No video

Magool iyo Hees Qiiro Wadani leh

  Рет қаралды 88,643

MMP FANS

MMP FANS

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@nafisanoor6449
@nafisanoor6449 Жыл бұрын
Allaha kuu Naxaristo Qabrigana wasac Allaha Kagan dhigo Janatul Fadusa hakugu Bishareyo Ellahey Aamin
@hassanmohadan6173
@hassanmohadan6173 3 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso boqoradii codka fananadii qaran xaliima khaliif magool. Wallhi hadba markaan dhagesto heystaan waxaan dareemaa qiira iyo calollyow (Walee runta rabbaa kugu jecel ) Allow qalbiyadeena isku fur fur oo jaceyl isku kaanna gelli (amiin amiin yaa rabbi)
@abdihassan7812
@abdihassan7812 10 ай бұрын
Amiin walaal
@xaliimosacdiyo5022
@xaliimosacdiyo5022 3 жыл бұрын
Soomalind aad ban idiin jeclehey kalageynteena dadbaa kadanbeeyay aqoonsi Hela insha Allah Somalia hormarkeeda adinkaa kadanbeyseen. ❤️♥️♥️♥️♥️♥️
@imbashiir1825
@imbashiir1825 6 ай бұрын
inteenii kaloo maqan xamar inaad is raacdaan hadaad ka ogolaateen idinkoo itaal daran waa la arki doonaa iridu way banaan tahay, abwaanku wuu ka digay... heestan waxa sameeyay abwaan xuseen aw faarax wuxuna la dardaarmayay Barlamaankii Somaliland intaan Xamar la tagin.
@MaxamedcaliIbraahimbuuni
@MaxamedcaliIbraahimbuuni 3 ай бұрын
Aun:-maxruum abwaan xuseen aw faarax dubad dhaxalkiisii uu ka tegay ....Allaah yarxama Raaximiin.❤ 3:08
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
الفنانه الراحله حليمه خليف مغول فنانه من الزمن الجميل والفن الاصيل... نسأل ألله تعالي ان يغفر لها ويرحمها
@abdiraheemali2205
@abdiraheemali2205 4 жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@ahmedjamaal6549
@ahmedjamaal6549 2 жыл бұрын
Aamin
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 3 жыл бұрын
Erayadii aun abwaan xuseen aw farax dubad mussigii walaalo hargeysa codkii magool 26 juun 1960kii by fuaad shibiin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Xaqiqdi wa walahi wa jira Isticmar kuye 😂😂😂I aun mamo qaran magol
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Boqoradii codka xaliimo khaliif mogool😢
@maxamedofficial8990
@maxamedofficial8990 4 жыл бұрын
Hees qiiro leh fadlan like iisaara
@user-ps9mz2db4f
@user-ps9mz2db4f 5 ай бұрын
Insha Allah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤one day weisracee hadii oromaland liskaqabto oo dalka lagasaaro
@mohamedomar384
@mohamedomar384 8 ай бұрын
We love you well come back home 🏡
@abdi7079
@abdi7079 4 жыл бұрын
Wllhi markii aan dhagaystaba ciil dartiis ayey ilmo iiga timaadaa waxa 50 sano ka hor nalaka damacsanaa iyo sida dadkeenu yahay oo ay damiir iyo dadnimaba aan oga tagnay 60 sano ka hor aya nalaka qaybiyey maantana in nala tirtir oo nala baabiyo ayaa lagu talo galay oo aan dalkii intii hartay EE labada gobol ayaa la rabaa itoobiyaan in la siiyo oo bada geeska Africa EE xeebta dheer la soo dajiyo Dadkeenuna ayagaa isku jeedaa oo reer hebel iyo kani waa reer hebel isku haysta .dadkeenii hore ayaa xallaal ahaa kuwa hada jooga caada qaate dalkii iibsaday asagoo reer hebel ku xumaynaya mid midka kale reer hebel iyo reer hebel ayuu ku xumaynayaa xilina u qabanayaa inuu dalkiisii iibiyo allaa Kariin ,Nasri Allah baan sugaynaa , callool xumo iyo ciil waa kaaas , argagixiso eraygaas mar hore ayaa la sameeyey ,Si markii aan hadalno ama xaqeena iyo dhulkeene ka hadalno ama u Doodno in nalaku dhajiyo oo loo adeegsado in nalaku baabiyo Lkn. Illaahay baa wayn ,waxaase calool xumo ah kuwa Maalin walba dhulkooda beeca ku Wada EE hunguriga oo ka horeeyo damiir laawayaasha masuulnimada u kala ordaayo markii ay umada xilkeeda qabtaan ka baqaya dawladaha dalkeena burburinaya EE anaga na baabi’naaya
@nassirabdi6360
@nassirabdi6360 4 жыл бұрын
Yes my brother Abdi you are a true somali and am so proud of you let stand together to get our land back not only the south but all of the five,the time is now and here.
@uleexyare6403
@uleexyare6403 4 жыл бұрын
@@nassirabdi6360 luuqadaada hooyo kuhadal horta
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 4 жыл бұрын
@@uleexyare6403 luuqada ya qaano ku hadlya somalia ma luuqad modaa carabi taliyani english leysku gayey jacbur ka ah
@fadxiabdikariim4853
@fadxiabdikariim4853 Жыл бұрын
Wali way jogaan dadkii wadaniyiinta ahaa alow soomaali midee❤❤❤❤😭🤲🇸🇴🇸🇴
@xaliimosacdiyo5022
@xaliimosacdiyo5022 3 жыл бұрын
Msha Allah xaliimo qaliif boqarada codka alha unaxariisto
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 жыл бұрын
Heestan waaa isku darkii waqooyi iyo koonfur ilaahay ha u naxariisto xasan Shiikh Muumin
@faysaliman3213
@faysaliman3213 3 жыл бұрын
Saxardiid jabiye ayaa heestan lahaa xasan shekh muumin
@aliabdigeedi1117
@aliabdigeedi1117 Жыл бұрын
labaduba maaha miraha waxaa iska lahaa alle ha u naxariistee xuseen awfaarax laxankana waxaa saaray alle ha naxariistee cabdulaahi qarshe
@cabdiraximburci4924
@cabdiraximburci4924 4 жыл бұрын
Ya ila daawanaayo heestan macaanka badan 28/08/2020
@nimcocumar7101
@nimcocumar7101 4 жыл бұрын
Argagixiso weeye hadaad adinku damacdeen arligiina hooyo istiqlaalku foodkiyo waa hadii aad adkeysaan hadii aad ilowdeen waa iga ogeysiis ax ax ax ax ax ax allow wadaniga ugargaar xaliimo khaliif cumar magoool allow kuu naxariiso iyo abwaanki wadaniga ahaa xuseen aw faarax allow adna kuu naxariiso soomali waxii looga digaa soobaxay maanta walee talo waa tii dadkii hore
@jtc7961
@jtc7961 4 жыл бұрын
Heestan waqtiga ey soo baxday waa 40 sano ka hor maanta ayeeyna naheesta wh 😪😪😪😪 allow soomaali xor ah oo israacsan natus
@colowmedia1518
@colowmedia1518 4 жыл бұрын
Wlh way qiira badantahay
@nassirabdi6360
@nassirabdi6360 4 жыл бұрын
I love you nimco my patriotic sister
@user-horo
@user-horo 4 жыл бұрын
AHU Abwaan xasan aw faarax ee heestan iska lahaa waxaa lagu yaqaanay wadaniyadda aad ufog oo uu uga digayay madaxdii waagaa ee reer Somaliland oo bilaa shuruud ula taktay Somaliland xamar iyagoo soomaaliwayn doonayay,balse waxaa heestan ku cad in uu abwaanku uu fiiro gaar ah ku arkayay waxaa imika dhacay ee socdana
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
Magool Maaa Wadaniyad ahayd kkkk Maxay Kasoo Doontay Jubooyinka 1992 Iyada Iyo Mooryaantii USC cag Baan uga Saarnay Araare iyo Jamaame Dib ula laabo
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Abwaan Xuseen Aw Farax Dubad
@maxamedkaahin8479
@maxamedkaahin8479 Жыл бұрын
Walaahi wuxuu abwaanku sheegay 1960 kii maanta ayay haystaa soomaaliwayn intiinii kaloomaqan inaad xamar israacdaan hadaysla ogolaateen idinkoo itaaldaran waa la arkidoonaa iridu ay banaantahay
@abdiazizadam2010
@abdiazizadam2010 3 жыл бұрын
Erayadii: abwaan xuseen aw faarax Laxankii: c/laahi qarshe Music: walaalaha hargeysa Codka: magool Allah yarxamak dhamaantod waxed ka helaysaa qolka kaydka xajaladaha idaacada weyn ee redio hargeysa✋
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 3 жыл бұрын
Heestan soomalindba iska lahayd abwaan rer soomalinba'sameeya xuseen awfaarax iyagaana lo qaaday o lo digayay inay somalia ku biiran sadexdi kalo miqan hadad xamar israacdan edadka so mara umulba illowde wa la arki doona way dhacday lkn soomalind maata wa qaran masha allh
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh 3 жыл бұрын
Waa sidaa alle ha u naxariiste markii u xamar ku dhintey 1999 aya isago xanuusnaya la yidhi hargeisa o reerkisi joogay ha ko so qaado Abwaanku u diidey o wuxu yidhi waqooyi mar bay taladaydii diiden imikana ma tagayo
@user-oq8nm8tm3w
@user-oq8nm8tm3w 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariisto adiga intii muslim ah
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 Жыл бұрын
Jecliyaa calankeena iyo wadankeenaba.
@user-vu4zg8rk5d
@user-vu4zg8rk5d 5 ай бұрын
Somalia hanoolaato
@xalimoyusuf2755
@xalimoyusuf2755 4 жыл бұрын
Qudbadii muuse biixi ayay KU jirtay maalintii heestan ingiriisku wuxuu yidhi hadii qabiilada soomaalidu colaada dhexdooda ah joojiyaan ,waxa kasta suugaantaadana ayaa lagu sheegay,, kacaankii waa Heesihii uu qariyay,,,!!!!!!
@mohamudfunny3967
@mohamudfunny3967 3 жыл бұрын
Waan laqiiroday
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 4 жыл бұрын
Huh waan qiirooday
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 Жыл бұрын
Heeskaan darwiish wax la dhoho kuma jiraan ee umada ka fadhiista sayidka askartiisow mar hore ayaad jabteen mana eydaan soo gaarin xoriyad iyo meel u dhaw sayidka oo aad askar u ahaydeen baa 1920 ki iimey ku dhintay idinkoo askar ah maxaad sheegeysaan
@fadxiabdikariim4853
@fadxiabdikariim4853 Жыл бұрын
Adiga waxba lagaama waydiinayo adeer daraawiishna mataqaanid adaa lagu jabiyay midhaaye cuqdada meel la fadhiiso daraawiishna tariikh dahabiya ayay leedahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@abdullahiobsiye8469
@abdullahiobsiye8469 3 жыл бұрын
Heestu midowga dedega ah bay ka digeysey Somaliland baanay u sii digeysey
@abzeezy56
@abzeezy56 Жыл бұрын
Garad Ali iyo dhulbahante wey idin degan abtiyaashey isaaq qalbigey ka taliyan mantana waan idin degayna gooshadu wa fikir qalbi manta somaali hogmiya waan idin raceyna caasimadana hargeysan noqon Somalia Vila isaaq ah waa masiibo walaahay dadka somali ugu karaamada badan ugu gobsan baad tihin
@ahmedsahal2478
@ahmedsahal2478 Жыл бұрын
Fadan heestan si gaara usoo jara eedadka soo mara umul baa ilowda mahadsanidin
@abdihassan8978
@abdihassan8978 3 жыл бұрын
Calanka buluuga wa dhintey waxa diley ha la iswaydiiyo
@xaliimosacdiyo5022
@xaliimosacdiyo5022 3 жыл бұрын
Somaliland wax haka sheegini
@mahadraage8933
@mahadraage8933 4 жыл бұрын
Heestan hees wadani madaxnanida kadib Dardaran ayay aheyd midnimada ay ka hadleysid iyo Adan Cade iyo Abdirashiid Darawiish iyo wadaniyad beenta mesha kala taga iyo Sanabyadan ad lacarareysan sayidka wa kii somali kala gabiyay o uaha Qabqable marba qabiil ku duula magaci somaliyed Afweyne iyo Reerkisa kud ku shubay Somalida meel ka fariista.
@khadarproduction9333
@khadarproduction9333 3 жыл бұрын
Sxb inaan ku jawabo ma istaahishid wayo waligay arkin qof somali ah o xalal ah oo deny garaynaya ama caynaya jihaadkii Darwiishta ila jihaadkii Ahmed Gurey sxb Alle haku caafiyoo waad xanunsan tahaye Sxb siyaasada hada joogta waad dhaliil kartaa koonkur ama woqooyi oo xor baad u tahy inaad dhaliisho qadiyada koonkur Iyo woqooyi Lakn jihaadkii dartaa rag adiga facaa ah ba heerkan kusoo gaadhsiyay oo u Soo halgamay dhaqankan Iyo Somalinimadan aad ku faanayso manta inagoo dhan war nin rag ba usoo dhintay somalization ka Iyo xorayntaa gayiga dhan ee somaliyeed markaa isku xishoo hadalkaga wan ka dhadhaminaya sheeko ardaa waxa ay xafadiinu ku sheekaysato Hala imaanin social media ha dad kaga aqoon badan ba joogee
@zihaamiita8558
@zihaamiita8558 5 жыл бұрын
Somaliwyn
@saleebaanmaxamed3043
@saleebaanmaxamed3043 4 жыл бұрын
magoohadaxagayjoogtaatoloiigasoojawaaba
@nimcocumar7101
@nimcocumar7101 4 жыл бұрын
@@saleebaanmaxamed3043 xaliiml khaliif cumar barre magool wey dhimatay 2004 tii ayey dhimatay allaha unaxariiste muqdisha lagu aasay lkn dibada ayey ku dhimatay
@sssdddf8508
@sssdddf8508 4 жыл бұрын
Maxa meesha keenay daraawiish
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 жыл бұрын
Saadd bal adba
@a1fromthet462
@a1fromthet462 3 жыл бұрын
War daaroodoow xaggee laydinka ka dhalay shalay adeerkiin soyas bare ahaa qarankii burburiyey oo dadkii qabiil qabiil ukala Saray maanta nin xanuunsan ayad taageeraysaan oo aan waxba idiin qabanayn idinkana idin baabi’inaaya soomaalinimadii iyo dalkii Raba inuu dantiisa dhaafsado xukun jacayl dartiis cadawga soomliyeedna ay rabaan inaan isku baaba’no oo dalkii iyo badeenii loo qaybiyo dawladaha deriska ah ee cadawgaaga ah horayna dhulkaaga haystay aaway damiirkii iyo dadnimadii dadku haduu is dilo Wuu heshiiyaa oo waa dad walaalo ah lkn ha fiirin ama ha gocan waxii hore u dhacay ee horey u soco oo waxa labadiina wallaalaha ah ee is dilaaya ama laysku kiin mashquuliyey ee idinkana midida laydiin afaysanaayo fiiriya markaad qurbaha joogtaanba waad Wada socotaan Ood isku qososhaan been
Mininkiinii
11:30
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 14 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 28 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 21 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 28 МЛН
Hees wadani ah !!
7:48
CMD Tv
Рет қаралды 307 М.
Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "GEESIGA BIRTA"
8:21
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 66 М.
Dhulka soo anigu ma lihi with lyrics hoobaladii waaberi wadani
7:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 141 М.
SOMALI WAA KUMA HEES WADANI AH OO AAD U QIIMO BADAN DAAWASHO WACAN
14:21
Xaliima Khaliif Magool - Ingiriis wuxuu yiri (Hees Wadani)
13:13
MAGOOL Maanta Maanta Waa maalin weyne Maanta.wmv
6:20
gorgornews
Рет қаралды 642 М.
Koshin yare
58:34
Moha Go
Рет қаралды 178 М.
MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC. BOQORKII CODKA !
1:55:54
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 9 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 156 М.
hees Wadani ah  "Alaahu Akbar" Erayadii Cabdi Muxumed Amiin  (1969)
12:22
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 28 МЛН