Madaxweyne Richard Nixon ( Waxaan cabsi ka qabaa islaamka ku faafaya Maraykanka ) Shiikh Mustafe.

  Рет қаралды 72,750

Sollas Media

Sollas Media

Ай бұрын

Aduunka waxaa ka socda loollan diimeed iyo mid dhaqameed oo xooggan oo xawaare sare ku socda.
Loollanka socdaa maha mid bilow ah ee waa mid soo jireen ah oo jiilba jiil u dhiibay . Dunida loo yaqaanno Reer galbeedku , waa kuwa ugu badan ee dhaqale iyo siyaasadba ku bixiya loollanka Baadi-sooca.
Richard Nixon oo Maraykanka Madaxweyne ka soo noday intii u dhaxaysay 1969 - 1974 wuxuu baqdin xooggan ka muujiyey faafitaanka Diinta islamka ee gudaha Maraykanka ,wuxuu tibaaxay in uusan baqdin weyn ka qabin hubka wax gumaada ee Ruushka , balse uu dareen iyo shaki ka qabo Diinta islaamka oo guryaha Maraykanka intay dhex gashay suulinaysa hab-dhaqankii dadka reer Maraykankan.
Muxaadaran oo laba qaybood aan ukala qaybinay ayaad faafhinta ka helaysaan.
#muxaadaro
#Maxaadiro
#Shiikh musatfe Xaaji Ismaaciil
#sollas media

Пікірлер: 74
@SollasMedia
@SollasMedia Ай бұрын
Qaybtii Koowaad kzfaq.info/get/bejne/f7d5eqqivbrFio0.html
@Charco02
@Charco02 Ай бұрын
Masha'Allah wlhi 5saac kahor ayn tiktok iska saaray san wakhti uga faaideysto. Mirahan durba helay wxa kamid ah khudbadan cajiibka ah !
@SollasMedia
@SollasMedia Ай бұрын
Go'aan fiican baad qaadatay soo dhawoow.
@mokaafi6195
@mokaafi6195 Ай бұрын
Tiktok qof kujira wa qof indhoola okale waxbadan ba kudhafaya o faido leh
@maniiralfa1783
@maniiralfa1783 14 күн бұрын
@@mokaafi6195I understand the i😢
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 Ай бұрын
Qiimo badanaa warkani. Jazakallahu khairan ya Sheekh
@nuurdiinaxmed8266
@nuurdiinaxmed8266 Ай бұрын
Ilahayow culimadena inoo barakeey ❤
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 11 күн бұрын
Ilahayow Sheekha Danbigiisa Dhaaf😢❤
@SH_LIIBAAN
@SH_LIIBAAN Ай бұрын
Bro muqaalka sida aad usoo wanaajisay allaha kuu wanaajiyo muuqaalkaan intuu jiro ayuu kheyrkaaguna jiraa khudbadahaanoo kale intaa inoo heleyso inoosoo dhig
@abdia-lb2yx
@abdia-lb2yx Ай бұрын
WOW very good editing. Sheikhana ilaahi cilmi fiican siiyay Allaha janada ugu bishaareya amin.
@mohamedabdirahman5609
@mohamedabdirahman5609 6 күн бұрын
ALLAHU AKBAR SALLALLAHU CALAIHI WASALIM
@bashiirgemar7803
@bashiirgemar7803 Ай бұрын
@sollas mafia Sxb m.a editing kaaga iyo video qurux badan sheikh Mustafa noso badi thanks 👍🏻
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Ай бұрын
Masha Allah Jazakumu Allahu kheyra
@warsanwarsame4965
@warsanwarsame4965 Ай бұрын
Ilaahoow shiikha janada gee aamin
@SollasMedia
@SollasMedia Ай бұрын
Aamiin inshalaah
@user-qw3iv3fw1n
@user-qw3iv3fw1n Ай бұрын
what an editing!
@SollasMedia
@SollasMedia Ай бұрын
Thanks
@Moabdi35
@Moabdi35 16 күн бұрын
Intaan daawanayay muuqaalada diiniga kan mid ka fiican ma arkin qaabka aad muuqaalka usameysay allah hakaa ajar siiyo
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Ай бұрын
Baaraka Allahu Fiykum
@Shaafici78
@Shaafici78 Ай бұрын
ما شاء الله
@user-fk2pz3sd5s
@user-fk2pz3sd5s 14 күн бұрын
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
@MalaboMuhumed
@MalaboMuhumed 13 күн бұрын
Wow...classic vid❤
@user-sw4lr2sy6h
@user-sw4lr2sy6h 19 күн бұрын
Mansh Allah sheikh alle hakubarakeeyo
@jamalhajimohed9361
@jamalhajimohed9361 27 күн бұрын
Sheekha ALLE ha barakeeyo. Adigu weriyoow afhayeenimadii Farmaajo dhammaataye siyaasaddii kasoo noqo oo weriyannimadaad ku fiicnayde halkani muuqaaladann& kuwii la midka ahaaba noo soo dhig Mr. Duqa 🤟🏾
@SollasMedia
@SollasMedia 27 күн бұрын
Jamal mahadsanid Page kan Maamul cusub baa la wareegay. Afhayenku sollas Media waligii waxba muu soo galin nin kalo oo ay walaalo yihiin baad ku khaldaysaa. Duqa wuxuu wax soo galin dijiray youtube magaciisu yahay DIIWAAN FULMS
@saarahasuusabdi4324
@saarahasuusabdi4324 Ай бұрын
Jazakallahu kheyran ❤
@ALIEN....151
@ALIEN....151 Ай бұрын
It would be better if you quoted the chapter and verse numbers, too, for easy reference I.e 2:19 etc. Good editing.
@SollasMedia
@SollasMedia Ай бұрын
Appreciate the advice, I'll keep it in mind for next time inshalaah.
@AdnanSalah18
@AdnanSalah18 Ай бұрын
Mahad sanid Masuul Wacdiga iyo muqalka Adsar tay waa arin wanag san Alle haku xafido hori usoco
@cabdulahixaaji7596
@cabdulahixaaji7596 23 күн бұрын
Masha allah jasakumallaha qeyra wajasa
@heerqaran580
@heerqaran580 21 күн бұрын
Mashallah waad ku mahadsabtahay sidaad usoo habeysay iyo dhaxtaalada aad soo galisayba
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 Ай бұрын
Ilaahay ha barakeeyo sheekha iyo ninkaa video ga inoo edit gareeyay si uu inoo dareensiiyo cilmiga sheekhu inoo sharaxayo Ameeen dhaha Jaarkiiyoow .....from Somaliland 💚🤍❤️
@laascaanood539
@laascaanood539 28 күн бұрын
MaashaALLAH the background nashiidah is Amazing ❤inshaallah keep using
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 22 күн бұрын
Maansha Allah sheekh mustafa alle haku barakeeyo
@mohamedhussien1418
@mohamedhussien1418 22 күн бұрын
Soomaaliyeey warkaa sheekha Fahma ilaahay kayaaba oo
@naimomohamed7332
@naimomohamed7332 24 күн бұрын
No one could say any batter America is busy who’s women and who’s Man or how can we. Pronounce it 😢 very true. Jasakallah shaikh
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 17 күн бұрын
Waa runtii ninkaa gaalka ah sheegay sababtoo ah wadamadii ay dumiyeen ayaa maanta u qaxay wadamada reer galbeedka oo musliminta maanta aad u joogaan weliba yurub waxaa laga yaabaa in mustaqbalka noqoto qaarad islaam
@muscabmohamed-gl8wo
@muscabmohamed-gl8wo Ай бұрын
M.a❤❤❤
@adan053salah7
@adan053salah7 Ай бұрын
Sheekh Mustafa waa indhaha Kali aay Somali leedahaY waxa haboonan laheyd in Moqaaladiiisa dhan in lakeeydiyo ileen mid lamid ah inoo nasoo maridoona Lama ogee
@Mohamedupdilaahi
@Mohamedupdilaahi Ай бұрын
Alleh misanka xasanka haku saaaro
@MyDry-tn5rh
@MyDry-tn5rh Ай бұрын
Masha allaah wadmahadsantahy lkn vedio yada qaar ka jar ado mahadsan
@Qadafi-
@Qadafi- Ай бұрын
Waaa waxa garowe iyo Hargeysa garisa--nagu wadaaan 💯somali hada nahay
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 Ай бұрын
Gaarissa waaba kenya sxb ee maxay kaa haleysey..
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 Ай бұрын
Baadi sooc waa lawa eray hal eray ayaa la heli karaa waa sumad Ummadii loo raadinaya sumad kale
@SollasMedia
@SollasMedia Ай бұрын
Maansh allah waa talo wacan, waana magac ku habboon Muxaadarada.laakiin Shiikha ayaa ciwaan ka dhigtay Baadi Sooc oo aan magaca ka soo xigtay, sidada aad sheegtay Sumad ayaa kooban oo habboon.
@jimaaleahmed1155
@jimaaleahmed1155 Ай бұрын
Wllky baadi-sooc waa marka wax la kala saarayo, sumaduna waa calaamada lagu kala garanayo
@abdia-lb2yx
@abdia-lb2yx Ай бұрын
@@jimaaleahmed1155 sax
@huudbinali4852
@huudbinali4852 24 күн бұрын
Asc
@mohaalucky4483
@mohaalucky4483 Ай бұрын
sheekh carabiga waan baran lahayn ee naxwaha baa na nacsiiyey😢
@sulubyarecabdalla2562
@sulubyarecabdalla2562 Ай бұрын
Sxb grammar ka iska daayee fahamka iyo ku hadalka baro
@mohamedhussien1418
@mohamedhussien1418 22 күн бұрын
Wllky waa sidaas aad sheegtay Oo wuu adag yahay naxwuhu Lkn sxb aniga wax igaga adkaa garanmaayo haddana saasay tahayna waan bartay Ilaahay mahadii Markaa wll hays dhiibin wax kasta waan baran karnaa ee aan usamirno
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 22 күн бұрын
Xadis yada nabigena maxamed scw Ben ma aha aqir sawan ka dadka Christmas kox kox uso galayan Islam ka Muslims ugu badan adunka kox kox dinta Muslims uso galo noqon yiri bani adan waye aqliga ilah siyay imanka ka maqan imanka wey heli wa og yihin in nafta ku jirto ilah kala baxayo u jiro ilah cirka tir la an samada ku celin dhulka baxada weyn adunka fidiyay buraha sameyay bada weyn adunka dhan marto sameyay bisha halka ah adunka Mel kasto jogto qof kasto la socota Haben ki bisha firi Mel kasto marto wey kula socota qof kasto wey la socota adunka dhan halka bil Mel kasto jogto wadan kasto Hal bil u gar ah ma leh halka bil adunka dhan ka dhaxeyso Mel kasto jogto
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Ай бұрын
Cid aduunyada uga dhib badan miyaa jirta kuwii caalamka gumaystay ee maalin walba siyaasad khatar la imanaaya.
@Allahiswiththeoppressed
@Allahiswiththeoppressed Ай бұрын
Waxaas yahuud lee usoodiibti
@OMAAR2004
@OMAAR2004 Ай бұрын
Guuxan baryahan danbe muxaadarooyinka lagu duuba mawax wanaagsan baa
@kabxanley8499
@kabxanley8499 Ай бұрын
Haa, waa wax u wanaagsan ummada muminiinta ee Soomaaliyeed balse uur ku gaalada ummada kula dhex jira dhibka wey dhici kartaa in culumada dadka ku baraarujinaysa xaqqa ay dhibsadaan warkooda. Su'aashaada deel-qaafka leh ee aad halkan ku soo jeedisay, ma waxay tusaysaa inaad ka xundatahay dadaalka culumada? Dadka u cadee dareen kaada dhabta ah, waxba warka ha u maldihine!
@abdirizakosmanfarah596
@abdirizakosmanfarah596 Ай бұрын
@@kabxanley8499su’aasha wiilka wad khalad fahantay ee dawaqa xaga dambe kaga jira muqaalka buu jeeda eed nashiidada moodo
@abdia-lb2yx
@abdia-lb2yx Ай бұрын
@@kabxanley8499 Wuu dhibasanaya kolay wuxu ilayahy dadka kusoo koray muxadarad sheeqa lamaqlaya kaligii. Marka waqtigan joogna guuxa waa muhiim maxaa yeelay tiktok iyo muuqalada gaaban ayaa dadka fiiro gaarkoda halay marka guuxan attention-ka ayuu kacawinaya dadka ila tahay.
@OMAAR2004
@OMAAR2004 Ай бұрын
@@kabxanley8499 Allah Ayaan kugu reebay walaaal
@cdnanyare8418
@cdnanyare8418 19 күн бұрын
Haaa inta wngsan le faxmi lkni
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 29 күн бұрын
Sheekhow wararkaaga pending! Baan saarnay. Intaad Ictisaam ka baxayso ee Somaliland dhulkaaga aaminayso, cid kale u sheekee!
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Ninkan iska Ilaaliya dacaayad reer galbeed ayuu faafinayaa oo hoosta kuwataaye garanna maysaan waayo waad dhoohantihiin. Maraykanka ayaa muslimaya markaasay China iyo Ruushba jebinayaan ayuu idiin qarinayaa si muslimiintu safka maraykan umaraan.
@axmedcabdullahi3097
@axmedcabdullahi3097 Ай бұрын
Hhhh waa fahankaaga
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 Ай бұрын
Waad wareersan tahaye koob shaaha oo yara qandac ah qac ka sii
@CabdiRaxmaanCismaan90
@CabdiRaxmaanCismaan90 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Princehishaam
@Princehishaam Ай бұрын
​@@mohammedabdirrahmanrubblei9141😂😂😂😂😂😂😂
@abdia-lb2yx
@abdia-lb2yx Ай бұрын
@@mohammedabdirrahmanrubblei9141 haha meelkala wax karadinaya kawaran. Somali conspiracy theorist hadaa igu horaysa aan arkay.
Countries Treat the Heart of Palestine #countryballs
00:13
CountryZ
Рет қаралды 26 МЛН
Would you like a delicious big mooncake? #shorts#Mooncake #China #Chinesefood
00:30
WHY IS A CAR MORE EXPENSIVE THAN A GIRL?
00:37
Levsob
Рет қаралды 21 МЛН
Khóa ly biệt
01:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 6 МЛН
NACAYBKA GAALADA EE MUSLIMIINTA .......Sh Mustafe Ismaaciil Haaruun
36:38
Daacad Production
Рет қаралды 156 М.
Surah Luqman (Tranquility) سورة لقمان Omar Hisham
12:20
Omar Hisham Al Arabi
Рет қаралды 282 М.
Countries Treat the Heart of Palestine #countryballs
00:13
CountryZ
Рет қаралды 26 МЛН