"Markaan hargaysa imid Mobilkayga waxa ku jiray $50........."Niciima oo ah Ganacsato

  Рет қаралды 11,536

SKY Cable TV

SKY Cable TV

2 ай бұрын

#SKY_CABLE_TV
"Markaan hargaysa imid Mobilkayga waxa ku jiray $50........."
Niciima oo ah Ganacsato
Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
Facebook : / skycabletv.tv
KZfaq : Https://kzfaq.info/love/dql...
#Skycabletv #Skycablesports

Пікірлер: 71
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
Gabadhaan gabar waalidkeed u duceeyeen bay u eg tahay sida ilaahay wax walba ugu fududeeyey ilahayna wey talo saaratey mnsha Allah horey u soco walal🥰
@SakariyeColad-eh8xu
@SakariyeColad-eh8xu 2 ай бұрын
Inay gabadh wanaagsan tahay waxaad ku garanaysaa cid kasta oo abaal u gashay way magac dhawday wayna u mahad naqday❤
@ayuushiftin6416
@ayuushiftin6416 2 ай бұрын
Wll hablaha qaarkeed ah shaxaad ku nool weeye wllhi geesiyad thy sister❤
@user-ix5ci4ir9s
@user-ix5ci4ir9s 2 ай бұрын
Niciimay thank you so much wllo qly ilaahay kuma ciiLo maskaxda kartida caafmaadka cimriga xooga ganacsiga intaas oodhan ilaahay haku barakeeyo waxaan kamid ahay dhalinyarada wadanka kayaacday qurbahan ku rafaadnay nolol qurbaha mataalo wllhi lacag hooyo kudhima oo qiyaasan ayaa naso gasha bilaa farxad ayaanu kunoolnay wll qly waanu sosocona qurbihiina waalaso wada nacay wllhi guulayso wllo qly video gaagan markan daawaday waan isbadalay waayo qof daacada isku kalsoon ayaan daawaday wllo guulayso insha'allah kuma ilaawi doono maalin malmaha kamidana waxan jecelay inaynu is aragno❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 2 ай бұрын
Masha Allah. Fariid karti badan . Dhalinyarada role model ayay u tahay. Allah hakuu sii barakeeyo noloshada Caqligaaga iyo energy- gaaga ❤❤❤
@himilofishingcompany2565
@himilofishingcompany2565 2 ай бұрын
Maansha allah Ddkasoo oo kale ayaa wax in lala Qabto u baahan. Dadaalkaas halkaa ka sii wad.
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 Ай бұрын
Gabadha. Nicmo kudyda manshallah Kuwaa tahriiba sida Nicma Ushaqaysta ❤❤❤❤❤❤❤
@Innamadar
@Innamadar Ай бұрын
❤❤❤mashaa Allah,qisda cajiiba weeyo, ninyar oo ducaysan oo fariida mashaa allah. Hore u soco habo
@Degmociise123
@Degmociise123 2 ай бұрын
Maan shaa Allah waxaa u baahanahay dhanyaro sidaas hiigsi leh Soomalidu waa dad maskax furan oo ku fiican wax soosaar leh inantaa waxaan ka codsanaynaa inay dhiiri gelin u samayso dhalinyarada oo ay bixiso wacyi badan oo dhiirigin ah inta Ajanibiga wadanka ku soo badanaya laga hor tagaa
@Shakirsheikh782
@Shakirsheikh782 2 ай бұрын
Guulayso walaal Nicima
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k Ай бұрын
Mansh allah inantu waa fariid muuqalkan wuuna dhiirigaliyayy❤
@zamzammohamed9313
@zamzammohamed9313 2 ай бұрын
Really amazing ❤ taasi waa inta laga waayay dhalinteena ❤ proud of you qaali
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 2 ай бұрын
Niciimaay horumar wacan ayaan kuu rajaynayaa walaalo 🫶
@mudanibrahim9089
@mudanibrahim9089 Ай бұрын
Mansha Allah Habo, Allah hakuu barakeeyo 🤲
@IlhaanIdiris-jy7ly
@IlhaanIdiris-jy7ly 2 ай бұрын
Masha allah niciima keep going my sister ku dayasho ayaad mudan tahay
@abulayaan9255
@abulayaan9255 2 ай бұрын
Masha allah shakhsiyad cajiib oo awood gaara ilahay siiyay weeye gabadhan ilahay ha xafido caqligii wanagsani itaal inuu ka roonyahay bal eegoo u fiirsada 😌🫡🫡🫡
@raxmacabdilahi3382
@raxmacabdilahi3382 2 ай бұрын
Ilahye haku dayo wllo
@aminasendarelayonis2794
@aminasendarelayonis2794 2 ай бұрын
Mash alah wll aad bad noo dhiirigalisay,Kartidada iyo geesinimada aad dad badan m.a dhaantid alah ku barakeeyo ganacsigaga inagana alah Naga dhigo kuwii horo markooda gaadha waxna ka cabsan❤
@LakiFaarax-hc7ch
@LakiFaarax-hc7ch Ай бұрын
Mansha allah wllo waa fariid
@ahlamrashid5556
@ahlamrashid5556 2 ай бұрын
Mnshlh tabarakalaah wllo ilhy ganacsigaga haku barakeeyo Anna shaqo raadisban ahaye iiso duceeya ilhy shaqo aan ku farxo oo khyr ii leh inu isiiyo
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 2 ай бұрын
Maasha ALLAH hakubarakeeye
@user-jt2jo5dv2m
@user-jt2jo5dv2m 2 ай бұрын
Mnsha allah Runtii inantan yar fariidnimadeeda iyo kartideeda wxn kucabiro garanmayo hore usoco wll
@kawsarabdishakur5111
@kawsarabdishakur5111 2 ай бұрын
Mansha allah hormar wacan xbbty ❤
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 ай бұрын
Mnsha Allah guulayso wloo
@FARXAANIITO
@FARXAANIITO Ай бұрын
Masha allah
@user-kw7so5rr4n
@user-kw7so5rr4n 2 ай бұрын
Masha allh tabaraka wll
@IsmaaciilMuuse-ro3cp
@IsmaaciilMuuse-ro3cp 2 ай бұрын
Sirta niciimo qisadeeda laga barankaro waa talabo talabo u soco guul walashen
@user-jh2ps2kh1h
@user-jh2ps2kh1h Ай бұрын
Machallah wllo horaay usoco😇
@user-ch4kh4ky8w
@user-ch4kh4ky8w 2 ай бұрын
Niciima cabdi kariin alle haku bàrakeyo ganicsigaga zxb qali❤
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 2 ай бұрын
Wlle waa rag ka adag inantas walal qaali guuleyso abidka
@Unique_girl77
@Unique_girl77 2 ай бұрын
Mashalah i love naag nool oo shaqaysataa😍🫱🏼‍🫲🏽
@KifaaxSiciid-jo2no
@KifaaxSiciid-jo2no 2 ай бұрын
Hablaha soomaaliyeed Masha Allah horumar qurux badan ayaa Ka muuqda 🎉
@najmaiid5474
@najmaiid5474 Ай бұрын
استغفر الله العظيم واتوب اليه
@niema_mahamoud
@niema_mahamoud 2 ай бұрын
Masha Allah keep going sister
@Mohabdisalan77
@Mohabdisalan77 2 ай бұрын
Masha alaah hore usoco wll
@munakhayr1793
@munakhayr1793 2 ай бұрын
Masha alh waa gabadh karti leh
@hodandahir8111
@hodandahir8111 2 ай бұрын
Masha Allah ilahay ha Ku barkayo ganca siya
@buraale134
@buraale134 2 ай бұрын
Mashallah guul iyo gobanimo 👍🏽
@samiyahmuuse1762
@samiyahmuuse1762 2 ай бұрын
Manshaa Allah tabrka allah
@kaaha1233
@kaaha1233 2 ай бұрын
M.a woow 😍
@diriryare749
@diriryare749 5 күн бұрын
Gabadha ruuxa waraysanaya bil xigmad ah wariye ma ah tan😂😂😊
@mokhtarabdi5129
@mokhtarabdi5129 2 ай бұрын
Machallah tabaarakallah
@user-fr2zd9un2q
@user-fr2zd9un2q 2 ай бұрын
Maansha Allah
@mustafamuse2904
@mustafamuse2904 2 ай бұрын
Masha Allah sister ❤️
@MunaCawil-db8jx
@MunaCawil-db8jx 2 ай бұрын
Mnsha allah niciima. Waa gabadh karti badan. Xaqiiqatan
@Saeedahmedyusuf
@Saeedahmedyusuf 2 ай бұрын
Masha allh gabdh dadaal badan allha ku dhaweo
@xabiibaxaashi3560
@xabiibaxaashi3560 2 ай бұрын
Duco iyo dadaal ❤🎉
@najmaiid5474
@najmaiid5474 Ай бұрын
سبحان الله وبحمده
@user-yj8vn3dk3x
@user-yj8vn3dk3x 2 ай бұрын
Mansh Allah ❤❤❤
@raaggesurad3376
@raaggesurad3376 2 ай бұрын
Nolosha dhabt ah ee dadka guulystaa waa sidan. Guulo faro badan ayaan kuu rajaynayaa Naciima wll
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed 2 ай бұрын
Hambalyo niciima keep going ❤
@mustsfeyuusuf3923
@mustsfeyuusuf3923 2 ай бұрын
M. A guuleyso wllo
@zakariaabdifarah
@zakariaabdifarah 2 ай бұрын
Manshallah ❤
@naimaali2737
@naimaali2737 2 ай бұрын
Mansh Allah waa fariid geesiyad hambalyo
@Hawenay
@Hawenay 2 ай бұрын
Lama helaan guulayso
@najmaiid5474
@najmaiid5474 Ай бұрын
سبحان الله العظيم
@zagalcabdizagal1011
@zagalcabdizagal1011 2 ай бұрын
Guusha iyo kartidu waa wallo guulayso❤
@NaciimaCasiisa
@NaciimaCasiisa 2 ай бұрын
Mchalllh
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp 2 ай бұрын
Waa.geesiyad
@IsmaaciilMuuse-ro3cp
@IsmaaciilMuuse-ro3cp 2 ай бұрын
Waaw
@ashkirsomali6432
@ashkirsomali6432 Ай бұрын
M.a
@Nadiiraa-Ali
@Nadiiraa-Ali 2 ай бұрын
Kartidi oo qofa 😊
@user-rf2jz8qd3j
@user-rf2jz8qd3j 2 ай бұрын
Waxaan jeclaaday siday dadka ugu mahadcelinayso m.a waa gabar karti badan
@NaimaQurux-ig8jx
@NaimaQurux-ig8jx 2 ай бұрын
Farid m.a❤❤❤
@Ayman_252
@Ayman_252 2 ай бұрын
Karti badan..🎉
@zubedazarah6597
@zubedazarah6597 2 ай бұрын
Magaceed meherada
@user-wn8dd2yw1i
@user-wn8dd2yw1i 2 ай бұрын
Inay gabadhu shaqaaysntan oo heer gadhan ayay hormuud u tahay gabadhani 🔥🫡
@nimcosiciid5353
@nimcosiciid5353 2 ай бұрын
Niciima dareed ban ugu soo biiray
@naztehaawil8760
@naztehaawil8760 2 ай бұрын
Ma wa gbr yr oo karti bdn
@AishaHashi-z9m
@AishaHashi-z9m 28 күн бұрын
Masha allah
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 2 ай бұрын
Masha Allah
lix sanno ka hor iyo maanta aad baan u kala duwanay''Naciima abdirahmaan
43:17
Jacaylka iyo lacagta waa maxay xidhiidhka ka dhaxeeya? #Zaamtalks
10:57
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Masar khudaarta ma Qaalibaa mise Raqiis ?
9:01
Somali Family
Рет қаралды 3,2 М.
Waa sheeko kale iyo hayaat  arooskoda maxa ka jiro
8:02
hirka boy official
Рет қаралды 78 М.
HIRGAL HAMBALYO FURO WAREJIN 🙏🙏
5:29
HIRGAL CONSTRUCTION
Рет қаралды 11 М.
DOOD " Gabadhi inay nin hesho midna nin la'aan ku dhimato maaha...."
1:22:13
Sheeko Wasmo Oo Ku Dhacday Gabar 14 Sano Jir Ah
3:21
Newscast360
Рет қаралды 10 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН