majaajilo xisbiyada Somaliland.flv

  Рет қаралды 1,004,329

RSTV09

RSTV09

12 жыл бұрын

Waa sheeko qosol badan oo ay jilayaan labada abwaan wakhtigan laga daba dhaacey dhinaca qosolka iyo sheekooyinka. xuquuqda sawirka waxaa leh HCTV.

Пікірлер: 324
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Ай бұрын
Marxuum sooran Allah U naxariisto
@QayzQayzar
@QayzQayzar 8 ай бұрын
Walalihii geeridu kala kaxaysay alle yarxamu raaximiin sooran ismail sugule😢😢😢😢😢
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 3 жыл бұрын
Allaha naxariistii janno haka waraabiyo waaqaca taagan ayuu kahadlayaa maanta iyo doorashada
@jammane3880
@jammane3880 2 жыл бұрын
Ilaahow adaa raxmaan, qani oo qaadir ah ee sooraan dambigisa dhaaf, Ilaahow Qabriga u waasici oo Naxariiso, muxuu iga qosliyey anagoonba is arkin aqoonna isu laheyn.
@khalidmeshal8488
@khalidmeshal8488 2 жыл бұрын
Ilaaaahooow kuu naxariiiso ❤️
@qasimnuux743
@qasimnuux743 4 ай бұрын
Saldana dadka so dhalan dooona me😢 ale ha ku naxariiisto abo soran
@jamalhajimohed9361
@jamalhajimohed9361 Жыл бұрын
Allaahu yarxama raaximiin Sooraan waa dhif & naadir in la arko isagoo kale.
@alinuromer5876
@alinuromer5876 11 ай бұрын
Maskax iyo Aqoon Abwaan Sooraan Allah Ha u Naxariisto Aamiin.
@Sakariye-km6ry
@Sakariye-km6ry 16 сағат бұрын
Ilahay. haWnaxariisto sooraan riwaayadan waxa laduubay waayo waayo waxa la sameeyay 2012 waxan dawanayaa 6, 7 , 2024 waa riwaayad qurux badan
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 3 жыл бұрын
Who's watching this QUARANTINES times
@abdishakur-diriye
@abdishakur-diriye 2 жыл бұрын
Allah unaxristo abawaan sooraan😭
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 5 жыл бұрын
Sanadkii 2012-kii Ayaan Riwaayaddan Addis Ababa ku daawan jiray iyadoo Mobile kayga iigu jirtay . Waa xilli aan Safaarad suge ahaa. Waayo waayo
@Bararka
@Bararka 11 жыл бұрын
ASC, waa laba xayraan sir badan bay bixiyeen, habka xisbiyada beenta ah loo furto waa rageedii
@MrDucaysane
@MrDucaysane 4 жыл бұрын
Watching 2020 the best riwaayad all the time
@ayanleabdulahi381
@ayanleabdulahi381 2 жыл бұрын
Ilaahay ha.unaxariisto sooraan halyay somali kabaxay buu ahaa
@Muakib
@Muakib 11 жыл бұрын
LooooooooL This is hilarious wallahi, great actors, fantastic.
@maxamedcabdilaahi8191
@maxamedcabdilaahi8191 3 жыл бұрын
Rtuoip
@abdulahi23abdirahman3
@abdulahi23abdirahman3 5 жыл бұрын
Riwaayadaha somalida mar kasta waxaan ka dhex maqlaa aadaan ama salaad lagu jiro, inay waqtiga slaada ka dayan ayaa fiican
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay Жыл бұрын
Waa dad aan salaad tukan. Wax kurbo ahba kuma hayso
@Sakariye-km6ry
@Sakariye-km6ry 16 сағат бұрын
Ilahay ha naxariisto
@asanyoofficial7493
@asanyoofficial7493 3 жыл бұрын
Hadaad dawanayso 2021 like dhacsii👌👌
@suhaybalijama
@suhaybalijama 12 күн бұрын
2025😢😢sooran may allah gracious you aamin
@nagadcabdi
@nagadcabdi 3 жыл бұрын
Jawaan: Xil Guntade cidi ima diran anun ba is direy. Sooraan: Dadaal Macruuf Nin wanagasan. magacyo shidan
@ahmedmohamedyusuf7297
@ahmedmohamedyusuf7297 4 жыл бұрын
Faysal Cali waraabay u jeedan xisbi iiba Aayatulah faysalba hayya
@mahadow1
@mahadow1 3 жыл бұрын
Waa ayaanba ayaane, maantana Sooraan waa reer aakhiro 😭
@mohamudabdi3504
@mohamudabdi3504 3 жыл бұрын
Allah yarhamuu amen 😭😭
@hkayir916
@hkayir916 2 жыл бұрын
I am watching this 2021 those two saw what was about to happen 😳 today 2021 Allah u rahmo sooran ..qof aqoon dheer ayuu ahaa
@Cukaashe.
@Cukaashe. 6 жыл бұрын
Yaaa daawanaya *2018*
@abdimadoobe3113
@abdimadoobe3113 6 жыл бұрын
mustafe Rashiid aniga
@faadomonuur8668
@faadomonuur8668 5 жыл бұрын
@ridwansaleban6328
@ridwansaleban6328 5 жыл бұрын
Waxan dawanayaa 2019
@mahadiimaaan7337
@mahadiimaaan7337 3 жыл бұрын
2022 yaa dawanaya
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 3 жыл бұрын
Alle unaxariisto maanta waa naga hooseeyaa😢😢😢
@Guli1337
@Guli1337 11 жыл бұрын
waa xaqiida dhabta ah
@MowliidCabdiibrahim
@MowliidCabdiibrahim Күн бұрын
Aaha unaxariisto
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. walahay waan qoslay in badan ..
@saylicihussein7851
@saylicihussein7851 6 жыл бұрын
Xaqiiqada Somaliland ka jirtaa waa sidan abwaaniintu waa mahadsan yihiin si fiican ayay wax inuu tuseen hadaan wax ku qaadanayno
@abshirmouse1636
@abshirmouse1636 3 жыл бұрын
XAQIIQADA HADAD U ARAGTAAN IN MIRQAAN AN GUUSHA KU GAARNEY WA INAAD NAGAGA DAYATAAN MIRQAANTAAN SAMAYSAAN XISBI DILAALKINA SAMAYSTA MAXA IDIN DHIGAY WA WAX FUDUD WAX JA BARTA ABWANADAN
@ZuhaybJones
@ZuhaybJones 12 жыл бұрын
Loooooooooooooooooooooooooooooooooolz...This is an absolute gem. Walaahi, Creativenesskii, ama wax soo saarkii iyo fikirkii Somalida waxa la hadhay iyadoo dadkii bac ku wada xidhantay...Hadii dadku xoriyad u lahan lahaayen in sidan oo kale wax looga hadlo, shekadu sidan way dhami lahayd..Waleeee they painted an accurate picture of the situation on the ground..Sida unba Somalia wax lagu kala cunaa iyo Lantaba lolz..Ragan ma re burcaa mise waa rer hargeisa....Labadan nin hala taageero,
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
Waa Reer burco
@caarif1695
@caarif1695 2 жыл бұрын
Burco
@mohamedaliabdullahi3886
@mohamedaliabdullahi3886 2 жыл бұрын
T
@abdillahibilalkidar339
@abdillahibilalkidar339 Жыл бұрын
Ppĺ
@cabdiyowxassansamow237
@cabdiyowxassansamow237 Жыл бұрын
Digir
@osmanismail21
@osmanismail21 8 жыл бұрын
Sooraan iyo jawaan khatar ❤❤❤
@somalijacaylgenel3217
@somalijacaylgenel3217 5 жыл бұрын
Yaaa Daawa naaya 2019 kkkkkkk welcom
@NOREDIN666
@NOREDIN666 3 ай бұрын
Allaah ha u naxariisto.
@Engmohamed1
@Engmohamed1 2 жыл бұрын
yaa imika dawanaya 2022
@otnokttidapakselgoog8204
@otnokttidapakselgoog8204 4 жыл бұрын
Sooraaan 2020 yaa la xisbiya 😂
@Sakariye-km6ry
@Sakariye-km6ry 16 сағат бұрын
Barigaa waxan jiray 3 sano imakana 15❤❤❤
@maxamedyaremaxamedyare5911
@maxamedyaremaxamedyare5911 5 жыл бұрын
Sooran 2.2019
@Sumunione
@Sumunione 11 жыл бұрын
Metelaad bilaa goyn-goyn ah waa heersare. It was really good continous acting from 00:10 to 06:22. Waa metelaadii ugu wacnayd ee ay sameeyeen haddii laga eegp dhinaca actor-nimada.
@korneylmohamed2579
@korneylmohamed2579 2 жыл бұрын
Alle haku naxariisto
@shaafideeq9321
@shaafideeq9321 4 жыл бұрын
Hhhh yaa daawanaya 2020 Wlhy kama daalo riwayadan wax badan oo xaga ururada iyo siyasiyiinta ahna wa laga faa iidaya
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 4 жыл бұрын
Ma xabaalaa la qodayaa
@mohamudabdi3504
@mohamudabdi3504 3 жыл бұрын
Allah yarhamuu amen
@farhanmahdi5810
@farhanmahdi5810 3 жыл бұрын
Sooraan ilahaye ha ku naxaristo
@kaizeipraahim3726
@kaizeipraahim3726 5 жыл бұрын
NaGadaa faraHa kulahaa Ileen siYaasipan nehee Hmmmmmm👍👍
@xamdakhadar3291
@xamdakhadar3291 Жыл бұрын
Hha durba wa siyaasi
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 Жыл бұрын
Bartiti xigmada somaliya burco ilaahoow kuu naxariiso
@jaamacsiciid4794
@jaamacsiciid4794 4 жыл бұрын
Yaadawanaya 2020 farta taag
@casoowe1000
@casoowe1000 11 жыл бұрын
Daash ma daash ka somaliland .. Waxay ka hadleen was xaqiiq jirta .. Well done guys .
@sahra5672
@sahra5672 6 жыл бұрын
Keetahay
@abdirahmanbaqdaadi3760
@abdirahmanbaqdaadi3760 5 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2019 farta taag like na ii saar
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 5 жыл бұрын
Yaa Ila Daawanaya 2019?
@ahmedcarab2234
@ahmedcarab2234 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto sooran 2022
@Libaan99
@Libaan99 11 жыл бұрын
Maalinba Meel bay ku jirtaa,kkkkkkkk Waa Xaqiiq.
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Ma nooshahy taloow
@SuperNasteexo
@SuperNasteexo 12 жыл бұрын
Runta hadaad rabtaan labadan majaajilayste waa Daash Ma Daashka , Soomaalida, marba waxa jira ayay wax ka metelaan , waana sax halkaa ka wada
@garabcaseofficial
@garabcaseofficial 7 жыл бұрын
hayeee
@ahmednur7690
@ahmednur7690 8 жыл бұрын
waxaan ku qoslay qayilka wax lagu dhisay
@frisko79
@frisko79 11 жыл бұрын
Xawaalada Hadaan Gooyey, Ku Kaydso, U Doono, Ka Qaado, wa ruwayad runta ka turjumaysa sida madalsha siyaasada losoo gali karo waana qosol.
@khalidabdi7807
@khalidabdi7807 3 жыл бұрын
Allaha kunaxariato soraan 😭😭
@mohamudabdi3504
@mohamudabdi3504 3 жыл бұрын
Allah yarhamuu amen 😭😭
@fardousaali5332
@fardousaali5332 7 жыл бұрын
❤❤❤
@ahmedaman665
@ahmedaman665 4 жыл бұрын
Waa riwaa riwaayad cajiib ah.
@fawziHapiip
@fawziHapiip 5 жыл бұрын
Prittish Somali land rag mirqaansan oo sibidhka aan miisaameYn baa dhisoo MadaxweYnaha biYaaniYaa haduu nugliYeer kasoo qaldamo gurYaha midh Yeeli maaYo
@farxaanfoxle
@farxaanfoxle Жыл бұрын
masha Allah
@nuurfareey198
@nuurfareey198 5 жыл бұрын
Shir an biyo saxa laheyn mashirbaa
@user-de1oh2yv9s
@user-de1oh2yv9s 3 ай бұрын
Alle ha unaxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@user-lf7up9lm9l
@user-lf7up9lm9l Жыл бұрын
Sooraan allow unaxariisto
@mcadrie3161
@mcadrie3161 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto sooraan, waxuu ka turjumayaa waaqica taagan
@suhaibabdi
@suhaibabdi 3 жыл бұрын
Alle haw naxariizto abwaan ibraahim ismaacil sugulle
@mustafejama7517
@mustafejama7517 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk jawaan kulaha dilaalka siyaasadu ma meshan xunbu ku jirta sooraan war de siyadu gaws danbeedbu ku jira haday meel wanagsan taalo dadkoo dhanba wada si yaasi noqon lahaa kkkkkk
@abdiwarsame8310
@abdiwarsame8310 Жыл бұрын
Ale haku naxaristo
@Hoodaale1
@Hoodaale1 Ай бұрын
Woow
@qaraamyahan
@qaraamyahan 3 жыл бұрын
Allaha hakuu naxariisto. Waa qoslay haddana Waan murugooday kadib markaan garowsaday in aan dub loo arkeyn majaajilo noocana. Sooraan Ismaaciil Sugulle, Malaa’igtu haku soo dhaweyso.
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 Жыл бұрын
Suladiinta macaayooya lkn waxaa marxuunku sheegay wax badan ayaa kajirira suldaanku waa inuu xushàa nin xeeriya wadankiisa gees kasii gees intay kunoshahay shanta somaliya
@abdirahmanbaqdaadi3760
@abdirahmanbaqdaadi3760 5 жыл бұрын
Ya dawanaya 2019 like iisaara hdaad dawnayso 2019
@aadamyaasiin9064
@aadamyaasiin9064 3 ай бұрын
2024 Ramadaan😂
@abdullahiqase3839
@abdullahiqase3839 2 ай бұрын
2024 yaa daawanaayo
@salebanahmed556
@salebanahmed556 5 жыл бұрын
yaa daawanaya 2019
@salebanahmed556
@salebanahmed556 3 жыл бұрын
Sooraan allow ku naxariiso
@user-uj2ht8ts9h
@user-uj2ht8ts9h 7 ай бұрын
2023 markii igu horaysay ee andaawado
@cabdiraxmanaadan5885
@cabdiraxmanaadan5885 11 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kiradii guriga mahaynee maxaan urur samaynaaaa
@stanleyipkiss46
@stanleyipkiss46 2 жыл бұрын
Eebe Ha unaxariisto Sooraan Anoo naxsan ayaan dawan😓
@DaahirDaahir-oy1xp
@DaahirDaahir-oy1xp 3 ай бұрын
Alah unaxaristo
@yuusufosman7162
@yuusufosman7162 8 жыл бұрын
Waa dowlad s/land laakiin cadowgeedaa ciida ka badan
@mahadxusuley7436
@mahadxusuley7436 2 жыл бұрын
Itoobiyaan
@mahadxusuley7436
@mahadxusuley7436 2 жыл бұрын
Mo
@rabiileomar7395
@rabiileomar7395 3 жыл бұрын
"Dowlada an jarka nahay " waa sheeko jawaan iyo sooran lagala xisaab tami doono
@makebravo7133
@makebravo7133 3 жыл бұрын
TII KU XAARTAY MIYEY QABEEN
@omarnoor6237
@omarnoor6237 5 жыл бұрын
RIWAAYADAN WAXAY ISTAAHISHAA ABAAL MARIN QAALI AH.
@jimcaaleibrahinsiraad3833
@jimcaaleibrahinsiraad3833 Жыл бұрын
Alle haw naxaristo
@jirfe
@jirfe 7 жыл бұрын
suldaanka dadka soo dhalandoona hadeer waa weriye
@wiilwanaaagsan6794
@wiilwanaaagsan6794 5 жыл бұрын
12:15🤣🤣🤣🤣sooraan waleee waa fariiid hhhhhh
@awilmahamoudkargoos9587
@awilmahamoudkargoos9587 4 жыл бұрын
ruwaayadi ugu layaabka badnayd
@ibrahina.k6103
@ibrahina.k6103 2 жыл бұрын
Still 2022
@mahadkhadarmahad-uw1zm
@mahadkhadarmahad-uw1zm 8 ай бұрын
allaw u naxariiso sooraan dayax dhacay buu ahaa
@foodcademohamed3683
@foodcademohamed3683 11 жыл бұрын
15:56 Yaasiin Carafaat dhawr jeer baabu isoo missed call-yay .....kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Alla ilaahayooow....Jawaan wax qasan !!
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Ma nooshahy taloow
@ahmedii3833
@ahmedii3833 5 жыл бұрын
2019? hadaa Ila Daawanayso Wlal Like Dhac Iisii 😁😁😁
@MegaCigaal
@MegaCigaal 12 жыл бұрын
nice work.dhabtay ka hadleen dadkan lagu maa weelinayo xisbiyada tii siyad baraa dhaan tay
@abshirmouse1636
@abshirmouse1636 3 жыл бұрын
MAKUWASI JIREY KAASU
@MegaCigaal
@MegaCigaal 3 жыл бұрын
@@abshirmouse1636 caydu ma banana I'm Somaliland and this is my opinion bich...
@mars8185
@mars8185 3 жыл бұрын
Adoonsigiibaad uxiistay miya inaadeer
@makebravo7133
@makebravo7133 3 жыл бұрын
KKKK WA NOOCAY FUTADU CUN CUNTO
@khalidmohamed681
@khalidmohamed681 Жыл бұрын
Allah yar xamhu 😭🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@mohamedabdurahmanmohamed8964
@mohamedabdurahmanmohamed8964 2 жыл бұрын
watching 2021
@AbdullahiAbdisamad-vs4nl
@AbdullahiAbdisamad-vs4nl 3 ай бұрын
Alle ha u naxariisto sooraan ismaaciil sugule,
@asimabdulazizsamale2025
@asimabdulazizsamale2025 9 жыл бұрын
Dadaal macruuuf nin wanaagsan Hhhh hadu wanaaagsanyahay anu meherad udhibaan maayee 😂😂😂😂😂
@barqaaddahiir3933
@barqaaddahiir3933 5 жыл бұрын
Asim Abdul aziz samale ehvdjr7yg ffugrehvtifbbv
@abdidanjire5018
@abdidanjire5018 4 жыл бұрын
2020 yaaa dawanaya
@halacfaarax8326
@halacfaarax8326 4 жыл бұрын
2020 yaa dawanaya
@cabdirisaaqismaaciil7342
@cabdirisaaqismaaciil7342 4 жыл бұрын
7.January.2020 Tuesday
@farahahmed9555
@farahahmed9555 5 жыл бұрын
Waa faysal cali waraabe hangoolkiisii ma isagaa loola jeedaa dacayadan
@abshirmouse1636
@abshirmouse1636 3 жыл бұрын
WA CASHAR WAX LAGU BARAYO SOMALIYA SI AY XISBIYO U GAARAN
@farahahmed9555
@farahahmed9555 3 жыл бұрын
In laga tago islaanimada oo la nala naco musaajika shariifka ah asxaabtii nebigu u dhintee miyaa somali wax lagu barayaa warkaasi waa cadyahay ee ilahaga u toobkeen.
@mohamedhirey3623
@mohamedhirey3623 12 жыл бұрын
hadal uma baahnin noo ka tag xisbigeeeyna kkkkkkkkkkkkkkk
@maxamedaadan7191
@maxamedaadan7191 12 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaa majaajilo inba an cadi ahyan
@laalo-os2hm
@laalo-os2hm 4 жыл бұрын
Yaa Daawanaya 2020 ?
SOORAAN IYO JAWAAN FILM CUSUB  XILDHIBAANADA FASHILMAY 2020 HD
32:35
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 124 М.
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 31 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 81 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 23 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 10 МЛН
Soran iyo jawan suldan lagatagay soran o lagatag
14:38
warsame2022
Рет қаралды 95 М.
Riwaayada Suldaanka Dadka 2013 HCTV Drama
5:10
hctvhargeisa
Рет қаралды 106 М.
SOORAAN IYO JAWAAN HUBSIIMO HALBAA LA SIISTAA PRT 2 2014
26:20
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 318 М.
QOSOLKII ADUUNKA SOORAAN IYO JAWAAN 2017  (Haku Dooran Qabiil) part one
21:28
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 1 МЛН
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAYAAD CUSUB RUUG CADAAGII 2018 HD
39:18
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 947 М.
SOORAAN IYO JAWAAN IYO CABDI GOOD
47:26
DJ SOMALI
Рет қаралды 202 М.
Riwayad qosala cabdi haybe laanbad magalo joog xumo
8:58
PrinceJuba
Рет қаралды 125 М.
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 31 МЛН