MARKAY NAFTEEDII IYO MAALKEEDII UHURTAY MUXUU ABAALKEEDII KADHIGAY NINKEEDII ABAAL LAAWAHA AHAA😭😭

  Рет қаралды 10,850

AYAAN GOBDOON 2

AYAAN GOBDOON 2

10 ай бұрын

#qisas #channel #comedy #

Пікірлер: 233
@QisasChannel
@QisasChannel 10 ай бұрын
Waqtigaa ubadataan ayaan kadhigi doonaa inshaaa allaah asxaabta muuqaaladana sher dhaha dee yaan xanaaqine
@munaAyaan
@munaAyaan 10 ай бұрын
😂😂 ayaan indho ukuneey ha naga xanaaqine waa dhahena in. Xppti waxaso galisa channelka 4 saac ama 10:00 subaxnimo deee wlhi qadada la.aanta maba samaynkaro dee sakana waaba kugu shaqayste allh noka daayo Xppti waa ku jeclhy wlhi maalinka waxso galin wlhi maba shaqayn karo balwadeyda tahay dee kkk😂😂😂 jawaab wacan xppti 😢
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk 10 ай бұрын
😂😂ayaan ha nag xanqiin qaali wakhtig sacadu ay tay 1000 noso gali
@falishassan528
@falishassan528 10 ай бұрын
Aniga waxaan daawadaa markaan salada subax usoo tooso
@anababulaahi961
@anababulaahi961 10 ай бұрын
Hhhhhhhhhhh diyaar waye ayan indho weney amarkaga jiro 😅😅
@AxlaamAliyuusuf
@AxlaamAliyuusuf 10 ай бұрын
My ayaaney Hanaga xanaaqin😢 waa saarena
@GWINGAofficial47
@GWINGAofficial47 10 ай бұрын
Ana kula mida☝☝☝☝
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 10 ай бұрын
Ayaaney inta wax barasho subaxdii aado oo galabtii katimaado ayaan kujiraa saa say thy markaan imaado kudaawadaa fiidkii❤❤❤❤
@MuqtaarFanah-fz4kp
@MuqtaarFanah-fz4kp 10 ай бұрын
Ilmaha markey hurdayaan lee hoosha qabataa habeenkiina dharkaa dhaqaa wllhi ilmaha iska daaye dadka waa weyn xitaa inee i hor hor socdaan majecli wllhi waanba xanaaqaa 😯😊😊
@MuqtaarFanah-fz4kp
@MuqtaarFanah-fz4kp 10 ай бұрын
Dumaa shigey yaa leh teelka yaah
@farhiya5072
@farhiya5072 10 ай бұрын
Wcs Abaayao mcn ayaan Haa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MahdiyaHassan
@MahdiyaHassan 10 ай бұрын
Asc ayaaney allah ku cafiyo ciijida inshallah habibti
@niciimaabdalle1839
@niciimaabdalle1839 10 ай бұрын
Indha weyn wcsm xppti mcn ❤
@maryamamohammed5048
@maryamamohammed5048 10 ай бұрын
Gabadhayda waa 3 sano iyo bilooyin ayada oo 15 bilood jirto ayaan ku bilaabay markaan wax qabanaayo inay ila qabto lkn marka waqtiga igu yar yahay waan u sheegaa maanta waqti mahaayo ee meeshaan fadhiiso kadib ayaan shaqaystaa aad baan ugu farxaa markay wax ila qabanayso qosol😂😂😂 ayaa waqtiga iga dhameeyo
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 10 ай бұрын
Mcnto illaah haku caafiyo cidida kuskisujarcidaya jar ku jar bomato qalajiyanaiska mari isha allaah waa ku ficnane
@Salmamohama
@Salmamohama 10 ай бұрын
Dabecad xun ma aha anba dabecadaas ayaa qabaa marka shaqo qawanayo in lee ag jogo ma jcli ani ahaan dabecadas wan kugu racsanahay❤❤❤
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 10 ай бұрын
Abayo me I can watch You Anytime in KZfaq I am from Minnesota USA 🇺🇸 ❤❤❤❤
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 10 ай бұрын
Yes Abayo You are right That it Safety for kids ❤❤❤
@khuluudajannaat2513
@khuluudajannaat2513 10 ай бұрын
Ayar aayar ujar marky xoga so baxdo jar wy ka dhamanee lkn xoog ha ujiidin❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 10 ай бұрын
Wcs walaashey ayaaneey allaha kubarakeeyo aadbaan kuu salaamay
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 10 ай бұрын
Ayaaney waxa moda in aan isku dabeecad nahey wlhi wan qosley ana kugu dabeecada❤❤❤ 🫶
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 10 ай бұрын
Ayann gabdonn ❤
@maryamamohammed5048
@maryamamohammed5048 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 nin waan siin lahaa lkn maalintuu iga xanaajiyo wixii aan siiyaan ka ceshan lahaa😂😂😂😂😂 .yaa waalidaas ila qabo
@Xamdimustafe-
@Xamdimustafe- 10 ай бұрын
Ayaney inkasta ooaanan hooyo ahayn hadana markan shaqaynayo ma jecli inay caruurta wlldey I dhex socdaan markaa dabci fiican ayaad leedahay qliyey❤😊
@user-zo3vc2ib9u
@user-zo3vc2ib9u 10 ай бұрын
Wad saxantahay Ayaane waxksst dhici kara madbakhuna waa khatar sax bad tahay wllo ❤❤❤❤❤
@katrahaleys7841
@katrahaleys7841 10 ай бұрын
Gabadh gaari odhan wasida 🎉
@hamdaahmed4455
@hamdaahmed4455 10 ай бұрын
Asc wll ayaan indho wayn 10:00 waan ku weheshanaa wakhtiga qada kariska❤❤❤
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 10 ай бұрын
Waaaw gabadhaha somaaliyeet waa wada gaari intooda badan waa iska ogaa 😊hadaba dabeecadaas waa gaarinimo ilmaha ha dii laiska siidaayo shaqa madamaato ilmana kuuma nuuraayaan❤❤❤❤❤❤
@kamalali79
@kamalali79 10 ай бұрын
السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 10 ай бұрын
Kula mid ahan inkasto an gursan oo hoyo ehen lkn ciyalks ila dhashay waxas igu naceen😂😂
@xawasomalia1538
@xawasomalia1538 10 ай бұрын
Asalaamu caleeykum abaiyo. Aniga weexey ilatahai in eey ralificantahay waiyo waxyalaha guuriyaha lagu nadiifiyo halis ayeey kuyhiin caruurta❤
@jokar953
@jokar953 10 ай бұрын
10:00 noo sodaa❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 10 ай бұрын
Mash allah❤
@xamdicali3615
@xamdicali3615 10 ай бұрын
Walhi igu dabecada tahyayanee😅😂❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 10 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 10 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@ahmedmohamud1220
@ahmedmohamud1220 10 ай бұрын
Aniga xiliga aan soo toso baye ila soo tosaan canjerad bye ila dubaan kkkk😂😂😂😂😂😅😅
@kamalali79
@kamalali79 10 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@amiirahashi5016
@amiirahashi5016 10 ай бұрын
Asc abayo wan ku salamye ayaa gobood ani Waa kula qaba balse marka qare cilmaha waye uu bahan hindi Ina labaro shaqad . Balse ani dulqadkas malihi mid kale wan kaba ani holqana Rabo . Hadii laydho hoshan qabo wan ka xanaq yaaa ilaa qabo sidas neh😍
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 10 ай бұрын
Allah hakuu caafiyo uqtii
@qureshfarah865
@qureshfarah865 10 ай бұрын
Waan ku salamayaa Abayo macan ana kulamid baan ahay
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. 10 ай бұрын
Ayaney wlhi kula mida ahay hawl hadan haayo ciyal dhan iney iga so ag dhawadan ma rabo yacni hadayba i ag mar marayan waxbaba ma qaban kari mel an kaga bilababa ma kasayi😂
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni 10 ай бұрын
Wcs qali dumar waxy ila tahy inay kuficntahy qatiga galabti tas ila fican❤❤
@user-xq9xc6hg7b
@user-xq9xc6hg7b 10 ай бұрын
Masha Allah abaayo kula mid ayan ahay ❤
@SugerGirl-ds8zc
@SugerGirl-ds8zc 8 ай бұрын
Ani markaan shaqeenaayo kaligrey aan jeclahah inaan ahaado AYAAN GOOBDOON ku tuuro AMA FARXIYO TAWAKAL iyo HODAN ONLINE. AJ iyo FADNA. My favourite KZfaqRS.
@OwliyomaclinAdan
@OwliyomaclinAdan 10 ай бұрын
Todowo saac xabbt asc
@IkramAbdirazak
@IkramAbdirazak 10 ай бұрын
Alla ayaney wllhi isku danci aya nahay xataa hada alab dhaqayo dadna marabo ine I ag imadaan wllhi wa is dhahaye ani ine igu kowantahay alla adigaba Ila Mida ❤
@ShhHdhd-sh1fu
@ShhHdhd-sh1fu 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 10 ай бұрын
Aniga Bil ka hor cijida dhan ibaxday walina ima soo dhalan waana faraha laga ha see iixanuuni jir tay mar kiidan be ayadoo dhan weyba ibaxdee alle ha kucaafiyo
@najmaahmed4139
@najmaahmed4139 10 ай бұрын
Wlhi ayaany ane nocas aan ahy necybna igama ehee waa taxadrka qab kamida ss aan aminsanahy
@futdc624
@futdc624 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ماشاء الله
@WardayIsmaaciil-ib7yr
@WardayIsmaaciil-ib7yr 10 ай бұрын
Wallahi iskudabecadbanahy ayaaney
@NagadMcalin
@NagadMcalin 10 ай бұрын
We are like minded. I like kids free kitchen while I am cooking for the safety of my children. But when I am cleaning it is allright I let them run around. ❤❤❤❤
@QueenMaryan-fi5kl
@QueenMaryan-fi5kl 10 ай бұрын
Afarsaac😊❤
@nasroyuusuf5694
@nasroyuusuf5694 10 ай бұрын
😂😂😂ayaaney adi ciyaalbaa ka hadlaysaye ani inta lay gursan hoyo waxa ku dhihi jiray hoyoy adi suqa iska aad aan hawsha dhan qabte way igu xanaqii jirtay wayna bixi jirtay ana ciyaalka ku oran jiray banaanka ku so ciyaara markaa wax walba dhalo ka dhigi jiray xataa dharka markii lay guursadaynah ciyaalka waa sexiyaa ama meelbaa ku celceliyaa odayga hadu jogo orod soco dhahaa melahaa iska aad cedlada aduunka ujeclahay intaa ba wa laygu dhibsadaa ana markaa waxa qabanayo iyaga dhibsadaa inta badan habeenkii shaqaytaa alx ayaaney anaba ka daran oo dhib laygu hayaa mar xata waxa laga yabaa ina ciyaalka marka mesha ku celcelin wayo hoyo ama edadadood usi dhibaa abyo cidida inay dhacdo rabta ani mid cagta iyo gacanta ibaxday
@umaymoabdi9167
@umaymoabdi9167 10 ай бұрын
Anaa ku lamida walhi😊
@mriya4601
@mriya4601 10 ай бұрын
Aniga dawee cadaas waan lahaa lkin soomliya ayaan owo so tgay
@qamarxasan5531
@qamarxasan5531 10 ай бұрын
Ayaney anakulamida👆
@cuud4726
@cuud4726 10 ай бұрын
Ayaney Waqtiga ad fursad inoheshit nosodaa Anaga waqti walbo wankudawaneyna wanakujogna gclo
@maryanomar9667
@maryanomar9667 10 ай бұрын
Masha Allah kula mid ayaan ahay, waa qadar hadaa nadaafad timaado, ama cunta karin waa risk caruurta waligaa ha ku soco Routine kaa ❤❤Insha Allah
@katrahaleys7841
@katrahaleys7841 10 ай бұрын
Aniga kula mida ❤❤❤❤
@katrahaleys7841
@katrahaleys7841 10 ай бұрын
Thanks habo
@Naagnool124
@Naagnool124 10 ай бұрын
Ayaaneey badanka comment kama soo baxsho qisooyinkaaga waayo waan ku shaqaystaa😂😂iminkadaas weel baan xalayaa 😂😂
@SurtaInamaxamad
@SurtaInamaxamad 10 ай бұрын
My wa dabecad ficn m.a habo adi dhan dhaqan kaga gabar ku so xasus ta walahi wa adigo inta tagan e kusoco gari nimada mom
@qamarxasan5531
@qamarxasan5531 10 ай бұрын
Cidi dheh😄
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 10 ай бұрын
Yes, ana kulamid ah Ayaan ❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🇩🇯🇺🇸👑👍👍👍👍 keep going
@niciimaabdalle1839
@niciimaabdalle1839 10 ай бұрын
Xppti adigu sidad u awodo xppti mcn
@user-cs6if3mx7u
@user-cs6if3mx7u 10 ай бұрын
Cidida gesaha kajar liin dhanan kudhaq saliid toon kukarkarso kadib mari abayo farahakale kailasho wufafaa allah kucafiyo
@Bishaaro-Bilan
@Bishaaro-Bilan 10 ай бұрын
1:00pm xbbti Mida. Kle ardayba ku dawado oo anigu kow ka ahay Dabeecadaas ani xataa wn lehay
@QaaliNuur-tw4uw
@QaaliNuur-tw4uw 10 ай бұрын
Wa rayi fiican xabibtii wayo il il madhoorto anana kugu dabecada
@MunoXuseen
@MunoXuseen 10 ай бұрын
Asc abyo ayanah❤❤❤
@hooyojecel-ft9tu
@hooyojecel-ft9tu 10 ай бұрын
Sister qaali caruurta dhaaf sida ad u shaqaynaysid ha arkaan tababar ayay u noqonaysaa lkn dulqaadka inagu yar mar marka qaar😂
@hodanaye-rn3fw
@hodanaye-rn3fw 10 ай бұрын
Walaahi anaa kula mida inay jikada iigu soo galaanbaan necbahay
@saynabali-cd6ec
@saynabali-cd6ec 10 ай бұрын
😅😅😅ayanay adiga ilmo kahadlaysaaye qof in uu ilasoogalo jikada ama meshan howlka hayo aduunka unecbahahay howsha inaa iska daayo noqonaysaa kuwa iladhashtay waa iyaqanan malintan jikada joogo oo nadaafad kor iyo huuse kahaayo aageeda masoo maran jikada iyo gurigaba waxay og yhn inaaa sidii qof walan ugu qaylinayo Marka anaaaba kasii daran hadan carruur dhalano oo ilahay isiiyo san ula qabsan lahaa layabanahay😅😅😅😅
@hhss-jn9kt
@hhss-jn9kt 10 ай бұрын
Wllo waa dabeecada fiicana dadabadana ayaa sidaasameya 👍💯
@futdc624
@futdc624 5 ай бұрын
☝️☝️☝️☝️Ana kula mida
@saidazamzam717
@saidazamzam717 10 ай бұрын
Abayo ayaane aniga kula mid ah
@IjaaboHusseinALi-vc2gt
@IjaaboHusseinALi-vc2gt 10 ай бұрын
☝️kulamid ayaan ahay wallhi 😅
@WardayIsmaaciil-ib7yr
@WardayIsmaaciil-ib7yr 10 ай бұрын
Wcs wlshay ayaan qaali
@nastexoshooble6824
@nastexoshooble6824 10 ай бұрын
Wllhi anaa kula mida kaligeey is mooday mrkaa shaqada qabanayo tvga u daara ama waa seexiyaa kaligeey ismoday wllhi ana kula mida ayaneey
@queendagan38
@queendagan38 10 ай бұрын
4saac abaayo haa isku dabecad ayaa nahay 😢😮
@asmajama9554
@asmajama9554 10 ай бұрын
Abaayo 4saac nosoo daa qadadaan kugu karsanaaye😂❤
@NafiisaApdulkaadir
@NafiisaApdulkaadir 10 ай бұрын
Isku mid nhy😂😂😂😂
@hafsaismael4657
@hafsaismael4657 10 ай бұрын
Hhhhhhh I’m really some as you 😂 majecli 1 quf xitaa in uu ii ag imaadoo
@aminaali4767
@aminaali4767 10 ай бұрын
Waaa sax Abayo Anixataa majecli
@khuluudajannaat2513
@khuluudajannaat2513 10 ай бұрын
Abyo gabdhaha dhan wy kasimabyihin xitaa haday yartahy ❤❤❤
@jamilo3021
@jamilo3021 10 ай бұрын
بمعنى الكلمة
@user-im2xf4yc8o
@user-im2xf4yc8o 10 ай бұрын
Asc Aaabyo ❤❤❤
@mriya4601
@mriya4601 10 ай бұрын
Wcs 10:00am
@user-wz2is2if7d
@user-wz2is2if7d 10 ай бұрын
Ayaanay 4 saac noosoodaa aan qado kugu karsane ❤❤
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 10 ай бұрын
Wcs ayaan qurux ❤❤❤❤❤masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@AyanishAbdullahi-tx6fn
@AyanishAbdullahi-tx6fn 10 ай бұрын
Hubi wlashey ayaan
@raxma3yuusuf711
@raxma3yuusuf711 10 ай бұрын
Ayaaney walahi aniga xata waan kula qaba dabecads lakin Kam sheenkaro inay xuntahy iyo inay ficanthy
@Najminaa
@Najminaa 10 ай бұрын
Yaaa igu racsan 10:00Am
@hewarable5547
@hewarable5547 10 ай бұрын
Abaa majecli Ayan ney
@ifraaxxasanmaxamud3246
@ifraaxxasanmaxamud3246 10 ай бұрын
Shukarana hpo mcn mahadasnida yqy dhirigalisada 🥹🫀🫡
@fadumashaadan1248
@fadumashaadan1248 10 ай бұрын
ayaane aniga kula mid ah qofka nadafada badan ayaa saas ah qofaka karleska ah shaqadoda mahan ❤❤
@user-iw9zd8ow5y
@user-iw9zd8ow5y 10 ай бұрын
Asc ayaaney anii iadiga iskomidayaanahay❤
@sadiaabdullahi6427
@sadiaabdullahi6427 10 ай бұрын
Ayaanee aniga xita sas ayan ahy😂😂❤❤
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa 10 ай бұрын
ام عـــمران ❤🤚 Waqtiga 10 am ❤ Jawabta anoo Shaqa Qabanaayo ilma iska daaye xatta qof wayn inu ii muqdo ma jecli 😂😂😂
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 10 ай бұрын
Asc xabiibti anaa saas ah❤
@shamuuzisalahmaxamed7428
@shamuuzisalahmaxamed7428 10 ай бұрын
Ayaney abayo adiga og waqtiga kugu munasabka ah because ma ahan dantena bes in aan firsano bes ewerta naga ilaali
@luuluu.69
@luuluu.69 10 ай бұрын
Haa abyo sxb ani ahan kula qaba waxn jeclahy ine ciyalka mel iga fadhiyan ama leyga hayo ani xita dabcigas ila fcnyahy
@hamdicabdullahi5650
@hamdicabdullahi5650 10 ай бұрын
Walee anaa kula qawaa ayaaney naftaa ii imaadey 4jir iyo 2sano iyo bar mid jirto naftaa ii keeneen caruurna maficno caruur la'aana maficno aya taaganahay
@falishassan528
@falishassan528 10 ай бұрын
Majecli wlhi anoo cleaning kujiro maya waa wax wanaagsan because Ilmaha safety gooda ayaa kujirto mida kale waxay ilatahay in ay iga wasaqaynayaan meeshii aan hagaajiyay
@user-vf1hg3yp9o
@user-vf1hg3yp9o 10 ай бұрын
Hhhhhhh ayaaaneeey horta hooyo ma ihi wllhi majcli wankula qabaa arinka
@aishajama5525
@aishajama5525 10 ай бұрын
Ayaney 10ka subaxnimo nooga dhig insha Allah markan hawl hayo ma jecli inay cidi ila joogto ama aragto saan wax uqabanayo keliyagay jecelahay inan ahaado 😂
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 10 ай бұрын
Aniga hal cunug iijoogto 1 sano jir taa mar kaan nadaafada qaba naayo waxaan kuridaa gariga socod barad kaa aniga ma jaceli dulqaat kasna mali hi waxaan nadiifinaayo oo lawasa qeynaayo mar ka alle ha no xifdiyo caruurta
QISADA HOOYO SACDIYA IYO WIILKEEDII HISHAAM WAA MID AAD UXANUUN BADAN
22:42
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 131 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
DAQTARADII NINKEEDA UGUURISAY GABADHII USHAQAYNAYSAY SI AY
28:09
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 3,1 М.
How i started my career as a food blogger.   Sidaan shaqada ku billabay
11:37
Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 6 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН