MARWAAN YARE - Official Video ARDAA JACAYL

  Рет қаралды 2,588,577

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

5 жыл бұрын

SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
You Can Contact us for all Your inquiries.
Email: Abdirahmansomali@hotmail.com
MARWAAN YARE Official Video ARDAA JACAYL
EREYADII
Xamse Xadaari
Laxankii
NABIIL BULLE
Music
QAASIM KARAAMA
Camera & Editing
ABDIRAHMAN SOMALI
More info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.com/+AbdirahmanSo...
/ reallysomali
Copyright Protected @ Somali production
#Subscribe #Somaliproduction

Пікірлер: 470
@ozlemhuroglu6106
@ozlemhuroglu6106 4 жыл бұрын
I love Somali songs from 🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@fatimacabdi1888
@fatimacabdi1888 4 жыл бұрын
❤❤❤
@mustafNune
@mustafNune 11 ай бұрын
I like Turkish
@libanmustaf8856
@libanmustaf8856 10 ай бұрын
wellcome dear
@ayaanabdi6541
@ayaanabdi6541 5 жыл бұрын
Omg aniga heestan waye iiga gaadantahay walhi wow❤️😍😻🔥
@xamdasharaf891
@xamdasharaf891 5 жыл бұрын
inta nabi maxamed jecel like ku kasbee
@nimcomavia6640
@nimcomavia6640 4 жыл бұрын
hore usoco marwanyare
@moestudio8343
@moestudio8343 4 жыл бұрын
Subxaan Allah hees IYO nabi mohamed istaqfuru allah
@marwaanabdirizak4729
@marwaanabdirizak4729 4 жыл бұрын
War meesha nabi muxumaed hakenanina
@hamdihassanmehesh6621
@hamdihassanmehesh6621 4 жыл бұрын
Xamda Sharaf what the fuck is wrong with you?
@shukriismaciil3700
@shukriismaciil3700 4 жыл бұрын
Silka hydaa kusiineyso
@mohameddeeq5629
@mohameddeeq5629 5 жыл бұрын
Heestii qarniga marwaan yare sxb hambalyo waa hees cajiiba abwaanka sanadka xamse xadaari iyo mulaxamystihii waynaa nabiil bule hadaba yaa duubay wiilka sanadka abdirahman somali well done my bro🙏🙏
@saadoharuunchanel6926
@saadoharuunchanel6926 5 жыл бұрын
Aaad Ayaaa Ku Tageraa marwan
@saadoharuunchanel6926
@saadoharuunchanel6926 5 жыл бұрын
Ha u GALIN xariir kina 👊
@suqriyoosman3959
@suqriyoosman3959 4 жыл бұрын
Waad kabaxsatay noo amaan fanaanka
@nimcoabdi5390
@nimcoabdi5390 Жыл бұрын
Ha ukafin xiriirka dhaxdeena 🫂🖇💖🏷🔐
@cabdican385
@cabdican385 4 жыл бұрын
wallahi heestan waan iska jeclahay ♥️ inta ilaa 2020 fiirsanoso ❤️ like halidin ka arko
@Team27shorts
@Team27shorts Жыл бұрын
After 3 years later wached my pro the best song
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 4 жыл бұрын
Fanaan Hibo Eebe Siiyay Talent buuxa ayaad leedahay MARWAN YARE Keep Going Bro👑👑😍
@duceysanelyrics8419
@duceysanelyrics8419 5 жыл бұрын
Wlhi like waku sara Waba dharate isar
@bibabooz1923
@bibabooz1923 4 жыл бұрын
Duceysane lyrics wax kaste waa niyada sxb ee doqonimadaan aa like ku raadineesan joojiya
@cabdowofficial6164
@cabdowofficial6164 3 жыл бұрын
Hhhhh
@filsancabdi405
@filsancabdi405 3 жыл бұрын
@@bibabooz1923 ❤💋
@meleyanoediries5908
@meleyanoediries5908 5 жыл бұрын
MARWAAN YAROOOH GO FORWARD PRO NEVER BACK .....INTA MARWAAN KU HAYSTA IKETA ILA GAADHA😍😍😍😍
@ip5710
@ip5710 5 жыл бұрын
Suldanka codka marwaan yare dar alle ku jclhy👏🏾😍
@yonisabdul1706
@yonisabdul1706 4 жыл бұрын
Mashallah marwaan Yare farxad,dabeecad wacan, aqlaaq,xishood intaba wuu kawataa..Alle hakuxafido
@madarkadarmadarkadar3923
@madarkadarmadarkadar3923 4 жыл бұрын
Asaaldhalad, marwaan, yare👌👌👌👌💓💓💓💔💔💔
@usaamakhaliifmohamed2959
@usaamakhaliifmohamed2959 5 жыл бұрын
My fanaan marwaan inta ila taageerto like dhac ha igu siiyaan ✌
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 5 жыл бұрын
ISSAAR SUBSCRABTA
@imsohappy3704
@imsohappy3704 5 жыл бұрын
usaama khaliif taatiko mcn
@naimoomar6845
@naimoomar6845 5 жыл бұрын
ani kow ka aha bro wllky iga yar nolow
@mahaddiiriye8133
@mahaddiiriye8133 4 жыл бұрын
Hsss
@nashaad5426
@nashaad5426 4 жыл бұрын
Mashaa marwaan
@asmahassan7766
@asmahassan7766 4 жыл бұрын
Dadkan intay hees dhagaystan soqorya comment ilahay iyo nabiga like ku day dayayan 2 danbi ayay ilhay ka galen mxa ka maqn bal
@cadnaanaxmed8744
@cadnaanaxmed8744 4 жыл бұрын
Wllo runtaa
@saaramohamed614
@saaramohamed614 5 жыл бұрын
Qurux badna meshan masha allah 😍
@edilali9404
@edilali9404 5 жыл бұрын
Marwaan yare heesihiisa wan Jeclhya runtiiii❤🤩🌸
@nassimamahamoud9514
@nassimamahamoud9514 4 жыл бұрын
Anoo sheegin
@nassimamahamoud9514
@nassimamahamoud9514 4 жыл бұрын
Ano shegin🤫🤫
@zumubby6118
@zumubby6118 4 жыл бұрын
Sido kle wlhi
@edilali9404
@edilali9404 4 жыл бұрын
@@nassimamahamoud9514 yaa kuu sheegay adigapa
@xamdirays2330
@xamdirays2330 3 жыл бұрын
Warwaan yare heesihiisa aad ban utaagera
@farhanxamze686
@farhanxamze686 4 жыл бұрын
Marwan yare fananka somalida hada ugu codka macan long life❤
@mohamedkaadheeriofficial8951
@mohamedkaadheeriofficial8951 5 жыл бұрын
Marwaan nin tagay oo talaabsaday legend my bro well done
@hibaaqabdicabdi4583
@hibaaqabdicabdi4583 4 жыл бұрын
Uuoep
@hajjikaraama9784
@hajjikaraama9784 4 жыл бұрын
Walaahi heestan aad bay iga dhexbaxday horay usoco faanankena codka baxsan marwan yare war likta ha ila dhaafina........
@maymuncabdullhi3920
@maymuncabdullhi3920 5 жыл бұрын
Wxan sugnaa waa showga nayrobi iyo marwan yare 👌❤
@fathiahmedabdikarim887
@fathiahmedabdikarim887 5 жыл бұрын
Ila gudo wanaaga danteena Ila guro miraha galgacalka Ila gogol ardaaga jaceylka😚😚😚 Fav fanaan marwaan yare hit song🌺🌺
@princessemilliana4727
@princessemilliana4727 4 жыл бұрын
marwaan best fanaan 😍❤💋 nice song Ardaa jaceyl 😙😘
@IsHaaficiCali1
@IsHaaficiCali1 2 жыл бұрын
Marwaan yare💯🎶🔥
@stayblue759
@stayblue759 5 жыл бұрын
Wlhi BeN Ma SheGaYe KaN Yar Wxa Hagaya Abwaanka QarniGa #Xamze_Xadaari. Hadaad hayso Cod Wad HelAY. Abwaan Ku Qalma. 🔥
@blossom8569
@blossom8569 4 жыл бұрын
Heeskaan aadaa ooga helay❤❤ walow aan jacyl jilin kkk oo ana single ahy xiriirada aa necbhy lkn waa ka helay marwaan keep going❤🙏 Absolutely fantastic🥰
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 4 жыл бұрын
African girl kali maficno hore usoco diyaar markathy halugu arko
@ayanabdikadir8928
@ayanabdikadir8928 4 жыл бұрын
AFrican Girl like mee keep going mcnto sndkn xiriir fcn ma jiro
@samiiraduceysan5961
@samiiraduceysan5961 5 жыл бұрын
Marwaan hees fiican baad ii soo sartay xpp Thanks 🙏❤️💋💋💋❤️💋❤️👏❤️👍👍👍
@mariamshekho615
@mariamshekho615 4 жыл бұрын
Marwan wa hees caajib 💗💙💓💕💕👌👌👌
@zaffakeifasowe1145
@zaffakeifasowe1145 5 жыл бұрын
Fanaanka fananiinta marwaan hore uu soco aboowe🔥💯❤
@abdiato21
@abdiato21 4 жыл бұрын
Marwaan Yare🔥❤
@fatimalucky636
@fatimalucky636 5 жыл бұрын
Ereyada hamze xadaari👌🏿
@luqmanabdihussein1453
@luqmanabdihussein1453 5 жыл бұрын
Waligey 10 like ma helin isaar ilhy Ka cabsada
@maandeeqvision1573
@maandeeqvision1573 5 жыл бұрын
luqman abdi hussein maxaa faido markaa hee
@bilanhaji9826
@bilanhaji9826 5 жыл бұрын
Hdne ha helin hee waligaa like
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 5 жыл бұрын
ISAAR SUBSCRABRA
@queensarealwaysqueens1071
@queensarealwaysqueens1071 5 жыл бұрын
Maxaa laga helaa like ta walal
@duniamuhamedosman3451
@duniamuhamedosman3451 5 жыл бұрын
Marwaan Yare fanan lagu faano ku jcliYaa❤❤
@ashuuofficial3093
@ashuuofficial3093 5 жыл бұрын
Keep Going King Marwaan Yare✌💕
@qadiidtube2646
@qadiidtube2646 5 жыл бұрын
waah hees macqul ah iyo vedio uqalmo Somali production 😍
@zawdomohamed180
@zawdomohamed180 5 жыл бұрын
Fananka kelyaa tagero marwn yare♥
@halalmedia9605
@halalmedia9605 5 жыл бұрын
Abdirahman somali muqaladada adban u jecelhy kama cajiso ku wata bro
@ImShortChip
@ImShortChip 5 жыл бұрын
SCW
@forthemind720
@forthemind720 5 жыл бұрын
What a song🔥 What a singer🌊
@musasacid3867
@musasacid3867 4 жыл бұрын
Maashallah
@pahnimohamed287
@pahnimohamed287 5 жыл бұрын
waaanku Tageera Marwaan Yare mtnkygiiH❤
@summayanoorlocog812
@summayanoorlocog812 5 жыл бұрын
You got it on point 🥰🥰🥰
@ismahanadan4600
@ismahanadan4600 4 жыл бұрын
2020 hada dawanosid like
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 5 жыл бұрын
Marwaan Fanaanka 2019
@najmaabdeey2502
@najmaabdeey2502 5 жыл бұрын
Mnshallah fanan an jeclahay go forward
@istarcawad2132
@istarcawad2132 5 жыл бұрын
Hayaaaaay fanankena dada yar marwaan yare cod Lagudaa keep going
@jaceylkamafahmoerayada3592
@jaceylkamafahmoerayada3592 5 жыл бұрын
Abdirahman somali pro keep going
@saynabcumar6156
@saynabcumar6156 5 жыл бұрын
Masha allaH fanaankan wan tageera wllHi nice cod
@maxamedapdi8271
@maxamedapdi8271 4 жыл бұрын
Fanan ad u cod macn inta jecl like ii sara thnkx👍
@haashimsiciidsalaad9828
@haashimsiciidsalaad9828 4 жыл бұрын
Inta somalinimadu dhab ka tahay 🇸🇴like ii sara 🇸🇴🇸🇴🙏🏿❤️
@talasamemedia5487
@talasamemedia5487 5 жыл бұрын
Marwaan super hero heesta & muqaal an inaba caadi eheen omg" super hero keep going, heestan waxa hubaa inay gareyso 4m veiws came on super hero marwan.❤✌🎧🎧🎧🎧
@alishabeel4746
@alishabeel4746 5 жыл бұрын
Intaad dawarsaneyso like ta ku Sali nabiga scw
@mushtaaqxasan7015
@mushtaaqxasan7015 4 жыл бұрын
Scw❤️💋
@nasroyariisey1441
@nasroyariisey1441 4 жыл бұрын
Scw
@barwaqoshankaroon8726
@barwaqoshankaroon8726 4 жыл бұрын
Scw scw Scw ♥️
@rumanbbe2280
@rumanbbe2280 5 жыл бұрын
Marwan yare hore usoco my bro 🙋‍♀️
@khadaryuzuf333
@khadaryuzuf333 5 жыл бұрын
Zxb hooray uu soco hadaba Nairobi nagula suganthy🎁😎shhowwgi qarniga sugeynaa #abdirahman rahman somaali adna aad u mahadsanthy sidaa muqalka quruxda badan noogu soo kudbisay
@shiineshaby8685
@shiineshaby8685 5 жыл бұрын
Www marwaan yare keep going my fns the one only
@naimabishar9032
@naimabishar9032 4 жыл бұрын
On fire Marwanka ♥️🔥🤩
@nimcomoha4340
@nimcomoha4340 5 жыл бұрын
Wanaga Dantena ila gudo midhaha galgacylka ila guro ardaga jacylka ila gogol adna I noqo Gacantydah anah wn ahan garabkagah 💓👌🙏
@sumayoabdullahi5695
@sumayoabdullahi5695 5 жыл бұрын
keep going marwan guul wacan kuu rajeenayaaa
@somali_boy6463
@somali_boy6463 4 жыл бұрын
Marwaan legend keep going😍💯✅
@iqrolove7971
@iqrolove7971 2 жыл бұрын
2022 🥰🥰 suxuuur ano karinyo🤩🥀
@namiishabdirizak3436
@namiishabdirizak3436 5 жыл бұрын
Marwan yare🔥❤
@sumayamaxamed9870
@sumayamaxamed9870 Жыл бұрын
Voice actor is best 😉☺️ Marwan yre 💓💓
@fatmamohamed-tk5ph
@fatmamohamed-tk5ph 5 жыл бұрын
Owwww ya slaaam hees shidan🤗😘😘
@najamamahad2368
@najamamahad2368 4 жыл бұрын
Isar,wankisaraye,wall,qalo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmoqaali4355
@najmoqaali4355 5 жыл бұрын
Heestyda waxa guule siiste gawruu gardku hgyo Haku guban namiimka sirtiisa xariirka dhxdeena hakfin saxix word
@ayaangobaad2461
@ayaangobaad2461 3 жыл бұрын
Wiil aan fanaanta aan ta aan ka taageero waan ku salaamay wllo qli
@khadijafarah3644
@khadijafarah3644 5 жыл бұрын
Wow caadi mahan mashallah
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
Abdirahman Somali sxb goormad soo galinaysaa heestii Fanan Abdirahman Nasri 👍
@asmasaed2393
@asmasaed2393 5 жыл бұрын
Marwaan❤💥
@mawliidmuuse3551
@mawliidmuuse3551 5 жыл бұрын
Wlkl
@guuleedbaashe1571
@guuleedbaashe1571 5 жыл бұрын
Marwaan yare fanaan socday respect pro ✨✨
@zuhuradiimaa3882
@zuhuradiimaa3882 5 жыл бұрын
Omg heestan aad bay ii taabatay wlhi ma ogi bbe meelaa joogtid kaliya waxan ogahay inaan kuu xiisay 😭😭😭
@saami5777
@saami5777 4 жыл бұрын
zuhura diimaa 😭
@samiramuse5728
@samiramuse5728 5 жыл бұрын
I love you ❤❤❤❤❤❤marwan
@Sentamakabaas
@Sentamakabaas 3 ай бұрын
Marwan yare big boss walahi🥰🎉
@mohamedabdiofficial3327
@mohamedabdiofficial3327 4 жыл бұрын
Marwaan waa fanaanka kaliya aan jeclahay
@hamdahaaji8257
@hamdahaaji8257 5 жыл бұрын
Fannan qaliya marwan yare keep going
@asii9942
@asii9942 5 жыл бұрын
Aadbaan uga helay actionka heesaha u jileyso , well done my legend👌♠😘
@kornayldaauud9731
@kornayldaauud9731 5 жыл бұрын
Wa ka wadata marwan yare❤🇸🇴
@fartuunkulmie6605
@fartuunkulmie6605 5 жыл бұрын
Inteta hestaan ila aragtay inay tahy hesta sandka like ta hayla dhaafin marwan fanan ku fano
@ahmedmuhiadin5158
@ahmedmuhiadin5158 4 жыл бұрын
Amazing Zong👌
@najmashukri4513
@najmashukri4513 4 жыл бұрын
Marwan u r so amazing guy 🥰💝 yu de best so nice
@najaxqalanjonajaxlaki2978
@najaxqalanjonajaxlaki2978 4 жыл бұрын
Ku jeceliye marwaan yar maruun baan Ku helin wll
@abshirgalow4894
@abshirgalow4894 4 жыл бұрын
Mawan yare fannka Qriga go forward pro👏👌
@cambarodabshid7087
@cambarodabshid7087 5 жыл бұрын
Xidiga sanadka marwaan yare 🔥👌
@amh7737
@amh7737 5 жыл бұрын
Waaw Marwaan On Fire eebow cid kuma horjoogsan karto adaa ka madax ah fanka.
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 5 жыл бұрын
Big Respect My Bro Marwaan Horay u Soco
@kifaxalii4574
@kifaxalii4574 5 жыл бұрын
Haku guuwan namiimka sirtiisa😭 viva Marwan yard😘😍 wlhi fv Fanaan 🙄❤️
@abdirahmanabukarmahamedsai1491
@abdirahmanabukarmahamedsai1491 5 жыл бұрын
NIce pro marwan yre nice speak zxp horey usoco 👉👉👉
@mohamedesa7195
@mohamedesa7195 5 жыл бұрын
Marwaan yare king of the year
@saabiriinmuxidiin84
@saabiriinmuxidiin84 Жыл бұрын
marwaan fanaanka kaliya aan taageero horey usoco ❤️❤️👑
@aishahussein7880
@aishahussein7880 5 жыл бұрын
Qusulkiisan jeclahy marwan
@sjcomps9514
@sjcomps9514 5 жыл бұрын
Marwaan🔥
@adanabdikadir242
@adanabdikadir242 4 жыл бұрын
nin weyn
@issabelaabdi2685
@issabelaabdi2685 5 жыл бұрын
My fanaan aan tagero marwan 😙
@akramjr5270
@akramjr5270 5 жыл бұрын
Woow nin wn marwan yare 🙏keep going bro
@sadakjb247
@sadakjb247 5 жыл бұрын
Marwan yare ❤️
@somalitv9331
@somalitv9331 5 жыл бұрын
*Marwaan yare* Nin tagay 😘😘😘
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 5 жыл бұрын
Abwaan qaali ah xamse xadaari guuleyso iyo weliba fannaanka aad soo saartay marwaan
@nimcocawil3109
@nimcocawil3109 5 жыл бұрын
Masha Allah wllkhy marwaan
@luuleey195
@luuleey195 4 жыл бұрын
That’s my older brother wallahi ❤️
@xanadofficial275
@xanadofficial275 2 жыл бұрын
Great
@neymarhassan6372
@neymarhassan6372 5 жыл бұрын
My brother marwaan hore u soco 🙏🙏🙏
@diyasuleiman1242
@diyasuleiman1242 4 жыл бұрын
Marwan yare fanan an jclhy hore usoco qli❤️
@azizaomar9771
@azizaomar9771 3 жыл бұрын
Mansh allah walky marwaan Allah ha ku dhawro walky mcn wllo qali
@mohaqadar4095
@mohaqadar4095 5 жыл бұрын
Nin tagay tahay pro so go forward
@hilkas31
@hilkas31 Ай бұрын
the best song 🎧
@fairuznahar7928
@fairuznahar7928 5 жыл бұрын
Heestan wey diyaarsan tahay bro Marwaan much love from Johannesburg South Africa 🇿🇦🔥🔥🔥🔥
Marwaan Yare | JACAYL IGA DA  CIYARTA | 2019
4:52
Haataf Abdi
Рет қаралды 2,3 МЛН
MARWAAN YARE - Official Video ILWAAD - BEST SONG
4:06
Abdirahman Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 20 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 35 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 21 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
CABDI YARE | MAXBUUS CAASHAQ | NEW OFFICIAL VIDEO | LEGEND IS BACK 2021
5:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,4 МЛН
BEERLULA FAYSAL XAWAASE 2017 (OFFICIAL VIDEO) KORNELSTUDIO
4:18
Kornel Abdi
Рет қаралды 12 МЛН
MARWAAN YARE | BALADKII NIMCADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,5 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
XALIIMA GOBAAD & MARWAAN YARE - DHIGA OFFICIAL VIDEO
5:01
DE ROCK STONE
Рет қаралды 1,6 МЛН
Marwaan Yare | JAWI CAASHAQ | (Music Video) 2019
4:21
Haataf Abdi
Рет қаралды 5 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 29 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 208 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 197 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,3 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54