Madaxweyne Mustafe iyo Kormeer Shaqo

  Рет қаралды 50,824

Universal TV

4 жыл бұрын

Soo saare Cabdisalaam Hereri

Пікірлер: 86
@Hiiray-24
@Hiiray-24 4 жыл бұрын
Mustafe cagjar noolow waa miskiin walahay waa qofka qudha ee aan dhihi karo somalida wuugu daacadsanyahay
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 4 жыл бұрын
Illahay hanookaa daayo madaxweyne Madaxweyne geesi ah oo Somalinimadu kuweyntahay waa intaa kaa arkay kaana bartay Ani reer Somali Galbeed ama Somali state ma ihi lkn waa dhulkaygii Somalia 🇸🇴 Somali baa leh gumaysi uunbaa inakala qaybiyey
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Masha allah Somali madax weyne Mustafe oo kle baa wax tari karo wlhi ninkaan aad baan ujecelhy isku qabiil ma nihin isku deegaan ne ma nihin somalinimo iyo islaamnimo iyo dhaqankiisa suuban baa ujecelhy
@aadansiciid322
@aadansiciid322 4 жыл бұрын
Asc cabdisalaan hereri aad baan kuu salamayaa zxp iyo weriye aan tageero nolow zxp🤝🤝🙏
@ibra_ace
@ibra_ace 4 жыл бұрын
aar please walalayaal videoyadan oo kale noo soo badiya walahay intaan daaawanayey niyadaan ka farax sanaa in madaxweyne dhan sidaa uu u furfurnaado una sheeko macaanyahay ma fileen . please adeer abdisalam hereri videoyada noo soo badi iyo waraysida noocaan oo kale ah
@user-pp3xq1bp3v
@user-pp3xq1bp3v 3 жыл бұрын
Mustafe hadalkiisa baa isoo jiitay runtii qof aad uqalbi fiican weeye ,,, ee munaafaqiin iyo reer miyi baa markasta wax kasheega aan waxba aqoon ama dano qabiil wata ,,,garoowe baan idinka soo salaamaya allaha dhowro ogaadeeniya
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 жыл бұрын
mashaa Allaahu Madaxweeyne Mustafa Cagjar waxaan ku taageera wax qabadkaaga iyo sida aad isugu soo ururisey oo aad isugu xirtey dadka ree Soomaali galbeed iyo Soomaalida kalaba guul iyo gobanimo ayaa kuu rajeenayaa
@barkhadcas8763
@barkhadcas8763 4 жыл бұрын
Cabdisalaan hereeri aadbaan ku salamayaa wariye heer caalami ah Masha allah inbadan noolaw
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Maasha allah wariye cabdisalam hereri iyo mudane madaxwayne mustafe cagjar waa laba shaqsi oo somalinimado ku wayn tahay noolaada
@zamzamfarah8327
@zamzamfarah8327 4 жыл бұрын
Masha allah madax weene wanagsan ayaa tahay gu layso insha allah ❤️
@zundusmaxamed7556
@zundusmaxamed7556 4 жыл бұрын
Masha allah Cabdi Fataax Sheikh Biixi baa halkaa ka muuqda. Allah hayni Xafido
@vr7643
@vr7643 4 жыл бұрын
somali odhan wariye ,Abwaan , Fanan, Madax iyo dhaman haldoorka somali odhan somaliland ba u horeysa mnsha allh ilbaxnimada iyo aqonta Alle ha idin siyadiyo
@nasirmo1169
@nasirmo1169 4 жыл бұрын
Daroodna waa madax Ileen adaa waxan bilaabaye
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 8 ай бұрын
@@nasirmo1169wixii oo dhan hadda madaxweyne birmade HSM la wareegay.
@musjeego6779
@musjeego6779 4 жыл бұрын
Masha Allah wllhi ninkan aadbuu u fiicanyay Allah hakugu Garabgalo saqada.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 жыл бұрын
masha Allah Mdx Mustafe Good Model Ayuu Natusay Wariye Hareri Fadlan Isku Day Inaad Gaari La korto mamulgoboleedyada Somalida Ina Sidaan Gaari Ula korto oo Aad Weydiiso Suaalahan oo kale modelkan mdx mustafe uu bilaabey Aad baan Ula Dhacay viva mdx Cagjar baan leeyahay guuleso mudane mdxweyne mustafe Somali State guuleso iyo dhamaan walaalahena Somali State Garab Istaaga Mdx Mustafe
@abdiwakiildek8915
@abdiwakiildek8915 4 жыл бұрын
Masha Allah madaxwayne wadankiisa u daacada iyo wariye aan taageero ayaa is helay
@hasanyogol4913
@hasanyogol4913 4 жыл бұрын
Mansha ALLAH mudane m.weyne
@jamaalismail1245
@jamaalismail1245 4 жыл бұрын
Masha allaaah madxwyne Mustafa waad ku mahadsynthy warysiga aad layeelaty wariyaha
@adenabdikarin4131
@adenabdikarin4131 4 жыл бұрын
madaxweynaha Ruuxigaa cagjar Guuleyso madaxweyne, wadanka waad dhistay runtii, ilaahay amni iyo caafimaad haku siiyo.
@mohamedshuriye6469
@mohamedshuriye6469 4 жыл бұрын
Mashallaah waa madaxweyne fiican oo dacada iyo alaakabsi ku jiiro
@calideeq12379
@calideeq12379 4 жыл бұрын
MashaAllah program aad u xiso leh Mr Herriri. ... Mdx Cagjar shaqo aan cadi aheyn iyo xil karnimo. MashaAllah
@cabdiqeyrgaabane7723
@cabdiqeyrgaabane7723 4 жыл бұрын
Mashllh waa madax weynahay nii war like isara
@sacdiyosiman1890
@sacdiyosiman1890 4 жыл бұрын
Guul madaxweyne 🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 3 жыл бұрын
Mansha allah alle haku barakeeyo mudane madaxwayne 😍
@xaashitv7119
@xaashitv7119 4 жыл бұрын
Masha allah madaxwayne allah ku sharfo
@moegreenback6854
@moegreenback6854 4 жыл бұрын
Wariyaha qudha ee soomaliyeed ee aan siyaasada qadhmuun ee soomalida oo qabiil ku dhisan mar walba horumarka shacabka soomaliyeed qurbo iyo gude buu soo gudbiyaa well done Hereri
@xamsecabdi3085
@xamsecabdi3085 3 жыл бұрын
Mansha ALLAH
@leylaabdulkadir3257
@leylaabdulkadir3257 4 жыл бұрын
Masha allah guul insha allah
@axadosaeed8465
@axadosaeed8465 4 жыл бұрын
Masha allah madaxweyne Mustafe guul
@abdullhijeekeyofficial2244
@abdullhijeekeyofficial2244 4 жыл бұрын
Walaaheeyga soomaaliyeed waxaan idiinka codsanagaa fadlan inaad Subscribe iisaartaan mhd snd
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 4 жыл бұрын
Waan kuu saaray wllo
@alieid8198
@alieid8198 4 жыл бұрын
Guul wcn madaxwyne Somalinimada jecel.
@leylaabdulkadir3257
@leylaabdulkadir3257 4 жыл бұрын
💗💗💗💗🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶
@sabaafyare3774
@sabaafyare3774 4 жыл бұрын
mansh alah
@caydarussuldaan5470
@caydarussuldaan5470 4 жыл бұрын
Madaxwayne mustafe muxumed cagjar waa madaxwayne mar la araga waxa uu mudan yahay in lagu mitido mudo xileedkisana looga faa.idaysto hurumar deeganka ah anigu dhalinyadara hargaysa ee aqoonyahanka ah waan ku jecelahay waxanad iitahay roadmodel suxufi sare hererina waad salamaya0
@calibayle5442
@calibayle5442 4 жыл бұрын
hero's are always humble
@hamsesuldaan1428
@hamsesuldaan1428 4 жыл бұрын
Walahi ereygaagaasi aad buu qalbigayga ugu qorma waa xaqiiq
@faysalxawte3617
@faysalxawte3617 4 жыл бұрын
Good luck
@isismadeinisrael.6929
@isismadeinisrael.6929 4 жыл бұрын
WAAW MUSTAFE HOGAAMIYE DHABB AH. NOLOW
@kaderdek2645
@kaderdek2645 3 жыл бұрын
Long live our hero Mustafe omar
@kinfegebra5554
@kinfegebra5554 4 жыл бұрын
Long live with Helth muste!🤎🤎🤎🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻⚖️⚖️⚖️
@khadarmaal4889
@khadarmaal4889 4 жыл бұрын
Musdafe nolwo mudane madaweyne waa nin muskiin ah
@osmanahmed4642
@osmanahmed4642 4 жыл бұрын
Cagjar mogdisho waalagaataageeraa 1arinta calanka waalaguXasuusraa iyo
@maxamedasad2848
@maxamedasad2848 4 жыл бұрын
Madax weene geesiya
@waxanimacagahaygiibaa2814
@waxanimacagahaygiibaa2814 4 жыл бұрын
Suunkiina aaway?
@cabdirooble9773
@cabdirooble9773 2 жыл бұрын
Madaxwayne aqli caafimad qaba leh
@AWDALGEMSTONES
@AWDALGEMSTONES 4 жыл бұрын
Gold Rush part 5 dabagalka macdanta Somalia dahabka iyo dhagaxda qaaliga ah baro barnaamijyo taxane ah 👉🇸🇴♥️💰💎🌷👍💐 kzfaq.info/get/bejne/rcVmlceS2L6ZZGw.html
@abdifataaxcabdi3825
@abdifataaxcabdi3825 4 жыл бұрын
Mudane mwne mustfe guulayso guulayso guulayso guulayso guulayso guulayso
@xasancaateeye4453
@xasancaateeye4453 4 жыл бұрын
Herari. Wariye tegay runtii
@asma4837
@asma4837 4 жыл бұрын
Universal tv iyo itoobiyo waa cadow umada somaliyed
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh dumarka somalidu wax aan jirin bay iskaga hadlaan
@curiyechanel9044
@curiyechanel9044 4 жыл бұрын
Watch "My Fountain of Life|Dawadii Mucjisada Noqotey| Part 1" on KZfaq kzfaq.info/get/bejne/iq-Fqpmpy7qWcoE.html
@guledtv1935
@guledtv1935 4 жыл бұрын
Asc magacaygu wa Abdullahi Maalim Abdirahman oo joga dalka Kenya oku dhashay deganka Somali state gar ahan gobolka nogob waxan ahay qof aad utagersay madaxwayne mustafe waxna leyahay madaxwayne qalbigayga mel wayn ayad ka dagan tahay aadna waxan ogufaraxsanahay matalada ad namatasho anagoo dhan inta waxan kuracin maxwayne dadkaga iyo dalkaga horomarkoda cirbad dulked haday kagasho xata inadan ka hadhin ila ad kaxaqijiso waxan Ku afmeri madaxWayne wadanka dintena qimahabadan kuso dabal wadanku marbu gacwnta kabaxaye
@axmedyaasiin8118
@axmedyaasiin8118 2 жыл бұрын
Ok
@allebeerkaallebeerka6907
@allebeerkaallebeerka6907 4 жыл бұрын
Unversal xasuuqa xiliga abdiilaak iska maadhaya unversal cunsuriya joogay HARGYSA ka aadkataaya iga walaaya
@sundusofficial2668
@sundusofficial2668 3 жыл бұрын
Adba umahad santahay madax Wayne mar hada dowladi war dheer sogar siisay sarayana waatagaysaah
@mustafeabdi8483
@mustafeabdi8483 3 жыл бұрын
Rijaal, Md.Mustafe wa laba xaniyood
@issakibrahim5298
@issakibrahim5298 4 жыл бұрын
Mudane madaxweyne waxa jirta deganka qarsa dula cadi aad u weyn oo ey tabanayan qabalki ka mid ah oo deganka aqlabiyadi leh oo ah qabilka Ajuran ee degankas ugu balaran waxan ka codsanaya in aad dulmiga mesha ka jira aad egto
@yahyewarro443
@yahyewarro443 4 жыл бұрын
Mustafe taagero ayaan u ahaya
@yuusufsancade1142
@yuusufsancade1142 4 жыл бұрын
Pro intuu madaxweyne kayahay
@alieid8198
@alieid8198 4 жыл бұрын
Somali galbeed sxb Dhulka Ethiopia inaga haysato casimaduna wa Jigjiga
@yuusufsancade1142
@yuusufsancade1142 4 жыл бұрын
@@alieid8198 haaa thnks pro in badan
@isismadeinisrael.6929
@isismadeinisrael.6929 4 жыл бұрын
MUSTAFE WAA HOGAAMIYE DHABB AH.NOOLOOW.
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 4 жыл бұрын
Qofku geesi markuuyahay comment positif ayuu wada noqon
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 4 жыл бұрын
Ina ilay xagee ku dambeeyey
@safiaomer4732
@safiaomer4732 4 жыл бұрын
Aaway kuwii iidoorku xagaad u ilawday bal halkaa dib u sax madaxwayne
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
Iidoorka magaaloyin wayn malaha wa dad so naq raacay oo daaqsin ku imaday
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 3 жыл бұрын
Madaxweynahan wuxu usan qabanin ayuu ku faanayaa. Degaan dhisan iyo dhul nabad ah ayuu la wareegay. Markasu wuxu ku dul mereysana gobalka wardheer iyo waxan la joogin. Beeenlow
@seidismail8938
@seidismail8938 3 жыл бұрын
Kkk dhulka nabada ma cabdi yaraa Ka tagay
@safimohammedali1310
@safimohammedali1310 4 жыл бұрын
Yuu madaxweeyne uu yahay ninkan waa yaabe??
@somaligalbettv9856
@somaligalbettv9856 4 жыл бұрын
Hoyada
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Jigjiiga wadanka somaliyeed ee ethopia haysato Waaynaa xorobayaan mardhow insha allaah
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 4 жыл бұрын
10 million oo soomaali ah
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 4 жыл бұрын
10 millions oo somaliyeed
@bradsimmons9439
@bradsimmons9439 4 жыл бұрын
No sit belt!
@cadaymusbaax8186
@cadaymusbaax8186 4 жыл бұрын
Waar wuxu caqli xumaa dameer dhargay shalay ayuu ooyayay
@khadarmaal4889
@khadarmaal4889 4 жыл бұрын
Musdafe nolwo mudane madaweyne waa nin muskiin ah
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 20 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН