugu fiicnaa sababtoo xor bay ahaayeen
@dahirnlr3430
@dahirnlr3430 2 жыл бұрын
I think you"re not smart boy.waayo english shacabkagu ma yaqaan maxaa kuu diiday inaad bilow ilaa dhamad afsomali wax ku sharaxdo why mise ciyaal macno maleh baad ahayd yarantadii
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
Ninkan goormu isbedeley marku xilka qabtay 100% Somali bu ku hadlayey, or is it a case of power corrupts and other illnesses it carries
@omaromaromar1018
@omaromaromar1018 2 жыл бұрын
Waa dood cilmiyeed udhaxeysa aqoonyahano ee maaha qudbad shacabka loogu talagaley
@Libaan99
@Libaan99 2 жыл бұрын
Waan kugu raaci lahaa lakiin adiga qudhaada ayaa adeeg sanaya kelmado English ah oo weliba aad uga fudud in la somaliyeeyo marka la dhinac dhigo kuwa uu Mustafe adeegsanayo.
@acacius9903
@acacius9903 2 жыл бұрын
Look how he is trash talking the Tigray while insinuating that the Amhars are better for the Somalis. This dude knows well how to be an underdog for Amhar people. What a sad man. He doesn't know how to stand up for his people and not be underdog of no one. Ceebay tacaal.
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Acacius marka hore soomaali ma tihid marka labaad adigaa u muuqda inaad underdog dad u tahay. Shame on you
@user-lh6fm7ot7w
@user-lh6fm7ot7w 2 жыл бұрын
Warqadan uu ku fooraraa inay English ku qorantayna waa macquul.
@cabdicabdilaahi2042
@cabdicabdilaahi2042 2 жыл бұрын
Madax waynuhu hadalkiisa iyo ficilka waa is leeyihiin Alllh haku guuleeyo inta uhadhsannee
@abdirashidhaji3405
@abdirashidhaji3405 2 жыл бұрын
Ninkan markaan arko waxaan soo xusuustaa maahmaah somaliyeed"rag waxaa ugu daran calooshii la ciyaar iyo ciil kama kace"
@Somaaliman
@Somaaliman 2 жыл бұрын
Ina Ilay supporter. Can you please compare this kind of caliber to Ina Ilay mooryanimo?
@westsideog405
@westsideog405 2 жыл бұрын
Sorry but iley and company cant read or Wright in english
@Somaaliman
@Somaaliman 2 жыл бұрын
@@westsideog405 They can't read and write neither Somali nor Amharic. They literally bunch of ignorant. Their supporters are even worse.
@proton3362
@proton3362 10 ай бұрын
Ninkan wa aqoonti socoto
@abdikhaliqmatan8382
@abdikhaliqmatan8382 2 жыл бұрын
Maasha allaah Dal Somaliyed buu noqday hada markii hore meel bahalo joogaan baay ahayd
@dahirmuhumed806
@dahirmuhumed806 2 жыл бұрын
Good point you must be most smart Somali guy.keep going Mustafa.
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 2 жыл бұрын
Ma nin gumaysiga inuu ku sii jiro oohol waliba dhiiga umada caruurtoodii intii qori u dhiibay ku yidhi gumaystaha u dagaalama oo u daadiya dhiigiina ayaa smart man kula ah .cagdheereey caqli meesha Kuma haysiin.
@muratyilmaz654
@muratyilmaz654 2 жыл бұрын
@@abdihakimahmedjamanuur8999 you are the actual cagdheer wlahi but u know not
@muratyilmaz654
@muratyilmaz654 2 жыл бұрын
@@abdihakimahmedjamanuur8999 with your stupid staff do u think of any chance of fighting Ethiopia will get u anywhere accept destruction and killings right now
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 2 жыл бұрын
@@muratyilmaz654 Naw cagdheereey ma sidaas baad u fakaraysa . Maba jirto maalin ay ka liidato maanta .waxaa cajiib ah in maanta cagdheer dhiig u daadiso gumaystihii aan waxba u ogalayn . Cagdheer caqli waligood may yeelan .
@sali6052
@sali6052 2 жыл бұрын
Masha alllh madaxwayne Salaan sharaf leh
@nuredin537
@nuredin537 2 жыл бұрын
Mustefe is the first & may be the last stooge of Amhara chauvinist in the history of the brave Somali people!
@sali6052
@sali6052 2 жыл бұрын
Taageero wan kuu haya Taba coladeede Inaguna ku taageray Dawlada taladey gadheene Tartankad ka qabtahayna Waa tala wanaagaaye Tolbad tahay nin somaliyo Taliyey guushiiye Tasanan kugu raacsanahay Talana waa saase
@tince9915
@tince9915 2 жыл бұрын
Speak somali , this is somali heritage
@abdikafijama9428
@abdikafijama9428 2 жыл бұрын
SSTV IYO DALJIRE TV waxaan jeclaan lahaa inaad fasirtaan khudbada mustafe iyo in waxa uu sheegayo xaqiiqo yahay. Ma rabno in sida abiy ahmed hadal qurux badan nagu dul akhriyo somalina god ku tuuro.
@ayaanibrahim3491
@ayaanibrahim3491 2 жыл бұрын
Maansha Allah waaba aftahan Ogaadeeniya nin baa u soo baxay Mustafe guuleyso codkarnimadiisaba cajiib
@xasancabdi4843
@xasancabdi4843 2 жыл бұрын
Madaxwyne ka hadal danta soomaliyeed ze agadaa abii axmedka aad xabaar santhy mustafe cagjar insha allah
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 2 жыл бұрын
Allaa mahadi u Sugnaata Nasiiyay Nabada waana Beer kabaxday dhiigga Geesiga ee ogow waligaa
@mohammedroble9437
@mohammedroble9437 2 жыл бұрын
Waa daciif meelhoose ka hadalay oo baaqayaa
@ayanlehabdallah4874
@ayanlehabdallah4874 2 жыл бұрын
Mustafa Cagjar wa good
@roodanuur2196
@roodanuur2196 2 жыл бұрын
Well done president. you have wisdom and you are wise man..
@mahamedagah6897
@mahamedagah6897 2 жыл бұрын
The legend of OG❤
@adanfarah2080
@adanfarah2080 2 жыл бұрын
You just debased him
@wadani2724
@wadani2724 2 жыл бұрын
Maanta Geeska Africa halyeeyo baa u soo baxay , Madaxweyne Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Mustafa.
@abdullahimahad1224
@abdullahimahad1224 2 жыл бұрын
Sababtoo ah waa reerkiinaa😂😂😂😂😂
@wadani2724
@wadani2724 2 жыл бұрын
@@abdullahimahad1224 Aabahaa hadii uu howl wanaagsan Qaranka u qabto ummadana horumar gaarsiiyo , waxaad xaq u leedahay inaad taageertid sida muwaadiniinta kale, ma aha inaad ka xishoodid ood xaqirtid xuquuqdaada , yacni yaan lagu dhihin hebel Aabihii buu taageersantahay. Haa isku Reer baannu nahay Alxamdulillah.
@circles3381
@circles3381 2 жыл бұрын
@@wadani2724 Dhag ha udhigin dadkaan wada cuqdadaysan walal. Waa dadka uu maxadweynuhu ka sheekeynaayo. In ay soomali fashiliyaan oo carab ay futada u daqaan un bay yaqaanan. Uff
@wadani2724
@wadani2724 2 жыл бұрын
@@circles3381 Walaal dadka waa loo caqli celiyaa, sida loo d'a weynyahay looma wada caqli dhama ama looma wada Caafimaad qabo. Nimankan Geeleenu isma daaqaan walaahi, hadana wanaaga iyo damiirka ku jira ayaa ah kuwa ka duwan kuwii ka horeeyay ee dibandaabyada u geystay Soomaalida. Xasan Sheekh iyadoo Jeel Ogaden qeeylada iyo oohinta dumarka iyo raga Soomaaliyeed ee kummanaanka ah waxna aan galabsan lagu ciqaabaayo ayuu dhaanto la dheelay Gabre iyo Cabdi Iley , kaaga darane Aflagaadeeyay jabhadii xaq u dirirka aheyd.
@jowharsh-ibrahimcadde2763
@jowharsh-ibrahimcadde2763 2 жыл бұрын
Dadka madaxwaynaha hor fadhiya ee uu la hadlaya waa dad aqoonyahano ah oo ka Kala yimid qaaradaha aduunka oo dhan oo qaarkood af somaligu ku adagyaha, markas sI dadka madasha oo dhan u fahmaan ujeedka khudbadiisa waa in uu isku dhex wado af soomali iyo af ingriisi, qaabkan waxaa la dhahaa ( matching the speech as appropriate) si kuwa af somaliga ku adagyahay ee aduunka Ka kala yimid iyaguna u fahmaan nuxurka khudbada madaxwaynaha..
@rumancadaani4442
@rumancadaani4442 2 жыл бұрын
Waa madaxwayne aqoonyahaana
@goohiyaahmed5225
@goohiyaahmed5225 2 жыл бұрын
War ileen madaxwaynuho ma dad Somali ah buu la hadalayaa mise ajaanib
@muzcapapdifatah7762
@muzcapapdifatah7762 2 жыл бұрын
Waanku raacsanahy madax waynaha somaliyed ee mustafe cumar
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 2 жыл бұрын
Soomaali ayaa la,la hadlayaa ingiriis ayaa hadalka lagu dar darayaa, soomaalida Meel walba ay joogaan luuqadoodii waa lagu daray.
@ashaadenosman2645
@ashaadenosman2645 2 жыл бұрын
Sax runsheeg viva Aqoon Aqoonyahan mustafe
@husseinhandule9280
@husseinhandule9280 2 жыл бұрын
Runtii xaqiiqooyin la taaban karo ayuu ka hadly madax waynuhu hore usoco ayaan leenay
@saeedisa9798
@saeedisa9798 2 жыл бұрын
Aaway somalidii lugu xasuuqay Garba ciise
@hasanmohamed6976
@hasanmohamed6976 2 жыл бұрын
aqoontii oo hadlaysa, guulayso madaxweyne.
@bustaale6554
@bustaale6554 2 жыл бұрын
Waa yaabe ninkan ma English class ayuu imtixaan kii usoo dhawyay oo practice samaynayaa
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 2 жыл бұрын
Madaxweynuhu si fiican ayuu u sharaxay..doodiisa....
@ayaanbarkhale41
@ayaanbarkhale41 2 жыл бұрын
Isagu umad ayuu matalaa muxuu aaminsanahay ma federalism mise ethiopia oo mid ah mowqafkiisa muu cadeeyo
@ibnrushdaverroes7633
@ibnrushdaverroes7633 2 жыл бұрын
Cabdi iley n0: 2
@tince9915
@tince9915 2 жыл бұрын
What the war in siti region for 4 years , more than 100000 people displaced by afar army
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 2 жыл бұрын
Ina cagjarow somali danteeda meesha uma joogtide runta sheeg anagaa ku naqaanno oo kula joogna Ethiopia
@fikirchannell4442
@fikirchannell4442 2 жыл бұрын
Mudane mw Mustafe cagjar waxaan kahayaa in guryo badan ladhiso waxaa kafiican Hal naf ah oo labadbaadiyo dhab ahaantii waxaa kudhintay itoobiya taariikhdadkii ugu badnaa inta aby joogay
@cumarmaxamed8443
@cumarmaxamed8443 2 жыл бұрын
Madax waynaa maxaakasiya umad soomaaliyeed buu Wax usheegayaa luuqad kalana wuukudhex daray
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 2 жыл бұрын
Well said madaxweyne... you are the future leader of Ethiopia.
@maxamuudkibaar7907
@maxamuudkibaar7907 2 жыл бұрын
How is the somaaliland
@ahmedkahin4838
@ahmedkahin4838 2 жыл бұрын
haday xoriyad qoow jiro maxaad dumarka birmagaydada ah ugu xasuuqay gobolka nogob gaan ahaan dagmada dhuxun 5 dhaawac daran iyo mid dhimatay waxaa ka horaysay dhanaan o 9 gaal qof lagu dulay tuug beenaale ah qalbi axmaar jaajuus axamaar
@mulkmahd6487
@mulkmahd6487 2 жыл бұрын
ilahay oo gobolkayaga noo xasili Naga ilaali cadawga
@cabdifataxmaxamedbadal5816
@cabdifataxmaxamedbadal5816 2 жыл бұрын
Comments
@shugridherekamaal5080
@shugridherekamaal5080 2 жыл бұрын
Mustafa.makahore.kuhadal.afsoomaali.benna.hashegin.bilaacaleg.kursiga.xadhile.taariikhdiisa.waxaad.qorato.aayaa.lagu.eegi.doonaa.xume.ama.wanaaji
@awosh3541
@awosh3541 2 жыл бұрын
Asc madaxweynuhu sifiican buu u hadlayaa lakiin usheega dadkeenu waa somali ha ku hadlo afsomali waayo shicibku kumawada hadlan luuqada English ka.
@user-lh6fm7ot7w
@user-lh6fm7ot7w 2 жыл бұрын
Wan weyn cirka ma arko ilaa la gawraco.
@yucubmedia9030
@yucubmedia9030 2 жыл бұрын
Kadaab
@baskilyare
@baskilyare 2 жыл бұрын
Liyu police ka ba lalaya kamana falcelino taasi maxey aheyd ma doqonimo mise liyu police dhigoda qofna lama weydinayo
@misobifruit9329
@misobifruit9329 2 жыл бұрын
Liyuugu waagii hore, haddii jabhadaha mucaaradka ama shabaab soo xasuuqo, iyana dadka shacabka oo aagaas ka dhow ayey xasuuqi jireen sida itoobiyaantii somalia ku duushey oo kale; hadda se somali ayaa madax ah haddii askarta la gaado waxa ey raadinaayaan dambiilayaasha
@josephkoodo6241
@josephkoodo6241 2 жыл бұрын
Ninkan malaha farmajo ayey habar wadaag yihiin kkkkk
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Waa ina adeerkiis Daarood Ismaaciil👈👈👈
@rahmoismail8144
@rahmoismail8144 2 жыл бұрын
English markaad ku Hadleyso waa inaad dadka ay English ay wada yahiin laakiin dadka waa Soomaalia wana in aad ka Hadasho wax Quseeyo dadka Deegaanka iyo dalka waxaad ka sheekeeyneeyso waa wax aan macna ama dhadhan laheey
@amirabdullahi2880
@amirabdullahi2880 2 жыл бұрын
Marku af xabashi ku hadlaayo iyo marku af soomali ku hadlayo wa kaf iyo kala deeri.
@ibraahimabdixirsi7936
@ibraahimabdixirsi7936 2 жыл бұрын
Maxad uga jartay qaybtii somaland nurow qudbada dib walahi oo bilaahi kilip aad leedihin ufurimayo waraa qabyalad makugu dawankaro ee nabaxa
@dudechanal7768
@dudechanal7768 2 жыл бұрын
odaygu ma cadaan buu ukhudbadyn mise soomali
@isakjameco2369
@isakjameco2369 2 жыл бұрын
Somalid kii siyaasada galo maxow ugu hadalaa af Somali iyo English isku jira ma sharcibaa hada ninkaas intow hadlayay 100%40 aan ka fahmay waa yaaab ku siyaasada shiganayo waxey u bahanyihii dhaqan celin
@josephkoodo6241
@josephkoodo6241 2 жыл бұрын
Toga nabad maxaa loo xidhay??
@omarpilledahir6189
@omarpilledahir6189 2 жыл бұрын
AF QALAAD AQOONTTU MIYAA?
@kifaahbashir2963
@kifaahbashir2963 2 жыл бұрын
Isma oga ayan u maleenayaa
@saciidabdi8283
@saciidabdi8283 2 жыл бұрын
Midka ku ag fadhiye ba farmaajo mucarad san o ka mid ah ilmihii tigreega
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 2 жыл бұрын
Farmaajo muxuu yahay kkkk
@saciidabdi8283
@saciidabdi8283 2 жыл бұрын
@@ayanelmi7218 adow kuwasa
@abdullahimahad1224
@abdullahimahad1224 2 жыл бұрын
@@saciidabdi8283 ma adoomihii baa😂😂😂😂😂
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 2 жыл бұрын
@@saciidabdi8283 farmaajo waa inan la yaal kkkk
@royalcase1760
@royalcase1760 2 жыл бұрын
Madxaweyeeyinah DDS mudane mustafe muxumad cumar si baladhaan ayuu inoogu sharxayi dhibatii iyo dhiigii dadka ladaadin jirayi uu dhamaadayi waa geesi weeyaan
@barkhadxaaji506
@barkhadxaaji506 2 жыл бұрын
Adeer.kiihore saa unbuu uhadkayay
@kiinadan6786
@kiinadan6786 2 жыл бұрын
Bal Axmaarada inaga saadh TPLF inooma ah markaas ayaanu ku qiimeyne inta aad dadka waxaan jirrin u sheegayso cidina ku raacimeyso! Beentana iska daa Somali Axmaaro u hogaamin meysid!
@aragti6060
@aragti6060 2 жыл бұрын
Ninkan mustafe ma wuxu garan kari la'yay af somali ku hadal. Intaasa igaga filan inaanu qota dheereyn
@kisima5420
@kisima5420 2 жыл бұрын
erayada in usheego rabo afsomali kuma yaqaano marka maxaa xal ah
@aragti6060
@aragti6060 2 жыл бұрын
@@kisima5420 makaa dhabaa?
@kisima5420
@kisima5420 2 жыл бұрын
@@aragti6060 waa ku fahmay Way fiicnaan laheed in u af somali kusheego arey kasta waa nasiib daro ku dhacday luqada somaliga Dadka qurbaha wax kusoo bartay Laakiin hasugi waynin Kan kuwo kadaran ayaa naku foodleh oo ku dhashay qurbaha mana loo diidi karo in ay madax noqdaan Kuwo dhahaayo ayaan arkay abaha iyo abahey isku cabir miyaa wuxuu kawada ma isla egyihiin
@maxamedducaysane644
@maxamedducaysane644 2 жыл бұрын
madaxwaynuhu dadka somaalidu si ay ufahmaan somaali hakusharxo waayo somaali ayaa dhagaysan haysa
@mohamedsulub4665
@mohamedsulub4665 2 жыл бұрын
Ninkani waa libaax wixi jira ayu cadeynaya ninkan reer s.galbeed ha tagerano
@ahmedmahamed5829
@ahmedmahamed5829 2 жыл бұрын
maxaanay fahmay ma amaanta abii ahmed adigaa fahmaye ku meel mar
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 2 жыл бұрын
Libaax mw Mustafe
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 2 жыл бұрын
Mw ugu caqliga badnaa’’’intii inasoomartay ama ninkii ugudaacad sanaa’’’soomali sanaa’’’mw Mustafe kahor ma’arag kuwakale waxay kuqarwaan’ogaadeeniya aan jirin’
@xuseencaarif5396
@xuseencaarif5396 2 жыл бұрын
A bit axmad xoriyad ka horaysa miyaynu helnay inaga soomaalida ah waad ogaydeen dhibti ay nagu hayeen tplf
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 2 жыл бұрын
Governor Mustafe, Maa loo sheego inuu hor fadhiyo Soommalj ee Amxaaro iyo Abi fadhin meesha. War ku hadal luqadaada xiiranoow.
@sheikdeeq5915
@sheikdeeq5915 2 жыл бұрын
Waxuu cadeeyay inuu yahy groupka fahad yaasiin
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 2 жыл бұрын
Doorasho boob iyo been ah bay ahayd Mustafow runta sxb
@abdihassan4785
@abdihassan4785 2 жыл бұрын
Runtii waan qoslay,ma ingriis barad baa,away afsoomaligii.kkk
@idleabdullahiduro9411
@idleabdullahiduro9411 2 жыл бұрын
Tplf Somaalida farbaay ugu yeeri jireen Abiya Ahmed wuu ka dhex baxay
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
Idle wa in lo qira wanagas abi tigre way dulaysay somali o dhan
@baskilyare
@baskilyare 2 жыл бұрын
War kani wa turufatore xuun hoyadin wasahan dadkisa midnimo horta ubahan bodh isku qarinta wan neecbahay ninyahow somali ban Donaya midnimadeda balse meshan kasojedo qabil ban ukala qabinaya taas ban fahmi wayay hooyadis iyo dofarti dhashey ha usheego eey eey dhaley dheeh
@waliali7915
@waliali7915 2 жыл бұрын
We understand
@xudayfamahad552
@xudayfamahad552 2 жыл бұрын
Ninku dadka ma english buu barayaa muu somali quman ku hadlo
@ahmedelmi1237
@ahmedelmi1237 2 жыл бұрын
Ascmustsfe cagjar dal fiican guul uadd s
@yasinmohamed
@yasinmohamed 2 жыл бұрын
ninka. khayre iyo Barack Obama isagaa ka hadal badan.. he must be genius.
@yucubmedia9030
@yucubmedia9030 2 жыл бұрын
Mustafoow adiga iyo cabdi iley waxaad isutihiin nin iyo naag ookale
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 2 жыл бұрын
Mr Mustafe cagjar jahuur is talking about Djibouti and Somalia while Ethiopia is burning 🔥. You are the worst somali state president .
@abdihussein2743
@abdihussein2743 2 жыл бұрын
cakuye cagdheer ingiriisi bartay
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
Abdi cay badnida kkkk maxa ma baran karno miya somali dhib badana
@axhaabdem9820
@axhaabdem9820 2 жыл бұрын
Beenlow ogadani
@user-lh6fm7ot7w
@user-lh6fm7ot7w 2 жыл бұрын
Ninkan in aanu saqaafad soomaaliyeed xanbaarsanayn waxaad ka garanaysaa afsoomaaligiisa iyo ingiirisigiisu way is leegyiin. Erayo ingiirisi ah oo soomaali garoobay waa jiraan lkn mustafe kuwa aan soomalidu fahmayn ayuu isticmaalayaa. Waddanka soomaali galbeed wuu fogaaday gurmad buu u baahanyay hogaan haloo sameeyo wadanka kadib hala xoreeyo.
@larsmartin3314
@larsmartin3314 2 жыл бұрын
Af-soomaali waxan qabaa inu buuni ku yahay, laakiin madaxda soomaalida oo dhan baa sidaas wax yeesha markay madasha hadalka yimaaddaan! Arrintan waxa sababay baadhitaan bay u baahan tahay.
@jamaisse9852
@jamaisse9852 2 жыл бұрын
asc ina cagjar afkii abey ahmad buu ku hadlay hal libaax arkeysaa ma godlato maalin walba wajaale ber beruu tagaa muu u dhaho erey horu markay sameeyeen iyo doorashooyinka ku dhacay dimuquraadiga oo uu yidhaahdo somaliya iyo waxa ka dhexeeyaa iyagay jirtaa laakiin somaliland wanaag bay samaysay waana ku amaanayaa intaas ma odhan karo sababtoo ah abii ahmad ma ogola asna ma odhan karo. waxaan kaloo aamin sanahy in jabuuti tahay caddowga koowaad ee soomaaliya wixii la odhan jirey oo dhan..
@dekj2572
@dekj2572 2 жыл бұрын
Waa sax inuu ku hadlo wada shaqayn ayaa k dhaxaysa kii diinta la dagaalamayey Tigrey buu ahaa adiga meel kale leed jaceshahy ninba tiisaa la quman nabad inloo noolado waa lagama maaemaan biil maa kaa go ay adeer
@jamaisse9852
@jamaisse9852 2 жыл бұрын
@@dekj2572 r risiqayga ilaahay markaan 120 woray caano boodhood scb imaad fahmin. sorry dude.
@ismailrolling348
@ismailrolling348 2 жыл бұрын
Shimbir caqli caruur adiga yaa kudoortay amxaaro abi qoti oo raba boqortooyo iyo gumaysigii hore ayaa kukeenay kursiga xayawaan duli cuqdad qabiil tolkii ay hayso ayaad tahay
@ZEKO_B
@ZEKO_B 2 жыл бұрын
Asc ninkan aan waaga u baryin Maxaa yeelay weli ma aadan dareemin neecowda macaan ee deegaanka Somaalida dul heyhaabeyso isagoon gaarin awoodii uu isaga celin lahaa Gumeystaha goraddaka maamulaya uu weli gudaha iska maamulaya dadaalkeedana u ku jiro sidii uu ku gaari lahaa, adiguse yaad wax u qabatey yaadse horumar gaarsiisay haluguugu daydee.
@markshawn6967
@markshawn6967 2 жыл бұрын
Ahmaro! Get lost
@abdirashidhaji3405
@abdirashidhaji3405 2 жыл бұрын
Sheeko amxaaro iga dheh
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 2 жыл бұрын
You don't understanding shit because your illiterate jaahil baad tahay aadan fahmin waxa laga hadlayo. Waxa kaliya aad taqaan oo gumeysigu ku baray waa qabiil..that's only thing you know..
@abdirashidhaji3405
@abdirashidhaji3405 2 жыл бұрын
@@MohamedAli-nm8oe muxuu ka hadli maqaar saarka xun maantoo dhan abii iyo amxaar amaan ayuu ku jiraa siyaasiga ugu liito ee kililka somaray orod amxaarada daafi la cun dheh waxaa dhageystaa FILSAN nairobi eeg sida loogu soo dhaweeye
@circles3381
@circles3381 2 жыл бұрын
@@abdirashidhaji3405 Adigoo kale rajo lagaama qabo. Gumaysigu dadka qaar wuu jabiya oo kama so kabtaan. Indhihi, qalbigi Iyo miskaxdiiba waa lagaa yeeshay. Waligaaba sidi eyga umbaad iskaga ciyi. Wofwof Jaahil aan eray bixin karin baa tahay, ee ku celceli hadlki wasiirada un.
@abdirashidhaji3405
@abdirashidhaji3405 2 жыл бұрын
@@circles3381 haddii gumeysi lagahadlayo adeerkaa cagjarayaa doonayaa somaliyoo dhan inuu amxaar u gumeeyo xitaa onlf tirtiray madifaaci kartid somali oo dhan baa og daciifnimada meeshs la yimid
@engmohamedege2889
@engmohamedege2889 2 жыл бұрын
This guy ignoring somaliland inay tahay ta kaliyee doorasho golo degaan iyo baarlaman qabstay o xor iyo xalala Somali iyo dj jabuti iyo dawlad deganka kuwa kenya maxaa u qabsoomay nothing arimo bulsho nothing dorashoyin nothing .
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 2 жыл бұрын
Beenaale weeye
@westsideog405
@westsideog405 2 жыл бұрын
Hoyada silked aya beenale aah
@abdinasirhassan2887
@abdinasirhassan2887 2 жыл бұрын
Mustafe waxauu yidhi Leyu police ayaa xadka lagu laayaa kama fal celino waxaan umalay afkiisa iyo dhagahiisu isma maqlaan 1- Leyu police in lalaayo oo aan laga hadlin ma saxbaa? 2-hadii intii ciidankaagii lalaayo aadan ka falcelinaynin maxaad haweenka umulaha oogu amartay in dagmada DHUXUN lagu laayo oo aad waliba oogu diganaysay mise farmaajaad oogu xeerdhigatay askarta layntooda?
@circles3381
@circles3381 2 жыл бұрын
Xoolo aan wax fahmi karin ayaad tahay. Afkaada qarmoon ka illali Madaxweynaha magaciisa.
@baskilyare
@baskilyare 2 жыл бұрын
Wuxu doqon weye walahi side bu cidanka kumamuli hadi an waxba leys ka weydineynin wilasha dhimanayo
@dahirmuhumed806
@dahirmuhumed806 2 жыл бұрын
Mustafa wuxuu jooga meel jawasiis iyo aqligaab qabsadeen oon ruux aqli usaaxiiba kunoolaan karin waayo mafahmayan erayada umustafa kuhadlayo.
@larsmartin3314
@larsmartin3314 2 жыл бұрын
Kalsoonida nafeed ayaa ku yar oo mid kastaaba wuxu isleeyahay afaf kale ku hadal si special laguugu arko! Kuwii shirka bilaabay hadday af-soomaali ku ballaysimaan, iyana waa ku dayan lahaayeen.
@bulbulwaberi446
@bulbulwaberi446 2 жыл бұрын
Mustafa don't know what Mustafa talking about
@yucubmedia9030
@yucubmedia9030 2 жыл бұрын
Abbey anigu waxaan umaleyn inuu kiliib kaahayo
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 жыл бұрын
Iska noole
@bulbulwaberi446
@bulbulwaberi446 2 жыл бұрын
Milk is Milk but if you add water to it what it calls milkish
@yucubmedia9030
@yucubmedia9030 2 жыл бұрын
Kkkkkkk dee waaa jigjiga meshey xamaaradu ey waxkaheleyso
@ahmazinic6384
@ahmazinic6384 2 жыл бұрын
Wax dhintay oo aan Damiir lahaynbaa tahay intii aad adigu Deegaanka joogtaa dadkii laxasuuqay ee la barakiciyay Maxaad usheegi la‘dahay waa adigan kahadlayo intii Cabdi joogay Wixii uu sameeyay ama laayay
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
Nin xil qaaday eed qaad, marka qofku wa in u yaqaano fahmana masuuliyada saaran iyo waajibadka saaran ee bulshada uu xilkeeda hayo uga fadhido sidu rababa ha ku yimade, waana inu iska ilaaliyo hab dhaqanka tariikhiga weyn ee kursi jacaylka iyo in uu abuuro boqortoyo asagu iska leeyahay, xasuusto tariikhda dame iyo aayatinka uu uga tegayo dalka iyo umada uu hogaanka u hayo
@aliroblealiali4572
@aliroblealiali4572 2 жыл бұрын
Waxa laa yaabay madaxda somalida maa afsomaliga ku yar meel
@yucubmedia9030
@yucubmedia9030 2 жыл бұрын
Aabe abdi boqol Kun oo jeer kaafiicnaa
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН