Magaalada Soomaalidu Caafmaadka U Tagto Harar Ethiopia

  Рет қаралды 33,919

Somali Camel Boy

Somali Camel Boy

Ай бұрын

Hargeisa
Somaliland
Somalia
putland
muqadisho
laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs
hargeisa vlogs
So malia vlogs
muqadisho vlogs
kismaayo
jigjiga ethiopia
baladwayn
burco
buuhoodle
baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruxda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu
sidee horumarku samayn karta kaliga
sidee lacag ku samayn karta
#Somaliland
#GorGor
#gorgor
#somalia
#somali
#somalitiktok
#muqdisho

Пікірлер: 44
@CafaafAhmed
@CafaafAhmed Ай бұрын
Harar waa dhul Somali EY leedahay
@AbuuSaamiya
@AbuuSaamiya Ай бұрын
Harar waa somalia Dhimirka ayaa lagaaga jiraa wan arkoyaa ee Taariikhda dib u aqri
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Ай бұрын
Wa beenta dadka dagan in yar aya afsomali ku hadasha 1977 waxay ka dambeeyay somalida wa laga nacay waayo askartii soomalida aya dadka si xun u galay
@GaraadCabdale
@GaraadCabdale Ай бұрын
Salaam, Harar waa meeshii geeska Africa diintu kaga soo fiday.
@deeqsiman
@deeqsiman Ай бұрын
Wow 🔥🔥
@hiishjr
@hiishjr Ай бұрын
Harar waa Somali
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp Ай бұрын
Harar used to be the centre of Islamic scholars early in 18th and 19th century and Muslim scholars and students used to study in some of Islamic schools and many of them came from all over the Somali region and most of them will then return to their region and carry on teaching Islam.
@nafyare9745
@nafyare9745 Ай бұрын
imam ahmed algaziga uu kuu sheegaya waa axmed gurey
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Ай бұрын
Harar magaalo diineed dhulkii cilmiga islaanka qarnigii hore✌️
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 10 күн бұрын
Amazing
@mohamed_gabo
@mohamed_gabo Ай бұрын
مبدع يا عمي الغالي❤
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 Ай бұрын
Heesta ka daa saaxiib axmed
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Ай бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy Ай бұрын
Mahadsanid wll
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Ай бұрын
@@SomaliCamelBoy 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
@@SomaliCamelBoy maskaxdaa lagaa gumeestaa ee ciwaanka ku noqo, managaa nimaana mise anagaa oo Soomaaliwayn ah ayaa magaladaas iska leh ilaa axmad guray difaacan jiray
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw Ай бұрын
Waa caasimadii 2aad ee musliminta geeska afrika 1887 ayuu qabsaday milinik2 wali hadaa waxay ku jirtaa gacanta gumaystaha.
@yuusufgashaanle
@yuusufgashaanle Ай бұрын
No walal Ethiopia ha dhihin ee dheh somalia 🇸🇴 harar sax afsomaliga
@powergirl7967
@powergirl7967 Ай бұрын
Riyaad meel walba ku sheegataan nasakhyahaw hal calan oo somalia leedahay kaalay kasoo hel ha ni deeqdo meesha baasee isku qarxisiin
@husseinibrahim2294
@husseinibrahim2294 Ай бұрын
brother ninka taariikhda magaalada yaqaan udaa hadalka hanoo sheegey
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
❤❤❤
@khayrka_faafi
@khayrka_faafi Ай бұрын
Jogalka waxaa Lagu magacabaa magaalada inta Qadiimka ah ee leh alabaabada lagasogalo wiilka kulasocda wax ku sharxaya wu dadaalayaa lakin sawirada maclumaadka u kugu sheegayo waxbadan baa ka khaldan mahadsanid sxbyaal guulaysta dadalka halkaas kasiwada
@samiraothman3531
@samiraothman3531 Ай бұрын
السلام عليكم ماشاءالله
@user-yi8ow2jh3b
@user-yi8ow2jh3b Ай бұрын
Dadka waxaa uugu liita qof xaqiisa ama wuxuu leeyahay cid kale uga tanaasula Harar waa magaalo soomaaliyeed Xuduuda Soomaaliyana waa uu ka shisheeya Hawaas xitaa waa Magaalo kamid ah Dhulka Jamhuuriyada Somalia
