MARWAN YARE IYO IIDLE YARE MAXAA KALA QABSADAY SOO DHAWEYNTII NAIROBI

  Рет қаралды 111,507

Xiisaha Wararka

Xiisaha Wararka

Күн бұрын

Пікірлер: 78
@XiisahaWararka
@XiisahaWararka 5 жыл бұрын
Goordhow saacad ka dib la soco Nasra Comedian | churchill show wareysi xiiso leh iyo sheekooyin qosol badan laabta nagala socda Asxaabeey.
@farxiyagure7381
@farxiyagure7381 5 жыл бұрын
Marwaan yare waa Fanan banaankiisa kudhacay reer nairobi wllHi waa dad QaLbiwngzn💖💋
@qureyshi5911
@qureyshi5911 5 жыл бұрын
Marwan Yare♥️🇸🇴🌸 keep going pro
@zuufunny4075
@zuufunny4075 5 жыл бұрын
Marwaan yare wanku tageraa bro and I love your songs especially honey do you love me
@raage4231
@raage4231 5 жыл бұрын
Coming to Mogadishu bro
@mahamudm.a.3895
@mahamudm.a.3895 4 жыл бұрын
Shacab somaliyeed oo wacan baa inlee Nairobi inoojooga. Allaha idin xafido walaalayaal reer Nairobi
@ahmednuni4837
@ahmednuni4837 5 жыл бұрын
iidle yare iglan wuu kadheeraaday😁
@maxamadkaahiye2249
@maxamadkaahiye2249 5 жыл бұрын
welcoma marwan yare keep going bro
@sulekhaahmed3540
@sulekhaahmed3540 5 жыл бұрын
Marwan yare karibu nairobi
@maxamadkaahiye2249
@maxamadkaahiye2249 5 жыл бұрын
rer Nairopi so dhaweynta ayey Ku wanagsan yihin inta ila arakte plz sulka saar
@adansantur4677
@adansantur4677 4 жыл бұрын
Refugees
@zapnaamohamed1938
@zapnaamohamed1938 5 жыл бұрын
Soo dhawoow fanaankeena moqdisho aa lakugu sugaaa inshallh
@nashadqaali19
@nashadqaali19 5 жыл бұрын
Ku so dhaawow Kenya aniga swden banjoga
@habiibahassan3932
@habiibahassan3932 5 жыл бұрын
Masha alllah somali wan salamay mel walboy jogto garahana inta ku xiran xisaha wararka
@cabdiqaniciise564
@cabdiqaniciise564 5 жыл бұрын
Hhhhhhh licato
@amranshaxshaxley6837
@amranshaxshaxley6837 5 жыл бұрын
Fanan an cudkesa isaka jeclahsy sodhawow marwan
@ladanadam5914
@ladanadam5914 5 жыл бұрын
Reer Nairobi waxay ilaala muuqataa sheekadiina anaa taabsaday qof kaan rabana waan soo dhaween qofkalana maya iglaneey waa inaan raadsadaa tuulo yar aan madax kahay kkkkkk
@fazuulzow3517
@fazuulzow3517 5 жыл бұрын
100 like ku xariiq
@deldol1994
@deldol1994 5 жыл бұрын
Kkkkk Dadkaan shaqo la,aantu hayso oo dhoorihii yimaadaba garoonka u taagan. Ilaahoo khaatumada noo hagaaji walee sooomali mijo yar waa waalatay....mar dhoow waxaan ka baqayaa inaan suunkaygii lasoo baxo oo xanjafiyo ..jiilkaan fanka qaladka ka fahmay.
@hibaaqchannel2234
@hibaaqchannel2234 5 жыл бұрын
inta marwan yare aaminsan fadlan isoboqo ilen ifkaa laku yahy wll
@sulekhaahmed3540
@sulekhaahmed3540 5 жыл бұрын
Kkk
@hanimohamed5957
@hanimohamed5957 5 жыл бұрын
Asc asxaabta waa dalanyhy marwaan sodhwaaw walal
@kadermohamedaden449
@kadermohamedaden449 5 жыл бұрын
Masha Allah welcome Marwan yare always I support you waa wiil qalbi fican iyo Eglan salax oo shaqsiyan an kahelo waa qof soojidasho mudan iyo dhaman shacabka reer Nairobi dad isjecel kaftan fican isku Duuban wan idin tagera from borama s/land hdan fanan ahay Nairobi ban imanlahaa
@sawdahassan3595
@sawdahassan3595 5 жыл бұрын
Walee kala duwan soo dhaweentii marwaan iyo tii cawale ee suaalaaha badan lgu weydiiyay noo siyaasad fanaaniinta siyaasada kadaaya
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 5 жыл бұрын
