Markuu isodontay wan kufarxay lkn markan xaskiisa noqday wan kashalayeyPART3

  Рет қаралды 148,186

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Жыл бұрын

#sawdamohamoud#qisoyinka#

Пікірлер: 108
@maryamadaud8856
@maryamadaud8856 Жыл бұрын
Masha Allah horay uso sister
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 Жыл бұрын
Subxanallah wa qiso xanunbadan allow kas Okalegacanta hanogalinin wa gawar samirbadan
@shukriali3911
@shukriali3911 Жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah Sawda habo Allaha ku barakeeyo ku xafido adiga iyo famligaga habaryar waan qoslay sida u yartahay iyo mahmahyadada sida ma ana waalan mise Cadan ba laga heesaya barigaan yara baan maqli jirey hadase maamo weyn baan ahay Barakallah Fiikum
@aliabdisalansheikh193
@aliabdisalansheikh193 Жыл бұрын
Asc wllshy Sowda setahay,salan kadib Allah haku xifdiyo wll. Magaceydu waa Ali Salaam Noor wlley arin ayaan rabe in kuweydiyo, qisoyiinkaada ayaan kahele ee inteen kaala soo xiriiraa.Mahadsanid. Jawaab wacan wll wan kusugayaa?
@farixamakeupartist
@farixamakeupartist Жыл бұрын
Masha Allah sheeko xiiso badan eheed wlhi qof walba inu sabro ayuu ku gaari karaa wax walbo wanaag iyo kheyr ugu jiro illah hanaga dhigo kuwo sabar badan
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Жыл бұрын
Asc
@maryamadaud8856
@maryamadaud8856 Жыл бұрын
@@daahircabdikorme490 wcs wll
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Жыл бұрын
@@maryamadaud8856 cawa madan nalajogine
@maryamadaud8856
@maryamadaud8856 Жыл бұрын
@@daahircabdikorme490 wan nila jogay wll I'ma Adan arkin miya
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Жыл бұрын
@@maryamadaud8856 komatigadii ma arag maryaneey wll
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Жыл бұрын
MashaAllah sowda ilahy khayr hakusiiyo قصه عجيبه (انّ الله مع الصّابرين)Nbigeena صلي الله عليه وسلم.qof wax lasiiyo Oo sabar kawanaagsan majiro.
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Жыл бұрын
Ayuu yidhi SCW
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
@@mariambalqiis757 quraan weeye wll
@munoali5875
@munoali5875 Жыл бұрын
Qisada qaabkaa u warineeso ayaaba xamaas ah walaashe sawda guuleso
@siciidcabdiwahaab3401
@siciidcabdiwahaab3401 Жыл бұрын
Mashallah diktoorayso ugu dambayn bayjkaagii wan helay
@muqiimmohamed7573
@muqiimmohamed7573 Жыл бұрын
Yaa alaah ilaahow sapar isii wlahi intaan qisadaan dawanayey aanba gubanaaye ilaahow dulqad isiiii💔😭😭
@allaaweynninkiiaaminaaawoo8782
@allaaweynninkiiaaminaaawoo8782 Жыл бұрын
Sawda waan kuwataa
@khadritahassan5705
@khadritahassan5705 Жыл бұрын
Mansha allah mansha allah illahayaw samirka noo badi
@bashaashtv276
@bashaashtv276 Жыл бұрын
M.a wll alaha kuxifdiyo
@xariiraxmed8107
@xariiraxmed8107 Жыл бұрын
Mansha allah ilahay haku xafido wl xijaabka aad xidhan tahay ilahay hakugu ilaaliyo
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan Жыл бұрын
Mash allaah alle ha ku xiftiyo wllshy sheeko wanaag
@cabdinaasir1823
@cabdinaasir1823 Жыл бұрын
Mahad sanid, inaad hadaf/you'll leedahay waa muhim qisada casharkaas ina bartay.
@bashirgurey8142
@bashirgurey8142 Жыл бұрын
Sifiican buu yelah wiil hoog
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 Жыл бұрын
Mashaallaah waa gabar ku dayasho mudan sowdo abaayo jazaakallaahu qeyr
@HiboNurra
@HiboNurra Жыл бұрын
Maxa ku dayasho wacan doqonimada inta leeg😤 silica iyo rafadka miyad jeceshihin
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 2 ай бұрын
Waa qiso cibro qarasho❤
@qatanfishing1090
@qatanfishing1090 Жыл бұрын
Maasha Allah guuleyso qaali
@saciidoshaxmed2949
@saciidoshaxmed2949 Жыл бұрын
Subxaanalaah waa gabar aad usabar badan una caqli badan sawda waa ku salasmay
@rudwan5330
@rudwan5330 Жыл бұрын
Masha Allah wallo allaha kuciseeyo yaarabi
@naciimoaadan1349
@naciimoaadan1349 Жыл бұрын
Waadmahadsan tahay sowda
@caaishaaxmed5615
@caaishaaxmed5615 Жыл бұрын
Sowdo ruutiinkaaga nala wadaag abayo
@abshir.dhanan7152
@abshir.dhanan7152 Жыл бұрын
Man Sha allha abayo allha kuxifdiyo ruti waxad mudan tahay kudayasho wll
@kinsharifofficial9175
@kinsharifofficial9175 Жыл бұрын
Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi Abayo Qali Sethyi ❤️❤️❤️⚘️⚘️
@abdiosman6043
@abdiosman6043 Жыл бұрын
Asc
@binbaab4123
@binbaab4123 Жыл бұрын
Asc Abaayo sowda Adiga maluqaw guur masomarty bilz iso jawaab
@habibahassan4057
@habibahassan4057 Жыл бұрын
Mashallah mcnto
@bashaashtv276
@bashaashtv276 Жыл бұрын
Wll waxaakaacodsanaa inaad iisameyso lingi
@SiciidoMaxamuud-qn6nx
@SiciidoMaxamuud-qn6nx 2 ай бұрын
Mashaalah ❤❤❤❤❤
@mahad_daacad1
@mahad_daacad1 Жыл бұрын
ALOOW NAAG BAARIYA IISAHAL JIMCO WAAYE
@maryamadaud8856
@maryamadaud8856 Жыл бұрын
Aamain
@maryamadaud8856
@maryamadaud8856 Жыл бұрын
Amiin yarbbi 😭🥱
@hayatmohamed5153
@hayatmohamed5153 Жыл бұрын
Sheekoyin niyada dhisayana keen wax wada niyad jab iyo shalayto hala iman meesha walll
@fashiongate9193
@fashiongate9193 Жыл бұрын
Sheeka aan soconeyn waaye tasi
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
tantan ma ahoo oo waxbadan layga soo dhawaystay hablaha dhigey ihihihihihihihi tantan yartaan.waa lawareegey gabadha khatraay layiraahdowaatan 5.
@UbaxxuseenSiciid
@UbaxxuseenSiciid 2 ай бұрын
Scw scw ❤❤❤❤
@nuurtoxuseen7576
@nuurtoxuseen7576 Жыл бұрын
Noloshaada ka waran ta dadka yaa kuu diray
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Maashaa allaah wll
@abdulahimohamed944
@abdulahimohamed944 Жыл бұрын
Gabadhaan malaha sharaacda wax kama oga maxa yelay naagta haday furiin dalbata ayada ayaa meherka katagay
@salmaansanka8461
@salmaansanka8461 Жыл бұрын
Masha Allah wlhi waa cajiib
@caaisha6452
@caaisha6452 Жыл бұрын
Asc Abayo
@fartunmuhumed8625
@fartunmuhumed8625 Жыл бұрын
Interesting story
@lyla6169
@lyla6169 Жыл бұрын
Dhaqan carab maahee waa sharci hadey gabadhu ninka nacdo wey celineysaa
@noahjamac9838
@noahjamac9838 Жыл бұрын
Tirabadanaa maherka gabadha
@xanaanmaxamed8715
@xanaanmaxamed8715 Жыл бұрын
Qisda bilowgedi meee wll
@abdifatahabdullahi980
@abdifatahabdullahi980 Жыл бұрын
Masha allh allow samirka noobadi
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr Ай бұрын
Gabadhey Sawda , ( عسي ان تحبو شيء ا وهو شرا لكم وعسي أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم ) الآية. Gabadhey Sawda, soo kama fiicnay inay Istikhaarayso arrintaan ka hore ? Waayo waxaa la yiri: ( ما خاب من استخار وما ندم من استشار ) Laakiin Xanaan waxay ku guulaysatay samir. Horena waan u soo sheegi ( samir waa sad kaa maqan ) Gabadhey Sawda aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay.
@ibraahinabdulle3222
@ibraahinabdulle3222 Жыл бұрын
Wllo adiga malagu qabaa
@abdullahihassan4952
@abdullahihassan4952 Жыл бұрын
الله يحفطك من كل مكروه يا اختي الكر يمة
@vossbuddy7541
@vossbuddy7541 Жыл бұрын
Kkk
@sidiiqcabdi6741
@sidiiqcabdi6741 Жыл бұрын
Yyug
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 Жыл бұрын
Gabadh aad uadg ayay ahayd❤
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Жыл бұрын
Asc wll
@muudfarah2998
@muudfarah2998 Жыл бұрын
Mnsha allh
@hoodomohamett1749
@hoodomohamett1749 Жыл бұрын
Shurkan qli
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Жыл бұрын
Sheekadan waa khayaali teedakale meher laceliyo madhaqan carbeedbaa? fadlan qiimee markasta waxa aad soo bandhigeyso
@ahmedadan1884
@ahmedadan1884 Жыл бұрын
Wlh wa inan gesiyad ahay sida higsigeda ugado ayay wax kasta usameysay. Samir aya wax kasta lugu kadaa
@xanaanmaxamed8715
@xanaanmaxamed8715 Жыл бұрын
Wllo qisada bilowgeda xagen ka hela
@nazrayasin970
@nazrayasin970 Жыл бұрын
shukran abaayo mcn
@sowdadagane
@sowdadagane Жыл бұрын
Masha Allah
@abdinoor5612
@abdinoor5612 Жыл бұрын
taas islaan fiican ma,aha ninkeeda waa inay uhogaan santaa
@mahadxafaa3628
@mahadxafaa3628 Жыл бұрын
Abaayo gabadha magaeeda noo sheeg kkkk aan raadinee
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
faraxsaney faceeda karoon xamarcaday wadajir.nonnseseeeee yarta
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
leeeeeeeeee ttttttt ku noolahay intee Xamarwadajir. saabiriin baa lay yiraah tan unbaa adult ah yareeydaan yaayahprinceses leeee tanaa laga dooqay jeclaaday dumar khayryaashay waan dhaafaa hablaha dhigey iyaaah seebaaye yaayah .yarta khatraaaaaycaday yareeeeey .5
@abdirahmangelle9322
@abdirahmangelle9322 Жыл бұрын
Beenle3yda adduunka
@dchannel2021
@dchannel2021 Жыл бұрын
Mahdsanid walalo
@abubakaral-ziyadi4962
@abubakaral-ziyadi4962 Жыл бұрын
Meherka ay ka tagto naagtu haday dalbato furid maaha dhaqan carbed ee waa sharci islaamka
@MohammedAhmed-pn8ic
@MohammedAhmed-pn8ic Жыл бұрын
Wallall what sap
@fardowsa4389
@fardowsa4389 Жыл бұрын
Subxaanalaah waa qiso xanuun badan
@syusuf8318
@syusuf8318 Жыл бұрын
Mashallah mashallah ❤
@adhangaraad7703
@adhangaraad7703 Жыл бұрын
¹
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
nonseseseseseseses malaysqadariyey.yarta 5
@MohammedAhmed-pn8ic
@MohammedAhmed-pn8ic Жыл бұрын
Soodir waxban ku sheegilaha wansan
@HoodoBaashe
@HoodoBaashe 4 ай бұрын
❤❤
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
5.
@abdirazakahmed4692
@abdirazakahmed4692 Жыл бұрын
Sixid Meherka haddii ay gabadhu dalbato furriin ma ahan dhaqan carbeed ee diinta islaamka ayaa qabta
@xasanmohamed8279
@xasanmohamed8279 Жыл бұрын
Asc
@faadumohenna6004
@faadumohenna6004 Жыл бұрын
Mashallh
@Ali34388
@Ali34388 Жыл бұрын
Subxaana alaah waa qiso ciroqaadasholeh waxaajira ragbadan o dumarka bahdila ilaahay waxnogumadaro cajiiiiib mahadsanid abaayo 🥰👍
@ifrahgeedi5188
@ifrahgeedi5188 Жыл бұрын
subxan.alah
@abdisemad2275
@abdisemad2275 Жыл бұрын
Akamii
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@ibraahimabdullahi6408
@ibraahimabdullahi6408 Жыл бұрын
Flim hindi ah Ayaan ku dawaday shakadaan anil kapoor iyo krishma kapoor ayaa jilaayo kacarar mesha
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 Жыл бұрын
Ronteye..wageeysu.wanagasan.houn
@anababdimuse6416
@anababdimuse6416 Жыл бұрын
Awkihbn
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan Жыл бұрын
Abaayo sawda WhatsApp ma ii sheegi kartaa hadeey macquul tahay
@ryderberget5885
@ryderberget5885 Жыл бұрын
this story is not that good\lol
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. Жыл бұрын
Naa denbiga is ka daa guri lama iibshey ee walakireya afkaga haku galin naar hadad ku dartiid waxan jirin waalhay waxa lagugalaa naar marka iska jiir
@eng.ibrahinodowa4269
@eng.ibrahinodowa4269 Жыл бұрын
Naya shaydamad yahay dadka beenta kadaa views radinaysaye ma xishooto mashiixdo
@mahadxafaa3628
@mahadxafaa3628 Жыл бұрын
Subxaana lahi
@faadumohenna6004
@faadumohenna6004 Жыл бұрын
kzfaq.infoQ2gQx6RXCqY?feature=share asxbta lik ta isra
@xasanmohamed8279
@xasanmohamed8279 Жыл бұрын
I need your phone
DAMBI BADHE JABAAR IYO KIIS LAYABLEH!@sawdamqaalib
37:45
Sawda Qaalib
Рет қаралды 1,2 М.
MAXBUUSKII NASIIBKA BADNAA!@sawdamqaalib
40:03
Sawda Qaalib
Рет қаралды 27 М.
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 20 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
MAXA IGA RACAY GUURKII AJINABIGA!@sawdamqaalib
57:42
Sawda Qaalib
Рет қаралды 40 М.
QISADA ABU CUMAR!@sawdamqaalib
35:16
Sawda Qaalib
Рет қаралды 48 М.
KIISKA ILHAAM IYO NINKEDII!@SawdaBillan
35:16
Sawda Billan
Рет қаралды 42 М.
DAHABKAYGI AYAN UGADAY NINKAYGA BALSE MAXA IGARACAY!!
42:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 58 М.
KIISKA FAADIYA WAA QISO DAMBI BADHIS CAJIIB AH!@sawdamqaalib
43:43
Sawda Qaalib
Рет қаралды 40 М.
EDO ARXANDARN TII UGU XUMAYD!@SawdaBillan
38:31
Sawda Billan
Рет қаралды 43 М.
QISADA USAAMAH IYO GO,AANKISI LAYABKA LAHA!Q.1@SawdaBillan
38:00
Sawda Billan
Рет қаралды 42 М.
QISADA SALWA OO CAJIIB AH!@SawdaBillan
43:25
Sawda Billan
Рет қаралды 38 М.
QISADII BUKANKE QIIRADA BADNAYD!@sawdamqaalib
56:47
Sawda Qaalib
Рет қаралды 52 М.
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 20 МЛН