@shire-zj3pn
@shire-zj3pn Ай бұрын
Soomaaliya iyo waxan aad sheegayso beri dhawayd weeye, meeshu waa magaalo Islaam.
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Ай бұрын
magaalo ganacsi waaye
@Bounibrand1
@Bounibrand1 Ай бұрын
Dalxiis wacan
@hananhersi1278
@hananhersi1278 Ай бұрын
0:08
@khayrka_faafi
@khayrka_faafi Ай бұрын
Mashaa Allah dhalinyaro dadaalayaa ayaa tihiin lakin maclumaad badan baa idinka qaldan eraygu waa Jogal Hospital waxaa logu magacdaray magaalada Qadiimiga ah E harar harar jogal
@cabdisahal3477
@cabdisahal3477 Ай бұрын
Kkkkkk
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Ай бұрын
Harar 🤍🇸🇴💙
@AbdulazizNur-ro7pt
@AbdulazizNur-ro7pt Ай бұрын
Harar wa sida udaqsibadan lo xureyaaaa oo lagana xureya galda ethopianka
@abdilahifarahcawl2384
@abdilahifarahcawl2384 Ай бұрын
Harar magaalo ka nadaafad xun weligay ma arag
@saynab7503
@saynab7503 Ай бұрын
calanka somida kuma jiro miyaa
@Nimco-Mohmed
@Nimco-Mohmed Ай бұрын
Imam qaasi wxa lo yaqana wa imam ahmed guray
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
AXMED RASHIIDOW HEESTAA AAD KU BILODAY MIYAAD GARANAYSAA LABADA QOF EE QAADAYA?????
@SaalaxDigle
@SaalaxDigle Ай бұрын
War waan u socdaa meesha😂
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy Ай бұрын
In Sha allah sxb
@noorjimale9918
@noorjimale9918 Ай бұрын
Harar iyo hawaash allahayow la helo ayan heees ku maqli jiray that means harar dhul somali bay ahayd oo amxaaradu xoog nooga haysato 😂
@user-tn5or9iw1c
@user-tn5or9iw1c Ай бұрын
GUUUL IYO GOBANIMO HARAR STATE GUUUUUUL AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO HADAMO STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE GUUUUUUL IYO YEMEN 🇾🇪 HAWASH STATE GUUUUUUL GOBANIMO
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Ай бұрын
Waxa Islamki ka batatay kiristanka Qudhunka Ah, oo ganacsiyada Gacanta ku haya
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Ай бұрын
Masakiin xamaalanayya oon waxba ku yeelin maxaad wax u sheeganaysaa? Maxaad u caayeysaa? Somaliduba soo kuwa Addis Ababa afkaa ka jooga soo kuwa wadamada galbeedka ee gaaladda nolol iyo magan gelyo u doonta. Warya is edbi diinta iyo akhlaqqdaa kugu yar ee, dulmiga ma fiicna. Harar ma adigaa leh, Ethiopia ayeey ku taala cid kastana wey degi kartaa aslan Somali waa in laga mamnuuco waayo wax aan Xaqjirnimo, Argagixiso, ahayn iyo dhaqan xumo kuma soo kordhiyaan laakiin Ethiopianku waa dad wacan oo masaakiin ah idinka iyo foolxumadiina iyo akhlaqxumadiina iyo qaabdarradiina waxba weli kamay odhan.
@saynab7503
@saynab7503 Ай бұрын
itopia hadhihine harar waa daganka somalida haday itopia ledahay maloox baa lagu arki lahaa waa dhaqan islaamnimo ka.uqate
Street Food in Dire Dawa Ethiopia
37:00
Somali Camel Boy
Рет қаралды 10 М.
HAWD IYO BANKI  GAASHAAMO
24:02
Somali Camel Boy
Рет қаралды 19 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
Jigjiga ❤ to Harar (Harar 5 Albaab oon ba laga galaa) iyo Geedi sahan - Qaybta 1aad
9:23
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 50 М.
4 Saacadood ayaanu u Soconay Dhulka UGu Abeesada Badan
10:02
Somali Camel Boy
Рет қаралды 79 М.
10 Saacadood Ayaanu Jidka Ku Jirnay Hargeisa To Harshin Ethiopia #vlog
16:06
Hargeisa to Jaleelo Somaliland
15:40
Somali Camel Boy
Рет қаралды 7 М.
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 104 М.
Exploring Ethiopia's Ancient City of Harar (During Ramadan)
16:56
Backpacker Ben
Рет қаралды 56 М.
MUQDISHO STREETFOOD CUNTADA WADOOYINKA 🇸🇴
14:16
Maaweell
Рет қаралды 76 М.
Ma Taqaan meesha Ugu Cuntada Macaan Berbera
7:04
Somali Camel Boy
Рет қаралды 6 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН