No video

"Madaxweyne Muuse waa Madaxweynihii ugu lexjeclada badnaa Ciidamada Qaranka"Xildhibaan Cali Qaran

  Рет қаралды 11,139

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 53
@user-op2lk3vl2n
@user-op2lk3vl2n Ай бұрын
Weriyahan qofkasta oo uu waraysanayo waxa uu ku celceliyaa ciidankaa jabay anigu maan garan weriyaasha MM tv ma aha wadaniyiin
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 Ай бұрын
Wuu jabay mooyee hooyadii wasay sida xoolaha sawkii isadaba yaacay😂😂
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 Ай бұрын
Wariyahaan waxisu waa cadownino subxanallah muuse cudur muuse aya kudhacay luqman alleh ha ku caafiyo waa xaanuun aan dawolaheen allahuakbar
@museali8972
@museali8972 Ай бұрын
MUJAAHID MADAXWEYNE MUUSE BIIXI NOOLOOW
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Alle ha barakeeyo muuse biixi waa halyay qaran guuuuuulayso geesi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn Ай бұрын
MUJ. MUSE BIXI CABDI XILDIID WAA GEESI QARAN
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 Ай бұрын
Mashaallah illahay ha ku barakeeyo runtad ka hadashay waa malmalka maska lagu shiday
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 Ай бұрын
War ninkani maanu xishoonayn lexeje lada ma khasaaruhuu yaqaanaa wlaahi waa yaab
@yurub5288
@yurub5288 Ай бұрын
Ciidanka somalilaan ma jabin jajaba idinku guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 Ай бұрын
Wariyaashansida ugu quruxdabadnaday e hudanalys cadowga u shaqeynaya waa caajiib allhow wariyYasha imanka uso ceeli amin
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
Cadow aan Muuse ahayn ma Jiro Somaliland
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Maasha Alaah guuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuul ❤❤
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 Ай бұрын
300 ooo ciiiidanaaa xidhaan arin iyi Hadal midna Uma hayo iska hadle
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@abdifatahnor1338 1000 huwanaa xidhan iska hadle
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 Ай бұрын
MUUSE SHAANI DADBA WUXUU UGA CIIL BEELAY AAMUUS IYO QANJIIDHO QARSOON WAXAA U BAXAYSAA HEESTA HUWANTU HAYSKA CIYAAN TAREENKA I GEEYA.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
gaajo shaani ma taqaan hortay shaani waa sharaamacaan ciyaal kaygaaba jecel oo yurub ku dhashay oo degen masaajidka ayaa lagu ibiyaa wax ka jecel
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
Cadowga Somaliland waa Dameer cabdi Dameer qaranka barakaysan ha Laga qabto
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
😂😂😂haaye haaye haaye Heego
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 Ай бұрын
Anigoo GX ah ayaa Ku raacsan kaligayna maaha GX badankiisu waa sidaa malin aan kuwaydiiyee haaye haaye haaye xagjirka GX
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 Ай бұрын
Caqli xumada iyo caqdada Iska Saara
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 Ай бұрын
Wabeento kuwa Sheegaya dibudha guul somaliland ❤❤❤
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
Qadan Qaran IYO Somaliland Bal Adba???
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 Ай бұрын
Been iyo waxba kama jiraan buu kani ku difaacayaa kuna amaanayaa muuse biixi xukuumadiisa iyo xisbiga kulmiye
@MohdHajee-wx8ju
@MohdHajee-wx8ju Ай бұрын
Abooo. Nawaas baal muruyaada iskaa qaad
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Xabashi baa na citiraaftay ku waasha iidoor oo dhami 30 sanadood baad been iyo khiyaali ku nooshihiin waar runta taabta
@WarsameAbdi-ii8gr
@WarsameAbdi-ii8gr Ай бұрын
Luqmann qof cadi ah ayu ahan jiray lkn kaash aya qadatay odayga
@advyser
@advyser Ай бұрын
Waa kii ugu lixajecladaa badnaa Somaliland iyo qaranimada Waa bini aadam, khaladaad waa ka dhici karaan laakiin 7 sano lugta la hayay, cadaw gudo iyo dibadba waa layskugu tagay, dabino loo dhigayna wuu ku dhacay
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 Ай бұрын
Nuqman saxafada adigu aad kamidtaheye ayaa dibudhac kukentey somalilan
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Waa xldhiban dayoobay dalka xadkpiisa ma oga.
@idiriscabdale2706
@idiriscabdale2706 Ай бұрын
Kan8 indho adagaa waa kabo qaad caadiya. Isaga ayey cuqdadi ka buuxda
@cabdikariinismaaciil-e7p
@cabdikariinismaaciil-e7p Ай бұрын
Suaashii la waydiiyey wuu ka meeraystay sicad ayuu u diiday
@user-ou7wu2xt7v
@user-ou7wu2xt7v Ай бұрын
Waar xerta ina Biixi ma wada Buuni iyo Xinif baa 500 oo muwaadin ayaa maxaabiis ah jacaylna wuu ka hadlayaa
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br Ай бұрын
Mar hadii xoogaa soo cararay soo badbaadeen oo aan dhamaan qaarna lalayn qaarna la qaban waa guul
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Hadal.meel.waayayisladheh
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk Ай бұрын
Bal beenta intaa leeg eega m.siilaanyo nin uga wanagsanaa ciidanka ma jirin yaad u warameysaa dad jeel ku jira miyaa xaqiiqada ka hadal ninyohow
@MouniraARAHMAN-ng9zn
@MouniraARAHMAN-ng9zn Ай бұрын
.barigii siilanyo ciidanku waxay ahayen 15kun maantana waa 35 kun kwrn
@user-vt6jg1sq4e
@user-vt6jg1sq4e Ай бұрын
Muuse wadanka digada ayuu kadhigay mou ayuunbaa haysaaan laaakiin waxkale mahaysaaan muuse ciidankii iyo dhaqaalihiiba diginta ayuu kadhigay
@gabileyball
@gabileyball Ай бұрын
Mmtv waa cadawga ku dahay ba uu maleenayaa
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Kani waa nacas meeye ciidankii muuse hayaska dhisine runta taabo yaa nacas ma xil baad rabtaa mee qarankii waa dhintay
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Waar cidjeclaysigu waa waxa dalka maanta ee waxkale sheep. Mouse cidanka qaranka Balmadaw ayuu kdhigay. Muuse ciidanka halkukeenay waa oog xadkii. Macnhu wuubadiyey maahee Tayo ayaa wax tarta. 😂😢😢😢😢😢😢 wax fahan caloosha hakahadline
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 Ай бұрын
Muuse nin gaadhayaa xitaa ma dhalan nin rageed iga dheh halyay qaran iga dheh ugu danbayn geesi hal adayg leh rijaal dhamays tiran iga dheh cadaw didiye iga dheh
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Iidoor raga la qabtay ma dameera mindha maaha kuwii ugu sareeyey cidanka oo sida adhiga loo xereeyey xagee ka yimaadeen ma xabashid iidoor maaha kkkkkkkkk
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br Ай бұрын
Ciidanku wuu guulaystay😂😂😂
@xasanqawdhan4970
@xasanqawdhan4970 Ай бұрын
kkkkkkkkkkk wuu ku haftay😅
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Ala wuxu caqli xumaa waa dad wada waalan oo been iyo khiyaali ku naal 34 sanadood waa sidaa Wana ma qaatan kkkkkkkkkk
@G.M820
@G.M820 Ай бұрын
😂😂😂
@inacarab2353
@inacarab2353 Ай бұрын
Cali kaluunle 😂
@AbdiweliMohumed-op4tn
@AbdiweliMohumed-op4tn Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Ala maxaa jabteen bal beentu shubayo waryihii baa ka cararay ciidanka xoog baa loo sheegtay yaa Cas beenaale ah baa tahay
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Xabashi baa na citiraaftay ku waasha iidoor oo dhami 30 sanadood baad been iyo khiyaali ku nooshihiin waar runta taabta
Qaar kamida dadweynaha Oog oo ka  hadlay Safarka Madaxweyne Biixi
6:21
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 35 МЛН
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 52 МЛН
“Ninkayga oo Dahab badan isoo Iibinaya ayaan ku riyooday”
21:07
MM Somali TV
Рет қаралды 4,3 М.
WAAR DAG DAG AH
53:37
Aant690 tv
Рет қаралды 181
"Anaga Amxaara naga xiga Soomaaliya, cadowgayaga weeye"
1:24:17
Universal TV
Рет қаралды 39 М.