No video

Xoogaga Saraaya Al-Muqawama oo Dagaalka kusii biiray & Netanyahu oo Meel cidlo ah kusoo dhacay |

  Рет қаралды 53,556

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Ай бұрын

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Пікірлер: 157
@RaaqiyaYuusuf
@RaaqiyaYuusuf Ай бұрын
يارب ياكريم يارب العالمين يا الله يا الله يا الله يا الله يا رب السماوات والأرض يا حي يا قيوم يا رب هذا كون كله يا ذل الجلال والإكرام يا الله يا رب كل شيء كله يا قوي ياجبار يا ملكوت السماوات والأرض اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم ثبت قلوبهم وارزقهم حلال طيبا مباركا من عندك واشف مرضاهم وعاف جرحاهم وارحم شهداهم وآمن خوفهم اللهم وسدد رميهم وثبت أقدامهم وأيدهم بنصرك يا أرحم الراحمين يا رب العالمين يا خالق البشر اللهم امين اللهم امين
@gavanamahamed4141
@gavanamahamed4141 Ай бұрын
MASAR Jordan IMARATKA IYO labada kale IMAANKA IYO AWOODA IYO xigmada allahaka qado INSHA allah
@sahroyahyedamey6794
@sahroyahyedamey6794 Ай бұрын
Subxanallaah maad u duceysid. Lacala in Alle u aqbalo
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Aamiin ya rabbi shukran
@IbraahinBarkhad
@IbraahinBarkhad Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Ай бұрын
Guul inshaa allaah mujaahidiinta Mahadsanid maracade Ilahey ha unaxariisto intii dhimatey aamiin ya allaah😢
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o Ай бұрын
Habaarka mawaasi haku dhaco.gumaadka.ayey qaybka yihiin kuwa ganacsiga.la.leh jasaar.fooqal jasaar.imaraat❤❤❤❤❤❤❤
@RaaqiyaYuusuf
@RaaqiyaYuusuf Ай бұрын
Mahadsanid maxamad ciise walaal alaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba alaha kusiyaadiyo cilmiga iyo caqliga guulayso waligaa
@nadifayassin5984
@nadifayassin5984 Ай бұрын
Musliminta Allah mideyo,Falastin guusha Allah ha siyo, insha Allah
@CabdiRaxman-t5m
@CabdiRaxman-t5m Ай бұрын
Ilaaha ayaa jira Mar uun way guulasan inshaa alaa falastiin
@engineercumarnuuryarow3558
@engineercumarnuuryarow3558 Ай бұрын
Asc.guul ayaan u raraynaa walaalahen falastiin.
@HappyFireDragon-cz2bu
@HappyFireDragon-cz2bu 29 күн бұрын
Gool wcn musliminta dhan ilahay haljoro😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl Ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@user-wy8tx9ne8k
@user-wy8tx9ne8k Ай бұрын
Guuuul Guuuul umadamuslimiita falastiin
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Ай бұрын
600K coming soon insha allh ilaahay haguuleeyo muqawamada xamaas🇵🇸
@shidafaarax6366
@shidafaarax6366 Ай бұрын
👌
@user-ku7kx8xb6v
@user-ku7kx8xb6v Ай бұрын
Carabta jaxima alle haku turo nolosha allaha ku cadabo insha allh falastin wey guleysan donta
@daauudismaaciil
@daauudismaaciil Ай бұрын
Waa dagaal allaah u kukala saarayo mu'miniinta iyo munaafaqiinta xikmad allaah ayaa inoo muuqata
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Ай бұрын
Haaaa wa sax hadalkaga
@ARDAKHHabane
@ARDAKHHabane Ай бұрын
Wlhi waa geesiyo reer falastiin insha allah guuuul
@AbdinoorDaud
@AbdinoorDaud Ай бұрын
Guul Daman misliminta inshallah
@AbdiwaxidDaahirAli
@AbdiwaxidDaahirAli Ай бұрын
Guul Dhaman muslimiinta ❤
@SaciidoCiise-up6po
@SaciidoCiise-up6po Ай бұрын
Allah haugar gaaro walaa laheena reer 🇵🇸🇵🇸Falastiin Insha Allahaamiin aamiin aamiin yaarabi 🤲🤲🤲
@saciiddiini9960
@saciiddiini9960 Ай бұрын
Mashaa alaah waad mahadsantahay wll key dadaalka aad noo bixisay
@abdikarinmohamed399
@abdikarinmohamed399 Ай бұрын
Dowladdaha arabta wlhi waa bilaa dameer 😢
@AxmadFarax-f9u
@AxmadFarax-f9u Ай бұрын
Maxmedciise..mahadsanid.❤alahakuxafido❤
@AbdiwaxidDaahirAli
@AbdiwaxidDaahirAli Ай бұрын
Guul Dhaman muslimiinta meelkasta oo ay joogaan gaar ahaan reeer falastiin❤
@khatraharunaadamu6117
@khatraharunaadamu6117 Ай бұрын
Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin
@Ismailadawe
@Ismailadawe Ай бұрын
Duhur wanaagsan Ustaad👋
@abdillahimed3987
@abdillahimed3987 Ай бұрын
Kuwasi dad jira maha manta ganacsi laleh yuhud
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Dowladaha arabta ee iyare laleh xirire Israël ilahow masiiba cane lagaraneyne qu ride madaxda arabta bi cidnilah Amin ya rabi
@RaaqiyaYuusuf
@RaaqiyaYuusuf Ай бұрын
Cajiib alahu akbar guuto horleh
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 Ай бұрын
5 dawladod mahane waa 5 danyeer waxaba dhama daanyerada lkn rer qasa alle wayne ayaa la jira wayna guulaysan donan insha allaaah
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw Ай бұрын
Ilaahay cadawga ha jebiyo reer falastiina guusha sii iinsha allaa
@cabdigahayr2563
@cabdigahayr2563 Ай бұрын
Ilaahay haguuleeyo muqaawi.maada rer falastiin ilaahow guusha yaarabi guusha sii mujaahidiinta allahu akbar
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Ай бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@user-fj8pb9oi4i
@user-fj8pb9oi4i Ай бұрын
Carabta. Ilmaha israail. Taslasoco. Maracade walal
@user-nl1yn1bo7f
@user-nl1yn1bo7f Ай бұрын
Nabiga_kusali ❤❤❤
@IkraanSharif
@IkraanSharif Ай бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@LuqmaanMaxamed-hg8uf
@LuqmaanMaxamed-hg8uf Ай бұрын
Duhur wangsan wlllo
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 Ай бұрын
allow jabi isreal aamiin yarabi
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi Ай бұрын
Masha Allah ❤
@user-ds5mk7zg9n
@user-ds5mk7zg9n Ай бұрын
Inshaa alah waala dal Dali doonaa Shan ta dawladood madax dooda gooray noqotoba
@Kureshmuhumed
@Kureshmuhumed Ай бұрын
Guul wacan phalastine
@Kheyr_show
@Kheyr_show Ай бұрын
Shacab carabta iyo madaxdoda wax isma dhamaan inta waxa garsiiyey carabta in yhuda falastine gumeystan walalahoda
@AxmedcabdiIbraahim-k3b
@AxmedcabdiIbraahim-k3b Ай бұрын
alaha garbisatago umadamusulimita edhiban amin
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 Ай бұрын
Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Yuhuud iyo cid kasta oo taageeeta inkaar iyo nacaladi haku dhacdo meel ay joogaanba
@Fatmahusse
@Fatmahusse Ай бұрын
Maracado wall anagu waxaan ka hadleynaa ganacsi lakiin maka hadalney kumanka qof oo la diley dadka ka damqan waayey dhibatada GASA waxba naga kalin ganacsikooda kuwaasna allah baa noo sheegey iney yihiin munafiqiin gasa way guuleysan ayaganu xukunkooda wuu baa bi in insha allah cadow islaamka waxaa kaga xanun badan midka islamka kula ahoo cadow kaa jecel
@cabdiraxmaanxassan-o8j
@cabdiraxmaanxassan-o8j Ай бұрын
carabeeey hoog
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 Ай бұрын
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj Ай бұрын
bismillah asc horta anigu waxan 5 dowlad kuqiyaasi karaa imarad marooko massar urdun baxreyn waxan illahey kabarya in uu hooskeeno falastin wiliba iyaga oo duleeysan balaayo allaha kuridee inkaaru haku dhacdee illahow shacabka reer falastin iyo wiilashoda geesiyaashaa xaqqooda usoodhici illahow cadawgoda burburi oo ciidagali illahow badbaadi illahow dhibatada kaqaad illahow aamiin
@user-xq9yg1qx7x
@user-xq9yg1qx7x Ай бұрын
Ax weeeeey cil baadaanaa maara cade Mel an qaasa umarno nosoradi sxb anoogo baadan waan daagltaagyna
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@MUUSE967
@MUUSE967 Ай бұрын
كتائب الشهيد أبو علي مصطفى ustad kasoo hadal kooxdaas halkee ka dhisan tahay waxa muqal ku arkay Qasa naga sii warbixin kooban❤❤
@cabdirashiid6454
@cabdirashiid6454 Ай бұрын
guul insha allah reer falastiin
@MahamadRashidgarabkiinaalahuak
@MahamadRashidgarabkiinaalahuak Ай бұрын
Falastin guuuul 🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@fataha1
@fataha1 Ай бұрын
حسبًا الله ونعم الوكيل 😢
@Khadijo60
@Khadijo60 Ай бұрын
ilahey abaar xun iyo colaad ha ku salado kuwaasi waa marooco masar emirati jordan waana munaafiqiyuun ilahey geed dheer risaaqada haka saaro amin ya rabi
@Badri-oi8my
@Badri-oi8my Ай бұрын
Walaalo lasoo dhakhzo barnaamijyada
@IiddaahirIiddaahir
@IiddaahirIiddaahir Ай бұрын
Malin wcn sxb maxamed ciise marka labad alaha la jiro falastiin iyo muqaawamada dagalka ku jira
@FarxanAxmed-d8j
@FarxanAxmed-d8j Ай бұрын
guul refalasden
@saleebandaauud6289
@saleebandaauud6289 Ай бұрын
Masar.iyokuwan.kalee..qalbigey.yuhuut Kayihiin..aakhiradana.yuhuuda.ayey..lasoo..xaadiri..doonaan
@abdulkadirabukar4139
@abdulkadirabukar4139 Ай бұрын
600k coming soon insha Allah bro keep going
@IsmaaciilCaliaxmed-d7g
@IsmaaciilCaliaxmed-d7g Ай бұрын
Maracade 2
@buullebarakoow1077
@buullebarakoow1077 Ай бұрын
Wa munafiqiin madaxda carabta qasatan 5 tan dowladod
@CabdiBuraale-hy9nf
@CabdiBuraale-hy9nf Ай бұрын
Waa dabadhilifyo
@xamdabasha3927
@xamdabasha3927 Ай бұрын
Haa zxb
@CabdiiyowAadan
@CabdiiyowAadan Ай бұрын
Xamaas waxaan uwatnaay doco
@user-np4uo1dn9q
@user-np4uo1dn9q Ай бұрын
لا حوله ولا قوة الا بالله العلي العظيم ؟ الله كريم؟؟
@AboubakerSydney
@AboubakerSydney Ай бұрын
Asc sxb Netanyahu akhirka u isdilayaaa
@TaxaneTube
@TaxaneTube Ай бұрын
Telegram aad book 📖 nagu soo dirtid samee plz
@Ahmed-vm1lw
@Ahmed-vm1lw Ай бұрын
❤❤❤
@Ismail-j4g
@Ismail-j4g Ай бұрын
SALaH IBRAHIM magl babasa
@engilyas44
@engilyas44 Ай бұрын
Maracade show Xayaysiiska bunbuniinta iran iyo xiisbullah naga dhaf
@AdenFarah-yy3fl
@AdenFarah-yy3fl Ай бұрын
Waa 5 damirka dameraha leh oqalbika yahud ka,ah walalohd halkay ka cawinlahayen ayey yahud ganacsi ku cawinayan
@IsraAhmed-jx4ot
@IsraAhmed-jx4ot Ай бұрын
Carab ewelba hiilo ma galin markay ayaga dhibaatada ku imaato ayaan sugi doonaa. Falastiin guul I.a 🇵🇸 yahuud dhulka alaha la gooyo 🤲
@bashiirhudle369
@bashiirhudle369 Ай бұрын
wan kusalamay sxp maracade
@xamdabasha3927
@xamdabasha3927 Ай бұрын
Guuul falstin guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul 😊
@AasiyaAbdi
@AasiyaAbdi Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fahadhussain1656
@fahadhussain1656 Ай бұрын
Wcs
@NuurAbdisamed-r2f
@NuurAbdisamed-r2f Ай бұрын
And baad umaahsantahay ustaad
@Cabdiyare1Media
@Cabdiyare1Media Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@DrGaadaa
@DrGaadaa Ай бұрын
❤wcs ❤
@LuqmaanMaxamed-hg8uf
@LuqmaanMaxamed-hg8uf Ай бұрын
Asc
@indhacadegurayare3293
@indhacadegurayare3293 Ай бұрын
Sxb.kadaa.magaca.carabta.kubadel.dalalka.munaafiqiinta
@cabdiraxmaanxassan-o8j
@cabdiraxmaanxassan-o8j Ай бұрын
ilaahow carabtan caramaha ah ee fulayada ah cadaab kumashaqee cumaamadii islaamkay ceebeeyeene
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Ай бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️
@AbdikarinMuuse-tn1xv
@AbdikarinMuuse-tn1xv Ай бұрын
Maracade waxaa haboon in aadan isticmaali oo aadan Oran magaca Israel aadan dhahdo yuhuud ama kooxda argagixisada ah
@zamzamahmedzamzamahmedzamz4015
@zamzamahmedzamzamahmedzamz4015 Ай бұрын
Acs
@falisissahak
@falisissahak Ай бұрын
Asc Kuwa aad sheegaysi maaha carab ee waa yuhuudi carabiwday Carabi sow xuuti iyo mujaahidiinta maaha masar waa yuhud wax allaale iyo waxi islaam ah ma raacayaan yuhuud iyo gaalo Laakin waxa jira kuwo badan oo magaca kawata muuqana uga eg Qalbigana ka nadahan Alla😅guuleeyo walaalaheen dhibkana allaha ka dulqaado Cadawgana allaha jabiyo Aamiin Aamiin Aamiin
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi Ай бұрын
Shantaan daladood waxan urajeenaayaa xaalada Gaza heysato ookale ineyqabsato iyo kaxun inash Allah
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Ай бұрын
Kooxaha Falastiiniyiinta ee kala duwani may midoobaan mise waxay ka baqayaan hadday midoobaan inay si fudud ku burburi karaan
@XusenNuur-sj6jm
@XusenNuur-sj6jm Ай бұрын
@123 XUSEN Nur wankusalamaay maracadeshow salankadib shacabka falastin waxan kugargarana ducoalow adunbaogsida aykudambandontofalaistln ealowugargar
@maxameddeeq8549
@maxameddeeq8549 Ай бұрын
carabta oo dhan waa eeyo habra ah oo aay lee yihiin yahuuda iyo marekanka nacalad ha kudhac deeee😭😡😡😡😡
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Ай бұрын
3 billion oo weerar ma yara e ma dadka aduunkoo dhanbaa Israa'iil weerarary 😂
@shaxmednuur1166
@shaxmednuur1166 Ай бұрын
كأن نظن أن كونك عربيا خير وشرف كنا فهمنا. الحقيقة
@siciidmacaleesh5657
@siciidmacaleesh5657 Ай бұрын
Imisaa ilaa haday laga dilay coodanka Israel oyo intaa bay qirteen
@xamdabasha3927
@xamdabasha3927 Ай бұрын
Maracde man dawan baryahan muqal adleday maxa yelay waxan dawan kari wayay walalhay falstin lakin hada waxi kadanbeya inshalh wanku raxaysan dona
@user-lf9ms6rt6h
@user-lf9ms6rt6h Ай бұрын
Carab hiil aa ka hezhid iska daaye hadeysa cadowgaada kuu soo raacin aaba ka nabad gashay
@CabdiRaxman-t5m
@CabdiRaxman-t5m Ай бұрын
Carab nabigeenaa ka dhashay ubaan leenahay eh raga xukuma hogaamiyaasha xukuma waa yuhuud
@bulbulos
@bulbulos 25 күн бұрын
like ta yan hi;mamin
@user-zb2mp5og1x
@user-zb2mp5og1x 29 күн бұрын
Joobaydhan balaayoallaha salido boogaan la daaweyn berks ha uga soo baxdee
@hawasharaf987
@hawasharaf987 Ай бұрын
Walalahin reer palestine Allaha kaqada dhibkaa 😢😢
@user-zw7bn5et9g
@user-zw7bn5et9g Ай бұрын
Falastiin wey xoroobi doontaa,insha allaah,abaal buuxa,abaal bara,abaal bud iyo dheeraada,ninba tiisa taan ugu bedeli,beerka ka ogsooni!!
@xamdabasha3927
@xamdabasha3927 Ай бұрын
Haa inshalh
@user-zw7bn5et9g
@user-zw7bn5et9g Ай бұрын
Wiilyohow cabaadka iga daa,carabi waa naage,waxaa yiri sayid maxamed cabdulle xasan!!
@Aragsan192
@Aragsan192 Ай бұрын
Madhihi kartid rasullka dhiigiisa inaad saas uhadasho subxaaanalllaaah yaa diinta dhiiga usoo hurey absolutely 💯 ♥️ waa carab allaaah unoqo
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 143 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
Film Hindi Afsomali Cusub Fanproj 2024 Dagal iyo jaceyl
2:37:52
Baal Films
Рет қаралды 312 М.
HALIS CUSUB: RUUSHKA OO LA SOO BAXAY GANTAALKA SHAYDAAANKA 2-AAD
19:38
HBN Online TV
Рет қаралды 140 М.