Idle waa taqaanaa intaad soo dhawayso inaad kukacdo hadhowtoolana aad xasado
@omarmohamedali2212
@omarmohamedali2212 5 жыл бұрын
Caawa ayaaba iikow ah fanan kute waa in aan yout tube kafiiriyaa bal heesihiisa
@mohazanshax7168
@mohazanshax7168 5 жыл бұрын
Wlhi nagtan ineysa wariya eheen bax deh uuf mel walbo anku arko wa balaash
@feasalhanad1094
@feasalhanad1094 5 жыл бұрын
Eglan wexey ku adkeyse Lii caaato ilaaaa asaga uuka hadlay
@yonisabdul1706
@yonisabdul1706 4 жыл бұрын
Wiil edab leh ayuu uegyahay horey usoco bro
@Salwa3r
@Salwa3r 5 жыл бұрын
ManZha allah ka piXi la YhY wuu DawaQ maY ninku😂
@sahromuuse1215
@sahromuuse1215 5 жыл бұрын
❤Masha alllaaaaah💖💖💖👏👏👏👌👌👌👍👍👍💋💋💋💋
@ciiseaxmed4754
@ciiseaxmed4754 4 жыл бұрын
M.a wlshy
@zamirbadanmaaida6225
@zamirbadanmaaida6225 5 жыл бұрын
marwaan yare welcom 💞💞
@fartunali2615
@fartunali2615 5 жыл бұрын
Rer Nairobi lacgtoda fanan aya qabo walal inta arurisan maskinta Ku sadqista ila aqiro fanan miya so dhaweyskis uu tagnaneysan bisinka ma cajiseysan miyaa
@saidadenali1175
@saidadenali1175 5 жыл бұрын
Marwan yare waada new arivel maxaa sidaan loogu soo dhaweynaa mise lacag ayuu iska soo hor mariyay
@nashadqaali19
@nashadqaali19 5 жыл бұрын
Waaaaw marwaN fanaan jiiree
@feasalhanad1094
@feasalhanad1094 5 жыл бұрын
Team Rufyaan yare wada cuqdad macal Eglan
@walaalabshir6999
@walaalabshir6999 4 жыл бұрын
Lii love chennal noo saara subscribe adnka raali ah
@ukdemarzio9958
@ukdemarzio9958 5 жыл бұрын
Waan Ku taa keeraa marwaaan yare
@anfacofficial8625
@anfacofficial8625 5 жыл бұрын
Soomaali iskudooban hambalyo
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407 5 жыл бұрын
Marwaan waa nin dheer
@maxamedcali4444
@maxamedcali4444 5 жыл бұрын
iidle sheydaan wayay 👌👌👌👌
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk Жыл бұрын
❤❤❤
@hamdahfiqi5670
@hamdahfiqi5670 5 жыл бұрын
welcome Marwaan😍
@deqalul9734
@deqalul9734 5 жыл бұрын
marwan yare welcome
@cubaydofficial7868
@cubaydofficial7868 5 жыл бұрын
idle Wlhi Wax Nol.Waayeh abowe Nolow aad Ban ujeclahay Markay Somaalidu San iskuku Farax San Tahay
@khalidwali3703
@khalidwali3703 5 жыл бұрын
Idle 👁😂waxkale waye 😂😂😂
@teamstatisticians5430
@teamstatisticians5430 5 жыл бұрын
Asxaabta wararka xiisaha channel waxaa niga codsanaa inaa subscribe io like ii saartaan my channel waxaa ka faa iidi. Doontiin wax aanfici doona naftiina 🙏🏻🙏🏻👇🏻👇🏻👇🏻
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 3 жыл бұрын
12:16 waa doqomiin gabadha sawirka la kalaysa maxay ugu qosleen in la caayey bay moodin
@ahmedshiine8202
@ahmedshiine8202 5 жыл бұрын
War dadkan yaa fanan kadhigay hhhhh cod xumanta🤔
@filsanaxmed2233
@filsanaxmed2233 4 жыл бұрын
Marwan yare soodhawo
@suhuramaxamad2013
@suhuramaxamad2013 5 жыл бұрын
Welcome
@duceysane7248
@duceysane7248 Жыл бұрын
11:15 see wax yihin marwan
@jihaanjeesto8248
@jihaanjeesto8248 5 жыл бұрын
walaal mad sugtiid mise waa cadaan kulaah wlhi waa qoslay
@azwaan-hussein
@azwaan-hussein 5 жыл бұрын
Magacyada mxay katiriyaaan
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 5 жыл бұрын
Oo tolow heesihiisu waa laba ama seddexe shaw marku qabto dadka muxuu u qaadaya yaap. Hal heesa hadaaad maca ledahay oo aaad qarad kale qabato waa laguso dhawaynaya safar uu ku degdegay dheh wiilku
@abdiwali5163
@abdiwali5163 5 жыл бұрын
Sodhow sxb sida asxbtada labta u galisey aya caden u ah ina icilka xafada tahy cml xushmada badan
@sahruujasiman1674
@sahruujasiman1674 5 жыл бұрын
Marwan so dhawow
@fardowsoabdulahimuhamud8978
@fardowsoabdulahimuhamud8978 5 жыл бұрын
Nirobi
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Waar reer Nairobi jecelaa dheerarka
@zufiyeto15official62
@zufiyeto15official62 5 жыл бұрын
Bk ti an oga ba laguso dhigay marwana wakan madaxa lasartay
@cabdiqanihussain3352
@cabdiqanihussain3352 5 жыл бұрын
Waa qabyalad cadan ah
@startubechanel3247
@startubechanel3247 5 жыл бұрын
Somalia cid ka qabyaad badan dunida kuma noola lkn inta Nairobi joogta way u taala godabtaasi waan la ogayaahy intaa Kenya joogta because isma kala saarin 💔way ka midaysnaayen xumayta Bk
@hidershow4337
@hidershow4337 5 жыл бұрын
@@startubechanel3247 bk wa dameeer
@abdirahmanmahamud2353
@abdirahmanmahamud2353 5 жыл бұрын
fananiinta soomaaliyeed sida iyo si ka wcn ba lo so dhoweyn lkn fanan qabiileysta ah sidi kii bk aha ba lo bahdlin
@abdirahmanmahamud2353
@abdirahmanmahamud2353 5 жыл бұрын
@@startubechanel3247wa la ogyhy somalidu in ay qabyald bdnthy lkn bk isaga la yimi qabyaald cad mrka waxa la tusy in aysan qabyaladisu mesha ka shaqyneen😂
@saidadenali1175
@saidadenali1175 5 жыл бұрын
Aqas naagta la iska shuminaayo maxaa waayi naayaa nnka kuma qabee
@user-uh4lo7nb7p
@user-uh4lo7nb7p 5 жыл бұрын
Awalba masjid may ku jireen. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 nacalaa fanaan ku yaal
@farhiyoabdi2996
@farhiyoabdi2996 4 жыл бұрын
Asc edo alaha kamadobeyo wax kale oo qur hadan alaha ku badalo
@sabirincabdulqadir700
@sabirincabdulqadir700 4 жыл бұрын
idile yre kkk funy
@shaaficimacaani6839
@shaaficimacaani6839 5 жыл бұрын
Marwaan yare❣ku ahay iga gaarziii
@64yearsago59
@64yearsago59 5 жыл бұрын
Alla maxaa naag bilaa camala joogta nairobi 🤣😂🤣😂🤣😂
@dhambaalmedia3846
@dhambaalmedia3846 5 жыл бұрын
Hhhhh iiidle yare
@amiinzokomohamed7279
@amiinzokomohamed7279 5 жыл бұрын
Ninki lawo hees suqado show inu qabsado must miya tolow dadka mxu uqaadi doona
@madaribrahim4019
@madaribrahim4019 5 жыл бұрын
Wrra beena kumaan ogeyn wxay beentaasiiglan
@naciimocumar3653
@naciimocumar3653 4 жыл бұрын
M.a marwan alla yacizam walky marwan
Dahir Alasow iyo iidle Yare maxaa kala qabsaday Showgii Nairobi
12:05
Qaraxii xalay xog halis ah iyo abdikadir boss oo qatxiyay sir culus
24:15
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 187 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 16 МЛН
IIDLE YARE | WARAYSI CUSB OO QOSOL BADAN (FEER | FARA-LAAD)
40:57
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 86 М.
KIIN JAAMAC OO SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYAY MAGAALADA NAIROBI
9:07
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
0:16
Mini Katana
Рет қаралды 19 МЛН
НАЛЕТЕЛ НА БРАТА САНИ🧨
0:36
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 265 М.
这是王子儿子吗
0:27
落魄的王子
Рет қаралды 10 МЛН
Фильм про побег от родителей
0:59
Holy Baam
Рет қаралды 3,7 МЛН