Magaalada Garacad Ayaa Khatar ugu Jirta Fatahaada Bada

  Рет қаралды 8,159

Deex TV

Deex TV

3 ай бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @deextv

Пікірлер: 71
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 3 ай бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم ilaahoow badda booskeeda ku celi allahuma amin war ilaahay barya ilaahoow ugargaar reer garacad war ilaah barya dowlada majiraan subxaanallaah
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 3 ай бұрын
Garacad waan jeclahay ee boos haleega siiyo Anigana wan duceynaayaa in shaa Allaah
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
Aamiin!
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 3 ай бұрын
Rabiyow adaa awoodleh samata--bixi dad reer Garacad iyo Somali dhan = Amen
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
Aamiin!
@bazeera5520
@bazeera5520 3 ай бұрын
Laxawlah wala quwatah ilaa billah ya Allah u gargaar o no gargaar wixii dhib ah addun iyo akhiraba ameen.
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 3 ай бұрын
Masaakiin ilaahayoow idiin gargaar Aameen
@user-ce2jp2xd4q
@user-ce2jp2xd4q 3 ай бұрын
ALLAAH MAAHEE MA ADAADANA BIYAHAAN CALINKARA ILLAAHAY BARYAA ILLAAHAY INAAD BARIDAAN BAA AADANE INAAD BARIDAAN KA WANAGSAN
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
Aamiin!
@abdowali463
@abdowali463 3 ай бұрын
Eebbow yasir waxaan ugu baaqayaa dawlada Puntland inay u gurmato Garacad si loo badbaadiyo aafada dabiiciga ah Eebbe ayaan baryaynaa laakiin dadaal halagu daro.
@rnuura334
@rnuura334 3 ай бұрын
BiSmiLaah Raxmaani Raxiim Allaahu AkbaR ☝️ Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@bby6
@bby6 3 ай бұрын
Ilahay ha hafido dadka iyo duunyada
@rnuura334
@rnuura334 3 ай бұрын
Rabiyoow Ugargaar oo Kaqabo Wixii Shar Ah Aamiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
Aamiin!
@rnuura334
@rnuura334 3 ай бұрын
BiSmiLaahi Raxmaani Raxiim
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w 3 ай бұрын
Waa nooca harowmarka Ka soo horjeeda
@user-jj8py1cc5n
@user-jj8py1cc5n 3 ай бұрын
Subxanallah yaarabi yaallaaha nogargaar oo masiiboyinka naga badbaadi 🤲🤲🤲🤲🤲
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
Aamiin!
@rnuura334
@rnuura334 3 ай бұрын
Insha Allaahu KhayR Ayay Noqondoontaa
@Roteyaani
@Roteyaani 3 ай бұрын
we need plan to do something, gebi ahaan ba magaalada meesha ka bedela oo oa fogeeya oo waxa soo socda ka gaashaanta
@muusakahin4135
@muusakahin4135 3 ай бұрын
Garacad gas uu siiya
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz 3 ай бұрын
Ilaahay hanaga bad baadiyo
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
Aamiin!
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 3 ай бұрын
Waa in derbiyo dhaadheer laga dhiso.
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 3 ай бұрын
Yasir Allah
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
Aamiin!
@rnuura334
@rnuura334 3 ай бұрын
ALLAAHU AKBAR☝️
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
Aamiin!
@Jabrail_78
@Jabrail_78 3 ай бұрын
'Sea Level Rise' ayaa lagu dhahaa afka qalaad marna badda way sara kacdaa marna waa ceyrisaa waxaana u sabab ah 'Clamite Channge' waa la xakameyn karaa😊 ila so xiriira Expert ayan ahay bada la duugay oo la dulnay wan aragnay sida Dubai
@ahmedmohamoud4322
@ahmedmohamoud4322 3 ай бұрын
Waa in carratuur iyo derbies shub ah la dhigo.
@user-vt6jg1sq4e
@user-vt6jg1sq4e 3 ай бұрын
Arinkaas waaa arinjirta waaayo roobab aad ubadan ayaaa bada aad uga day last 3 weeks udanbeeyay markaas way adagtay in lamooso bada markaa hadee dadku hakaguure oo meel biyaha kayara durqan hadageen sidaas ayaan talo kubixin lahaa
@Puntland1
@Puntland1 3 ай бұрын
Waxay ubahantahay LEVI wa in laga gara hada.
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 3 ай бұрын
Yaa ka gaaraya Wadanku dawladna ma leh shacabkiina waa danyare
@Puntland1
@Puntland1 3 ай бұрын
@@Cabdiraxman..Mudug. Wadanku Dawlad wa leyahay (shacabka) anagu Dawlad ku nool ma nihin sida melaha qarkood
@sahraabdijama2426
@sahraabdijama2426 3 ай бұрын
War isku tashada 500. Oonin baad fadhi kudirirada ku fadhidaan iskaa wax uqabso gidaar isaga xira badaha waa layskaxira dad xoogooda lagaqariyey baa tihiine iskutashi wax kuqabsada bilaaba idinku markaas caawin dalbada iraqsi mashaqayso ee xaalku waa inuu noqdo ila ruji bilaaba markaa qayshada
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361 3 ай бұрын
Malaysia fiiri they are same.
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg 3 ай бұрын
Dhulgariirka taiwan tsunami uu dhaliyey weeye, xaaladii normalka ahayd ee badda maaha
@ahmedmohamoud4322
@ahmedmohamoud4322 3 ай бұрын
Carratuurka waxaa ka warbixin kara, dadkii ka soo shaqeeyay Mashruucii Juba Sugar Project ee Mareerey , Degmada Jilib
@Fays2010
@Fays2010 3 ай бұрын
Howl ku culus indhaha lkn haddii gacmaha laga shaqeeyo waa u fududdahay dad bad aasay biyo kasoo baxsaday badda iskumay dayi waayine waa inay gacmahooda iyo maskaxda ay badda ku aaseen ee dakadda ku dhiseen haku dhisaan darbi shub ah iyadoo la dhigayo dhagxaan waawayn (10 ton iyo ka badan). Marka haku dhiiradaan dowlad iyo hay'ad loo qayshado ma jirtee.
@LJama6119
@LJama6119 3 ай бұрын
wixii difaaca oo hada la sameeyo waa difaac aan waari doonin. baddaha aduunka oo dhan ayaa kacaya. xalku waa in dib looga durko.
@user-qd1dn2dt7n
@user-qd1dn2dt7n 3 ай бұрын
War DowlDda puntland lacag Gurashadiina ma`ahane shacabka Biyaha badda kamoosa oo dhagxan Waawayn & caro uga xira waa idin Sidee Dowladi waatan shacabkeeda U gargaarta!
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 3 ай бұрын
Waa goorma fiidyoowgaan?
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361 3 ай бұрын
Meeshu ma sidii miami,fl ayey noqotey,US uunbaan moodayey ileen waxaan waba kajira😢😢😢 sorry my wlly.
@user-xs8bv8xh5d
@user-xs8bv8xh5d 3 ай бұрын
Dabcan cimiladu aad bey u xuntahy ee hlaga fogeeyo keydadka iyo mxjarka bada agteeda dadkan waa iney ka guuran meelaha bda udhaw
@Roteyaani
@Roteyaani 3 ай бұрын
khaladku waa somalidu waxay degaan oo ku dhowaadaan bada 😢 war magaalada town plan u sameeyoo ka fogaada oo ka deejignaada deegaamaynta xeebta⚠️‼️
@zaynabmiff357
@zaynabmiff357 3 ай бұрын
War illahaw quran aqrista ya u sheegaysan war illahay wax7dka ahaa wax u sheegta illahay barya
@MrSheikh778
@MrSheikh778 3 ай бұрын
Ma sunami miyaa
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 3 ай бұрын
Howshan waa mid rabaniya ee hala sameyo allabari illahay barya musibadan
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 3 ай бұрын
Ka guura waayo barafkii yurub ayaa dhalaalay markaa dawladana wax ha ka sugina waa arin jirta ee ka guura meesha
@Hawd74.
@Hawd74. 3 ай бұрын
Khaatumo ayaa dhisaysa firdhiyaa laydiin soo diraa
@mohamednurhussein5696
@mohamednurhussein5696 3 ай бұрын
Pumtlamd muduqmasuq ayaa la hadhay lacag wey hayaan canshshuurta dekeda ayaa ka badan
@zaynabmiff357
@zaynabmiff357 3 ай бұрын
War illahay barya oo quranka aqrista wa u calacala
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 3 ай бұрын
😂😂😂😂 bad baa fatahaysa ku ma wabibaa baddu war Af-soomaali xumada dadka kala taga
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 ай бұрын
War ka fogaada Bada oo kor u baxa Bad lama moosi karo
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 ай бұрын
Megaalada meesha halaga raro megaalo cusub samaya
@abdulahibare1668
@abdulahibare1668 3 ай бұрын
kkkk ilahay hakaqabto mooyee aadane bad macelinkaro sahraay
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
BOOWE DEKEDA MA XAASID AYAA LOO DHISEY MISE HOR ILAAHEY HADII XAASID LOO DHISEY MA JIDHO CID WAX KA QABAN KADHA HADII KALE CIID BADAN AYAA LAGU MOOSAHAYAA MA DHICI KADHO IN AY SOO AF JADHO
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 ай бұрын
Idoor dabacayuunoow Oramo Fooqul Oromo Caloosha Timo Raamo Kuleh Maxaad Dhisankartaa ood heeysataa? Adigii Baa Gaas Daacaya.
@mursalyusuf717
@mursalyusuf717 3 ай бұрын
Waxaan la yaabaa dadkan soomaali la hadlaya hadana ingiriisi ku hadlaya
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
WAXAAN MA JIDHO JOOJIYA WAXAAN CADOWGA WAA INA MAQLAYAA GACMO GEEL JIRE HOOS AYAA LOO DHAQAA MA JIDHO BAD SOO DULAACDEY HAWIYE AYAA LOOGA FARXIN RABAA BEEN WEEYE MA JIDHO
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 3 ай бұрын
Astaqfirullah majeerteen waafogaaday, ilaahow walaalaheen qalbiga u qabooji. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@noahD1636
@noahD1636 3 ай бұрын
Wax ka QABTA hadal badan. Do some thing.
@suleimangoox6075
@suleimangoox6075 3 ай бұрын
Gufaacadii ka dhalatay dhulgariirkii ka dhacay Taiwan weeye. Waxba haka werwerina dib bay u noqonaysaa marka awooda gufaacadu jabto.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 ай бұрын
War dolad lacag kama waadatee dad baa maalgashay
@mohamudmohameddaar48
@mohamudmohameddaar48 3 ай бұрын
Magaalada ha loo raro meel taag ah. Dowlad wax ka qaban karta ma jirto badda kor u kaceysa.
@caliducaale464
@caliducaale464 3 ай бұрын
Waar dhibtuba waa qaabkaa godka uqodateen aadekeda ku sheegayseen
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 3 ай бұрын
Geed timireed ku beera bada horteeda ma farahaad baruur ku sidataan beera qumbe iyo geed timireed ciida iyo biyahy celinaysaa
@Runexleader
@Runexleader 3 ай бұрын
Marka ay badu kacdo ayaad qaylisaan hadhowtana arinku waa iska caadi. Ma umul baad tihiin????.
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 3 ай бұрын
Marka hore waad u dhawaateen badda. Badow ayaad tihiin.
@abdiwarsame8636
@abdiwarsame8636 3 ай бұрын
War darbi dhista oo qaylada joojiya dad badan oo magalada dagi lahaa ayaad niyad jabinaysaa . Hada magaalada cusub meel ka fog bada halaga dhiso .
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 208 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 22 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,5 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Bacaad guuraya oo dhibaato weyn ku haya magaalada Hobyo
4:40
VOA Somali
Рет қаралды 4,9 М.
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 80 М.
MAGAALDI GUUMAYSTAHA LA DAGALANTAY Warsheekh 📍
31:44
Maaweell
Рет қаралды 126 М.
Inside eyl Somalia | gobta ugu qurxoon  puntland | part 1
12:22
Mohamed Lafcas
Рет қаралды 88 М.
REHUBCO waxay hormuud ka tahay farsamada casriga ah ee Solar-ka
30:01
Dhismaha Dekada iyo Wadada 3G waxay Marayaan
5:30
Deex TV
Рет қаралды 3,4 М.
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 20 МЛН
He Used All The Sauce On 1 Slice Of Pizza🤪😂
0:12
BorisKateFamily
Рет қаралды 10 МЛН
Курение вредит здоровью
0:28
ЮРИЧ
Рет қаралды 2,7 МЛН
Smart thief😳 لص ذكي…
0:19
MARYA & AMINE
Рет қаралды 74 МЛН