Mall-ka BBS ee ugu wayn bariga Iyo badhtamaha Africa oo laga dhisay Eastleigh, Nairobi.

  Рет қаралды 144,829

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 343
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Cabdisalaam hereri waa wariye caan ah oo aad u jecel horumarka ay gaaraan qaybo ka mid ah dadka soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan waqti ayuu ku bixiyaa inuu warbixin ka sameeyo,mahadsanid cabdisalaam Hereri.
@osamaa7med670
@osamaa7med670 Жыл бұрын
I was attached to this project in 2016 as a graduate engineer casting huge foundations. Good to see the project almost complete
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
@@farhanhassan72 lkn qasab maaha inaa english barato si aad enginer unoqoto🥰
@xinsan2165
@xinsan2165 Жыл бұрын
@@farhanhassan72 you'r not your,don't point fingers.
@awaleadhan6860
@awaleadhan6860 Жыл бұрын
@@farhanhassan72 ya ku yiri luqad aya cilmi ku xiran
@shcyb1584
@shcyb1584 Жыл бұрын
Q aladGrammar ah Qoraalka Ingiriisiga ku xusan ma arko. Farhan ha inoo jilciyo!
@mohahmed6423
@mohahmed6423 Жыл бұрын
@@farhanhassan72 language is not measure of intelligence,boy!
@rashjoh8028
@rashjoh8028 Жыл бұрын
ilaaha ha barakeeyo mulkiilayaasha, waxse ku farxi lahaa in laga dhiso, Kismaanyo, Baydhabo, Xamar, Beldwayne, gaalgacayo, burco, hargaysa, boorma ama cali sabiix iyo yaanan ilaabin, doollo iyo hawd, gaarisa iyo libooye marka la xooriiyo ka dib
@Royel.channel
@Royel.channel Жыл бұрын
qarax land 🤣fuck walwayn
@cadeycali6723
@cadeycali6723 Жыл бұрын
@@Royel.channel Qowmuluudland nacalaa aabahaagii dabada jilicsanaa ku yaal🤮🤮
@abraQolkisa
@abraQolkisa Жыл бұрын
@@Royel.channel Cuqdadland ma waxaad noo sheegaysaa in aad isqarxinayso.
@se1059
@se1059 Жыл бұрын
Maskax male somaliyi Nairobi kuukuu baa iska leh iyagoo gaarisa ama madheera ka dhista baa uga sharaf badnaan layd
@abraQolkisa
@abraQolkisa Жыл бұрын
@@se1059 ma xuma in garisa , Madera ama wajeer, Laga dhiso ee meesha waxa taala puplation ayaanu jirin, lakiin Nairobi old east African ayaa imanaya, marwalba taa xususnaada.
@madiinashikh9673
@madiinashikh9673 Жыл бұрын
Mashalaah. Congratulation to everyone who took part in the inception, financing and actual construction of this project. I've spent 4 months in Nairobi 2 years ago, and was so impressed by the Somali community's business advancement in this country.
@mohamedabdullahi426
@mohamedabdullahi426 Жыл бұрын
Currently living opposite of this building. This is great project for both Eastleigh business community & the consumers.
@AliAsadMo
@AliAsadMo Жыл бұрын
It's one of Kenya's good projects
@greatspead1363
@greatspead1363 Жыл бұрын
I remember in 2015 when they said there was too much water underground. Many companies were called to suck the water. Thanks to Almighty Allah, the project is almost complete. Job well done.
@11masmas
@11masmas Жыл бұрын
BISINESS BAY SQUARE -BBS Waan ku hambalyaynayaa Somalida Kenya inay ka horumaraan dadka iyo qawmiyadaha ay la noolyiin.
@omarjeylan4113
@omarjeylan4113 Жыл бұрын
MASHAALLAH TABARAKAALLAH ALAHUMA BARIK, SOMALIS CAN DO WONDERS, THEY ARE GOD FEARING N HARDWORKING MEN, SOMALI ARE UNITED PEOPLE ❤,.
@kaptan-serious
@kaptan-serious Жыл бұрын
BBS will be game-changer of Nairobi
@LiveTikTokSomalipeople
@LiveTikTokSomalipeople Жыл бұрын
Masha allah Abdisalan aad bn ugu mahadsantay wax qadanka somalida sida wacan ee aad u soo bandhigayso iyo guulaha waaweyn ee ay gaadheen❤
@abdulkadirali6971
@abdulkadirali6971 Жыл бұрын
Aad baan ugu faraxsanahay inkastoo aan jeclaa in soomaaliya laga hirgeliyo
@khamalhasan9001
@khamalhasan9001 Жыл бұрын
Sxp waa arin wanaagsan lkn soomaaliya suuq maleh mall sideedaba waxaa laga furaa magaalo caalamku ku xidhan yahay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Soomaaliya waxay noqotay xafado laga xidhay yaa Ku aamini karo xoolo
@maneytalk9296
@maneytalk9296 Жыл бұрын
Somalia wa qabuure yaa lacagtiisa galinaya
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 Жыл бұрын
@@maneytalk9296 Runtaa Meel Xolahaada Lagaa Badaa Yarabo Hadii Kle Lagu Qarxinaa
@feyrusfanaxle9945
@feyrusfanaxle9945 Жыл бұрын
Hotels kii kudisnaa baan qarax uga baxnaye horta xasiloni aan helno
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Somali wax yaab leh bay abuuri karaan hadii nabad iyo maamul ay hesho horow socda fari kama qodna waa in afrika an wax way kabadalo khasatan cariga soomaliyeed bravo c/ salad hereri
@mohamedduaale7581
@mohamedduaale7581 Жыл бұрын
Masha Allah somalidu waa dad shaqo mall kan waa 10 kilometres Europe xitaa kuma yaalo somali guul meelakasta👍
@podcasterdifo
@podcasterdifo Жыл бұрын
sxpow ma somaali baa dhisaysa sowtaan kenyaati moodayay
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 Жыл бұрын
Somali iyo Kenya Wa Laba Wadan oo kala duwan here is Kenya
@waraabehargaysa
@waraabehargaysa Жыл бұрын
10 km?
@abdulrahmana2216
@abdulrahmana2216 Жыл бұрын
@@positiveandfunny4332 hold on who doesn't know that?
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Masha-allah Waa Wax Lagu Farxo Alaha Barakeeyo
@calacurrather9994
@calacurrather9994 Жыл бұрын
Engineer Mustafa is very fluent in Somali. So are the rest of the professionals. Congratulations.
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
Masha ALLAAH. ALLA haw BARAKEEYO
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Жыл бұрын
Masha allah let Ethiopia learn to open the market for somalians ومن شر حاسد إذا حسد
@abdulrahmana2216
@abdulrahmana2216 Жыл бұрын
Somali not Somalians mate.
@derrickmutuma7185
@derrickmutuma7185 Жыл бұрын
Does Somalia open the market for Kenyans and Ethiopians?
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Жыл бұрын
@@derrickmutuma7185 it's open for everyone come to somaliland hargeisa
@derrickmutuma7185
@derrickmutuma7185 Жыл бұрын
@@muusakahin4135 That's great. Viva East Africa.
@abdullahiosman1174
@abdullahiosman1174 Жыл бұрын
MashaALLAH! I'm happy to hear that. Congratulations 🎊
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Abdisalan Hereri wa top top Somali journalists HAAYE HAAYE 😁😁👍👍
@Adamjonaa
@Adamjonaa Жыл бұрын
This is good we need more of this.
@HajiHiish
@HajiHiish Жыл бұрын
aderr abdisalan mahadsanid Documentryga inoo soo gudbiso
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Hereri horey u soco nabd galyo
@khadarxayd3277
@khadarxayd3277 Жыл бұрын
Soomaalidu waa umada mustaqbalka insha allah
@JUBBAMOHAMUD
@JUBBAMOHAMUD Жыл бұрын
Hormar io baraare io barwaaqo ayaan u rajeyna qof walbo oo somali ah Guuleysto dhamaantiin meel walbo oo aad joogtaan
@khadarxayd3277
@khadarxayd3277 Жыл бұрын
Herari waa wllka hiil oo hargeysa kaa Soo salaamaya
@user-ly9zu4ge8l
@user-ly9zu4ge8l Жыл бұрын
Cabdi salaan allh wu kuu fudaydiyay socodka msha Allah
@HamzaAli-so7wz
@HamzaAli-so7wz Жыл бұрын
Waakuwaa barnaamijyadi universal tv ee aan kaa baranay iminka wax yar yar oo 10 daqiiqo iyo 20 daqiiqo ayad nala barataye maba daawan karo anigu 30 wax ka yar
@duniyoabubakarali2322
@duniyoabubakarali2322 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah so nice
@nrmohd2342
@nrmohd2342 Жыл бұрын
Very Amazing 👏
@dr.mascuudxasan3343
@dr.mascuudxasan3343 Жыл бұрын
Somali ayuu ku fcnaa lahaa in laga dhiso maxa yelay magac ayey ku yelan laheyd afrika dhaqaala ahaana wadanka ayuu anficilahaa inkastoo wadanka uu san fadhinin lkn wan rajeyneynaa mid lamid ah ama kaweyn mustaqbalka dhaw insha'alaah
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
inta badan somalidu malaha wadaniyad iyo sharaf
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Markaad qabyaalad iska daysaan
@asmarmaalik9335
@asmarmaalik9335 Жыл бұрын
Unuka leh iyo qarax iyo rer hebel leh adunka walaga tagay mel gaal iyo musliim Iman karan la raba somalii wa dal dadka ugu xun adunka ay daganyiihin jahliin ah
@2daysago_
@2daysago_ Жыл бұрын
Somalia ma meesha dabaqyada yaryar qabiil qabiil loo kala sheegto. Dadka mallka dhisteen wadankii ogu ficnaa ayey ka dhiseen dhinac walbo siiba xaafada eastleigh wadamada dariska sida uganda Tanzania ayaa looga imaadaa
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
@@2daysago_ wadankii ogu ficnaa?? Kenya? kk🤣🤣
@munasayed8657
@munasayed8657 Жыл бұрын
Maa Shaa Allah
@abdinasirshhussein4866
@abdinasirshhussein4866 Жыл бұрын
Mashallaah waa suuq wayn
@MrBOSSMAN2342
@MrBOSSMAN2342 Жыл бұрын
Mansha Allah it's amazing the Somali Business is Doing well in Africa
@derrickmutuma7185
@derrickmutuma7185 Жыл бұрын
It's only in Somalia where they fail to thrive.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
It's almost ready to open it doors in 2015 I was invited to invest this mall unfortunately I didn't invest i invested real-estate in Ghana it's major mall in Nairobi and all over kenya
@abdulrahmana2216
@abdulrahmana2216 Жыл бұрын
Ghana is actually great trust Hopefully in Ghana you won't regret that country is booming right now and Rwanda as well because of their safety and law and order no corruption out there. Kenya is great sadly corruption is killing it.
@mohameddahir8743
@mohameddahir8743 Жыл бұрын
Amazing. 3.500 shops. 12 banks. 3 five star hotels big mosque restaurants. And more more.
@dalmardirie55
@dalmardirie55 Жыл бұрын
Wow hope you Africans well development in all aspects of life 🙏
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Abfisalan iyo hereri media mahadsand❤👍
@mahbubmo
@mahbubmo Жыл бұрын
I remember in 2015 when they started digging I was staying in nomad just opposite. Crazy how with time the building comes alive.
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
Me too
@abdinoor3219
@abdinoor3219 Жыл бұрын
Mashallah mabrook 🎉🎉🎉🎉🙏🙏🎈🥳
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
Waa magaalo yar 😍
@AliAsadMo
@AliAsadMo Жыл бұрын
Well done Kenya!
@abdijabar10
@abdijabar10 Жыл бұрын
Masha Allah
@bushrambushram1939
@bushrambushram1939 Жыл бұрын
The engineer explanation fantastic. Kudos
@abdallahamarweyne8280
@abdallahamarweyne8280 Жыл бұрын
masha allah tabaaraka allah allaha barakeyo waxkasto hadey helaan hogaan fiican iyo dad fikirkooda saliim yahay wax weyn ayee ku soo kordhin karaan bulshada waan imaan donaa waana ka sheysan donaa nairobi hormarna waan ka sameen donaa in sha allah
@saidhussein9037
@saidhussein9037 Жыл бұрын
Dhulkaaga horrumarka maad ka samaysid?
@abdallahamarweyne8280
@abdallahamarweyne8280 Жыл бұрын
@@saidhussein9037 xaaladiisa anaa kawar haayo waana joogaa ee adiga inaad joogto uma maleenaayo
@saidhussein9037
@saidhussein9037 Жыл бұрын
@@abdallahamarweyne8280 Ma joogo balse waaka war hayaa xlda ka jirta allh ha inoo hagaajiyo.
@abdallahamarweyne8280
@abdallahamarweyne8280 Жыл бұрын
@@saidhussein9037 amiin yaarabi lkn dadka kawareyso ganacsigiisa iyo qaabka lagu shaqeeyo dhibaatadiisa iyo inta canshuur aad bixineysid oodhan diidi karin
@Gashanle02
@Gashanle02 Жыл бұрын
Congratulations 104k subscribe
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 Жыл бұрын
Mnsha Allah somali kor Alle haka yeelo dhamaan iyo Muslimiinta oo idil
@abdulkadirfarahyusuf3375
@abdulkadirfarahyusuf3375 Жыл бұрын
Abdisalaan herari 👏💖
@maneytalk9296
@maneytalk9296 Жыл бұрын
Kenya has progress
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Жыл бұрын
masha allah Allah mall kan Somali ba leh miya ilahay ha u barakeyo
@Abdullahi-Abas
@Abdullahi-Abas Жыл бұрын
Ha
@abdirashidmohamud6550
@abdirashidmohamud6550 Жыл бұрын
Good intiative. However, the biggest challenge for this mall would be the trafic jam. Driving to easteigh is already is already a nightmare!
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
Exactly, this is the alarm ringing in my head too. Saw the management doing some paved roads and road entry which are separate foe the mall, but still I don't understand how they Will manage the Eastleigh traffic
@nazrudiindahiye
@nazrudiindahiye Жыл бұрын
Good to see my former college mate Eng. Muhudiin
@Sabipikin1
@Sabipikin1 Жыл бұрын
Feel sorry for the small businesses😢
@abdirahmankahiye4140
@abdirahmankahiye4140 Жыл бұрын
capitalism impact
@guulwade989
@guulwade989 Жыл бұрын
They’re renting out the shops, that’s good for small business owners
@ahmedabdi4396
@ahmedabdi4396 Жыл бұрын
Mansha Allah
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Жыл бұрын
maansha allah
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Жыл бұрын
Ilaahay ha kasoo in lakaa dhiso inshallah Mogadishu inshallah Inshallah amiin amiin yaa rabii yaa rabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 Жыл бұрын
Madeceyso inteey Somali Madaxdetha Sidaas Tahay Dadkedana Kii Dulmi Subiyo Qabiil Kutagerayaan ,Melahana Ka Dahaan wadankeena Qatar Ayuu ahani jiray Hadana Wadamaha Rer shisheya Ayaa na yeelo
@Shaashaa-fs8uy
@Shaashaa-fs8uy Жыл бұрын
Areey xamar unakaa iska leh mey dhistaan
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Жыл бұрын
@@positiveandfunny4332 Inshallah kheyr
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Жыл бұрын
@@Shaashaa-fs8uy afkaa kheyr kheyr ama dheeh
@imthecaptainnow6446
@imthecaptainnow6446 Жыл бұрын
Hell mooryan ya wax ka dhisanya
@mahrezaslam3788
@mahrezaslam3788 11 күн бұрын
😊😊 Thanks
@hudayfisalah9886
@hudayfisalah9886 Жыл бұрын
Mansh allah
@nimcaanhassanwali8432
@nimcaanhassanwali8432 Жыл бұрын
Waa wax lagu farxo ween oo soo kordhay
@IlyasRoble-gj6px
@IlyasRoble-gj6px 4 ай бұрын
Maha allah bbs
@ugaasibraahim3389
@ugaasibraahim3389 Жыл бұрын
masha alh
@hebeldafearless9786
@hebeldafearless9786 Жыл бұрын
Hareeri waa professional! Asiga ayaa xiisa gooni ah u yeelayaba Barnaamishka.
@abdillahijama2336
@abdillahijama2336 Жыл бұрын
Ingineerka korontada iyo biyaha sharaxaya mashallah. Waa sharaxaad wacan buu bixiyay
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh Жыл бұрын
Wareer dhe! Goob shidan! Balse waxaan is weydiinayaa imisa agaasime ayuu leeyahay mashruucan sababtoo ah kii soo dhaqaaqa ba wuxuu leeyahay "anigoo ah agaasimaha mashruucan".
@kydkydkyd1658
@kydkydkyd1658 Жыл бұрын
Dadka maangaabka ah dadka ayeey ku mashquuulaan. War sidaa fursad u abuuri lahayd ka feker
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh Жыл бұрын
@@kydkydkyd1658, yaab! Iska caytan social media-ha ayaa kuu dhib yareeyee.
@am3nkaldar833
@am3nkaldar833 Жыл бұрын
Wll Een Agasayashu mida walba wax ayuu qabila San yahay tusale ahan Agaaasimah dabak agasimha biyah agasimah Iwm ah markaa midawalb waa lagala xisab tamay markaa , waa sidan u fahamay wll
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh Жыл бұрын
@@am3nkaldar833, walaal waan fahansanahay ka korontada, biyaha iyo ta suuqgalinta ... se kuwa badan oo kale, inkastoon hadalkooga aan maqlayn oo turjumaadii Hereri uun maqlayo, ayaa sheeganaya agaasime ... (soomaali ma'aha kuwa aan sheegayo).
@ubahahmed2972
@ubahahmed2972 Жыл бұрын
I can sat that this modern city, i hope that it will be implemented in hargeisa like this.
@khadarxayd3277
@khadarxayd3277 Жыл бұрын
Somalidu waa umada ilahay la leh xidhiidh wanaagsan sidee darteed ilahay aduun iyo akhiraba ma qadhinayow
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 Жыл бұрын
13:56 Ninyow Eastleigh Dadka Weey Disteen Adigana Jididka Meel Naga Saar Shaqadoda iyo Nadafada , Biyaha iyo Korontada Eastleigh please 👍
@cabdishakur6516
@cabdishakur6516 Жыл бұрын
🎉walee kenya waa hormareen 🎉🎉
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 Жыл бұрын
@@AAA-sx5ej Ya Yiri ??? Somali Da'd Ubadan iyo Kenyatti Lacag Isku Darsatay Ayaa Disatay ,TaaS Dadka Cajisloyasha hadalkooda Waaye
@AliAsadMo
@AliAsadMo Жыл бұрын
Yes Kenya is growing every day 🔥 best in East Africa
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 Жыл бұрын
Saxb meesha caadi mahan mall kan ..wax yar baa kadhiman inla dhameestiro
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman Жыл бұрын
Adeer abdisalan hereri guuleyso balse aniga ahan waxan jeclan lahaa inaa dhuulkeyga wax gashaado oo aan Kenya marna dagiin waayo waan jeclahay dhuulkeyga hooyo balse adeer guuleyso aad baan uu jeclahay barnamij kastaa oo aad so guud biiso 🥰🥰🥰🥰😊😊😊
@AliAsadMo
@AliAsadMo Жыл бұрын
But we are growing our country, we are Kenyans not from somalia. Born here in beautiful land of Kenya 👍
@zakriamohamed4689
@zakriamohamed4689 Жыл бұрын
waaan soo dhaweyneynaa hada nahay bulshada ku nool xafada islii mall BBS
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 6 ай бұрын
Waa dhisme cajaaib ah soomaaliduna meel kasta oo ay tegto Waa ay ka muuqataa bulshadaasi
@idkhow6772
@idkhow6772 Жыл бұрын
Are they gonna have a sleeping hotel/lodge as well
@Abu-Hamza254
@Abu-Hamza254 Жыл бұрын
Once open this Mall will bring a lot of traffic jam in Eastleigh Islii ayad aragday jamkeeda marki BBS lafuro bal kawarama?
@fdama
@fdama Жыл бұрын
Waaheen mall will be like this Inshallah
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Allaha barakeeyo
@haniyusufilmi9754
@haniyusufilmi9754 Жыл бұрын
Adeerow yuusuf xasan islii bal hagaaji qashinka qurunka bal naga habeeh
@ahmedhassan3002
@ahmedhassan3002 Жыл бұрын
👍
@jackcadnaan143
@jackcadnaan143 Жыл бұрын
Subax walbo jidkaa moolka agmaraa waiting to be opened
@ozzylink
@ozzylink Жыл бұрын
WE NEED to invest our home land Somalia not in other countries
@AliAsadMo
@AliAsadMo Жыл бұрын
But this is our home. If you are born in somalia then just invest in your country. This is us building our country. We not into clans just business
@ozzylink
@ozzylink Жыл бұрын
@@AliAsadMo You will always be a second class citizen. Let Jews in Europe be a great example for your short sightedness. If clans are issue sort it out but let’s stop running like goats to where the grass is greener
@AliAsadMo
@AliAsadMo Жыл бұрын
@@ozzylink man not all somali are from somalia don't force us. The mall is built by someone who knows that human are one
@ozzylink
@ozzylink Жыл бұрын
@@AliAsadMo I am just talking those Somalis like me who left their homeland due to civil war in 80s & 90s. I don’t care about those who lived in Kenya or Ethiopia and trace back their ancestry to Somalia. Fighting form them is what caused our civil war in the beginning
@AliAsadMo
@AliAsadMo Жыл бұрын
@@ozzylink But none of them are investing in BBS. Besides, anyone can feel at home in Kenya. Still East Africa better than going to live in unstable somalia
@idrisabdalla6748
@idrisabdalla6748 Жыл бұрын
Business Bay Square (BBS)
@idrisabdalla6748
@idrisabdalla6748 Жыл бұрын
@Maha Cabdi wc wr wb
@SaidAhmed-lh2ul
@SaidAhmed-lh2ul Жыл бұрын
Bro why not in Mogadishu?
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
4 megawatts can give 3000 house amazing
@kingaweys
@kingaweys Жыл бұрын
Carrefour iyo waiki waar baa uyaloo anaga waqtigaas mahayno 😂😂😂
@xusenibra2279
@xusenibra2279 Жыл бұрын
Music iisheega kabankaan
@abdifatahshafie12omar95
@abdifatahshafie12omar95 Жыл бұрын
Abdisalaan hareeri waa wariye aad u wanagsan waxaan aad u jeclahay sida uu wareysaga u qaado oo ey asluubta wariyenimo kudheehan tahay waa nin oday ah mudan iney kudaydaan wariyeyasha kale ee somaliyeed
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Maasha allah islii kenya 🇰🇪 Nairobi waa magaalo xor ah ganacsiga xorta ah ayaa ka jira maaaha somalia oo kalle magaalo kasta reer sheegto bal isu eeg muqdisho iyo Nairobi unukaa leh kkkkkk caasimada somalia 🇸🇴 caasimada kharaabada Africa
@ahmedadan9676
@ahmedadan9676 Жыл бұрын
Muqdisho meesha maxaa keenay hooyada ilkayarti kushashay wase muqdisho dhiigbaa udaatahay afka lagum sheegto stupid baatahay qof saan uciilan waan jeclahay inaan arko 😂😂
@2daysago_
@2daysago_ Жыл бұрын
Aad iyo Aad. Unukaa leh bal wakaas hormar hagaarsiiso. Umadii lacagta heysatay ayeyba wadanka nacsiiyeen. Unukaa leh hadeysan jiri leheen qofwalbo xitaa chineeska ayaa mall ka dhisan lahaayeen
@abraQolkisa
@abraQolkisa Жыл бұрын
dadka leh mallkan waa reer mogdisho
@jakey2424
@jakey2424 Жыл бұрын
@@abraQolkisa maaha, waxay u badan yihiin Darood
@abdulahiabukar4621
@abdulahiabukar4621 Жыл бұрын
@@2daysago_ marka hore soo ogoow yaa leh BBS ?markaas ayaad qabiilo hadalkooda wax ka sheegi kartaa balse yaa iska leh Maaalgelintaan cajiibka ah ?
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE Жыл бұрын
Somalidu waa mucjisada Africa they know how make money everywhere
@AliAsadMo
@AliAsadMo Жыл бұрын
Say Kenyans. Somali are many in somalia what have they done?
@socdaal
@socdaal Жыл бұрын
Eng mustafa ma aqaano balse waxaan la dhacay sida aqoonta leh iyo xirfada uu u sharaxayo runtii waa shakhsi wanaagsan halaga faaideysto aqoontisa iyo howl karnimadisa.
@yaxyeileeye2667
@yaxyeileeye2667 Жыл бұрын
Waar sxp aniguba waan ku haystaaa Mnshaallah
@sultanlife5385
@sultanlife5385 Жыл бұрын
waxaan uarka in ganacsigi soomalida lala wareegey
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
Soomaali waa loogu talagalay in halkaas lagu hayo. Kolay aniga imafarxadgelinayso hanti waddankale la geliyey iyo shaqo abuur dadkale loo sameeyey berina markii la doono lagu odhankaro isaga bax.
@abdirahimdhassan1020
@abdirahimdhassan1020 Жыл бұрын
Isaga bax ya odhan karo wadanka dhinac baanu kalenahay walal
@Royel.channel
@Royel.channel Жыл бұрын
@@abdirahimdhassan1020 1 hour kuma qadan karto in lagu dhaho baxa wlhi anigo joga xamar ama hargiesa wilka kenytiga ah 10 minues ban kaga sari kara isna sida si lamid ah hhhhhhhh
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
Waa surta gal waxwalba oo aad sheegtay, lakin saxib dadku markey dalkooda amaan iyo nabad galyo hku heysanin durufo badan ayaa ku keenaya iney dibada wax gashtaan
@a.rahman7679
@a.rahman7679 Жыл бұрын
Wax ku heesto malaha, meeshan Somalida nabad iyo dhaqaale ayey ku heestan.. Somalia maxaa yaalo an ka eheen qabyaalad iyo dulmi..
@fadumamohamoud67
@fadumamohamoud67 Жыл бұрын
Waan kugu raacsaney. Wadankeena waa in aan dhisanaa
@2daysago_
@2daysago_ Жыл бұрын
Dadbadan ayaa soo qori doono somalia mxa looga dhisi waayay.....Somalia ma meesha dabaqyada yaryar qabiil qabiil loo kala sheegto. Dadka mallka dhisteen wadankii ogu ficnaa ayey ka dhiseen dhinac walbo siiba xaafada eastleigh wadamada dariska sida uganda Tanzania ayaa looga imaadaa
@khadijamuse2429
@khadijamuse2429 Жыл бұрын
Qabiika waxaaba ka sii daran arsenal baa intay gasho dulka la simaysa kk
@abdulrahmana2216
@abdulrahmana2216 Жыл бұрын
@@khadijamuse2429 hhhhh wa esku mid Qabil ka iyo Arsenal
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 Жыл бұрын
Maxa laga dhisaya Nabad maheysano walal wey nagu fiicanan laheed walal
@metrobusinesstv5888
@metrobusinesstv5888 Жыл бұрын
Ya iska leh BBS Mall ?
@abdirizakahmed7924
@abdirizakahmed7924 Жыл бұрын
When this project was starting i was in class 4 now am in yr11😂😂
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Жыл бұрын
Waxuu aad ushabahaa Scandavian mall ee kuyaala caasimada Sweden ee Stockholm
@mustafemohammed3591
@mustafemohammed3591 Жыл бұрын
future ku waa Africa future kuna waa hada Somalia Ilahay haunaxariisto wali qabla Nabi ayay marayaan Insha Allah 700 oo sano kabid ayay aduunka soogaadhi
@aliyaahmed1513
@aliyaahmed1513 Жыл бұрын
Daka dugaamad yaryar heesto dajiya lacag yarna ugaga gireeya somali Isha alaah maasha alaah
@salaadyuusuf9370
@salaadyuusuf9370 Жыл бұрын
kan dunida ugu wyna waxaa laga dhisi doonaa moqdisho haduu alle idmo
@fadumamohamoud67
@fadumamohamoud67 Жыл бұрын
Somalidu wadankooda my dhistaan?
@danab8753
@danab8753 Жыл бұрын
Somalis always complete projects started. No need for loans because its halal investment.
@Ala_sheikh
@Ala_sheikh Жыл бұрын
Abdi salam hereri wan ku tageeraa , balse waxn kugula talin lahaa inad heesta ka dayso barnamijyada . Sbbto ah ado masjid ku jira ma dawan kartid wayo hes ba ku jura ugu yaran 2 minit ba . Ilahay ka baq oo ka daa hesta , waxyabo kale ayad dhex galin karta
@ilayschannel3991
@ilayschannel3991 Жыл бұрын
Somalia inay ka dhisan ayay ahayd inty ka dhisayan wadamo kle oo qurxisanayan
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
Yes, can you guarantee safety from terrorist attacks ?
@seventeen3779
@seventeen3779 Жыл бұрын
Somali malahan walal waa dhismo ee leyihin ajaanib somali dhulka walugu qabsadey mare lahayen
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 126 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 58 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 1,3 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 35 МЛН
ISBEDEL WAYN OO KU YIMID ISLII - EASTLEIGH, NAIROBI, KENYA
12:48
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 52 М.
Ganacsi ku cusub Soomaalida caalamka iyo shirkada Waamo Towing
44:59
Gaadhi gurigii Bashiir Mursal Ciise oo loo wan qalay
30:43
Hereri Media
Рет қаралды 240 М.
Suuqa ugu raqiisan nairobi gikomba
21:27
Dhakhtarrr
Рет қаралды 159 М.
Haddii aad Nairobi guri ka doonaysay, Rodol baa kuu haya nooc walba
35:18
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН