MASEER DARTII XAASKIISA SAXIIBADEED AYUU DILAY |

  Рет қаралды 33,834

AJ & Fadna

AJ & Fadna

3 жыл бұрын

Kusoo dhawoow channalka @aj&fadna oo ku soo biir channelkan hadii aad xiisayso qisoyinka aduunka kadhaca ama true crime stories.
Fadna waxay soo gudbisaa qisooyin kusaabsan dilka iyo dadka gacan kudhiigla ah. Sheekoyiin naxdin iyo murugo leh baad ka daawankartaa channelkan. Subscribe - like and share insh'allah. Mahadsanid
Subscribe to our family channel:
AJ & FADNA FAMILY VLOGS
/ @ajfadnafamilyvlogs8664
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
Follow me on Instagram: / fadna_1
Snapchat: Add me / fadna11
joinhoney.com/ref/sm2xs7k
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
DISCLAIMER: Links included in this description might be affiliate links. If you purchase a product or service with the links that I provide I may receive a small commission. There is no additional charge to you! Thank you for supporting our channel so we can continue to provide you with free content each week!
Contact: aj.fadna@gmail.com

Пікірлер: 158
@abshiroxassan5224
@abshiroxassan5224 3 жыл бұрын
kkkkkkk walahi sheekan tu u eg baaba isoo martay ee bal xageen kaala soo wadaagaa ina adeerey runtii waan qoslay
@ayanyoussouf7287
@ayanyoussouf7287 3 жыл бұрын
Dad badan baa ka copy yeey lkn sodas u sharaxayso Kuma gadhayaan ani Bama dhagaysto adaa ku so raadsadaa ❤️
@bermuda4404
@bermuda4404 3 жыл бұрын
MASEERKA RAGA waaa qatar .dil ayuuu gaari karaaa ogow ..waa igadignin ‼❗ Yac
@ikranabdi4467
@ikranabdi4467 3 жыл бұрын
another video Thank you❤
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Fatuun qurux 🎈🙏🙏❤️❤️❤️ another story’s ... I love criminal stories 👍🏾👍🏾❤️❤️
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar walal subscribe
@abdikhafur1055
@abdikhafur1055 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ninkibaba laxadaya sidii allab meeladhigtay kkk ar fadna ❤ Fadno walahi anaa arkay laba gabdhod e an asxaabnahay oo gabadh kamid ah ninki kuyiri saaxiib heblo nin hakuu noqoto oo gabigiisba ka guuray walaahi, wadankaluu u guuray, sidaa 2daas oo kalay isku ahayen ma aysan kala hari jirin. Ayadaa kuqabto buu ku dhahay hh kawaran.
@zuhuura8200
@zuhuura8200 3 жыл бұрын
Masha Allah fadna sidaa nooga maqneed, halmaraa qisooyinkii naguso fasaxday, thank you🙏❤
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar walal subscribe
@faizaahmed1993
@faizaahmed1993 3 жыл бұрын
Msha alalh abyo naso badi malamhn waku xiranhay
@anabosman7722
@anabosman7722 3 жыл бұрын
Masha allaha keep going walashey mcn
@qaalicook8022
@qaalicook8022 3 жыл бұрын
Masha allaah walaalahay somalyeed iso boqda Qaalicook KZfaq wax badan ayaad ja faidaysaan mahadsanid walaalahay🙏💯😍
@Fatuush1156
@Fatuush1156 3 жыл бұрын
Bismillahi waba layab wacad ugu darnedsy walan yabay qof sadaxsano meydahay
@dahaboomaxamuud7888
@dahaboomaxamuud7888 3 жыл бұрын
Hhh nagta qaldaned sxp fican maha nag ka burburinysa rerkaga o kajedinysa o timki ay rerkeda sin lahyd sxpaded ku bixinysa wa doqonimo
@saynabfarah5917
@saynabfarah5917 3 жыл бұрын
Wowww mashallh keep going on sister
@ayatiinali3274
@ayatiinali3274 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah 💓 xabibti wan dhownahay wanan ku sugeynay
@nazrazead
@nazrazead 3 жыл бұрын
Keep going wllloh Allah Keep you mcnto
@Blessednaz_
@Blessednaz_ 3 жыл бұрын
Im loving the consistency with the videos fadna. ❤️
@nimohurre6085
@nimohurre6085 3 жыл бұрын
Fadna qurux wllo qali keep going 😘😘💋
@maryamaabokor9967
@maryamaabokor9967 3 жыл бұрын
Wllshay qali hore U Soco qisooyinkaagana Aad u jeclahay Imana dhaafanba wlhi keep going sister sharafeey🥰
@nimonuura8474
@nimonuura8474 3 жыл бұрын
Maansha allaah fatna ilaahay haybad buu kuu siyay sidaad uga sheekaynaysid welldone walaalo I like to wached your vidio thbnks..
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
Fadna xabibti hor Mar wacan
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 3 жыл бұрын
Xbbt hore usoco Aad baan u xiseya qisoyinkan
@hodanwabi74
@hodanwabi74 3 жыл бұрын
Wll nin iyo naag qofkii qofkaaga kaawaala waalaga masayraa
@khadramohamed5308
@khadramohamed5308 3 жыл бұрын
Maasha allah fadumo Allah haku xafido❤❤❤❤
@mariamohamed9688
@mariamohamed9688 3 жыл бұрын
Keep going sis
@abukarjeylani2581
@abukarjeylani2581 3 жыл бұрын
Keep going
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo maalin WANAAGSAN
@bisharohassanabdikani6660
@bisharohassanabdikani6660 3 жыл бұрын
Masha Allah noo soo badi
@safiyoali2110
@safiyoali2110 3 жыл бұрын
Walahi aney igu dhacdey
@abdullahijama4683
@abdullahijama4683 3 жыл бұрын
Qofkeeh ugu horeeyay Fadna Family keep going ❤️
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar huno subscribe
@carafohabib8471
@carafohabib8471 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakaallah welcome Black my lovely fadna
@RelaxHold
@RelaxHold 3 жыл бұрын
Fadna sidaad sheekoyinka noo fahansiiso ayaan aad ujeclahay ❤
@mandeeqabdi6985
@mandeeqabdi6985 3 жыл бұрын
Haa wlhi sfcn bee ukala dhig dhigtaa masha allah
@bisharoabdirahman7625
@bisharoabdirahman7625 3 жыл бұрын
Aad baan kuuxiiseeyaa fadna xafidullah
@sadiyohashi1934
@sadiyohashi1934 3 жыл бұрын
Welcome back fadna
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 3 жыл бұрын
Asc walaal waad mahdsantahay sidaad nogu soo gudbiso qisoyinka 🙏🙏
@sacdiyohasan6219
@sacdiyohasan6219 3 жыл бұрын
Wakusalmy fadna
@laylacismanyusuf6040
@laylacismanyusuf6040 3 жыл бұрын
Mansha allah intaad naga maqnay waan ku xiisnay ❤️
@hanamohamud8439
@hanamohamud8439 3 жыл бұрын
hore usoco abyo waa ku taagera😘🥰
@jawahirmohamed4563
@jawahirmohamed4563 3 жыл бұрын
Many more video’s sister thanks
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 3 жыл бұрын
Maseerka iyo jeceelka ma walala maxey dadka u waalan🤔🤔
@zakirsaeedabdilahi6695
@zakirsaeedabdilahi6695 3 жыл бұрын
Aj fadna nice role model to the girls or women
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
walal subscribe isaar
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
💖
@yasminali7905
@yasminali7905 3 жыл бұрын
Wow am first today
@azmaaabdiaziiz5706
@azmaaabdiaziiz5706 3 жыл бұрын
First❤💋
@aishahennaharts9394
@aishahennaharts9394 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Fariid Fariidi dhashay Fadna❤
@fardowsotimodhere2523
@fardowsotimodhere2523 3 жыл бұрын
Mansha Allah aboyo wan firsadaa qisoyikaga
@hassanabdilaahi606
@hassanabdilaahi606 3 жыл бұрын
Thank you
@SANSAN-ve5je
@SANSAN-ve5je 3 жыл бұрын
Welcome back
@hsadia196
@hsadia196 3 жыл бұрын
Waa saas ragu uma ogola saxibta naagtisa wayba ka maseeraan
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 3 жыл бұрын
Iam first
@kabelfamous8173
@kabelfamous8173 3 жыл бұрын
Wcs sharfeey
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 3 жыл бұрын
Walashay 🥰🥰🥰
@queensagal2700
@queensagal2700 3 жыл бұрын
Walalhey illahey dardiis igu soo duceeya murad ban leyahay waxii khayrka igu jiro alle haiwaafajiyo ameeeeen
@maryamoibrahim8850
@maryamoibrahim8850 3 жыл бұрын
Allaha na wafajiyo
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 3 жыл бұрын
Allaha ku wafajiyo wll
@saynababdi2160
@saynababdi2160 3 жыл бұрын
Manshaa allaah waydhacdaa inay nacaan nimanka qaar laakiin ilaa iyo dil magaadhaan laakiin waan arkay ninkufuray saxibadaa ma arki karo waliba waa tii uu ku bartay madaxeeda ayuu hadana ku furay maba arki karo saaxiibadaa
@samiraabdi990
@samiraabdi990 3 жыл бұрын
Subxanallah waa cajiib
@nimonuura8474
@nimonuura8474 3 жыл бұрын
Fatna hada waad soo gabisay vidio anuu aad baan u jecelahay inaan dawada thnks huuno lakiin Dee noo dhere vidio ga
@ogabshir5436
@ogabshir5436 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh fadna wllshy Raga Somaliyed San ma aho Dumer Madaxa nooh saren tihin Mar Hooyo weeyeh Mar wah ubadkanaga marna marwada Reer ka subxanallah Dil maseer gabdha qabto sxbo deed ka maserto ma u malaynayo in dhici karto Inkasto Rag Baden madhen wax samaynayan Marka aragto iswaydiin qofkann qof wAyn miyaah mise ilmo yar dadka iskuwda mid ma aho macqul In ku jiraah Nocan kale Somali da
@amalmohamud2190
@amalmohamud2190 3 жыл бұрын
Waan jeclahay qisoyinka aad noo so gudbisid
@siradm
@siradm 3 жыл бұрын
Yaab cussub! Waa xaajjo ugube!!! War naagana lama soconnee Allaha na ammaansado
@umeymazaki3927
@umeymazaki3927 3 жыл бұрын
Nin baa la xadaa baa la yiri sidii alaab meeltaalo kkkkkk fatna caadi ma ahan
@mohamudaddow6469
@mohamudaddow6469 3 жыл бұрын
yaaa dilay
@mustafa-bo2dh
@mustafa-bo2dh 3 жыл бұрын
Masha Allah wllo lkn noomaad sheegin wixii lagu xukumay ninkasi
@indhokafiya4567
@indhokafiya4567 3 жыл бұрын
Wanku salamay fadna caday
@adensharif26
@adensharif26 8 ай бұрын
Lema arkeeh
@sofiahussein4572
@sofiahussein4572 3 жыл бұрын
Hi abyo ♥️♥️♥️♥️
@aixavariitha713
@aixavariitha713 3 жыл бұрын
Aduunka nin mazeera udaran
@salamkala14
@salamkala14 3 жыл бұрын
Kkkkkk nimanka waa khatar hala iska ilaaliyo
@nadamahamoutz9784
@nadamahamoutz9784 3 жыл бұрын
Crime meeday fadna waxaa igu baxdaaa
@abdulkadirmusse5940
@abdulkadirmusse5940 3 жыл бұрын
Asc Mashallah kheyr fbi filés ama crime wan jeclahay sida dad badan jecelyihin Asc
@abdiazizak25
@abdiazizak25 3 жыл бұрын
Maogi inaad comments aqrin doonto lkn wll Hooyo allah jannada kawarawiyo hadii aad subscribe isaartit 🥰
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
waanku sareyaa isaar
@hoodocali421
@hoodocali421 3 жыл бұрын
waanu ku tebney qali
@kamilaxaaji8541
@kamilaxaaji8541 3 жыл бұрын
I love you so much sis ina so labatay baryahan aad ayan ugu farax sanahay hana dhuuman plz mar danbe 😁❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@xamdiquen5519
@xamdiquen5519 3 жыл бұрын
So noqod wngsn fadna qurux
@somaliqueen1553
@somaliqueen1553 3 жыл бұрын
Miss u abaayo waaku Faraxsnhy ina so labato🥰
@aishahibo8796
@aishahibo8796 3 жыл бұрын
Nimanku way xanaaqan sxb marwalba aad isla joogtan waa xasidiin iyagiina asxaabtooy raacayan adiyo ciyaalkana marwalba inuu guriga idinku yimaadu iska jecelyahay yaa alah kkkkk
@anabhasan5908
@anabhasan5908 3 жыл бұрын
Fadna wax baad saas nogu sobuuxisa ilove u fadna
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 3 жыл бұрын
Fadna waxan dareemaya wax isbadala xaga noloshada I hope in aad fican tahay Khayr ayan ku rajeynaya markaste
@Somafah
@Somafah 3 жыл бұрын
😍👑
@janogale1269
@janogale1269 3 жыл бұрын
Asc wll qaali
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 3 жыл бұрын
Asc wlal qaliyey fatna dadka ugu horeyan ahaa lkni shaqan bilabay waan soo dahaa anyway wan jeclahay wlahy long time waan la socdaa
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 3 жыл бұрын
Qiso yaap leh wye wlhi xaaskisa sxpaded mu sidas dhan uga masery
@ayanhargeis4997
@ayanhargeis4997 3 жыл бұрын
Fadna sharaf io cisag kunolada Adiga iyo familg
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 3 жыл бұрын
Fadna waad iga qoslisey lakiin khaladka dumarkaa baa leh markey arkeen in ay xidhiidhka yareeyaan bey ahayd
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 3 жыл бұрын
😂😂nafi meeshi u rion racday ayey somalida ku mahmahda asaga ma daneyjirin, markey heshay sxb nafta u hureeysa ayu xasadnimo bilabay🤔
@Proud_momof2
@Proud_momof2 3 жыл бұрын
Thanks fadna waan sigtay 🤣🤣 layma arko haday ihaysataa
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy 3 жыл бұрын
💘
@zaynazaytuun2666
@zaynazaytuun2666 3 жыл бұрын
Missed you a lot queen sister
@sucaadcali2575
@sucaadcali2575 3 жыл бұрын
Wllo wuu xanuunsanaya bay ila thy💕
@aishaahmed4400
@aishaahmed4400 3 жыл бұрын
He was right
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
🥰🥰👋
@awalenuro4947
@awalenuro4947 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 alxdu lilah anigu xaajigega an waxwelbo kadhigtaa
@Naimamaxamed123
@Naimamaxamed123 3 жыл бұрын
fadna gurigii hore miyaad ka guurtye abyo🤔🤔
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar walal subscribe
@queenbulbulaahmed2098
@queenbulbulaahmed2098 3 жыл бұрын
May ayan u maleynaa abaayo qolka jifka waye filaa
@ikiiippe1658
@ikiiippe1658 3 жыл бұрын
😳😳😳
@steffe9051
@steffe9051 3 жыл бұрын
Xbbty wax adika nigusabsan nosogudbiya video yadadi uxise
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk 🤣
@hamdaahmed7502
@hamdaahmed7502 3 жыл бұрын
❤❤❤❤💯🥰🙏
@jongin1791
@jongin1791 3 жыл бұрын
Fadnay wll sidaan baakarabaa sobadii iskadaa cajiska badani hhh
@marwokaafiyascwscw5903
@marwokaafiyascwscw5903 3 жыл бұрын
fadumo xage adaya
@cadeeya5211
@cadeeya5211 3 жыл бұрын
Hayaay kuwa caruurtooda kamasrana waa la sheegay warbaa dumarkii u yaal
@saidabadal7567
@saidabadal7567 3 жыл бұрын
Wa sheko lagu cusub
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 3 жыл бұрын
Bisinkaa
@muhammadwarsame3267
@muhammadwarsame3267 3 жыл бұрын
💋
@biam._.z3530
@biam._.z3530 3 жыл бұрын
Machallah Couples exemplaire Je vous aime bien fatma je t’aime bien je t’aime trop même
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
Naagtan kuusan iga qabta
10:27
Itssbalqis
Рет қаралды 3,1 М.
Nolosha magaaladda london, tahriib Ku imaadow maxaa Ku sugaayo!
8:01
Abdullahi Hagi
Рет қаралды 14 М.
WEERARKII ISRAEL YAMEN AY KU QAADAY | XOG LAMA FILAAN AH YAAB
14:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
AXMAQADI NIN XAASLE JECLAATAY EE CARUURTEEDI AKHIRO...
15:40
AJ & Fadna
Рет қаралды 26 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
MrBeast
Рет қаралды 50 МЛН
Зачем он туда залез?
0:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН
tom and Jerry 😱🆕 #trending
0:23
Nemi Shorts
Рет қаралды 19 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
1:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН