Makhaayad ku taalla Australia ayaa macaamiisheeda 10% ka dhimaysa haddii ay ogolaadaan in Mobaylado

  Рет қаралды 33,103

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 70
@nasri.official
@nasri.official Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhhamed❤️🤴🤲
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Saxafi qiimo badan abdisalaan herrari waxaad tagtay wadamo badan , balse dhanka waxan jeclaan lahayn inaad dalka #JAPAN mar aad tagtid oo warbixin toos ah nooga soo diyaarisid sida technolgy iyo horumarka kale ay sameeyeen , mahadsanid
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re Жыл бұрын
Agaasimihii ugu horeeyay ee BBCda Lord Reith ayaa sheegay in ujeedadda BBC ay noqon doonto in ay dadka wargeliso, waxbarto iyo in ay madadaaliso. Hereri Media ayaa tii haya oo saddexdaba samaysa. Hambalyo, Cabdisalaan.
@CabdisamadRashid
@CabdisamadRashid Жыл бұрын
Mashallah saxafiga weyn ee cabdisalaan hereri 💥💯
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 Жыл бұрын
Asc mansha Allaah Tabarka Allaah waa ruun waa sidi Ay Ahan jirtay wakhtigi hore sasa ficnayd wayo xiligan lajogo waa lagu washay tilifonka saqir iyo kabir waad ku mahadsantay waa barmamish leh tusale ficaan 👍👍👍👍👍
@africaismyhome723
@africaismyhome723 Жыл бұрын
Mahadsanid cabdisalam
@nadiir8762
@nadiir8762 Жыл бұрын
Waa saax seydney Australia 🇦🇺
@mohamedmawliid6926
@mohamedmawliid6926 Жыл бұрын
C/salaan waa fiki fiican
@cadee87
@cadee87 Жыл бұрын
Cabdisalaan Hereri Thumbs Up👍👍 👈 Wariye professional iyo rich of experience in journalism ah. Keep on with your work.
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Hereri horey u soco wll nabad galyo
@dalkatimes
@dalkatimes Жыл бұрын
Masha allah, Cabdisalan allaha ku xafido.
@farhaanhamud2948
@farhaanhamud2948 Жыл бұрын
waa arin wanaagsan oo cajiiba
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 ай бұрын
Waa sidaas cabdisalaan herari ,anigu badanka wan necbanay in marka qof aan la joogo inaan taleefan ku jeedsado ,mana jecli ,markaan keliga ahay mooye inaan ku mashquulo taleefan
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 Жыл бұрын
Waa arin wanaagsan abdisalam hereri, si bani Aadanima usoo laabato Waa sidaa oo kale aay sameeyaan maqaaxiyadaha kale
@aaminahussien7478
@aaminahussien7478 Жыл бұрын
Waa atin aad u wanaagsan
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Very interesting
@faraxxashi3286
@faraxxashi3286 Жыл бұрын
Waa arin wanaagsan
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Keep going masuul
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Жыл бұрын
Absolutely l love it I had enough when we go out to eat with my family and then they on the phone
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Suxufi Qiima badan Masha Allah
@jamaludinmuhidin4408
@jamaludinmuhidin4408 Жыл бұрын
First view
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Жыл бұрын
Walahi waa duni yabale ilahow qatumad nohagaji
@hoppy123a
@hoppy123a Жыл бұрын
Waa like tiina iyo share tiina waxaasi
@Adamshow2665
@Adamshow2665 Жыл бұрын
Aniguna imikaan makaaxidaydii sharcigaas oo kle usoo jeedinayaa macamiishee🤣🤣 Waa si ay cuntadaba u dhamayeen oo ay cunto badan ka cunan mesha waa fikir weyn hereriyow
@abdulahiMohamed2023
@abdulahiMohamed2023 Жыл бұрын
Hereri barnamijyadada wa ku hesta
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Abdisalaan herrari the legend 👑👋
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Hadan makhaayad leeyahay somalida 30% off ayan siin lahaa somalida hadii aanay codkooda kor u qaadayn markay cunayaaan🎉
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 Жыл бұрын
Kkkkkkk waaa wax aan dhacayn
@cadee87
@cadee87 Жыл бұрын
Hahahaha
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Huno it's impossible Somali iyo qeylo is synonymous 😔
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Жыл бұрын
Barigii igu horaysayi waan u ooyi jirayi waan isla yaaba😆😆😊😆😆😊
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 Жыл бұрын
Cajiib..waa fikrad wanaagsan
@zulthanayoutube357
@zulthanayoutube357 Жыл бұрын
Abdisalam hereeri wa ruug cadaa
@mohamedabdirahman2870
@mohamedabdirahman2870 Жыл бұрын
👍🏽
@Huda.999
@Huda.999 Жыл бұрын
Hhhh masha allah mobilkani farxadii buu dadka ka haleeyey
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Wa siwanagsan
@maxamedcaagane
@maxamedcaagane Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 adeer cabdisalaanow mushkiladdan aniga ayayba i haysataa, wax Yar Ka hor uun bay ahayd markaan saxan bariis dhameeyay anigoo mobilka ku fooggan, Ka dibna aan is iri war malaha Jin baa kula qadeeyaye sow adigan weli baahan 😅
@maaxmohamed452
@maaxmohamed452 Жыл бұрын
Hhhhhhhh waar niyoow adduunkan digtalka ahi wuu ina waalay wlhi slmulah
@africaismyhome723
@africaismyhome723 Жыл бұрын
Waa arin ay somali ubaahan tahay
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Kkkkkk waa qorshe cajiiba telephone kaasi waa arin in dadko iska dhigaan ama yaraystaan loo baahan yahay
@haala552
@haala552 Жыл бұрын
Masha alaah waqti kooban ayaa 100 kun dhaaftay
@siciidsaleebaan-jy3og
@siciidsaleebaan-jy3og Жыл бұрын
adigu maacaan nimaad doonaysaa ila soohadal anaa qaabka ugu fudud kuu sheegayee
@haala552
@haala552 Жыл бұрын
Kuma fahmin wall
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Жыл бұрын
waa adagtehe arintaa 🤔
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Жыл бұрын
Cabdisalaanoow Hadda Kahor Baa Anigoo Jooga Magaalada Qaahira Ayaa Taleefanku Iga Yar Cilladoobay Markaasaan U Tegey Mid Farsamo Yaqaan Ah Wuxuuna Igu Yiri Ii Imoow 2 Saacadood Kadib Markaasaan Meel Qaxwe Ah Oon Ka Dheerayn Oo Is Ku Sug Labada Saacadood Qiyaastii Markaan Nususaacad Kadib Ayaan Dareemay Caajis Isla Markiiba Ninkii Baan Ku Lacagta Labalaab Aan Kaaga Dhigee Intaan Taaganahay Ii Dhammee Kadibna Intuu Yar Muusooday Oo Farxay Buu Talefankii Uu Shaqada Ka Hayey Ee Iga Horreeyey Meeshiisii Ku Joojiyey Oo Kaygii Shaqo Ku Bilaabay Halkaas Waxaa Kaaga Cad Sida Aaladahaani Nafteenna & Wakhtigeenna Qafaal & Sandulle Ugu Hayaan.
@muhsenali123
@muhsenali123 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🔥runtii waarin kudayashamudan
@koosaarfaisal1571
@koosaarfaisal1571 Жыл бұрын
Roll model Abdi zalan hereru
@faraxxashi3286
@faraxxashi3286 Жыл бұрын
Waan ka helay runtii arintan qiimo dhimis iyo mobilki ku mashqulin laha ood ka nasanaysid
@Ciyaalka
@Ciyaalka Жыл бұрын
Anoo wax cunaya ayaan daawanayaa muuqaalkan
@Diinta
@Diinta Жыл бұрын
Asc
@jimcalecabdi9856
@jimcalecabdi9856 Жыл бұрын
Waxa soo waraystaa aktrada hindiga ah
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 Жыл бұрын
Anaa u baahan wax mobile qafis igaga xereeya😂😂😂😂😂😂😂😂
@faysalmuuse7026
@faysalmuuse7026 Жыл бұрын
Maqaaxida tag la iskaga xaraynaayo hhhh
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Жыл бұрын
waxa u daran caruurti oo aan walidkii la shaeekaysan ee intaba badan qol isku xidhaya marka caruurahi qaarkooda waxa la ogaday inay xata garayn sida dadka loola dhaqamo wayo umadii way ilaween dadkii sita tooska loola hadlayay marmarka qarna hooyadii iyo abahihi xata ubadkii xasuusan siday belayo u dawanayan ama telphone ugu foofaran
@abdirahinjjwihwhhjjoabdica6430
@abdirahinjjwihwhhjjoabdica6430 Жыл бұрын
Sharcigan waxa lugu so oogi laxa hildhiwanada istacmalaya telephonada markay shirka kujiran.
@awdeeq
@awdeeq Жыл бұрын
Kkkkkk
@apdimalik94
@apdimalik94 Жыл бұрын
Somali pan ka aqana 2 Mobil bay so qadanayan Mid marka laga xereyo ki kalay laso baxayan 😀😀😀👈
@hoppy123a
@hoppy123a Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhh hhhhhhhhhh Waayahaye abdisal hereri mardanbe yaanaan maqlin share dhe iyo like saar,
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
Waa qof weyn oo xaar weyn oo hadana maran waa calool weyne cunto badan oo doqon ah ilaahey inkaar ha kugu rido waa cagmadhigaha umada reer somaliland waa cagmadhige waa wada calool xaasid ah oo neceb qaranka somaliland ilaahey kuma salaamo yeelo calool weyne walaahi aduunka ayaan kuugu necebahay taariikhda ilaahey kaa saar calool weyne
@guleedahmed2461
@guleedahmed2461 Жыл бұрын
Waa weerar shaqsi ah ayaan u arkaa. Allah ka cabso, xasuuso qabriga,
@cismaanmaxamed1881
@cismaanmaxamed1881 Жыл бұрын
Cabdi salanow somalida u baahan in laga xereeyo mobile lada
@faisalmohamud5959
@faisalmohamud5959 Жыл бұрын
Video gan mxa moda inu aniga iga hadlayo sababta oo ah mararka qar ano Shah cabaya marka dameesto aya kobki qadana waxbaba kumajiro mar horaba cabay kkk
@MohamedHassan-hl3pp
@MohamedHassan-hl3pp Жыл бұрын
Kkkkkkkkjjjj Wllhy waaruntaa gurigii gudihiisiibaabau isgaleeli weyney c/ salaanow
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Жыл бұрын
👋Waxaan Soo Jeedin Lahaa In Ay Fiican tahy 24kii Saacadood,Soddon Daqiio Oo Ka Mid Ah Lagu Qaato Dhinaca Baraha Bulshada Akhris&Daawashaba,Marka laga Reebo Isticmaalka Lacagaha Telefoonda Ama Ku hadalka Moobilka.
@SKY........63
@SKY........63 Жыл бұрын
Aniga laftirkayga ayaaba hada taleefoon kaa daawanaya🤣🤣
@muhamedhusseinjama2007
@muhamedhusseinjama2007 Жыл бұрын
anigu horta reer xamar ma ihi , mana arag xamar lkn waxan ahay reer hargaysa Asal , lkn waxan maqlay maahmaah reer xamar ah oo aan rabo in aaan u soo qaato Wariye Abdisalan herari oo aan u ahay Great fan my big bro , maahmaahdu waxay tidhahda ( Kani wariye ha kaa ahaado ama ha kaa haamansado ) keep going .
Abdisalan Hereri iyo Safiyo Tusmo maxaa kala qabsaday Qosol iyo Kaftan
20:50
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 105 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 57 МЛН
Kaluunkii webiga ee Somalia oo loo dhoofiyay Congo.
11:51
Hereri Media
Рет қаралды 12 М.
Which Country Do You HATE The Most? | ETHIOPIA
6:08
gus1thego
Рет қаралды 323 М.
Nuradin Farah,  Abdisalam Hereri & Dr Jam Muse Jama - Book Launch
1:15:14
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 10 М.
ETHIOPIA ❌ Western Media Don't Show!
0:57
PassportHeavy
Рет қаралды 151 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 01.08.2024
20:05
VTV Somali
Рет қаралды 11 М.
What it is like going to College in Russia (Fresh Ethiopian Students Experience)
5:45
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН