MARKAY 7 DOBADII KABAXEEN AYAA ARIN NAXDIN LEH KUDHACDAY LAMAANAHAAN AROOSKA AHAA QISI LAYAAB LEH

  Рет қаралды 41,624

AYAAN GOBDOON 2

AYAAN GOBDOON 2

2 ай бұрын

#ayaangobdoon #qisas #channel #

Пікірлер: 104
@user-hx4ti6ue7z
@user-hx4ti6ue7z 2 ай бұрын
Ayaney wlhi anu mataan ayan ahay aad iyo aaad ayan ujecelahay matanteyda nafteyda xattan wan kajeclahay ayadna sidokale iyo kadaran wlhi ayaney markan shekadan dhageysey aad ayan unaxay dhimasho qof walba waa dhimana hadana allah kama dhigo haddeey matan teyda iga horreeyso ifka inan farxad kusi jogayo uma maleyo hadana inan ka horeyo marabo waayo iyadu aad ayey ijeceshahay waxyar ano dhibateysan ima arki karto marka hadan kadheerado ayadna wey murgi 😢 marka igu soduceya matanteyda in cimri dheer isla qadano da,adenu waa 22 imika wey igadhertahay way yar xanunsanatahy sabata ayey iga dheratey allah inu caafiyo igu soduceya 😔☺👭oon isku soo noqono melqudha wayo iney iga fogato ma jecli jeexeyga magacas ayan isku wacna 😊calaf kheyr qaba oon nakala fogeyn labadena noogu soduceya 😊❤
@Rouman-tf7yw
@Rouman-tf7yw 2 ай бұрын
Masha allah allah haku caafiyo jeexaaga isku sanad ayan nahay aniganeh igu sodiceya hada uur ayan leyahay waxana and ujeclaahay inu illahay isiiyo labo gabdho oo matano ah ❤❤❤
@user-hx4ti6ue7z
@user-hx4ti6ue7z 2 ай бұрын
Masha allah walashey allah kusiyo matano qurux badan oo baariyo ah❤insha allah😊
@HoodaAhmed-lx2rq
@HoodaAhmed-lx2rq Ай бұрын
Ayaan Qurux seithy wllo
@FardowsaAli-md2eh
@FardowsaAli-md2eh 2 ай бұрын
Ayaney ❤welcome back 🙏 ❤❤❤
@user-mw7qd1bg1q
@user-mw7qd1bg1q Ай бұрын
سبحان الله قصه مؤثر مره ربنا قادر كل شيء والله عبره
@nacimaabdi1007
@nacimaabdi1007 2 ай бұрын
Ayaaney Indhaweyneey sabtidii Ila manta itaaxankii dowlada galaaye biri iihartay iisoducee habo ayaamihii itaxaanka kaamashquulay Waa iskeenay hada❤❤❤😂
@caasho-nu4uj
@caasho-nu4uj 2 ай бұрын
Ayaan welcome back
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 2 ай бұрын
😊waankusalaamay ayaanay jamacada ayaan kugu daawanooyaa 😂
@SumayaAhmed-zg3un
@SumayaAhmed-zg3un 2 ай бұрын
Mizz you wlhi ayaneyy intaa naga maqned 😢❤
@hindanuur4200
@hindanuur4200 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤ayaney alle ha ku barakeeyo xbbti
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 ай бұрын
Allha kaqbto cadowga ya Rabi inshallah
@user-vl5vi8xi5q
@user-vl5vi8xi5q 2 ай бұрын
Ayaaneey abaayo alle cadawga hakaa qabto jikada hawsha wnkugu qabsada ❤
@user-xq7il8en7v
@user-xq7il8en7v 2 ай бұрын
Ayaaney wanku xiisney intaa maqneeyd rabi hakaa fududeeyo arinka ku haysto cadowga Allah kaguuleeyo dhibta laguma waroo dhaxal loomayeshee walaga dhamadaa😢😢😢
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 2 ай бұрын
I miss u yaqay😢😢
@user-xy3xv4wl4m
@user-xy3xv4wl4m 2 ай бұрын
Asc maamo
@MssEimana
@MssEimana 2 ай бұрын
Asc ayaantey seethy xale channalkada weyn qoraalka soodhigta arkey 3:00 habeenimo ahyd wallhi si min qalbi kugu duceeye illahay amurahada haku kala furfuro😢❤❤❤😊😊
@fardusxuseen7066
@fardusxuseen7066 2 ай бұрын
Miss you qali Ka waran ayaaney xbbti aabo xaladiisa cafimad eebe cafimad ayaan uga baryeynaye qali
@FarxiyaSaleeban-zx5sk
@FarxiyaSaleeban-zx5sk 2 ай бұрын
Ayaney xaged ka dhcdy subaxi qadad kugu karsan jirney hbnkina cashade qlih
@Farhia-
@Farhia- 2 ай бұрын
Arina iheysata bey tiriye ucudey abaaayo
@fadumoahmed9554
@fadumoahmed9554 2 ай бұрын
Habo welcome back wa ku xiisey wlhi ❤😢maxa ku helay 😢❤
@CayniMalik
@CayniMalik 16 күн бұрын
Thanks you 🙏
@maryamamohamed6104
@maryamamohamed6104 2 ай бұрын
Ina gobdooney welcome back hbbti❤️🥰
@user-uh9sq1ss3j
@user-uh9sq1ss3j 2 ай бұрын
@IlwaadinaCaroone
@IlwaadinaCaroone 2 ай бұрын
Thnks qurux bdn
@user-nz6cm5kd1k
@user-nz6cm5kd1k 2 ай бұрын
Abayo qoraalkaadi qalbiga aya sikale inòqdey qalbigana waankaaga sooduceeyey
@SahdiyaSahdiya-eo2st
@SahdiyaSahdiya-eo2st 2 ай бұрын
Xbbti welcome back 😊😊
@famar66
@famar66 2 ай бұрын
Ayaaney cadowgaaa usaree❤❤
@user-ly5zl4xk3o
@user-ly5zl4xk3o 2 ай бұрын
Aynyy keep going ❤❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 2 ай бұрын
Ayaaney waan ku Xisney Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid
@Adoontiale
@Adoontiale 2 ай бұрын
Habaryar ayaaneey qeybtii 2 aaway gabdhii 4sano laqabay oowali gabadha aheyd bls noosoogali
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 ай бұрын
Wey soo gelisay Ayaan goobdoon ka soo daawo
@FartuunHassan-tt1xb
@FartuunHassan-tt1xb 2 ай бұрын
I miss you abyo Ayaan gobdoon
@samiraamira-xo4wg
@samiraamira-xo4wg Ай бұрын
wlhy long story waaye lkn waa qiso cajiib ah' shaqada marxuumadda wlshed heshay oo weliba ay diideysay ayaa ilaahay sabab uga dhigay iney ogaato waladhed iyo wixii dilay" MHD SND MARWOOY""
@naimafarah3434
@naimafarah3434 2 ай бұрын
Ayaaney soo laabasho wanaagsan xbbtii. Qisadaada noosoo sheeg inshaa Allah oo deliveryga kusaabsanayd.
@queenifrah3253
@queenifrah3253 2 ай бұрын
Asc Abaayo alx hadaa cafimad kusoo labatay❤
@FarhiyaDhayib
@FarhiyaDhayib 2 ай бұрын
Wcs Ayaan Abayo ❤❤❤❤❤
@user-yi5qz9yf1v
@user-yi5qz9yf1v 2 ай бұрын
Wcs abayo mashallah keep going❤❤❤❤
@Rizuchanel124
@Rizuchanel124 2 ай бұрын
Welcome back ayaan
@falishassan528
@falishassan528 2 ай бұрын
Ayaan qurux welcome back
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 2 ай бұрын
Ayan quruxay abayo galab wanagsan ilahay haku xafido
@FaaizoShire-je8ke
@FaaizoShire-je8ke 2 ай бұрын
Wcs ayan dheymey illah haku sharfo
@Ramlamuhumed-ki4pt
@Ramlamuhumed-ki4pt Ай бұрын
❤❤❤❤
@user-ph3hg8fw5t
@user-ph3hg8fw5t 2 ай бұрын
Waan ku xiiseyy habo❤
@faizonuur5898
@faizonuur5898 2 ай бұрын
Wcs abayo ❤ aragtidada waifarxad wlhi ilhy hakuxifdiyo abayo ❤❤
@user-wm9hd4sm7b
@user-wm9hd4sm7b Ай бұрын
Waaaw xabiiibti❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 ай бұрын
Wcs abaayo macan
@jamilahabdi7337
@jamilahabdi7337 2 ай бұрын
Qisa xigta plz magaceyga Ayaan ❤❤❤
@user-ik4vb8jz1u
@user-ik4vb8jz1u 2 ай бұрын
I miss you so much ❤️ quruxey ❤️ love you ❤
@idilahmed6976
@idilahmed6976 2 ай бұрын
Asalam aleikom Sister waxan raba qiso ina guu laa wadaqo
@Sumaya-ii7xl
@Sumaya-ii7xl Ай бұрын
Hhhh sxby marar badan ku agmaray ugu dambayn asxbtda ayaa kuso biirey insha alh in khayr Kala kulmo qisoyinkaga rajayn ❤
@Badjoog
@Badjoog 2 ай бұрын
Welcome back ❤❤❤ xappte ninkushaqajansanaa haishihinyaah telka odayga waye😂😂😂
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 2 ай бұрын
Wcs ayan quruxey abyo mcnto ani waxan galay isbitaal ayantaan inad maqned wanba moga mcney marka waxa iku dhacay waxan ka dhacay bajaj ordeyso mcney dhabarka wax ika so garen iyo sinaha blse hada wan ficnhy mcney ilahey ha ku xafido❤
@barwaqoyusuf2320
@barwaqoyusuf2320 2 ай бұрын
Illahay haku caafiyo abaayo
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 2 ай бұрын
@@barwaqoyusuf2320 amiin abyo mcn
@KaafiyaAli-hv9kf
@KaafiyaAli-hv9kf 2 ай бұрын
Walagu xiisy❤❤❤
@faadumomuuse341
@faadumomuuse341 2 ай бұрын
Wcs wr wb xabiti Alle hakufududeyo Aduunkaba mixnadiska Ah sabirka iyo salada kasho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@iskufilan174
@iskufilan174 Ай бұрын
Sheeko sheeko dulsaaran abaayo good story laakiin qisada make it long story short intaan la dhameysan ayaa lugu caajisayaa
@user-ye3zf6xr9k
@user-ye3zf6xr9k 2 ай бұрын
Asc hbo ayney waligey commnti kuma soqorin wxna ku bartay 2022 dhamaadkii mrkn kudawnaa ama ku dhageysnaa hoyadey wxey dhihi jirtay ngtan xaka faidaa aneh anaa rbo dhihi jiray ugu danbeyn cawa igey leydhahy cawa farxad xa ka faidaa danbo leyma dhhyo ciwnkana aydaa leh wikeda ugu qorqn 😂
@UmeymoCalihaji-he3th
@UmeymoCalihaji-he3th 2 ай бұрын
happo waan kujaageeraa
@ismahanabdinasirxanshi9670
@ismahanabdinasirxanshi9670 Ай бұрын
Qalbiga kajeclahy❤
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi 2 ай бұрын
Byo ayaaney midna ogaaw mataanaha kuwana waa Jim muuuqaaalkooda kuwanaaa waxaaad mooodaa iney sadax ama labo da,aad iney udhaxeyso aaad mooodo byo❤
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 ай бұрын
Wcs qalpi
@user-sb5zp3qr6f
@user-sb5zp3qr6f 2 ай бұрын
ASC ayan abayo Qali mahad sanid abayo Qali maxa kukudhacay intaa maQneyd wankuxisay Qali lakin waxad tiri Cadho geyka ikaxin Halay youtubkaka kusoQoratay abayo walhi waa kanahay marka wedsaqbka aya kaka soxiriray abayo Qali wankusodhoceynaya Qali dumar ino cadhokaga gaQabto Ayan Qali 😢😢😢😢😢
@zuuzaan-lg6iu
@zuuzaan-lg6iu 2 ай бұрын
Wcs❤❤❤❤
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 ай бұрын
Solabasho wanagsan qalpiyey😢❤❤
@user-he1xn3gg4y
@user-he1xn3gg4y Ай бұрын
❤❤❤
@sahraxaashicolow7776
@sahraxaashicolow7776 2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@user-yl5nh7vk7i
@user-yl5nh7vk7i 2 ай бұрын
Alhamadulilaaha
@futdc624
@futdc624 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m 2 ай бұрын
Asc ayaan queen i miss you
@HodanAsadHodan
@HodanAsadHodan 2 ай бұрын
M.a👸❤️
@Farhia-
@Farhia- 2 ай бұрын
Ayaaney ilaahey waxd jeceshahy hagu siiyo xbbti
@hamdiabdinoor
@hamdiabdinoor 2 ай бұрын
Ayaney😢 ani reer coment ma ihii lkn qalbiga ka jeclahy wlhi😢 ❤❤
@nasroxuseen3537
@nasroxuseen3537 2 ай бұрын
Aabyoh aad baan kugu xiisnayy wllhi😢😢
@ShamsoCismaacil
@ShamsoCismaacil 2 ай бұрын
Wllhi ayaney ayaantaan mopelka maba jeclaysanen inan iska xareyo kudhawadey allah hakaa hayo cadowga xbbty❤🎉
@NawaalAbdi-eg2om
@NawaalAbdi-eg2om 2 ай бұрын
Mcny farxda an jecelahy farxd said kuma muqato ayne ilhy wax xun kunatuso wlhi wan iska ka jeclhy hoyoode mxe tiri kle gawadan umba defesta mxd kujeclate kulha 😂😂
@nimcocali5544
@nimcocali5544 Ай бұрын
Walaley hadal badanida sheekeda io videoga marku bilamy hadal waday
@TxtTxt-u9s
@TxtTxt-u9s 27 күн бұрын
😮😮😮
@ShugrifarahCismaan
@ShugrifarahCismaan 2 ай бұрын
Xasbunullaah😢
@RaidaTahliil
@RaidaTahliil 2 ай бұрын
Ayaney farxad kaa mamuqato😢😢
@user-rb4uz5eu5t
@user-rb4uz5eu5t 2 ай бұрын
Asc ayaan quruxey waan kusalaamayaa shrfy aniga waxaan ku daawanaaya 1:46 daqiiqo o habeenimo waan xanuunsanahay isoo ducee inuu ilahay ifududeeyo xalkyga ❤❤❤❤ wan ku jeclhy abaayo macn
@naimahussein3911
@naimahussein3911 2 ай бұрын
Ws walal Allah ku caafiyo adhiga iyo inta xanuunsan oo muslim caafimaad deg deg ah Allah idhiin siiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤❤❤🎉🎉🎉
@ItsRahmaIbrahim
@ItsRahmaIbrahim 2 ай бұрын
Maxa khaldan hada maso glisay qisadan
@user-hm9vx7gs1r
@user-hm9vx7gs1r 2 ай бұрын
Cadow gaaga iskajabi Abaayo😧
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 2 ай бұрын
waa dignin in an albabka layska furin
@mahadmaxamuudyuusuf
@mahadmaxamuudyuusuf 2 ай бұрын
Abayo Ayan wanku xisay runti😢 aniga geber ayan ahay nin ha imodin calashan magaca igu qoran ha firin😂
@luuluu.69
@luuluu.69 2 ай бұрын
Ayaney qiso rucbi miyaa 😂😂 Haben iitahye
@AminoSahro-dm8cx
@AminoSahro-dm8cx Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@nasramohamed2068
@nasramohamed2068 2 ай бұрын
I even got worried about your Dady,waxan isdehe Ayan maxa kudece wlhy mel an kasoradiyo maaqanin.
@asiaahmed4856
@asiaahmed4856 2 ай бұрын
Ayaanay marwalaba si niyo ah baan kusoo ducaynayaa ialahay cadawgaga hajabiyo
@kiinhusen
@kiinhusen 2 ай бұрын
Abaayo soo noqod wanaagsan
@sahraxaashicolow7776
@sahraxaashicolow7776 2 ай бұрын
Ninki walasha kageriyoday 😂
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
Subuxaan Allaah🥹
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi 2 ай бұрын
Maalin dhow habaryar oo ilmaheeeda laba kamid ah ayaa dugsi kumaqnaaa albaaabkii ayey xoogaa siiriixday yacnii xoogaa bey furtay barandadana joodari soo dhigatay ninbaa tools albaaabka usoo galay Anne qolkaaa jiifay salaada duhur markii laga soo baxay aheyd ninkii mrku soogalay wuxuu ahaa in aaad u aradan mryo wasaqeysan sitay habaryar wxa ay sugeysay ilmaheeda daaha hoostiisa kasoo fiirisay ayadoo dhinacdhinac ujiifto wey is taagtay maxaa rabtaa markey tiri intey soo istaagtay uurna wey lahey ayuu yiri musqulaaan rabay albaabkana wuu kababay wey kadaba barday cagahuu wax kadayey mtka wlhin byo ayaaney albaabku waahalis ane mrkaa hurdo kasocay qeyladii hbo kusoo kacay
@hodanmohaned7548
@hodanmohaned7548 2 ай бұрын
Abaayo iskool maladhigto miyaa
@user-nb2oo5xo2n
@user-nb2oo5xo2n 2 ай бұрын
Anba wadanka somaliland joog
@user-wr6nw8kh8r
@user-wr6nw8kh8r 2 ай бұрын
Asc❤😂😂😂❤❤❤😂😅😅😮😢
@QadiijocusmaanCali
@QadiijocusmaanCali Ай бұрын
Asc❤😂😂❤❤😢😢😢
@user-ms2ci2sj9y
@user-ms2ci2sj9y 2 ай бұрын
Cabsi cabsi shaley u danbeysay aya ka furay albaabka mid alaab ii sidey ano bilaa xijaaba 😢
@user-vl5vi8xi5q
@user-vl5vi8xi5q 2 ай бұрын
Ayaaneey abaayo alle cadawga hakaa qabto jikada hawsha wnkugu qabsada ❤
@falishassan528
@falishassan528 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 2 ай бұрын
❤❤❤
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН
Guurkii Geerida  DHaantey #qiso
1:10:15
HIGSI NO.1
Рет қаралды 39 М.
BUUGII NOLOSHAYDA WAA QISO AAD UCAJIIB BADAN
25:27
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 7 М.
XAASKII QAA,IMADA AHAYD MAXAY SAMAYSAY?
25:12
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 11 М.
YAA AFDUBTAY GABADHI ADHI JIRTA AHAYD!@sawdamqaalib
17:05
Sawda Qaalib
Рет қаралды 46 М.