*MALYUUN MAANKA DHALIIL LA II SAMEEYO | DHAGA-HADAL MA QAATO

  Рет қаралды 117,820

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

16 күн бұрын

#subscribe
WARAYSI XASAASI AH IYO BOQORADDA MASRAXA MALYUUN MAANKA | WAXA SOO SOCDA IYO WABIGA YAA WAYN? • *MALYUUN MAANKA DHALII...
From crisis to prosperity: Netanyahu's vision for Gaza 2035 revealed online www.jpost.com/israel-hamas-wa... SOURCE: www.jpost.com/israel-hamas-wa...
Antiwar protests continuing in Malmo during controversial Eurovision
It’s been a fast-moving situation here with thousands of protesters making their way through the city. Most of the demonstrations received permission and the police have been able to keep them orderly.
However, quite a few demonstrators suddenly started protesting outside the Eurovision venue with Palestinian flags and were boxed in by police and taken away one by one. Some were forcibly removed.
Demonstrators are angry that an Israeli contestant was allowed to participate, comparing it to when Russia was banned because of the war on Ukraine. Protesters say it’s hypocrisy.
US faculty speak up and stand alongside student Gaza protesters
With pro-Palestine students arrested and campus protests broken up, educators are increasingly rallying in support . www.theguardian.com/us-news/2...
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 374
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 15 күн бұрын
kzfaq.info/get/bejne/esmai9qlzM3Nno0.htmlsi=o3Izm... KU YAACA
@ZUZU-wp6jv
@ZUZU-wp6jv 14 күн бұрын
Next Manal beldaaje 🙏🏽
@ahashi7828
@ahashi7828 15 күн бұрын
Caqli,Qurux,Somaalinimo,iyo ehel jacaylka Illaahay ha ku siyaadiyo Abti Aamiin Aamiin Somaaliwayn Illaahay qabyaalada ha ka badbaadiyo .
@saden08
@saden08 14 күн бұрын
Dhulka ha kala jarin .. somaliwayne ha is racdo
@rockgentlemen9228
@rockgentlemen9228 12 күн бұрын
dhulka muxu ahaa war intada hakugu filnaato
@bulsho2796
@bulsho2796 8 күн бұрын
@@saden08 Adigoon Midnimo wax ka aqoon waa ninkii ku baray. Shalayna waad la yaabanayd maantana waad la yaaban tahay sababtoo ah waa lagaa indheer garad sanayahy.
@bedraqani9441
@bedraqani9441 15 күн бұрын
Masha allaah malyuun maanka habo waxad tahay inan sharaf iyo cisi ilahay siiyay habo macaan guulayso isha nacabkana alle hakaa duwo❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋💋💋💋
@awiladen7814
@awiladen7814 14 күн бұрын
Hhhh nayaa waa nag darood ah inagumed yahay🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aminasalad9205
@aminasalad9205 14 күн бұрын
Hadi ay ahan lahad isaaq darood dhalay Afkale bad ku hadli lahad
@awiladen7814
@awiladen7814 14 күн бұрын
@@aminasalad9205 hhhh nayaa tan caloosha wayn ee tuutaha muuse hooley ka cararay soo xidhatayba ma.daarood baa dhalaye miyay ka xishootay wiil yaroo daarood ahna way dhashaye waa tii halkas kasoo dhakh dhakh lahayd iyadoo candho wayne hhhh tan beerka wayn ee najmo nashad hhhh jajabanta miyaanu caynaa🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aminasalad9205
@aminasalad9205 14 күн бұрын
@@awiladen7814 hadabad caytamaay oo ciil kaa hayaa kuwaa aad tirinay ee tan shegatada ah ee oday darod mala lagu shegay hadi ay darood dhalada tahay isaaq Uma hesten oo dhigoda xalashaday dadkuba waa isu wada rer abti waxd tiriba lagu yiri naag iyo nin waxd tahayba la garan mayo
@khadraciise2044
@khadraciise2044 12 күн бұрын
​@@awiladen7814horta Wxan ku Shegaya in ad tahay bar ba xamda ah😂bcoz Sida naagaha Ayad u hadlaysa Nin rag ahi Sidan uma hadlo Maxa naagaha Candhadoda iyo caloshoda ku tusay hadadan lablabuuf Ahayn Waarya kuma dhihi kare waarya Naaya😂Najma Daarod ba dhalay Malyuna isaaq ba dhalay Farqiga u dhexeeya Wuxu yahay Isaaqu waad Xariir ah oo Gobonimadu Lafta iyo dhuuxa kaga Jirto Naag isaaq ahi ilmo ay dhashay wuu u dhiman karaa bcoz Naxariista iyo Dun wanaaga Abtiyaashi Adunyada ma siisanayo Wana wax rabaani ah oo illhy ku Abuuray lkn idinku Wxad dhashaan ma Xishoodaan Abti iyo waalidna ma yaqaanan waayo Naxariis uu hoyadiis iyo Abtiyaashi ku Xasuustaba waligiis muu Arag That is the Difference between them illhy ha kugu Anfoco Naaya😂
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc 15 күн бұрын
Masha allh Malyuun gabar caqli, qurux iyo deganan rabi isugu darey Malyuun qalanjo guuleyso ❤️
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 15 күн бұрын
Fartaan Doonaa Qoraa Libaaxada D5 Halaga Leexdo reer Abtigeed ha u heesto hooyo Macaan Waa Qaali
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 15 күн бұрын
Walalo abtiyasheyd ha uhesto cid kuma heysato ee waxa laku heysta sool iyo sanag abtiyasha hasinin
@samowsamale3490
@samowsamale3490 15 күн бұрын
@@nucmannucman-wc6jiSool iyo Sanaag waa laba gobol oo la wada dego dadka deegaanadaa ku dhaqani waa wiil iyo abtigii meela la kala tegi maayo. Heesina waxa lagu coleytamo ma aha dadka waxa dhexeeya ayaa ka weyn
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 15 күн бұрын
Nucman@ isyeelyeelka jooji Sanaag yaaleh??? Hadaanad Histriga hayan waxa leh Caasimad ween ee Ceergaabo REER la yidhaa Gadhween. Soo baro degmooyinka ku xeeran Qaar ka mida yaa dega Sida Dhahar Badhan Warsangali Dhulka Duriyada waligaaba meel aad u soo m nartaa majirayso hadaad. Hore u Qoratay SCC Somali ween beentiinii baratay Sool baa degmada Lascanood oo kaliya leedahay hareeraheeda waxa kula leh Cayar. Gabooye Isaaq Barina waalida dhulbahante waxay odhan Afgooye anaa leh iyo Buurxakabo yaa. Dhulkuna waa Somaliland taas tuugna ma xado Malyuun Manka ayadu weey heestay uun lakiin Dhulku waa halkii ilahay dhigay cidi kama badli karto
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 15 күн бұрын
​@@nucmannucman-wc6ji 😂😂Gabadhu sidina ma waalna oo been inay sidina sheegto ma rabto wayo sool 50% isaaq iya daga sanaagna 65% isaaq iya daga magalo madaxda sanag ee ceerigabi abtiyaasheed isaq iya daga marka goortaad beenta ka weynanaysin iyan garan la aay ma xishootan
@bilana289
@bilana289 14 күн бұрын
@@nucmannucman-wc6ji Sool iyo Sanaag ma waxaad leedahay Isaaq ma degana bal warka keen
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 15 күн бұрын
Mashalah malyu Ali habo kabax fanka inshallah
@awiladen7814
@awiladen7814 14 күн бұрын
Hhh nayaa waa gabadh daarood.ah inagumed yahay hooyada iyo sahra hoosta ka halganba wase 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 14 күн бұрын
@@awiladen7814Malyun Ali Xishoodka iyo sharafta Hooyadeed ayey ka sidataa MashaAllaah
@hiboabdi350
@hiboabdi350 7 күн бұрын
@@awiladen7814😂😂😂😂👌
@Borama1960
@Borama1960 14 күн бұрын
Malyuun is very smart, patient, and gorgeous with an amazing voice. 👏 🎉❤
@abdijama7564
@abdijama7564 14 күн бұрын
Walidkii ku Dhalay baa duco mudan horey u soco walaal
@nabihasaed4447
@nabihasaed4447 14 күн бұрын
Caqli badan iyo qurux, dagnaan buu ilahay isugu daray!! Masha Allah ilahay haku xifdiyo Abayo
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 15 күн бұрын
Ma sha alla malyuun maanka habo guulaysoo habo mcn walalkay Abdihafit iyo Brit somali tv wan salamaya ❤❤🌹👍
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 14 күн бұрын
Waxaad tahay gabar aad uu caqli badan ilaahay haa ku sharfo ماشاءالله تبارك الله ❤
@Hanaanwacan
@Hanaanwacan 14 күн бұрын
Xaqiiqatan waa gabar waliid ixtiram, xishood iyo wanag leh soo koriyeen allah karameeyo iyada waliidkeed ba🤲👌💯 Secondly, waxay mudantahay kundayasho xaga dulqaad iyo edabta….Ex: waa gabadha mudo sanad iyo kabadan la cayey iyada zowjkeeda malin na aan kalmad dhihin, waligeed isqabdan…illahay waxan uga baryaya xolo barakeysan oo kheyr badan oy kaga kaftoonto Fanka inuu siiyo 🤲💕keep going queen💕👌👍
@Siradaden
@Siradaden 14 күн бұрын
Manshallaah malyuun habo anigoon qabyaalad kugu taageerayn walahi gabadh dagan aqlibadan ixtiraambadan afgaaban quruxbadan allahuma baarik habo from duriyada
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 14 күн бұрын
Masha Allah Wareysi Qiimo & Qaayo Leh Between Suxufi Abdihafid M Jama & Malyuun Maanka Qof Sharaf & Wanaag Huwan!! Respect 🫡 Mudan Marna Walaasheen Soomaliyeed Marna Dumaashideen!! Xafidu Allah Ayaan Ku Leeyahay Adiga & Caruurtaada & Odaygaaga Sharma boy & Dhamaan Family ka Oo Dhan !! Horey U Soco Walaashiis!! Adiga & Odaygaagaba !! ❤️💯🫡✊✅
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 15 күн бұрын
Aduunka waxaa ugu fiican Maka iyo Madiino
@yasinsalah6538
@yasinsalah6538 14 күн бұрын
aad iyo aad insha allah next week yaan u socdaa dhulkaa barakaaysan ilahay waxaan uga baryayaa dadkeena, diinteena, dhulkeena Sommaliyeed iyo diinteena duulaan lagu yahay ilhay hano xafido insha allah
@Nuurah951
@Nuurah951 15 күн бұрын
Malyuun waa gabar dagan illaahay ha xafido.
@FatahAbdiW
@FatahAbdiW 8 күн бұрын
Absolutely fanaanad fanaan qabo horey u soco huuno ❤🎉🎉❤❤
@baduuraahmed583
@baduuraahmed583 15 күн бұрын
Boqorad malyun maanka tabi haku xafido hbo❤
@aminaibrahim2268
@aminaibrahim2268 14 күн бұрын
Manshalah tabarkllah walaahi MALYUUN WAA GABADH CAQLI BADAN manshalah HOR U SOCO WALSHAY QAALI ❤❤❤❤❤❤❤
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 13 күн бұрын
Aamiin we love 💕🇸🇴 mogdishu peace 👍👍👍
@yasinsalah6538
@yasinsalah6538 14 күн бұрын
Masha allah Abdi xaafid barnaamij waaye aniga walaashay Malyun waxaan dhihi lahaa faanka haku sii nagaanin quraanka iyo diinta uga gudub insha allah aduun wa inyar uu maalma ah. thanks
@halimahassan657
@halimahassan657 14 күн бұрын
Asc maansha Allaah Cabdixafiid iyo Malyuunka maansha Allaah, waa aabo iyo Hooyo,❤ ❤❤🇸🇴♥️💙💛💚❤️ illaahey Cadaalada ha na siiyo.
@luladen8201
@luladen8201 14 күн бұрын
Mashalaha malyun manka inaa noo keenta thanks wariyha weyna dhalan yarta manka qurux iyo dagan ilha waa siyaa mashalaha ❤
@afrahap4406
@afrahap4406 14 күн бұрын
Warye sare Abdixafid Maasha allah❤❤❤ Malyuun deeqa ❤❤
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 13 күн бұрын
Guul iyo Goboniimo Somaliland 💚🤍♥️💪💪💪💪💪
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 9 күн бұрын
Gabar yar oo fanaanada in la diirdiirto oo cay loo la soo fariisto waa ceeb malyuun maanka guuleyso abdixaafid mahadsanid Ina adeer
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr 14 күн бұрын
Mashallah quraanka Allah ku jacelisyo wllo kuligna❤
@AbdirahmanIbrahim-wp3tq
@AbdirahmanIbrahim-wp3tq 15 күн бұрын
gabar caqli badan weeye malyuun maanka allaha kuu siyaadiyo garaadka abaayo
@deqaahmed4308
@deqaahmed4308 14 күн бұрын
Mashallah walahy waan jirirocoday gabdhayda ma rabo inay ku aqliaysato ilahay riyadada ha ku rumayo dumashi❤❤❤
@KABAX21
@KABAX21 13 күн бұрын
Very pure dhan walbaba ma sha allah ❤❤
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 15 күн бұрын
Dadka isticmaalo baraha bulshada inta badan ma'ihi, twitter kaliya iyo youtube. Gabadhaheena 🇸🇴 aad ayey uqiimo badan yihiin. Allaha inoo xifdiyo🙏. Mahadsanid C/Xafid👍💙
@foozia426
@foozia426 13 күн бұрын
Maasha allaah malyuun maanka habaryar ka unahay ❤
@abdijabarissa8476
@abdijabarissa8476 12 күн бұрын
Malyuun Waa Gabar aad u Qalbi Wanaagsan, Fanaaniinta Maanta jooga ayadoo kale waa ku yaryihiin Walahi ❤
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 14 күн бұрын
Masha allah Malyun Manka waa gabar sharaf badan Allah haku xafido
@maxamed-tj2qp
@maxamed-tj2qp 14 күн бұрын
Masha Allah dumashi qurux badan Alle haku xafido
@geelehersi140
@geelehersi140 14 күн бұрын
Maasha allaah gaber sharaf leh marwo qaaliya
@Omarliido-dw4zv1pe2b
@Omarliido-dw4zv1pe2b 13 күн бұрын
Masha Allah walashey mcn
@marwoali6189
@marwoali6189 14 күн бұрын
Guulayso Waa gabadh culus maashallaah ❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@samowsamale3490
@samowsamale3490 15 күн бұрын
Heestan buuqa dhalisay dad xanuunsan ayay damaqday. Sool iyo Sanaag waa la wada degaa dadkuna waa wiil iyo abtigii weligeena waa la dagaalami jiray lana heshiin jiray. Somali Allah ha isu sakhiro meel ay joogaanba
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 12 күн бұрын
Kooleyba idoor baxtii ayaad kasojeda
@sahraj3885
@sahraj3885 12 күн бұрын
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@hiboabdi350
@hiboabdi350 7 күн бұрын
@@fatumaahmed4718😂😂😂❤
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 14 күн бұрын
mansha allah allahhainxifdiyo c xaafid iyo inantaan habaryarta uahay malyuun qaali
@AhmedJigga
@AhmedJigga 15 күн бұрын
Sharma Boy And Malyuun Maanka Are Simply Legends..!
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 14 күн бұрын
Aniga oo Isaaq ah Allow ii barakee Deegankayga dhamaantii khasatan Sool iyo Sanaag 🤲 🤗
@awiladen7814
@awiladen7814 14 күн бұрын
🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-kx4us5cb4k
@user-kx4us5cb4k 14 күн бұрын
Calanka shaydaanka lagu caabudo
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 14 күн бұрын
@@user-kx4us5cb4k Kuwan shaydaanna garan maayaanee way Soo xadeen 🤣
@hiboabdi350
@hiboabdi350 7 күн бұрын
Kaale langaabo Adigaba 2qoofe oo maxbuus 2023-2024 aahe meel adajoogi weese waakaa aderaada lagoraace balanbaleen langaab faanayo sanaadkaan ikoow 😂💔💔🤣🤣
@awiladen7814
@awiladen7814 7 күн бұрын
🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khadraciise2044
@khadraciise2044 12 күн бұрын
Wow Malyun maanka Sidan ila dhaqantan Ana kula dhigaya Walee waa fariid Fariidnimada hooyaded ba ku dhashay Inani waa hooyaded ba La yiri jir oo joog habaryar quruxeey Nacabka dheg ha u dhigin❤️❤️❤️😍
@mahamedqolfaa1079
@mahamedqolfaa1079 14 күн бұрын
Mashaa allaah malyuun maanka aadbaan kuusalaamayaa
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 15 күн бұрын
Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow kaa madoobee xaga quranka iyo sunada ku noqo soo gal qololka soo galka qaali casharada ka qaado ‼️⁉️❓😭
@Bandaasproduction
@Bandaasproduction 14 күн бұрын
Meesha aduunka uugu fiican waa dhulka barakaysan ee maaha Maraykan.
@sahrasahal12
@sahrasahal12 13 күн бұрын
Malyuun manka waa qof qaali ah❤❤❤❤
@abdinasiryusufmohammed5101
@abdinasiryusufmohammed5101 12 күн бұрын
Thank you wariye sare
@khadarmowlid5474
@khadarmowlid5474 15 күн бұрын
Masha Allah boqortooyo dumar malyuun maanka abti salan sare
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 15 күн бұрын
LIKE | SHARE | #SUBSCRIBE THANKS 👍👍
@ZUZU-wp6jv
@ZUZU-wp6jv 14 күн бұрын
Next Manal beldaaje 🙏🏽
@ousmanyoussouf7002
@ousmanyoussouf7002 15 күн бұрын
Maashaa alah
@user-fx2sr6oo9u
@user-fx2sr6oo9u 13 күн бұрын
MashaAllah guulayso habo macaan
@hibojama5798
@hibojama5798 14 күн бұрын
Masha alaa gabadha isku kalsoon hadalkeed hufan yahay ilahay soomalida sidaa ah nooga dhigo
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 14 күн бұрын
Asc waan idin Salamay cabdixafid Iyo Malyuun salan ka dib waxaan illahay uga baryayaa Malyuun Iyo inta kalaba inuu illahay ka madoobeeyo fanka Iyo inta aan illahay raali ka ahayn Oo dhan aamiin
@kalthoomhasan5681
@kalthoomhasan5681 15 күн бұрын
Thank you
@barwaqomohamed2240
@barwaqomohamed2240 12 күн бұрын
Mnsha Allah quraanka Ayaad ku cod macaan thy 👌✅
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 14 күн бұрын
We love somali we love xamar cadey ❤❤❤❤❤❤❤
@umimohamed2323
@umimohamed2323 14 күн бұрын
I’m dying to go back Xamar ,I miss it so much I hope insha Allah to go back this Summer
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 15 күн бұрын
Malyuun maanka keep going habo ❤ ❤️❤️ sanaag dhulbahante hal dagmo aad ku leedihiin ssheegta soolna malaha laascaanood baad u taqaana dagmada labaad ee oogu wayn gobolka Sool habar jeclo ayaa ka talisa caynaba oog iyo qaar kaloo badanba waa gobolka sool idinkoon iska xanaajinayn maalinka sool dhulbahante oo kaliyaa dego maalinkaas sheegta sanaag marka horaba shaqo kumaydaan lahayn
@mohamedguled4835
@mohamedguled4835 14 күн бұрын
Togdheer waa 4 3 isaaq 1 DHULBANTE Danaag waa 5 dagmo Gar adag isaaq Laasqoray daarod Badhan daarood Dhahar daarood Ceerigabo 50% Laascano 6 dagmo 5 daarood 1 isaaq Total Somalind dhulka 42 daarood
@awiladen7814
@awiladen7814 14 күн бұрын
Hhhh inagumed yohow waa gabadh daarood ahe ogow laangabow sanaagna buurad kasarantahay🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-zf8dl7sb3r
@user-zf8dl7sb3r 14 күн бұрын
@@awiladen7814 Wajiga gubay walle in aad xarood tahay hal calamad aya la idinku garta 24 hours calanka somalia ayad wadatan hadana qabiil ayad meelkasta la tagantihiin
@AmranMaygaag-ud8uq
@AmranMaygaag-ud8uq 15 күн бұрын
Maashaa alaah cabdi xaafid waan ku salaamayaa adiyo xidigta xidigaha malyuun maanka malyuuneey horay usoco marwalba qof aan taageero oo aan jeclahay ayaad tahay horay usoco quruxeey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sz6zl6kz4n
@user-sz6zl6kz4n 14 күн бұрын
Maashaaalaah sax waayee
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 12 күн бұрын
Waa fahamsanaa Halkuu usocdo Shaydaanku laakiin malyuun.Jawaab waafiya ayay siisay
@user-kc3ki6cq8f
@user-kc3ki6cq8f 15 күн бұрын
M A Inanta aad baan uga mabsuuday Wll.ilaahay reerka iyo caruurtaba ilaahay hakuu barakeeyo. MA Fanka aad ka baxdayna waan kugu taageersanahay
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 15 күн бұрын
Quran ka iyo sunada u leexo walalo kheyr qabto
@user-lk2gb3ht1y
@user-lk2gb3ht1y 15 күн бұрын
maashaa alaah walaasheey qaali
@maxamuudiman7907
@maxamuudiman7907 15 күн бұрын
Wllky c/xaafid cawil ismaciil waxaan kugu jeclahay soomaalinimo oo aad kugu weyn waxaan kaa soo salamayaa KISMAYO JUBADA HOOSE GAAR AHAAN XAFADDA CALANLEY
@sahraj3885
@sahraj3885 12 күн бұрын
Asalamu Caleykum Maansha Allah Tabaraka Allah Aad baan u salaamayaa Abdihafid iyo Inantaa aan Habaryarka u ahey, waa laandheere Meel dagey Inan Mareerxaana oo Garxajis dhaley Salaan gobeed iga gudoona Yaxfidkuma Allah idinka iyo qoysaskiinuba ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 15 күн бұрын
اللهم أصلح بلادنا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy 14 күн бұрын
Wlhi waa Marwo degan Fanka ku jooji HEESTA 18 MAY SOMALILAND UQAADAY❤❤❤
@HalimaYoussouf-cr4hx
@HalimaYoussouf-cr4hx 12 күн бұрын
Mashallah si qurux badan ayad u aqriday quranka
@maxamedxabiib7189
@maxamedxabiib7189 12 күн бұрын
Masha’allah nice tajweeta ❤
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 15 күн бұрын
Walalkey cabdihafid allxmduliilh allxmduliilh Masha allhhh walshey malyun manka my inaadeer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 14 күн бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯
@a.osmanadan8935
@a.osmanadan8935 15 күн бұрын
Abti waan ku salaamay
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 15 күн бұрын
Guuul malyuun maanka qof edb iyo akhlaaq ale siiyey dadkan inaanta ku waashay ale ishooda haka duwoo
@C.W.W
@C.W.W 14 күн бұрын
Boqorad malyun❤❤❤ Legend cabdixafad❤❤
@IkranCabdi-cl3ot
@IkranCabdi-cl3ot 11 күн бұрын
Masha allh habo mcn ❤
@umusihaam9908
@umusihaam9908 14 күн бұрын
Maaasha Allah hbo❤
@moabdi3860
@moabdi3860 14 күн бұрын
Guulayso abti mcn ❤
@awiladen7814
@awiladen7814 14 күн бұрын
🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hafsaalimahamud9285
@hafsaalimahamud9285 14 күн бұрын
Habo masha alla Alle caqlika haku siiyadiyo🎉❤😊
@faizaali2889
@faizaali2889 15 күн бұрын
Mansha allah malyun maanka❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 14 күн бұрын
Masha Allah sister malyuun horay u soco in adeer❤❤🎉
@axlansworld1423
@axlansworld1423 10 күн бұрын
Nimanka majeerten waa qatar midi u quraxbeyd oo misna ina adertis ah mesha allaah ilaahay ha isku deeyo.
@suadsaid-of5mq
@suadsaid-of5mq 14 күн бұрын
Masha Allah sis
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 12 күн бұрын
Malyuun maanka ❤❤❤❤❤gabo macaan 💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤
@sahrasahal12
@sahrasahal12 13 күн бұрын
Manshall ❤
@ASAD-988
@ASAD-988 13 күн бұрын
QAYRKAA KA HADH WAA HABAAR NINKAN MURAAYADAHA WAAWAYN AAKHIRKII WAXUU SOO BAXAY WIXII DHIIGIISU AHAA KULI SHAY ARJACU ASLIHAA 🤔 WAXUU LA DARAJO YAHAY AMA BARTAY GAADHEEN GAADHAY CABDISALAAN HERERI AXMED SICIID CIGE IYO RAG KALE OO BADAN WAXAY GAADHEEN INTERNATIONAL PERSON 🤔🤔 QAYRKII WAXAY KAGA BAXEEN SHARAF IYAGOO KULEH HALKA KUWII AAN KABIXIN ILAA HADA AY ILAALIYAAN SUMCADOODII AY INTABADAN LAHAAYEN BALSE ISAGA WADADII UU AY LAHAAYEEN BUU MARAY WARIYE QABIILI AH WALIBA CADAYSTAY 😢😮😮 KULAHAA DUMAASHIDAY 😂😂😂😂😂😂
@niema_mahamoud
@niema_mahamoud 14 күн бұрын
Keep going habo
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 13 күн бұрын
Sool iyo Saanag waa SOMALILAND 💚🤍♥️🥰🥰🥰🥰
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 15 күн бұрын
MAYUUN WAA GABADHEENA YAR DADKA FAQAHA HAYSTA MAAHA DAD CIDNA METELA EE WAA DAD EDEB DARO IYO AF XUMO KA SHAQAYNAYA WAXAANA UGU BADAN KUWA AY U HERSTAY
@samsammohamoud3724
@samsammohamoud3724 15 күн бұрын
Malyuun waa bintu xalaal qac bay ka yeedhsiisay
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 14 күн бұрын
Sharf ka waar wll ❤
@kaltunmohammed9821
@kaltunmohammed9821 14 күн бұрын
Maasha allhaa❤❤❤
@saidajama5882
@saidajama5882 15 күн бұрын
Ma sha Allah malyuun manka
@MrSaraar
@MrSaraar 14 күн бұрын
Waa gabadh fiican maanshalah.
@saidasultan6826
@saidasultan6826 14 күн бұрын
Mansha allah Tabarikallah Malyuun Waa Soomaaliyed Kahadha Waa Ladhalay Ka Hadha
@user-nj8ro3cl5w
@user-nj8ro3cl5w 13 күн бұрын
Malyuun cali waan ku salaamay
@Ina.a86
@Ina.a86 9 күн бұрын
اللهم آمين 🤲🤍
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 14 күн бұрын
Masha Allah tayari waba fariid
@nafisaibrahim2402
@nafisaibrahim2402 14 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤👍👍👍
@basrahassan5116
@basrahassan5116 14 күн бұрын
Maashaa Allah!!!
Daawo Wareysi Xasaasiya Malyuun Manka
15:07
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 53 М.
WAR FARXAD LEH: MADAX BANAANIDA FALASTIIN | XOGTA DAHSOON
21:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
OMG 😨 Era o tênis dela 🤬
00:19
Polar em português
Рет қаралды 9 МЛН
Don’t take steroids ! 🙏🙏
00:16
Tibo InShape
Рет қаралды 69 МЛН
I Need Your Help..
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 86 МЛН
Oomaar Barbar iyo Khadra Qaran "Roodo Keyf ayaa Aduunka ugu jeclahay"
57:08
Spend a day with me in Doha! Trip vlog in Doha, Qatar
11:13
Safiya Abukar
Рет қаралды 11 М.
Grote aardverschuiving in Papoea-Nieuw-Guinea
1:59
NOS Jeugdjournaal
Рет қаралды 11 М.
Zo ontruimde de ME het bezette pand van de Radboud Universiteit
2:43
Omroep Gelderland
Рет қаралды 687
BAABULAAHI XABSIGA HAREYSA CAAWA DAMBIILE
11:19
waridaad TV
Рет қаралды 24 М.
GAME ADAG QOFTA UGU DAMBAYSO MEESHA KU HARTA AYAA 50DOLLAR QAADANAYSA
17:32
Essa MUSICA é Real ou Fake😱 #shorts
0:30
Lucan Pevidor
Рет қаралды 19 МЛН
Trying strange combos! 🤩 Radmiru #shorts
0:18
radmiru
Рет қаралды 7 МЛН
1❤️
0:20
すしらーめん《りく》
Рет қаралды 25 МЛН
Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
0:19
Nandito Creative
Рет қаралды 18 МЛН
Cat story: from hate to love! 😻 #cat #cute #kitten
0:40
Stocat
Рет қаралды 8 МЛН