Marwo Khadiijo iyo Aabe Dahir Oo Dagaalkooda Furiin Gaaray | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 21,896

Maxkamada Dahir Alasow

Maxkamada Dahir Alasow

9 күн бұрын

Marwo Khadiijo iyo Aabe Dahir Oo Dagaalkooda Furiin Gaaray | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Пікірлер: 134
@maryami2299
@maryami2299 7 күн бұрын
Ninkaan carab buu ku dhashay dhaqanka soomaalida ma yaqaan dhaqan carvers buu wataa soomaali Waa ku dhibanyahay
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 6 күн бұрын
Ruwaayad ka diyari plz dahir calasow
@abuhamudalghazali1118
@abuhamudalghazali1118 6 күн бұрын
Maseer waa kadaran yahay waa Jirro. Cudur.
@The-flash_real
@The-flash_real 7 күн бұрын
Runtii garxajiska waa maseer xunyihin ani waxa iqabo nin Ina adeerkis ah waa noocaas khadijo iska dulqaado lkn sida kale waa dun macan yihin dad xun maha masha allah
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 7 күн бұрын
Gabadhahana ma kaa ilaaliyaa hhh
@MohaamedAli-py2lx
@MohaamedAli-py2lx 6 күн бұрын
Ma ragaad la sheekaysatå muxuu kaga maseeray
@user-ef3ve9ry3g
@user-ef3ve9ry3g 6 күн бұрын
Dad xun hadii ey aheen dhaqan ka waa maxay
@abdiwahabm6255
@abdiwahabm6255 6 күн бұрын
Ninka sixirka halga furo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 7 күн бұрын
WA U XIISNEY LAMADODA IYO REER ABTIGOOD IYO ABE DAHIR❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 7 күн бұрын
ABE DAHIR DAHAB WE LOVE YOU❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 6 күн бұрын
😂
@farhiagudow8932
@farhiagudow8932 5 күн бұрын
Waa nin waalana halaga furo gabadhaan
@fadumohussein3035
@fadumohussein3035 7 күн бұрын
Asc dahir wakusalamay I think he love her to much that’s good masha allaah ❤️❤️❤️
@Imanx602
@Imanx602 7 күн бұрын
Nope . He is a narcissist.. wants to isolate her and abuse her. As long as she earns him money... It ok.
@farhiagudow8932
@farhiagudow8932 5 күн бұрын
Waa maseerowa biskoowa waa dhibibtahay gabadhaan
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 7 күн бұрын
WAA RIWAAYAD 😢😢😢
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 7 күн бұрын
KHADIIJO WA GABADHENA WEXEY KASO JEDA BANADIR GALMUDUG BARAAWE LAMADA SHABELLE❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zuzanali5962
@zuzanali5962 5 күн бұрын
Masheegee marka ninka ada haduu ku dhahe odul qaado ama ka tag 😂
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 7 күн бұрын
War gabadha xorka dhig😢
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 7 күн бұрын
Labadan waa drama waxooda❤❤😂😂
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 7 күн бұрын
Yasir alle xadhcy hee sheydanka gly allow deji mrxalada
@maryami2299
@maryami2299 7 күн бұрын
Naag aha carabta saasaa looqabaa ee dhaqanka soomaali ma laha xoriyad laan
@FarhiaSheikhHassan
@FarhiaSheikhHassan 6 күн бұрын
Ninkan carabaha ukudhashey dhakhanka arabta uyu wata
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 7 күн бұрын
dadkn way walan yihin ninkan wa nin caraba carabtana raga iyo nagaha ma wada sheekaystan marka la yaab malaha shock bay noqonaysa somalida is wda dhex yacayaa rag iyo dumar ee wax wlaaba is odhanayaa
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 6 күн бұрын
Maxamed aabo dhaqan carab buu leeyahay
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 7 күн бұрын
Masiiboyin dheh😂😂😂❤
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 5 күн бұрын
Marmaduke Waa soo korsatay
@manaomar212
@manaomar212 6 күн бұрын
Waa abuser ninkaan qater bay ku jirtaa
@aminahassan4566
@aminahassan4566 6 күн бұрын
🤥🤥😵‍💫kuwani filmkii TikTok 😂😂😂😂😂😂😂
@jamilaisaackabdullahi6057
@jamilaisaackabdullahi6057 2 күн бұрын
Waa sax
@user-sj7wc4pv5u
@user-sj7wc4pv5u 7 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ala beerka
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 6 күн бұрын
Inuu furaba la qatay sababto ah wuu kadedan yahay
@safiamohamedosman3655
@safiamohamedosman3655 6 күн бұрын
Maxkamada waan soo dhaweneynaa
@user-fo6it1tt1k
@user-fo6it1tt1k 6 күн бұрын
Waryaa rer magal maahid war lacagta orod dahab ugu soo gado oo ku mas laxo
@amalahmed9923
@amalahmed9923 7 күн бұрын
Why does she keep touching his face like that , it’s weird
@Beingme541
@Beingme541 6 күн бұрын
It's about filter snatching not wierd
@EnglandJama
@EnglandJama 6 күн бұрын
Right subxallah I ask my self too that questions why she keep touching his face
@jamilaisaackabdullahi6057
@jamilaisaackabdullahi6057 2 күн бұрын
Waa masiba
@user-vd1mt8lu9y
@user-vd1mt8lu9y 6 күн бұрын
Daahiroow ninkaan guriga ,uu fadhiyaa ugu wacan dagaalkooda badan , ee maxamed iyo khadiijo 2 meelood oo kala fog ha ka kala shaqeeyaan qofkasto waa, inay kala mashquulaan dhibtaanoo dhan waa baaga muudoada
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 4 күн бұрын
Alla horaa lo yidhi inan layaal wu dhib badanaa
@hah7064
@hah7064 4 күн бұрын
Daahir wll nin sharaf le baad tahay sidaad umada u caawiso walaahi meel kasta Somali joogto jacayl baa laguu wada qaaday walaahi. Dacwadaha aad qaado umada ok dhan way kuu ducaysaa. Laakiin arinta labadan qof nusqaan mooyee wax wanaag ahi kaagama soo kordhayaan waayo waa laba qof oo aan edeb lahayn. Wlaal kuwan arinkooda iska dhaaf walaahi.
@sagalabdi3898
@sagalabdi3898 5 күн бұрын
Free 23
@istahilisse
@istahilisse 7 күн бұрын
Mase qas qas ayey marsataa😂😂
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s 7 күн бұрын
Ixtiraam Weeye.
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 5 күн бұрын
Gabadhan jecelba walay o kaliya iyo fuded nin quruxbadan ba qalbiga ka walay e wilka maskina hadad jeceshay si iqlaqle ula dhaqan jecelku wa jiraaa
@farhiagudow8932
@farhiagudow8932 5 күн бұрын
yaahuu waa xiliga guba
@hawaabdurahman3652
@hawaabdurahman3652 6 күн бұрын
Waa carab Mohamed jaceylkoodaa saas ah.
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 7 күн бұрын
Daahir calasow walaalihii oo dhan waa takfiir😂😂😂😂😂😂
@hodanadan5973
@hodanadan5973 6 күн бұрын
khadiijo waa naag cayra cabsiiye ah oo iska dhal ah oo aliba xasanleey ah ayeydeed baa barawaani ah
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 7 күн бұрын
👍🤩🤩
@hamdajama3809
@hamdajama3809 2 күн бұрын
Ninku muxu aabo la leeyay yaab😂
@hawohosh9198
@hawohosh9198 7 күн бұрын
Labadaan maxkamadey waalaayaan
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 7 күн бұрын
WAXAAS RUN MAAHA WA RIWAYAD LASO DIYAARIYAY LAAKIIN LACAGTA BEEN MA AHA WUU SIIYAA
@dhuubo.....
@dhuubo..... 6 күн бұрын
AY SAXAN TAHAY SOY SOY SAX KHADIIJO WAA AY FURMEE
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 7 күн бұрын
Waa carab iyo hinaas
@a.j2428
@a.j2428 7 күн бұрын
HORTA GARXAJIS AAWAY NINKAAN MEESHA MAY KA KAXAYSTAAN, KANI WAA DOQON, WAXBAA KA KHALDAN. WUXUU NOQDAY WAXA SOCIAL MEDIYAHA LAGU KALA KACSADO.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 7 күн бұрын
Haa walhy naag dhuuso ka shekay naysa uf
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 7 күн бұрын
DHAQANKA REER KOFURKAA AH MARNA HESHIISIII MARNA ISKU DIR YAAB
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 6 күн бұрын
Wixiiba adinkaa naga badiseen Ugbaad iyo Qamar ma arkin😂😂
@caashotabshee4785
@caashotabshee4785 6 күн бұрын
Ninkaan kalmada aabo mafahansana miyaa.subxanallaah.
@RadwanMohamed-z2d
@RadwanMohamed-z2d 7 күн бұрын
Monsieur Daher, il faut que Mohamed bouge de la maison pendant une semaine
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 7 күн бұрын
dna waxay cadaysay inana ahayn bortaqiis aay yihin hindi iyo bagistan ilooba bortaqiis walee ma tihin marki la badhay dna giina
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 7 күн бұрын
😂😂😂😂
@AbdikhadirAbdiBarre
@AbdikhadirAbdiBarre 7 күн бұрын
Baxar dalaq waa iga furan tahay kulahaa
@NasraAmiin
@NasraAmiin 5 күн бұрын
Yaa dilaya markaa ma ninka ka oo yaya waan xidhiyaadada ee aan ku odhan kariyin maxaad igu xidhayisaa
@shariifkhaliif980
@shariifkhaliif980 4 күн бұрын
Hadda ayey ka shubanaa
@mahadnuur1348
@mahadnuur1348 7 күн бұрын
23 Sanaa jiraa kulaha bela guba 33 ay ka wadaa
@lulafarah2038
@lulafarah2038 6 күн бұрын
Asc war ku waan iyo dahir show bandana war ku waan maxey dhaqan xumo la jogaan ha kala nafisaan sabareyd hala ga dhigo ninkaan maalin walba guriga ha ka baxo lama dhageysankaro.
@mohameahmedsaid3316
@mohameahmedsaid3316 5 күн бұрын
Wacarabdee ninku carabtu waasaas ma ogola waxaa
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 4 күн бұрын
War ninku wu cabudhsan yahay baqdin bu dareemaya
@safiamohamedosman3655
@safiamohamedosman3655 6 күн бұрын
Ma
@farahfartun3961
@farahfartun3961 6 күн бұрын
Bela naagta marqaansan maa iska caysid
@zuzanali5962
@zuzanali5962 5 күн бұрын
Beelo gubi guri loo kireeyoo tabtaa guri okiray daahir 100 o tuurtid wax oma tarayso
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@farhiagudow8932
@farhiagudow8932 5 күн бұрын
Waxaaga waxa kucun a yarayreso gabdha am aan a h asiiyo
@user-eo2hz5qe9v
@user-eo2hz5qe9v 6 күн бұрын
Alah rekan jecli ya. Waba musalsal noo wada. Sheekada.. Nakan iska so celi quran buu ubahan yahay ticket u soo jar😮😮😮
@Mahad-ho4bb
@Mahad-ho4bb 7 күн бұрын
Arabic things
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 7 күн бұрын
Ninkii masayra qaa nin rag ah raganima shidaysa😂😂
@aminahassan4566
@aminahassan4566 7 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 meeshan film ayaa ka socda 😎
@najmaali-tp1op
@najmaali-tp1op 6 күн бұрын
Miss xaadir hadana maku furayu kuyiri xaadirdheh
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 6 күн бұрын
BOHOSHA AMERIKA 😂😂😂😂😂
@user-vy6qv3iz2s
@user-vy6qv3iz2s 4 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hanadbarud9451
@hanadbarud9451 6 күн бұрын
😊😂
@abdinur6152
@abdinur6152 7 күн бұрын
Bisinkow, maxkamadu way fiicnay lakin waxay isku badashay xumaan iyo xan. Ragaa ba ka daran dumar kii
@NajaxMohamed-bc9ed
@NajaxMohamed-bc9ed 6 күн бұрын
Bisinka ceeyri
@user-ov8cl9os3s
@user-ov8cl9os3s 6 күн бұрын
abodaahirkkkkkkkkkk😅😅😅😅
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 6 күн бұрын
JIIJA KANEYTO WAX MAKA DHEFEYSID ISKA BURI
@najma8198
@najma8198 6 күн бұрын
Daahir soy soy iyo dhashiika hada ka qaban labada wlhi adiga daadka ku dirayin daahir waxa tahay nin magaca iyo ma muso ku le daadka iyo dalka labada rufiyan yee ku dirin daadkin wlhi waa labo bari shidamo ku dhexe jiro aan rabin reer ka i nindhaqaman waa soy soy iyo hani iyo dhashiik bell 4 allaha ka qabto daahirow hada rabto labada ina dhaqamin sooy ka qabo 3 qof rufiyon allaha ka qabto waa bellhiiran iyo soy soy iyo dhashiika daahir jiljilac jooji daadkan meeli iska sar runta isheeg
@abuhamudalghazali1118
@abuhamudalghazali1118 6 күн бұрын
Dharka kaligii hasoo iibsado yeeyna raacin.kkkkkkk lolkkkkk
@user-vn4xy7ze3j
@user-vn4xy7ze3j 6 күн бұрын
Beelo guba waa gabadha reerkeeda burburisay
@ahmedhussein6572
@ahmedhussein6572 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 nag marwo ah dhor taiso leh ninkeda kkkk
@haashimthaahir3505
@haashimthaahir3505 6 күн бұрын
Hhh war yaan been leysku sheegin wlhi blhi daawo ayay marsataa maxaa qobabka iyo xusulada kaa madoobeyay portugal kulahaa war jareer iyo jejniyan isgursaday ayaa tahay
@AmenaAs
@AmenaAs 7 күн бұрын
Aniga gabadhaa ila qaldan waayo ixtiraan malaha timaheediba melkasta kamuuqda subxanallaah
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 5 күн бұрын
Maxamed waxuu sheegayo waa run maseyr maha waa nin ku dhashay carabta oo wata dhaqan diin ku salaysan mana uu Larkin naago iyo niman meel wada fadhiyaoo aan muxram isku ahayn lama qabanayo dhaqan soomaali khaasatan dhaqanka koofurta😲
@Amaal_ali
@Amaal_ali 3 күн бұрын
Dhaqanka waqoyiga Kala baxsan miya markas
@najma8198
@najma8198 6 күн бұрын
Labadi rufiyan is helay allow isku diri Soy Soy rufiyanta iyo dhashiike waa labada u ku rufiyasinin waa daad laku shidan qolka waa doqon soy soy oo rufiyan saxiib la tahay hada naagta ka harin wlhi wada walin khadijo queen soy soy hada iska harin wlhi madax xanuun kama dhamanayo wee ka maseerto guriga dumin naag garoob naag xaas ma arki garto naagtin iska hara sooy iyo hani waa naago ka maseersin nolosha kuma qorin maxamed waa wiil wanagasan wlhi naagahan rufiyada blck sar daahir gabadhan ka qabo soy soy iyo hani bell gabadhan iyo wiilka waa isku dacaad daadkan isku dirin rufiyin ta badan nin ku jecel ka maseero dhashiik waa rufiyan iyo soy soy labo rufiyan waar guriga lama dumiya waa adigo dumiyo masajid alla ka baqa daahir adiga meesha masul ka ha labada ka qabo daadkinin
@seeynabcabdi-q2n
@seeynabcabdi-q2n 6 күн бұрын
Inadar daahir is soo qabo
@aminbootaan6243
@aminbootaan6243 7 күн бұрын
Maxamed meesha kawad
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 6 күн бұрын
NIN QAXBA KU YIRI MA WELI KU JOGA GAMARTEY BURI NINKA AMA AFKA KA KABE
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 7 күн бұрын
BELLA GUBA WA QURUXLEY GUBTA
@user-ff2xw5dp9x
@user-ff2xw5dp9x 7 күн бұрын
why you call him Aabo 🤔 yaab badanah
@abdiazizmohamed7390
@abdiazizmohamed7390 7 күн бұрын
Respect
@AbdullahMahamed-fn4lg
@AbdullahMahamed-fn4lg 7 күн бұрын
Sick
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 7 күн бұрын
INKAARAN QADIIJO TEYBONYEÈEY UF
@sharifahm.7963
@sharifahm.7963 6 күн бұрын
Ninka diiniya xaq ayu uleyahay hadu dhaho naagtas ma la hadli karti in ay gooso waye ninba wa mamnuuc inta ka ahen walaalhed
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 4 күн бұрын
Ma isagoo dawarsanaya sida leeyahay isagiiba tuugsanayee war ordod qadhmuun yhow 😂😂😂
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 6 күн бұрын
Ruwaayad ka diyari
@Sara-bl1vn
@Sara-bl1vn 7 күн бұрын
Dhaadhankan mxuu aabo ugu hayaa mee aabihii waxa nacaska uf
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 7 күн бұрын
Dhaqanka carabta weeye ixtiraam somali caasiyeey
@user-ov8cl9os3s
@user-ov8cl9os3s 6 күн бұрын
wnkulqb
@aminahassan4566
@aminahassan4566 6 күн бұрын
🫢🫢🫢🫣🫣🫣🫣🫣🫣🤯🤯🤯🤯 Reer kan 😮😮😮
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 7 күн бұрын
JIIJO WA DHIIGA MADARKICIS HIRAAB BOQORTOYADA HIRAAB IMPAYEER HAWIYE WEYNE👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 7 күн бұрын
QADIIJO WAA JAAHILAD CILMI MALEH DHAQANKA CARBEED AH IN AANAY XAASKU BIXIN KALIGEED
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 7 күн бұрын
Daahir Calasow Daahir Dayuus Asagaa Guri Iyo Beell Gubaa Waayo Daahir Dayuus Waa Ma Seersan Yahay Oo Waxaa Uu Ka Maseersan Yahay Midabka Gabadha Ay U Dhalatay Allana Ugu Deeqay Waxaa Kale Uu Ka Maseersan Yahay In Hooyadeed Ay Tahay Ceeyerka CadCad Oo Aan La Caabin Karin Allaha Ciseeyer Dahir Calasow Daahir Dayuus Waxaa Uu Rabaa In Maxamed Gabadhiisa Uu Ku Daro Ama Islaan Sacada Dahir Calasow Daahir Dayuus Asagaa Ka Shaqeeynaya Duminta Gurigaa Qadiijo Qurux Iyo Maxamed Runtuna Waa I sheeg Hadey Sibir Ka Qaraar Tahay Ama Ka Qadhaadh Teey Daahir Calasow Daahir Dayuus Shartaada Umada Allaha Ka Qabto.
@user-kp1cb3zj6v
@user-kp1cb3zj6v 6 күн бұрын
😅😅😅😅
@Imanx602
@Imanx602 7 күн бұрын
Dukaankii na uu kala wareegey. This dude is dangerous.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 7 күн бұрын
DAAHIR KU QOSLAY KKKKKKKĶ GABADHU MA CARABAA DAAHIROOW MALAGU GALAY? CARABKA HAKA MASEYRSIIN
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 7 күн бұрын
HALO TARXIILO QADAR
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 6 күн бұрын
Even you can’t write QATAR why ?
@Imanx602
@Imanx602 7 күн бұрын
Maskin gabadhan is in danger.
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 7 күн бұрын
Bellohiraan waa qofta hashiiska keentay. Pay close attention to her role in the discussion.
KHADIIJO IYO AABO DAHIR 😂 WA LA XIRAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW DRAMA
39:07
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 50 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 537 М.
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 8 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 37 МЛН
NAXDIN: GABAR SHEEKHAL OO ARIN HALIS AH KONFUR AFRIKA KU QABSATAY
31:08
XOG CUSUB:TAGSIILIHII SOMALIYEED EE KU EEDAYSNAA ''KUFSIGA''
33:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 56 М.
Qabiilka Saxda ee Marwo Khadiija Oo maanta La Fashilay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:13:08
Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay
44:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 85 М.
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 50 МЛН